Wararkii ugu dambeeyay dagaal maanta ka dhacay Muqdisho

0
Tuesday April 10, 2018 - 21:19:41 in Wararka by
  • Visits: 382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay dagaal maanta ka dhacay Muqdisho

    Inta la xaqiijiyay 2 Askari ayaa geeriyootay 3 kalana way ku dhaawacmeen oo ah dhinacyadii dagaalamay sida ay Idaacada Kulmiye ay u sheegaan dadka deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta la xaqiijiyay 2 Askari ayaa geeriyootay 3 kalana way ku dhaawacmeen oo ah dhinacyadii dagaalamay sida ay Idaacada Kulmiye ay u sheegaan dadka deegaanka.

Dagaalka ayaa maanta barqadii ka dhacay xaafada siliga Ameerikaanka ee magaalada Muqdisho, iyadoona gadaalka uu socday muddo ku dhaw saacad.

Ciidamadaan dagaalamay ee kawada tirsan dowlada ayaa ku la bisnay dareyska ciidamada Militiga Soomaaliya, kuwaas oo la sheegay in isku dhacooda uu salka ku haayo arimo la xariira is qab qabsi dhul.


Majiraan cid ka hadashay dagaalkaan, oo ah dhanka dowlad, mana jiraan faafaahin intaas dheer oo ka soo baxeysa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip