Kulankii Mooshinka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Baaqday

0
Monday April 09, 2018 - 09:17:28 in Wararka by
  • Visits: 389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii Mooshinka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Baaqday

    Waxaa baaqday kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee saakay lagu waday in uu ka dhaco Xarunta Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa baaqday kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee saakay lagu waday in uu ka dhaco Xarunta Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho.

Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudey ayaa shalay gelinkii dambe xildhibaanada u kala diray fariin ah in maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka Baarlamaanka, Ajandihiisana uu yahay cod u qaadista Mooshinka ka yaalla Guddoomiye Jawaari.

Sida ay inoo sheegeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaa kulan wada qaatay Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya, iyo Labadiisa ku xigeen,kuwaasi oo go’aamiyay in kulanka la baajiyay markii 3-aad.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip