Dhismaha Trump ee magaalada New York oo dab ka kacay

0
Sunday April 08, 2018 - 09:05:18 in Wararka by
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhismaha Trump ee magaalada New York oo dab ka kacay

    Dhismaha dheer ee Madaxweynaha Mareykanka uu ku leeyahay magaalada New York ee loo yaqaano Trump Tower ayaa dab ka kacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhismaha dheer ee Madaxweynaha Mareykanka uu ku leeyahay magaalada New York ee loo yaqaano Trump Tower ayaa dab ka kacay.

Hal ruux ayaa ku geeriyooday afar kalena oo ahaa dab damiyeyaal ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen saraakiisha dab damiska.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhismahan u aheyd hoy iyo xafiis, hase ahaatee waxaa uu haatan ku sugan yahay magaalada Washington.
Dabka ayaa ka kacay dabaqa 50aad ee ugu sareeya, waxaana uu qabsaday guryo iyo xafiisyo.

Lama oga illaa iyo hada waxa sababay dabkan, waxaase warbaahinta Mareykanka iyo kuwa baraha bulshada ay aad u hadal hayaan dabkan ka kacay





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip