Shil Sababay Khasaaro Nafeed Oo Ka Dhacay Turkiga

0
Friday March 30, 2018 - 20:20:35 in Wararka by
  • Visits: 473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil Sababay Khasaaro Nafeed Oo Ka Dhacay Turkiga

    Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay 36 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib marki baabuur bas ah oo ay la socdeen uu Jimcihii maanta ku rogmaday bariga dalka Turkiga. Goob-joogayaasha ayaa sheegay in gaariga uu ku dhacay mid ka mid ah baallayaasha n

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay 36 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib marki baabuur bas ah oo ay la socdeen uu Jimcihii maanta ku rogmaday bariga dalka Turkiga. Goob-joogayaasha ayaa sheegay in gaariga uu ku dhacay mid ka mid ah baallayaasha nalalka ee ku tixan waddada, kadibna uu gaariga dab qabsaday. Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira darawalkii baabuurka. Dhaawacyada ayaa waxaa loo qaaday isbitaalka magaalada Igdir, sida ay sheegeen saraakiisha dowlada.
 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip