DEG DEG:-Guddoonka Labada Aqal Oo Kulan Deg Deg Ah Uga Socdo Villa Hargeysa

0
Wednesday March 28, 2018 - 21:36:33 in Wararka by
  • Visits: 445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Guddoonka Labada Aqal Oo Kulan Deg Deg Ah Uga Socdo Villa Hargeysa

    Caawa ayaa kulamo gooni gooni ah waxa ay ka socdaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho,maadaama weli uu taagan yahay khilaafkii ka dhashay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caawa ayaa kulamo gooni gooni ah waxa ay ka socdaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho,maadaama weli uu taagan yahay khilaafkii ka dhashay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Maalma maalma ka hor ayaa waxaa soo ifbaxay khilaaf hor leh oo u dhaxeeya gudoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee Golaha Shacabka kuwaas oo isku heysta waqtiga rasmiga ah ee uu dhacayo kulanka baarlamaanka ee looga doodayo mooshinka Gudoomiye Jawaari  JawaariWarar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in kulamada ay Goobjoog ka yihiin gudoomiyayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi si xal looga gaaro khilaafka oo saameyn ku yeeshay Golaha Shacabka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip