Muuqaal uu baahiyay TV-ga qaranka Syria Madaxweyne Asad ayaa la arkayay isaga oo mid mid u salaamaya askarta ku sugan jiida gadaalka eebariga Quuta.
Asad oo asrkarta la hadlayay ayaa yiri dadka reer Damascus waxaa ay la dhacsanyihin sida aad u xureysan magaalada.
waxaa uu sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalka ay Syria guud ahaan uga xureynayaan mucaaradka hubeysan.



0 


Madaxweynaha Dalka Syria oo tagay Jiida dagaalka ee Bariga Quuta.
Madaxweynaha Dalka ay codaalduhu ragaadiyeen ee Syria Bashaar Al-asad ayaa manta ciidamada Syriya ugu tagay jiida dagaalka ee bariga Quuta.