
Madaxweyne Farmaajo"Waa In Shacabkeena Aan Ka Difaacnaa Al-Shabaab" daawoSAWIRRO ,VIDIO }
"Waxaa ay sugayaan dadkan shacabka ah difaaca ay ka sugayaan waa dhalinyaradiina,waa anagoo idil,sidaasi daraadeed waa in aan u istaagnaa sidii diinteena iyo shacabkeena aan uga difaaci lahayn cadowga, qolooyinkan hororka ah oo ku xadgudbay diinta islamarkaana banaystay dhiiga shacabka,waa in aan ka hortagno,waxaa ay xaalufinayaan Diinteenna,Jinsiyadeenna,waxaysan raali ka hayan in umadda Soomaaliyeed ay la sinaato shucuuta Caalamka,mana doonayno arrintaasi,waa in aan muujinaa wadaniyada".Ayuu yiri Madaxweyen Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa todobaad ka hor waxaa uu booqday xarumaha talisyada Ciidamada Nabadsugidda,Militariga iyo Dugsiga Tababarka Booliska ee Janaraal kaahiya,taasi oo qeyb ka ah dadaal ku aadan dedejinta dhismaha Ciidanka Qaranka qeybihiisa kaladuwan,si uu ammaanka uga lawareego AMISOM.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Faramajo kana Daawo Sawirrada.
Audio Playerhttps://youtu.be/tNApFk5cUYQ
<iframe width="510" height="270" src="https://www.youtube.com/embed/tNApFk5cUYQ" frameborder="0" allow="autoplay; encrypted-media" allowfullscreen></iframe>
Madaxweyne Farmaajo"Waa In Shacabkeena Aan Ka Difaacnaa Al-Shabaab" daawoSAWIRRO ,VIDIO }
"Waxaa ay sugayaan dadkan shacabka ah difaaca ay ka sugayaan waa dhalinyaradiina,waa anagoo idil,sidaasi daraadeed waa in aan u istaagnaa sidii diinteena iyo shacabkeena aan uga difaaci lahayn cadowga, qolooyinkan hororka ah oo ku xadgudbay diin