
Ardey Ku Nool Hargeysa Oo Bacaha Iyo Waxyaabaha Jilicsan Ka Sameeya Kabo Casri Ah!!
Waa Suurtagal Inaad Is Weydiineyso Qiimaha Kabahani, Ama Dalkee Lagu Sameeyay, Hase Ahaatee Arrintu Sidaasi Waa Ay Ka Duwan Tahay .
Wax-Soo-Saarkan Waxaa Lagu Sameeyay Dalka Gudahiisa Mana Ahan Wax-Soo-Saar Ay Iska Kaashadeen Ganacsato Ama Dad Kale Oo Maal-Qabeen Ah, Balse Waxaa Hal-Abuuray Oo Sameeyay Sakariye Khaalid Cabdiraxmaan Oo Ah Ardey Dhigta Fasalka 4-Aad Ee Dugsiga Sare Ee Magaalada Hargeysa.
Ardey Ku Nool Hargeysa Oo Bacaha Iyo Waxyaabaha Jilicsan Ka Sameeya Kabo Casri Ah!!
Waa Suurtagal Inaad Is Weydiineyso Qiimaha Kabahani, Ama Dalkee Lagu Sameeyay, Hase Ahaatee Arrintu Sidaasi Waa Ay Ka Duwan Tahay . Wax-Soo-Saarkan Waxaa Lagu Sameeyay Dalka Gudahiisa Mana Ahan Wax-Soo-Saar Ay Iska Kaashadeen Ganacsato Ama Dad Kale