WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 1-FEBARAAYO 2018-KA

0
Thursday March 01, 2018 - 08:38:50 in Wararka by
  • Visits: 628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 1-FEBARAAYO 2018-KA

    FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA SPAIN kulan madoobbe iyo masar Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo ay aa waraaqaha Aqo onsiga ka guddoo may Danjiraha cus ub ee dalka Spain u qaabilsan Soo maaliya Md. Javier Gar cia D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA SPAIN kulan madoobbe iyo masar Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo ay aa waraaqaha Aqo onsiga ka guddoo may Danjiraha cus ub ee dalka Spain u qaabilsan Soo maaliya Md. Javier Gar cia DeViedma. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka W/Arr imaha Dibadda DFS iyo Diblumaasiyi in ka tirsan labada dal ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka 2da dhinac iyo Arrimaha ay ka rajaynayso DFS in dowladda Spain ay kala shaqayso.

 

Madaxwayne Farmaajo ayaa tilma amay in mudnaanta ay siineyso DFS xoojinta xiriirka caalamiga ah, kaas oo dhabaha u xaaraya sidii Soomaaliya ay u kasban lahayd saaxiibo caalami ah oo kala shaqeeya xaqiijinta hiigsiy ada la xiriira dabargoynta argagixisa da, iskaashiga dhaqaalaha iyo dhisid da ciidan Qaran oo hanan kara amn iga guud ee dalka.

Danjire Javier Garcia De Viedma ayaa Madaxwaynaha u soo gudbiyey farriin uu uga siday Boq orka dalka Sp ain Md.Felipe Juan Pablo oo dhigeysa inay garab taaganyihiin Shacabka iyo Dowlad da Soomaaliyeed.

TRUMP OO KU DHAWAAQAY OLOLIHIISA DOORASHADA 2020KA

Madaxweynaha Maraykanka Don ald Trump ayay u egtahay in uu durba bilaabay ololihiisa door ashada sanad ka 2020ka, wuxuuna magacaabay agaasimaha doorashadaas. Waxaa xil kan agaasi maha ololaha doorashada Trump 2020ka loo magacaabay Brad Parscale oo horey uga tirsanaa shir ka dda Trump, hawlo badane ka qabtay ololihii 2016kii.

Waxaa la sheegay in Trump uu ya hay madaxweynihii ugu horeeyay ee xilka haya oo 3 sano ka hor muddo xi leedkiisa ay ka dhimantahay ku dhaw aaqay in uu yahay musharax. Wiilka uu dhalay madaxweynaha Eric Trump ayaa sheegay in Brad uu yahay qof ku habboon xilka loo magacaabay, wuxu una sheegay in uu heysto kalsoonida qoyska reer Trump oo dhan.

Sida ay ku soo waramayso wariya ha BBCda Tara McKelyey, Brad waa nin jecel faanka, iyo in isaga la hadal hayo, haddane ay u muuqato in uu qa btay xilkii u soo jiidi lahaa dareenka dadweyna ha iyo kan warbaahintaba, waxaana la dhawri doonaa talaabo oyinka uu qaadi doono.

Waxyaabaha yar ee laga ogyahay ninkan ayaa waxaa ka mid ah in sa nadkii hore uu ka mid ah aa dad ay su’ aalo weeydiiyeen xildhibaanada Aqal ka Congresska arrimo la xiriira fadexa da Ruushka ee farogalinta dorashada

Ololihii sanadkii 2016kii, waxa uu ka mid ahaa dadkii maamulayay bara ha bulshada, wuxuuna barnaamijka 60 minutes ee ka baxa taleefishinka CBS u sheegay in uu maalin kasta sa mayn jiray illaa 60,000 xayaysiimo ah oo xagga Facebook ah si war loo ga arsiiyo taageerayaasha Trump.

Shirkadda uu leeyahay ee GilesParscale ayaa la sheegay in ay Trump u qortay qaansheeg dhan $94 milyan oo doolar oo ay ugu qabatay adeeg xagga baraha bulshada ah.

MADAXWEYNAHA M/MULKA JUBBLAND OO QAABILAY SAFIIRKA TALYAANIGA EE SOOMAALIYA

Madaxweynaha DG/Jubbaland Md.Axmed Maxamed Islaam ayaa sha lay Aqalka Martida ee M./Kismaayo ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaan iga u fadhiya Soomaaliya Carlo Camp anile.

Md Axmed Madoobe iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladda sooma aliya gaar ahaan amma anka iyo dib u kabashada. Kulankaas ayaa waxaa kale oosi diirada lagu saaray hanaan ka maa lgashiga Talyaaniga oo wakht igii Dowladii Dhexe maalgalin xoog leh ku sameeyay dalka.

Madaxweynaha Jubbaland Md. Ax med Maxamed Islaam ayaa sheegay in ay ka wada hadleen Danjiraha sidii dib boorka looga jafi lahaa mashruuc yo iyo ilo maalgashi oo Talyaanigu kal hore ka hirgaliyay deegaanka si gaar ahna in ganacsatada Talyaanigu ay u furan tahay in ay deegaanka maalg ashadaan.

Arimaha nabadgalyada ayuu Mad axweynahu Dowlada Talyaaniga ku booriyay in ay sii laba lab aan gaar ah aan taageerada dhinaca ammaanka si xasiloonidu u noqoto mid adag oo aan liiq lii qan.

Dhinaca kale Danjire Carlo Campa nile ayaa amaanay dadaalka Jubbala nd ee nabadgalyada iyo dib u dhiska isagoo sheegay in ay maalgalin ku sa mayn doonan deegaanka isla marka na dhina ca ammaanka ay Soomaaliya oo dhan wax weyn kala qabanayaan.

Safiirka ayaa booqday Xarumo kala duwan oo ku yaala Magaalada Kism aayo oo ganacsato iyo shirkado Talya ani ah ay gacanta ku hayeen wakhtigii Dowlada dhexe ay talada haysay.

RAG DHAC KA GEYSTAY MUQDISHO OO GACANTA LAGU DHIGAY

3 Nin Burcad ah ayaa shalay isku dayay inay dhac ka geystaan Bakhaar ku yaalla degmada Warta nabadda, ba lse halkaasi waxaa ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay Kooxda hubeysan iyo Ilaalada Bakhaarka.

Mid ka mid ah ilaalada Bakhaarka iyo Burcada ee iska hor imaadka dhex maray ayaa waxaa ka dhashay khasa are Nafeed iyo mid Hantiyadeed.

Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhimatay falkan 2 qof oo mid uu yahay Burcadii weerarka soo qaaday halka midka kal ena uu ka mid ahaa ilaalada Bakha arka. Falkan ayaa waxaa ku baxay Guddoomi yaha degmada Wartanabad da Zeynab Xaabsey iyo Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaa sadda G/Banaadir Maxamed C/laahi Maxamed (Tuulax), oo ku guuleystay inay arrinta kala dhexgalaan, soona xi raan 2 ka mid ah raggii dhaca geysa nayay.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cu smaan (Eng. Yariisow) oo falkan ka ja waabayay ayaa kulan la yeeshay Gud diga Ganacstada Gobolka oo uu hog gaamina yay Guddoomiye C/kariin Gabayre. Wuxuu sheegay Eng. Yariis ow raggan gacanta lagu dhigay in loo gudbiyay Hay’adaha baarista, lana hor geyn doono sharciga, wuxuuna u dig ay Burcadda falalka nuucaan oo kale geysata.

Inta badan M/Muqdisho xaafadah eeda waxaa dhac iyo jirdil loogu geys taa dadka shacabka ah, waxaana geysta rag ku labisan dareeska Ciidan ka, kuwaasi oo ku faca awood ku takri fal ah.

GOLAHA WASIIRAA HIRSHABELLE OO ANSIXIYEY MIISAANIYADDA SANADKAAN 2018

Madaxweynaha D/G/Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa shir gud doomiyey kulanka G/Wasiirada Hir shabelle kaasi oo Ka Dhacay Madaxt ooyada Hirshabelle ee M/Jowhar wa xaana lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadkaan 2018 uu ku shaqeyn do ono maamulka, iyadoo ay noqo neyso markii ugu horeysay oo DG Hirshabe elle uu yeesho Miisaaniyad uu ku sha qeeyo.

Shirkani ayaa sidoo kale waxaa go ob joog ka ahaa Madaxweyne ku xige enka Md.Maamulkaasi Cali Guudlaa we Xuseen, waxaana W/Maaliyadda D/G/Hirshabelle ay G/Wasiirada u soo gudbisay Miisaaniyada ay ku shaqeyn doonto sanadkani, iyadoo ay ka koob antahay dakhliga gudaha ka soo xero oda iyo deeqaha laga helo Dowladda Dhexe iyo hey’adahacaalamiga ah, miisaaniyada ayaa gaareysa wadarta guud $ 8,556,34.

Miisaaniyadani ayaa inteeda badan ku bixi doonta dhinacyada ammaanka, adeegyada bulshada, mashaariic hour marineed iyo bixinta musharaadka shaqaalaha rayidka ah iyo ciidanka Dow ladda Hirshabelle. "Miisaaniyad da Dowladda Hirshabelle waxay ka kooban tahay dakhli iyo kharash si cad u daahfuran oo islaxisaabtan ku salaysnaan doona, waxaana Wasaar adda Maaliyadda ay Sa meysay bilow saldhig u ah horumar dhinaca maar aynta dhaqaalaha, Hirshabelle waxay ambaqaad eysaa inay sii horumariso hay’adaheeda kale duwan, gaar aha an kuwa maaliyada oo muhiimad we yn inoo leh. Sidaasi waxaa yiri Mad axweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare.

Ugu damayntii Talaabadani Gola ha Wasiirada Dowladda Hirshabelle ku meelmariyeen Miisaa niyada 2018 taasi oo ka dhigan markii u horeysay in Hirshabelle Miisaaniyad ay yeelatay, waxaana sidoo kale ay ka mar khaati kaceysaa dadaalka Dhirsha bele ee Xaqiijin tasal u dhig ida hanaan ka dowladni mo, waxaana gaba gab adii kulan ka G/wasiirada ay ansix iyeen Miis’a ni ya da ay soo gudbisay W/Maaliyadda.

MAREYKANKA OO SHEEG AY IN DUQEYN LAGU DILAY XUBNO ALSHABAAB KA TIRSANAA

Dowladda mareykanka waaxda u qaabilsan hawlgalada afrika ee AFRIC OM ayaa sheegtay in duqeymo ay ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka jub addadhexe ay ku dileen 2 ruux oo ka tirsan Xarakadda AlShabaab ayna si doo kale ku dhaawaceen ruux kale.

AFRICOM ayaa sheegtay in hawlgal kan ay si wadajir ah u fuliyeen ciidam ada dowlada faderalka iyo milatariga mareykanka u qaabilsan hawl galada geeska afrika, 26’kii bishan maalinn imadii isniinta.

Weerarkan ay mareykanku sheegte en ayaa noqonaya kii 4’aad ee isla na dkan gudihiisa ay ka fuliyaan gudaha dalka soomaaliya, ayagoona horay u fuliyay weeraro ay AlShabaab ku be egs anayaan 2’dii & 18’kii bishii Janu ary iyo 19’kii bishan February oo ay qa adeen weerarkii ugu dan beeyay ee is la sanadkan gudihiisa ay soomaaliya ka fuliyaan.

BOLISKA LEICESTER OO QABTAY NIN IS KU DAYAY INUU DILO GABARSOMALI AH

Booliska M/Leicester City ee Dalka Ingiriiska ayaa gacanta ku dhigay Nin magaciisa lagu she egay Moore,kaas oo gaari uu watay isku dayay in uu jiirs iiyo Gabar Soomaali ah oo waddada mare ysay.

Ninkan ayaa la horgeeyay Maxkam adda iyada oo marqaatiyada degaan ka ay sheegeen in Moo re uu isku da yay in uu dilo Seynab Xuseen oo ah Gabar Soomaali ah. Marqaatiyayaa sha ayaa she egay in Ninkan uu isku dayay in Gabadha oo waddada lugey neysa uu gaariga ku dilo hayeeshee ma dhicin oo waa ay ka baxsat ay,waxaana sababta ay ku sheegeen in Ninkan oo cunsuri ah uu u bartilm aameedsaday Midabkeeda iyo Diinte eda maaddaama ay xijaabneyd. Mr Moore oo Maxkam adda ka hor hadlay ayaa beeniyay eedda ah in uu dil damacs anaa,iyada oo marqaatiyaya asha ay sheegeen in xilliga weerarka in Ninkan uu qoslayay isaga oo ku faraxsan falka uu ku jiray.

gaariga uu watay ayaa la sheegay inay saarnaayeen Afar qof,isaga oo intii uu falkaasi waday uu u diiday in ay Gaariga ka degaan. Maxkamadeyn ta Ninkan ayaa ka sii soconeysa Ma gaaladaas iy ada oo la filayo inay xuk un ka soo saarto fal dambiyeedka uu Moore kula kacay Seynab Xuseen.

WASIIRKA MAALIYADDA XUKUUMADDA SOOMAALIYA C/RAXMAAN DUCAALE BEYLE OO SHIR JARAA’ID KU QABTAY XAFIISKIISA

Md. Bayle ayaa ka hadlay xaaladihii ka dhashay cabashadii iyo shaqo jooj intii Ganacsatada ka keeneen canshu urtii lagu kordhiyay Ganacsatada. Was iir Beyle ayaa sheegay in waxyaabihii bish an dhacay ay sababeen in dakhli badan aanu soo xaroon, isagoo ka dhawaajiyay in wali Ganacsat ada uu is faham u dhaxeeyo, isla markaana meel dhow la isugu imaan doono.

"Bishaan waxyaabihii dhacay ee qaskii ka yimid Canshuuraha wa xay na dhaxal siiyeen in dakhli badan aanu soo xaroon, anaga Ganacsatada lacagtooda ayaa lugaha uga taagana hay, xifa altan waa jiri karaa, laakiin he shiis ayaa ahaan doonaa, side dalkaa n ku dhismi karaa oo duruufaha jira la isla garto, labo wadan oo wada hadal ku jira ma nihin, waaa la doodayaa, dad isku mid ayaa nahay Ganacs a tada fahamkooda waa wanaagsan ya hay, heshiis baan gaarnay”ayuu yiri Wasiir Beyle.

Wasiirka ayaa sheegay in canshuur ta gedista ee 5% uu Wasiirka xaq u leeyahay meesha la rabo in laga qaa do, isla markaana aanay taas mushkil ad aheyn oo ay sharciga ku taallo sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wa xaa uu xusay in inkasta oo aanay bi shan dakhli badan soo xaroon, ay ku dadaalayaan in mushaarka la baxay, haatan uu saxiixay in mushaarka la bixiyo sida uu yiri.

Mr Beyle ayaa sheegay in haddii aan canshuurta la bixineyn in dalka la gu kala tagayo, waxaana uu tilmaam ay in qof walba loo baahan yahay in canshuurta bixiyo. Dhinaca kale Was iirka ayaa sheegay in wada hadal u so cdo Ganacsatada kale sida Bankiyada iyo Shirkadaha Xawaaladaha, isla ma rkaana ay isla garan doonaan inay ca nshuurta Iibka inay bixiyaan sida uu hadalkau dhig ay.waxayan ku soo bee gmaya, xilli Ganacsat ada G/B/dir ay shegen inuu burburay wadaxaajo odkii u dhaxeyayiyaga iyo w /Maliyada

SUUQ MADOOW OO CARRUURTA LAGU IIBIYA MIYAA KA JIRA SOMALILAND? (WARBIXIN)

Waa dhacdo ugub ah oo aan gay iga Soomaaliyeed inta badan lagu aqo oni jirin, sida uu kusoo waramayo war iyaha BBCda ee Hargaysa. Maxk a madda rafcaanka Hargaysa, ayaa la bo qof oo lagu kala magacaabo C/xm aan C/hi Xasan iyo Khadra C/hi Maxa med midkiiba ku xukuntay 2 sano iyo 6 bilood oo xabsi ah, ka dib markii la gu heley in ay ilmo ka xadeen qoys.

Waxaa la sheegay in qof ka mid ah dadka la xukumay uu ilmo ka kaxays tay M/Hargeysa, ilmaha waxaa dhalay reer ay qaraabo ahaayeen qofkan, wu xuuna geeyay M/Abaarso, kadibna wa xaa la qabtay iyaga oo ilmaha yar dal ka dibedda uga dhoofinaya.

Lama oga ujeedka rasmiga ah ee ku kaliftay inay ilmaha wataan, balse wax aa la qabaa tuhun ah inuu jiro suuq madoow oo carruurta looga ganacsa do,waxaana arrintan sii xoojinaya Gu uleed Daf ac oo ah madaxa hay’adda xuquuqda aadanaha oo yiri "Marka la ga qiyaas qaato cabashooyinka dadka ka imanaya, dhoofinta carruurta waa ay badatay, waxayna ku dhacdaa dad ka ciyaalka ah ee ka yar 15 jirka, dhib ta jirtaa waxaa weeye sharcina nooga ma dagsana, wacyiga dadkana aad ayuu u liitaa”.

Balse taliyaha booliiska Somaliland C/hi Fadal Iimaan ayaa BBCda u she egay in aysan ka war haynin wax suuq madoow ah oo jira oo carruur looga ga nacsado. Hooyadii dhashay ilmahan yar ee la xaday ayaa iyadu lafteeda ku baraarugsan suurtogalnimada in ilma ha dalka dibediisa loo dhoof iyo, waxay na muddo bil ah ka raadinaysay meel aha dadka laga tahriibiyo sida Boosa aso oo kale. "Garowe ayaan maray, Boosaaso ayaan tagay, 18 cisho aya an meel buuro ah ku sugnaa oo aan wiilka ka raadinayay meelaha dadka la ga tahriibiyo” ayay tiri hooyada ilm aha dhashay.

Sida uu sheegayo Aadan Salaad Se ed oo ah xeer illaaliyaha dacwadan ga canta ku hayay , ma jiraan xeerar u ga ar ah dambigan oo kale oo loo cuska do xukunka, sidaasi darteed ayaa la ga yaabaa in ay ugu wacantahay xuk unka dbacsan ee ku dhacay dadkan.

Hooyada dhashay ilmaha ayaanan ku qanacsanayn xukunka, waxayna she egtay in aysan suu rtogal ahayn in 2 sa no iyo 6 bilood oo kaliya lagu xukumo dad ay sheegtay in ay doonayeen in ay ka ganacsadaan xubnaha jirka wiil keeda.

Ma jiraan wax tirakoob ah oo laga hayo carruuraha la xaday, waxaana u gu wacan "waalidiinta oo marka ay ilm aha waayaan, raadiya, ka dibna ka qu usta, dowladana aanan u sheegin” si da uu sheegay Guuleed Dafac.

Dhawaan gobolada Somaliland waxaa laga mamnuucay ugaarsiga iyo dhoofinta diinka, kaas oo loo dhoofina yay dalal ku yaala Aasiya oo dadka ay aaminsanyihiin inuu dawo yahay. Bal se la ma oga xiriirka Ka dhaxayn kara dhoofinta xayawaanka iyo tan carruur ta oo hadda soo shaac bax aysa.

Hase yeeshee ka ganacsiga xubna ha carruurta waa arrin adduunka mee lo badan ka jirta, waa na mid ka mid ah ganacsiyada sharci darrada ee ugu ha lista badan. BBC.

FALANQEYN. SHALAY IYO MAANTA MUQ DISHO KALA WANAAGSAN

Bulshada ku nool muqdisho ogaa da Farqiga u dhaxeeya shalay oo col aad muqdisho ahayd iyo Maanta oo Nabad ka jirto. Sidaan soo sheegnay Nabadu waa qiimaha nolosha, waxay na kabilaa bataa inuu qofku daneeyo/ jeclaado siduu naba ugu noolaan lah aa. Qofwalba iyo Bulsho walba wa xay nabada ka heshaa horumar iyo inaad ku fikirto waxa wanaagsen

Colaadu waa cadawga nolosha wax ay ku qasabtaa Barakac iyo nolosha oo aad nacdo. Qofka wanaagsen Nab ada ayuu ka shaqeeyaa Qofka xun Co laaduu ka shaqeeyaa. Colaada iyo da gaalku waa dab holcaya, dabkuna wu xuu gubaa dadka iyo deegaanka wuu na bur buriyaa nolosha soomaalidu maahmaah ayey sheegaan aaney inta badan ku dhaqmin (dagaal wiil baa ku dhintee, wiil kuma soo dhasho).

Qofka caaqilka waxaa waajib ku ah inuu iska xirxiro dhamaan albaabada colaada iyo Nacayba qabyaalada Si nabad loo helo waa in la wacyigalinta bulshada gaar ahaan dhalLinyarada si Dib u Heshiisiinta loo helo waa in bul shadu is dhexgal ogolaadaan hadaan in lawada noolaado la ogo la’aan Din u heshiinta ma suurtoobi karto. Dho wr aqoonyahano ah khabiirro, cilmiba areyaal ah hadal ay kulan ka jeediye en Nabad ku ma timaado UN SOM IYO AMISOM Nabad nooma ke enay aa wax iyaga xagaada kor nooga kee neen waxa aan hoos ka bilaabano ay aa inooga wanaagsan. oo dhaqan kee na uu garankaro iyo afkeena aan ku wa hadli karno. nabada waxaa keena cada dala ka timid heshiis bulsho oo laga wada qa yb galo.

http://bit.ly/2F3C6QK

maahmaah caan ah ayaa Tiraah Qofkii dube gacanta kusitaa, waxkast oo ka hor yimaada mus maar buu um aleeyaa, wuuna garaacaa dhaqank co laada waa sidaa Qofkasta oo dhirta beeraa waxkasta inuu nooleeyo ayuu doonayaa anaa ku dadaalno inaa dhi rta beerno wixii noolna aan amaang alino.

Danjire Maxamed Caalim

CIIDAMO LOO QORSHEEYAY IN AY SUG AAN AMAANKA G.WAQOY BARI OO AMMARRO LA DUL DHIGAY.

Wasirka amniga ee dalka Kenya Mr Fred Matiangi iyo saraakiil ciidan ay aa waxaaay tageen M/Wajeer ee G/Waqooyi Bari Kenya waxana halkaa si ay kaga hadleen sidii loo adkeyn la haa ammaanka deegaannada G/W/ Bari Kenya oo mudooyinkii danmbe ay ka dhaceen weerarro dad badan ay ku dhinteen oo ay geysanayeen dagaal amayaasha Alshabaab. Wasiirka oo saraakiisha ammaanka kula hadlay Gobolka ayaa ku amray in ay gacan bir ah ku qabtaan sugidda amniga, ci dii shaqada dayacdana lala tiigsan do ono Maxkamad oo ay la kulmi doonto ciqaab.

D/Kenya ayaa sheegtay in tababar loo soo xiray qaar ka tirsan dadka ka soo jeeda Gobolka Wa qooyi Bari, kuw aasi oo Askarnimo loo tababaray si ay ula dagaalamaan Shabaabka weerar ada ka geysta Gobolka. Macallimiinta wax kabara iskuu;lada ku yaala wajeer aya dhankooda walac ka muujiyay xal adooda ammaan waxana ay sheege en in aysan shaqeyn Karin ilaa hub ay isku difaacan laga siiyo. Aadan Barre ducaale oo ah xildhib an ka tirsan barl amanka Kenya laga soo doortay G/W/ Bari ayaa shegay inaysan macquul ah ayn in macalimiinta codsanaya in laga warejiyo Wajer lona aqbalo codsigoda

RW KU XIGEENKA XFS OO SHIR KA DAAHFURAY MUQDISHO

Khadar-696x464 Abuukaate Mahdi Maxamed Guu leed Khadar R./ wasaare ku xig eenka XFS ay aa shalay M/ Muqdisho ka da ahfuray shir lo oga hadalyo hor umarinta Qaranka. Shirkan ayaa dii rada lagu sa aray arrimaha abaaraha ee weli ka jira qeybo ka mid ah Soo maaliya

Waxaana ka qeyb galay wakiilo ma talayay maamul goboleedyada ka jira dalka, xubno ka socday beesha Caala mka iyo mas’uulyiin kale. Md.Mahad M.G.Khadar oo kulanka ka hadlay ay aa sheegay in ay muhiim tahay in xal loo helo abaaraha soo laa laabta ee weli ka jira dalka. Shirkan ayaa ah mid bishi iba mar la qabto, kaas oo diirada lagu saaro arri maha taagan xilligaasi.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO LA KUL MAY WAFDI KA SOCDA MASAR

Madaxweynaha D/G/Puntland Dr. C/weli M.Cali Gaas ayaa shalay mad axtooyada ee Garoowe ku qaabiley wafdi balaaran oo uu hogaaminayey wasiirka beerha Soomaaliya Saciid Xu seen Ciid iyo qunsulka safaarada ma sar ee Soomaaliya Taamir Safwat.

Wafdigaan balaaran ee shalay soo gaaray Puntland ayaa waxaa kamid ahaa masuuliyiin ka soco tey Wasaar adda beeraha ee dalaka Masar, kuwa as oo uu kamid ahaayen Madaxa ma shaariicda beeraha ee Dalalka Afrika Dr.Maahir Abdulmuncim, Axmed Qun aimMadaxa xiriirka Dibada W/ Be era ha Masar, Dr. Attiya Mansuur Khabiir Biyaha iyo Deegaanka.

Md.Gas oo kulan gaar kula qaatay xafiiskisa wafdigaasi marka ay soo ga areen garooowe ayaa kulankaas wax aa kala qayb galay W/Deegaanka Pun tland, W/Xanaada Xoolaha Puntland, W/ku xigeenka W/Beeraha iyo waraab ka Puntland iyo Saraakiil ka tirsan xaf iiska Madaxweynaha.

Qunsulka D/Masar ee Soomaaliya Md. Taamir Safwat ayaa uga mahad naqay Puntland sida wanaagsan ee lo ogu soo dhaweeyay Puntland islamar ahaantaana sheegay inuu salaan uga wado dawladdiisa Madxweynaha Pun tland, sidoo kalana sheegay in Dawlad da Masar ay dooneyso inay ka fuliso mashaariic horu marineed Puntland, kuwaas oo ay ka mid yihiin horu marin ta beeraha, daaweynta xoolaha, Kaw aano casriya, biyo xireeno, taba baro iyo waxbarshada beeraha.

Dhinaca Kale Madxweynha Puntal nd ayaa uga mahadnaqey qunsulka D/Masar iyo masuuliyiinti kale ee ka socotay W/Beeraha ee dalaka Masar booqashada ay ku yimaadeen Puntl and, sidoo kalena tilmaamey in Puntla nd ay D.Masar iyo W/Beeraha ee dal kaasi Masarba ay ku soo dhawe enaya an maal gashiga Puntland iyo horu ma rinta wax soo saarka Beeraha Puntla nd, taas oo laf dhabar u ah nolosha re er guuraaga iyo guud ahaan Shacab ka reer Puntland.

Ugu danbeyn Md.Gaas ayaa qunsu lka D.Masar iyo wafdigii la socdey ee ka socdey W/Beeraha ee Masar kula dar daarmey iney Puntland wax kala qabtaan nabaad guurka, xaalufinta de egaanka, daaweynta iyo nafa qeynta xoolaha, ka hortaga abaaraha iyo sidii mar kasta dadka abaaruhu aaf eeyaan loogu gurman lahaa.

MARAYKANKA OO LIISKA ARGAGIXISADA KU DARAY KU XIGEENKA HOGGAAMIYA HA DAACISH EE PUNTLAND

D/Maraykanka ayaa Xalay liiska arg agixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ku su gan buuraleeyda G/ Bari ee Puntland.

Qoraal ka soo baxay Waaxda Arrima ha debadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in liiska argagix isada lagu da ray,ku xigeenka hoggaamiyaha Daaci shta Soomaaliya oo lagu magacaabo, Mahad Macallin.

Ninkaan ayaa sidoo kale qaabilsan fududaynta sanaadda iyo hubka koox daan uga yimaada dalka Yemen,sida lagu xusay qoraalka ay soo saartay Waaxda Arrimaha debadda Maraykan ka. D/Maraykanka ayaa aaminsan in Daacishta Soomaaliya ay hubka ugu badan ka heshay dhinaca waddanka Yemen oo ay ka socdaan dagaallo ba’ an,islamarkaana hubkii dowladdu gac anta u galay Islaamiyiinta xagjirka ah.

Wadaadka Xagjirka ah ee Cabdulqaa dir Mu’min oo ay weheliyaan 20 kamid ah taageerayaashii hore Alshabaab, ayaa bishii October ee sannadkii 2015 ku dhawaaqay inuu daacad u yahay hogg aamiyaha sare ee Daacish,Abuubakar Albaqdaadi,isagoo ku xigeenkii sana u magacaabay,Mahad Macallin oo ah ninka haatan liiska argagixisada lagu daray.Bishii Agoosto ee sannad kii 2016, D/Maraykanka ayaa liiska arg agixisa da ku dartay wadaadka C/dir Mumin26 bsihii October sannadkii 2016, mal ayshiyada Cdir Mu’min ay aa qabsatay M/Qandala ee G/Bari ,halkaaso in mu ddo ah ay haysteen inkastoo markii da mbe laga saaray. Daacish ayaa markii u horraysay bishii May ee sannadkii 2017kii sheegatay weerar lagu qaad ay goob gaadiidka lagu baaro oo ku taalla bartamaha magaalada Boosaa so,kaasoo ay ku dhinteen 5 ruux,12 kalena ku dhaa wa cantay. Sidoo kale kooxda ayaa shee gatay weerar kale oo isla sannadkaasi lagu qaaday hot eelka Village ee mag aala da Boosaa so.

KENYA” KU DHAWAAD 30 DAGAALAME OO SHABAAB AH AYAA KU DILNAY DULE EDKA BAARDHEERE”

Howgal Milatari oo ay si wadajira is aga kaashadeen ciidamada Kenya iyo Ciidamada Xoogga Soomaaliya ayaa lagu qaaday Saldhig ay Alshabaab ku lahaayeen meel ku dhaw deegaanka Fax-fax-dhuun ee gobolka Gedo.

Sida uu qoray Wargeeska The Sta ndard ee dalka kenya kasoo baxa wee rarkan ay sida wajirka ah uqaadeen cii damada Kenyanka ah iyo kuwa Soo maalida ayaa waxaa lagu dilay 23ka mid ah dagaalamayaasha Alshabaab.

Weerarkan ayaa waxa uu daba so cday weearar kale oo Alshabaab ay waddada ugu galeen kolonya kamid ci idamda Kenya ee ku sugan Gobolka Gedo. Dagaalkan oo socday Muddo 4 Saa cadood ayaa waxaa la isu adeegs aday hubka culus iyo midka fudud, ciid amada Kenya waxa ay sheegtay in ay dileen 23 Alshabaab katirsan balse dhankooda ma aysan caddeyn Khasa araha kasoo gaaray dagaalkan .

Dagaalkan ayaa waxaa dhaawac fudud oo dhanka garabka ah uu kasoo gaaray Gudmoomiyaha Deegaanka FaxFaxdhuun sida uu isagu u xaqiiji yay warbaahinta. Ilaa iyo Hadda Alsha baab wax war ah kama aysan soo saa rin weerarkan la sheegay in lagu qaa

day saldhig ay ku

DOWLADDA MAREYKANKA OO AMISOM UGU DEEQDAY QALAB AY IN MUDDO AH CODSANAYEEN

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afr ika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Franc isco Madeira ayaa ku ammaanay Dowl adda Mareykanka taageerrada joogtada ah ay u fidiso Howlgalka Midowga Afr ika ee Soomaaliya (AMISOM) ee ku aa ddan dagaalka ay kula jirto argagixisa da. Waa siduu hadalka u yiriye

Danjire ayaa hadalkan yiri shalay mar kii Qalab Ilaalin ah oo cusub oo ay dee qday dowladda Mareynka lagu daahfura yay Garoonka Diyaaradaha Militariga ah ee Balidoogle, ee G/Sh/Hoose. Qalabka oo noqon doono mid xoojiya ciidamada, waxaa la filaya in ay horumariyaan hufn aanta howlgallada ciidamada AMISOM ay ka wadaan qaybaha kala duwan ee dalka.

"Qalabka Ilaalinta waa mid ahmiyad weyn u leh ciidamada AMISOM maada ama ay kaalin wax ku ool ahay ka qaa danayaan xallinta mid ka mid ah waxy aabaha hoos u dhigayo awoodda AMIS OM. Waxaan aan daahfureyno maanta waa qalab lagu xoojiyo ciidanka oo aan in muddo ah codsane ynay, codsigaas oo maanta miro dhalay,” ayuu yiri Waki ilka Midowga Afrika.

Qalabkan ayaa ah diyaaradda nooca aan duuliyaha laheyn ee loo adeegsado war doonka iyo sahanka, waxaana la sheegay inay la socon karto dhaq dhaq aaqa illaa 70 Mile.

Marar badan ayay AMISOM codsat ay qalab lagu xoojiyo ciidanka si ay ugu suurtagasho in ay howlgallo militari ah oo hufan ku qaaddo AlShabaab, ayna xorreyso deegaannada ku jira gacanta maleeshiyada. AMISOM waxaa ay qor sheyneysaa in ay ballaariso howlgalla da ay ku sugeyso am niga dalka, iyada oo weli sidii qorsheysneydba loo wado xil wareejinta mas’uuliyadda amniga ee la gu wareejinayo ciidamada ammaanka ee Soomaaliya.

Danjire Madeira, oo ay wehelinaye en mas’uuliyiinta sarsare ee AMISOM ayaa xusay in qalab kan ay ciidamada si in doonan fursad ay ku helaan xogta ay u baahan yihiin ayna ku helaan wakht iga saxda ah, kuwaas oo gacan ka gey san doono in la ogaado lalana socdo dhaqdhaqaaqa koox aha hubeysan.

Waxaa uu ugu baaqay bahwadaagta kale ee horumarineed in ay ku daydaan doladda Marey kanka, taasi oo aan kali ya taageerro u fidin AMISOM, balse sid oo kale taageerta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Wakiilka M/frika ayaa sheegay in xoojinta ciidamada ammaan ka ee Soomaaliya ay muhiim u tahay in uu dalka helo nabad waarta iyo amni.

"Sida tan waxaa sare loogu qaadaya awooddeenna, balse waxaa muhiim ah in Soomaalida loo yeello awood; waayo, anaga iyo ciidamada ammaanka ee So omaaliya waxaanu nahay sida 2da dhinac ee shilinka. Waxaa laga yaaba in aan awood xoogganahay, balse haddii aysan Soomaalidu awood lahayn, wax suurtagalayo malaha,” ayuu yiri Wakiilka M/Afrika.

ALSHABAAB OO DAD IYO DUUNYO KU DILAY DEGMADA WAAJID EE G/BAKOOL.

Dagaalamayaasha Alshabaab ee ku sugan Gobolka Bakool gaar ahaan deg mada Waajid ayaa jidka u galay qaar ka mid ah dadka deegaanka oo waday raa shiin ay ka keeneen M/Baydhaba kaas oo ku rarnaaa gaari dameero.

in kabadan 9 qof oo ahaa dadki la so cday gaari dameerada waday raashiin ka ayaa ay labo ka mid ah gacanta ku dhigeen Alshabaab inta kalane waa ay ka baxsadeen sida ay inoo sheegeen dad ka deegaanka.

ilo wareedyo ayaa Radio Kulmiye u sheegay in mid kamid ah labada qof ee ay qabteen dagaal amaaysha Alshaba ab ee degmada Waajid ay gowraceen.

Dameerada u rarnaa ganacsatada ayaa waxaa la tilmaamay in ay Alshabaab ku fureen rasaas ay ku eryanayeen dadka ka baxsaday , waxaana rasaasta ay di shay qaar kamid ah Dameeradi siday ra ashiinka laga soo qaaday M/ Baydhaba.

xaaladda degmada Waajid ee G/Bak ool ayaa xalay kacsaneyd oo la shee gay in dadka deega anka ay hadal haye en dhacdadan Alshabaab ay ku dileen dad iyo duunyo.

MADAXA SHIRKADA DP WORLD " JABUUTI YAANKA WAXAAN KA DHIGNAY BASHAR (DAD) BALSE WAXAN KU CELIN DOONAA SIDII HORE”

Madaxa Shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee Dp World Ninka lagu Magacaabo Sultan Axmed Bin Salim ayaa waxa ka soo yeeray hadal hanjabad iyo jees jees isugu jiray kaas oo ka soc day do wladda Jabuuti. "Jabuutiyanku waxa aan ka dhignay bashar balse waxana ku celin doonaa sidii ay beri ahaayeen ayuu yiri Madaxa Shirkadda ee Dp World” `Warbixin dheer ee uu ka qoray Tvga Alj azeera sida dowladda Jabuuti uga baxday dalkii ay UAE ku siiyeen Dekada Jabuuti ayaa lagu fa ah faahiyay in ay sabab u aheyd in Imaaradku ay ka soo bixi waayeen heshiiskii Balan qaadkii ay la galeen dowladda Jabuuti. Suldaan Ax med Bin Salim Madaxii Shirkadda Imaa raadka laga leeyahay ee Dp World ayaa laga soo xigtay hadal u muuqday mid jees jeesa ah kaas oo ahaa in iyagu ay Jab uuti dad ay ka dhigeen bale ay ha atan meeshoodii hore ay ku celin doon aan. Dowladda Jabuuti ayaa dhawaan dal ke eda ka erisay Shirkada Dp World ka dib markii lagu eedeyay in ay fulin waayeen qodobadii lagu heshiiyay.

CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEG AY DEEGAANKA MOQOKORI EE G/HIIRAAN

Wararka ka imaanaya G/Hiiraan ay aa sheegaya in ciidamada xoogga dalka ay la wareegeen deegaanka Moqokori, ka dib howl gal ay ku qaadeen deegaan kaas oo sanado ka hor ay isaga soo ba xeen. Sida ay qortay wakaalada warar ka SONNA, guutada 5aad qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sha lay subaxdii la wareegan deegaan ka Moqokori oo qiyaastii 40KM u jira deg mada Maxaas, halkaasoo ay maamul ayeen AlShabaab.

Saraakiisha hoggaamineysay ciidama da ayaa warbaahinta u sheegay inay la wareegeen gaadiid dagaal, saanad hub iyo raashin ay AlShabaab keysadeen.

Ma jirto war ka soo baxay dhanka AlShabaab oo ku aadan sheegashada cii damada dowladda ee ku aadan la war eegida deegaanka Moqokori. AlShab aab ayaa dhamaadkii bishii December ee sanadkii 2016 dib ula wareegay dee gaanka Moqokori, ka dib markii ay isaga baxeen ciidankii dowladda iyo kuwa Ito obiya ee deegaankaas ku sugnaa.

BOGGA CAYAARAHA

ENGLAND - FA CUP FEBRUARY 28

Tottenham Hotspur 6 - 1 Rochdale

ITALY - COPPA ITALIA FEBRUARY 28

Juventus 1 - 0 Atalanta

Lazio 0 - 0 AC Milan *

SPAIN - LALIGA SANTANDER FEBRUARY 28

Athletic Bilbao 1 - 1 Valencia

Getafe 3 - 0 Deportivo La Coruna

Malaga 0 - 1 Sevilla

Atletico Madrid 4 - 0 Leganes

Eibar 1 - 0 Villarrea




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip