
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISGU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA FEBARAAYO 2018-KA
Wiilkan oo magaciisa lagu soo gaabiyay Abduqaadir ayaa sidoo kale waxaa lagu eede eyay, in uu ku kacay dambiyo ay kamid tahay in uu gaystay dil.
Abduqaadir ayaa waxaa 2012kii lagu
eedeeyay in uu ku biiray Xarakada Alshabaab, asagoona ka qayb qaatay tababaro
fara badan oo ay xarakadu bixisay, waxaana sidoo kale loo haystaa in uu ku lug
lahaa weerarka lagu dilay shaqsi ku cibaadeysanayay Masjid ku ya ala Magaalada
muqdisho.
Waxaana sidoo kale Abduqaadir looga
shakiyay dilka xubin muhiim ah oo katirsan dow ladda federaalka Somaaliya, kaas
oo ka badbaaday weerarkii lagu qaaday.
Wiilkaan Soomaaliga ah oo magaciisa
lagu soo gaabiyay Abduqaadir ayaa dowladda jermalka waxa ay sheegtay in
qoyskiisu ay ka soo qaxeen soomaaliya, soona gaareen guda ha dalka Jermalka
sanadkii 2014kii.
WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMA ALIYA OO BOOQDAY XARUNTA
CUSUB WA RBAAHINTA QARANKA EE COLUMBUS OHIO
Wasiirka
Arrimaha dibada iyo iska ashiga Caalamiga ee XFS Md.Axmed Ciise Cawad oo gaaray
M/Columbus Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu booqday xarun cusub oo Col umbus
looga furay Telefishinka iyo Radi yaha Qaranka.
Booqashada Wasiirka ee xarunta ayaa waxaa
ku wehliayay xubno ka tir san Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Colu mbus, iyaga oo
markii ay halkaasi ga areen kula kulmay qaar kamid ah howl wadeenada
Warbaahinta ee dalka Mareykanka. Wasiirku waxa uu wax la gu farxo ku tilmaamay
howsha la qab tay iyo sida loogu dhiiraday in si is xil qaan leh loo hirgaliyay
xarun tan oo ah meel la galiyay waqti iyo dadaal ba dan.
"Howshii ay W/Warfaafintu qaban la hayd W/arrimaha
dibadduna idinku ga rab siin ahayd ayaad si mutadawacni ma ah u qabateen, waana
wax lagu fa ano” ayuu yiri Wasiirka oo intaa ku da ray in Qaranka oo waqti iyo
hantiba loo huro ay qayb ka noqonayso soo celinta jirita ankeenii, waxana uu uu
tu saale u soo qaatay mudadii ay wad een howsha safaaradda Soo maaliya ku
leedahay Washington DC in sidan oo kale dad iskood isku abaabulay ay safaarad da
u adeegayeen kuwaas oo ilaa iminka u adeega sida Wasiirku xaqiijiyay.
Deeqo Shire (SONNA) oo ah shaq siga
lafdhabarka u ah howshan ayaa u mahad celisay Wasiirka iyo xubnihii la socday,
iyada oo ku tilmaamtay ho wshan inay tahay mid ay Qaranka ugu adeegayaan isla
markaana aysan cid na wax uga raadsanayn.
Deeqo ayaa xusatay in sanado ba dan Telefishinka
Qaranka uu ka sha qeyayay Columbus laakiin hadda ay tahay xiligii ugu horeeysay
oo xarun noocan ah loo furo, waxay tiri "Waxay noo tahay dhiirogalin iyo Niyad
wan aag in W/Arrimaha dibadda uu nagu soo booqdo xarun tan, isla markaana uu
nagu dhiirigeliyo howsha aan qab anay inaga oo aan wax sharuud ah u yeelin mudo
ku dhow 7 sano”
HIRSHABEELLE IYO WASAARADDA GAA DIIDKA XFS OO KA WADA
HADLAY DIB U DHISKA GAROOMADA
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka
Hirshabeelle iyo mas’uuli yiin kale ayaa M/Jowhar kula kulmay wafdi ka socday W/Gaadidka
iyo Duuli sta Hawada XFS oo Khamiistii halka asi Gaareen.
Madaxda
Hirshabeelle iyo wafdig an oo uu hoggaaminayay Maareeyaha Guud ee W/Ga adiidka
Cirka iyo dhul ka Soomaaliya Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle) ayaa ka wada
hadlay arrimo ay ka mid yihiin sidii maamulka Hirshabeelle looga gacan siin
lahaa mashaariic hourmarineed sida dib u dhiska garoomada Diyaaradda C/hi
Maxamed Rooble W/Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maamulka HirShabeelle ay aa sheegay
in ay joogaan meel bilaaw ah oo u baahan in wax loo qabto.
Hadda waxaan joogtaan meel bil ow
ah,maamulada kale marka loo fiiri yo marka waxaan rajaynaynaa in aad gaari
doono horumar,wafdigiina waxa an idinkaga baahanahay sidii aad ga can nooga
siin lahaydeen howlaha lagu horumarinayo Hirshabeelle”. Ay uu yiri Wasiirka
Gaadiidka Hirshabee lle.
Wasiir C/hi Maxamed Rooble ayaa intaasi ku
daray in ay rajo wanaagsan ka qabaan inay gaaraan dhawaan hou rmaro lamid ah
kuwa kajira deegaana da kale oo maamul goboleedya da Dal ka,wuxuuna soo hadal
qaaday sida laga ma maarmaanka ay u tahay dib u dhiska Gar oomada Diyaaradaha
Hir shabeelle.
JUBBALAND OO SHEEGTAY INEY ISKU SOO DHIIBEEN XUBNO
KATIRSANAA ALSHABAAB
Wararka
ka imaanaya gobalka ge do ayaa ku waramaya in xubno katir san Alshabaab ay isku
dhiibeen bi shan gudaheeda maamulka gobal kaasi. Mas’uuliyiin katirsan maamulka
go balka gedo ayaa warbaahinta u sheegay in 12 ilaa 14 bishaan gudah eeda laba
xubin oo kat irsanaa Dagaal yahanada Xarrakada Alshabaab ay iska dhiibeen
magaalooyinka Balad Xa awo iyo Baardheere oo ka wada tir san gobalkaasi.
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee G/Gedo
Cismaan Nuur Xa aji ayaa idaacada simba u xaqiijiyay ragaasi katirsanaa Alshabaab
ee ma amulkooda isku soo dhiibay, waxuuna intaa inoogu daray iney soo dhaweyn u
sameeyeen ragaasi shabaabka ah aa ee maamulk ooda isku soo dhiibay.
Ilo hoose oo
xog ogaal ah laguna kals oonaan karo ayaa Simba u sheegay in raga isoo dhi ibay
uu mid kamid ah ahaa xubin firfircoon oo shabaabka ka tirsanaa iyo hal dagaal
yahan ka le oo isna is dhiibay.
Wali war ah kama soo bixin Xar rakada Alshabaab
oo ku aaddan raga an la sheegay iney katirsanayeen ciid amadooda kuwaa oo la
sheegay iney isku dhiibeen maamulka gobalka gedo ee ee Jubbaland,Marar badan
maamu lka Jubbaland iyo kan Xarrakada Alshabaab ay aa soo kala bandhigay xub no
ay ku kala sheeganayeen dhanba dhanka kale inuu isku soo dhiibay maamuladooda
ka kala arimiya gobalk aasi.
AL SHABAAB OO WEERAR KU QAADAY SCHOOL KU YAALLA KENYA
dagaalyahanno ka tirsan Al Sha baab ayaa
weerar xoogan ku qaaday Dugsi ku yaalla M/ Wajeer ee dalka Ke nya, halkaas oo
la xaqiijiyey inay ku di leen 3 Macallin, sida ay sheegeen saraakiil ak tirsan
Booliska dalkaasi.
Sarkaal ka tirsan Booliska M/Waj eer ayaa
sheegay in Ragga weerarka geystay ay ka soo gudbeen Xadka So omaaliya, iyagoo
si toos u bartilm aameedsaday Dugsi la yiraahdo Qar sa oo ku yaalla
magaaladaasi.
Weerarka oo dhacay waaberigii ho re ee shalay
ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 2 ruux oo kale sida uu Wakaaladda Wararka
Anadolu u xa qiijiyey sarkaal ka tirsan Booliska Wajeer.
Ka hor inta aysan Al Shabaab weer arka ku
qaadin Dugsigaasi ayaa wax aa ay waddada soo gasha Magaalada geliyeen
Miinooyinka dhulka lagu Aaso si ay ugu hortagaan gurmad ay sameyaan Ciidamada
Kenya. Tali yaha Ciidamada Booliska ee M/Waje er ee G/Waqooyi Bari Maxamed Sh/Cismaan
ayaa xaqiijiyay in mid ka mid ah Gaawaaridooda ay waddada asi kula qaraxday
Miinooyinkii dhulka lagu Aasay, isagoo intaasi ku daray in aysan jirin wax
khasaa aro ah oo soo gaaray Ciidamadii saarnaa Gaarigasi.
Waxaana uu
xusay in laamaha amma anka ee Kenya ay waddaan sidii ay u daba gali lahaa yeen
dagaalyahanna da Al Shabaab ee weerarka khasaara ha geystay ku qaaday M/Wajeer.
ISKUSHAANDHEYN IYO MAGACAABIS LAGU SAMEEYAY
AGAASIMAYAASHA WAAXYAHA GOBOLKA BANAADIR
Wareegto ka soo baxday Xafiiska
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa M/Muqd isho C/raxmaan Cumar Cusmaan
(Eng. Yariisow) ayaa waxaa magacaabis iyo isku shaandh eyn uu ku sameeyay
Agaasimayaal ka tirsan Waaxyaha dowladda Hoose ee Gobolka Bana adir.
Wareegtadaan oo ku taariikhsan 13ka bishan
Fe bruary ayaa wax aa xilal Cusub lo ogu soo kordhi yay gaasim ayaa sha
waaxyaha kala duwan ee gobolka halka dhammaan la baabi ’Iyay Waaxda Maa mulka
iyo Maaliyadda xilkaas oo uu horay uga geeriyooday Allaha u Naxa riistee Axmed
Xasan Xuseen
Xamdi Cali Nuur oo markii hore ah aan jirtay
Madaxa Khasniyada Guud ee Gobolka ayaa hadda waxaa loo da lacsiiyay inay noqoto
Agaasimha Khas najiga Guud ee Dowladda Hoose ee G/Banaadir. Sidoo kale
C/raxmaan Cu smaan Ibraahim ayaa waxaa loo Mag acaabay Aga asimaha
Miisaaniyadda iyada oo meesha laga saaray Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda oo
C/raxmaan Cusmaan Ibraahim uu markii hore ka ahaa Agaasime ku xigeen.
Guddoomiye Yariisow ayaa dib u soo celiyay
Xasan Xuseen C/llaahi, waxaana uu u magic aabay Agaasima ha Dakhliyada Kala
duwan oo horay lo oga qaaday xilligii Guddoomiye Taa bit.Ayaan Cabdi Maxamed
ayaa wax aa loo Magacaabay Agaasimaha Waa xda Canshuur aha,iyada oo horay u ah eyd
xubin ka tirsan waaxda Canshuu raha dowladda Hoose.
Ugu dambeyn Gudoomiyaha Gob olka ayaa
markale Xasan Xuseen C/ll aahi u Magacaa bay Agaasimaha D akhliyada Kala duwan
kaas oo uu Gud oomiyihii hore ee Taabit xilka uu ka qaaday. Tallaabadaan
magacaabista iyo isku shaandheynta ah ee uu sameey ey Gudoomi ye yariisow ayaa
ku soo aadeysa xili uu xilka hayo mudo ka yar bil,iyada oo horay loo shee gay
in Shaqaalo farabadan oo ka Shaqeyna yay Xarunta gobolka Banaadir Shaqa dii lag
ruq seeyay. Hoos ka Akhriso Wareegtada
kas oo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gob olk Banaa dir.
MAXAABIIS MAANTA LA KEENAAYO MUQDISHO
Waxaa maanta ayaa lagu wadaa in M/Muqdisho
laga soo dajiyo Maxaabi is Soomaaliyeed oo ku jiray gacanta magafayasha dalka
Libya,kuwaasi oo ay keenayso Muqdisho DFS. Tira dda Maxaabiistaan waxa ay
gaareysaa 11 Maxaabiis ah oo gacanta Magafayaa sha dalka Lib ya ay ku jireen
muddo 2 sanadood ah, kuwaasi oo la kulmay tacadi kala duwan. Safiirka DFS u
fadhiya M/yurub, Ambassador Ali Siciid Fiqi oo muddooyinkaan dambe ku ha wlanaa
sidii dhallinyaradaasi loo sii da yn lahaa, maadaama Madaxweyne Fa rmaajo arrintaasi
uu u xil sa aray, ayaa wuxuu sheegay dadaal dheer inay ku guulaysteen arrintaasi.
Mid ka mid ah Maxaabiista oo muuqaal Video
ah looga duubay Garoon ka Diyaaradaha Ca asimada Libya ee Tripoli, ayaa sheegay
inuu ku faraxs an yahay inuu u soo duulo M/Muqdi sho, kadib 2sano oo uu ku
xirnaa dal ka Libya. Waxa uu sheegay inuu kaga mahad celinaayo DF Somaliya inay
ka shaqeyso sidii xabsiyada Libya iyo ma gafayaasha looga sii dayn lahaa dhall inyarada
Somaliyed.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa ba llan qaaday
in dowladiisa ay dadaal badan ku bixin do onto sidii loo sii dayn lahaa
maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka caalamka.
CIIDAMADA KUMAANDOOSKA SOOMA ALIYA OO WEERAR KU QAADAY
FARIISI MO AY LEEYIHIIN ALSHABAAB
Faafahino dheraad ah ayaa laga helayaa
howlgallo qorsheeysan oo shalay ciidamada Ku maandoosta Soo maaliya oo garab ka
helaya ciidama gaarka ee Mareykanka, ay ka samey nayaan TuuloyinHoostaga D/Owdhii
gle iyo deegaano hoos taga D/Baraawe ee G/Sh/ Hoose.
Ciidamadan huwanta ayaa si gaar ah
howgallada kaga sameynayay deg mooyin dhowr ah oo ay kamid yihiin D/Toorotoorow, Owdhiigle iyo deegaa no dhowr
ah oo hoos taga Dag mooyinkaasi. Goobjoogayaal ayaa Simba u sheegay Inta
ciidamada huwanta ay wadeen ho wlgaladooda ay la kulmeen Dagaalo goosgoos ah oo
ka ga imaa naya Dagaalamayaal ka tir san Xarak ada Alshabaab.
Dagaalka ayaa waxaa la sheegayaa inuu ka
dhashay khasaaro iskugu Jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaa ray labada
dhinac ee Alshabaab kii la weeraray iyo ciidamadii Danab iyo Mareykanka is kugu
jiray.
Afhayeenka maamulka Koofur Gal beed
Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Abuukar Gacmo oo lahadlay Idaacada Simba Ee
M/Moqdisho ayaa sheegay in Maamulku Uu wado baaritaan ku aa ddan khasaaro ka
dhashay Dagaalkii Teelteelka ahaa Ee DhexMaray Ciid amada Kuma andoosta
soomaaliya ee garabka ka helayay ciidamadii kale ee cadaanka aha weerarkana ku
qaaday Saldhigyadii Alshabaab.
Wararkii ugu Danbeeye Ee haatan naga soo
gaaraya Tuuloyinka Bisiq dheere Doon Buraale iyo Garaslaami ayaa ku waramaya in
ciidamada Alshabaab ay sameynayaan dhaq dhaqaaq ciidan oo ku aaddan iney iskaga
baxayaan degmooyinka iyo deegaan adaasi gacant ooda ku jiray ee howlgal ka
kusoo socdo. Dhanka Alshabaab majirto
wax war ah oo kasoo baxay ee ku aaddan
weerarada la sheegay in looga qabsa day deegaano iyo degm ooyin ay kaga
sugnayeen gobalka shabeelaha hoo se soomaaliya. Xigasho:simbanews.net
MAAYIRKA DAKAR OO WELI LAGU DHAGGAN YAHAY KHALIFA
SALL,MAAYIRKA..
Dacwad
oogaha maxkamadeynta kiiska ugu weyn ee musuq maasuq ee waddanka Se negal ayaa
ku baaqay in xasbiga loo taxaabo mayirka caasimadda dalkaasi.
Hasayeeshee taageerayaasha maayirka
ayaa rumaysan in kiiska maxkamadda yaal uu yahay mid la siyaasadeeyay.
Iyadoo uu markale ku soo celiyay
qodobbada kiiska uu gacanta ku hayo ayuu dacwad ooge Serigne Bassirou Gueye
waxa uu ku baaqay in Khalifa Sall uu xabsiga ku qaato muddo todoba sanno ah
sidoo kalana lagu ganaaxo lacag gaarayso 10.4 milyan oo doolar.
Maayirka ayaa xabsiga ku jiray tan iyo
bishii Maarso ee sanadkii tegay.
Waxaa haatan lala maxkamadeynayaa
todoba qof oo ka tirsan dowladda hoose ee caasimadda Senegal ee Dakar, kuwaas
oo loo haysto inay si khaldan u isticmaaleen 3 milyan oo doolar oo kharashka
dadweynaha ah.
Qareennada u doodaya ninkaasi ayaa la
filayaa inay iyagana markale maalinta Isniinta ah isku soo dubaridaan qodobbada
ay ku difaacayaan ninkaasi.
Duqa caasimadda Senegal ee Dakar oo
sidoo kale ah xildhibaanka dalkaasi ka tirsan ayaa taageero badan ku leh
magaaladaasi.
DOWLADDA OO SHEEGTAY IN AY GACAN TA KU DHIGTAY RAG DIL KA
GEYSTAY MUQDISHO
Wasaaradda Amniga XFS ayaa sheegtay
in gacanta lagu dhigay rag hubeysan oo As kari ka tirsanaa ciida mada DFS Duhurnimadii
khamiistii ku dilay Isgoyska Baarubax oo ku dhow Agagaarka Masjidka Xareed. Afhaye
enka W/Amniga C/casiis Xildhibaa oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay ragga
dilka ka dambeeyay in ay ahaay een Shan nin, laamaha amnigana dur badiiba ay u
suuragashay inay gacan ta ku dhigaan 3 ka mid ah raggaasi.
Wuxuu ku goodiyay Afhayeenka in ay
baxsadeen 2da nin ee kale balse ciidamada amm aanka ay ku baxeen oo ay ku daba
jiraan, si deg deg ahna gacanta loogu soo dhigi doono.
Wuxuu sheegay qabashada rag gan inay ku
suuragashay xog ay ka he leen shacabka, kadibna ay ku baxeen ciidamo dowladda
Federaalka ka tirs an oo aaggaasi aanan ka fogeyn, sida asina gacanta loogu soo
dhigay.
Afhayeenka intaa ku daray in hada ay ku
jiraan mid ka mid ah xabsiyada ku yaalla magaa lada Muqdisho, si deg deg ahna
sharciga loo horkeeni doo no, si loo marsiiyo ciqaabta damb igii ay galeen.
"Sida aad la socotaan laamaha am niga waxa
ay ku guuleysteen in ay ga canta ku dhigaan Saddex ka mid ah Shan nin oo Askari
ka tirsanaa Ciidam ada Soomaaliya ku dilay Agagaarka Carwo Iidka, ciidamada
kama fogeyn goobta uu dilka ka dhacay, raggan waxa ay ku jiraan gacanta
Hay’adaha ammaanka, ayuu yiri afhayeenka.
Inta badan waxaa la maqlaa rag ayaa dil
geystay, hay’adaha ammaan ka ayaa gacanta ku soo dhigay, balse lama arko oo
warbaahinta looma soo bandhigo run ahaanshaha in gacanta lagu soo dhigay raggii
dilka geystay, iy ada oo aanay jirin cid wax iska wey diisa, oo halkaasi looga
sii socdo
SOOMAALI LAGU WAXYEELEEYAY MAREYKANKA
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jira
xabsiyada dalka Maraykanka ayaa loo geystey jirdil iyo falal handadaad la xiri ira,
sida ay sheegeen qaar ka tir san Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi. Soo
maalidan dhibaatada loo geystay oo markii horeba si sharci da rro ah ku galay
Mareykanka, lana qor shey nayay in lagu soo celiyo Sooma aliya ayaa waxa ay ku
xirnyihiin labo xabsi oo mid ka mid ah lagu magacaa bo Galdeys, kuwaasi oo ku
yaalla M/Florida.
"Soomaalida waxa ay ku xirnaaye en 2 xabsi
oo ku yaala Florida, mid ka mid ah oo lagu magacaabo Gald eys ayaa waxaa ka
dhacay tacadiyo, dhal linyaradaas waxa ay ka cabanayeen nadaafad daro, kadibna
waxaa lagu buufiyay sunta indhaha, dhaa wacyo badan ayaa loo geystay, markii ay
arrintaasi dhacday garyaqaanadii ay aa gaaray ma alintii Sabtida, kadib saa cado
badan ayaa lagu celiyay irida si dhaawacyada looga qariyo”. Ayuu yiri nin lagu
magacaabo Maxamed oo u ol oleeya xuquuqda Soomaalida.
Dhalinyaradan oo qaarkood luga ha ay ka
jabeen, qaarkoodna ay soo gaar een dhaa wacyo culus ayaa wax aa la geeyay
isbitaal halkaasi ku yaal la oo lagu dabiibayo, si xaalado oda caafimaad loola
tacaalo. Garyaqaano u doodaya dadkan ayaa dacwad gee yay Maxkam ada, taas oo
soo saartay amar Afar qodob ka kooban oo ay ka mid yihiin in laga soo raro xab sigaas,
lana galiyo mid laanta socdaalka ah iyo in dacwadan loo gudbiyo Wasaar adda Cad
daalada oo ay soo diraan guddi baaris ah.
Tan iyo intii uu Aqalka Cad fariistay
Madaxweyne Trump, Soomaali badan ayaa lagu soo celiyay Soomaaliya, arr intaas
oo ah xaajo ugub ah, islamar kaasna aanan horay uga dhicin Mareykanka.
WILLKII ARDADA KU DILAY GOBOLKA FLORIDA OO MAXKAMAD LA
HORKEENAY
Wiil
19 ah oo lagu eedeeyay inuu toogasho ku dilay 17 arday oo wax ka baranayay
dugsi sare oo ku yaalla gobolka Florida ayaa Khamiisti lasoo taagay maxkamad. Nikolas
Cruz, oo is agoo xiran dharka maxaabiistaa isla markaana gacmaha ka xiran kasoo
muuqday maxka mdda ayaa dacwad oogayaashu ay u sheegeen in uu ku eedeysan yahay
17 dacwo oo dil ula kac ah.
Garsoorihii maxkamadda, Kim The resa
Mollica, ayaa Cruz u sheegay in uu ku eedeysanyahay danbiyo halis ah.
Garsooraha ayaa amray in xabs iga lagu sii hayo Cruz. Madaxweyna ha Mareykanka
Donald Trump ayaa sheegay inuu dhammaan saraakiisha waddanka kala hadli doono
sidii xal lo ogu heli lahaa mushkiladaha dhinaca maskaxda si looga hortago kuwa
gey sta dil wadareedka gudaha Mareykan ka.
UAE IYO QM OO KA WADA HADLAY ARRIMAHA SOOMAALIYA
M/Muqdisho
ee caasimadda wax aa kulan ku yeeshay Safiirka Imaara adka Carabta ee
Soomaaliya Maxa med Axmed iyo Ergeyga
Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay ahna Madaxa Howlaha Kaalmaynta QM ee
Soomaaliya Michael Keating. Kulankan oo si gaar ah uga dhacay Safaaradda
Imaaradaadka uu ku leey ahay Muqdisho ayaa waxaa looga wa da xaajooday xiriirka
ka dhaxeeya Ima araadka Carabta iyo Xafiiska QM ee Soomaaliya iyo sidoo kale dadaalada
wadajirka ah ee Soomaaliya.
Sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay
sidii loo kordhin lahaa shaqo abuurka loo samey nayo dhalalnyara da
Soomaaliyeed, ammaanka dalka, xasiloonida, orumarka, iyo sidoo kale xaaladda
bini’aadanimo.
Keating ayaa ammaanay dadaalka Imaaraadka
Carabta, taageerada joo gtada ah ee Soo maaliya ee dhinacya da kala duwan iyo
kaalinteeda ugu weyn ee horumarinta dalka.
Danjiraha Imaaraadka Carabta ayaa
dhankiisa uga mahadceliyay Wa kiilka Gaarka ah ee Q/Midoobay u qaabilsan
booqashadiisa isagoo muu jiyay sida uu u xoojiyay xiriirka iskaa shiga ah ee u
dhaxeeya Safaaradda Imaaraadka iyo Xafiiska Qaramada Midoobey oo qayb ka ah
dadaalada lagu bixinayo taageerada dheeraadka ah.
Wakaaladda (WAM) ee Imaaraadka oo warkan
qortay ayaa ugu dambeyn sheegtay dhinacyadan in ay ku heshii yeen sidii loo
kordhin lahaa tageera da QM yo Imaaraadka ay siiy aan Soo maaliya, si loo gaaro
horumaro kala duwan.
Source:
(WAM).
CALI GUUDLAAWE”KUMA FILNA DOWLAD GOBOLEEDKA HIRSHABELLE
HOWLAHA GURMADKA BIYO LA’AANTA KA JIRTA HIRSHABEELLE”
Kusimaha
Madaxweynaha dowl ad G/ Hirshabelle ahna Madaxweyne ku xigeenka Hi rshabelle
Cali C/hi Xus een ayaa sheegay in dowlad G/Hirsh abeele aysan kaligiis ku
filnayn gargaarka loo fidinayo kumanaan qoys oo bi yo la’aan ku hayso
Hirshabelle waxa na uu ugu baaqay DF iyo Beesha ca alamka inay gacan ka
geystaan sidii loo samatabixin lahaa kumana an qoys oo ay biyo la’aan soo
foodsaartay ka dib markii uu wabiga Shabelle uu guray.
Biyaha wabiga Shabelle oo guray awgeed
ayaa kumanaan qoys waxaa soo foodsaartay bi yo la’aan iyadoo cu durka shuban
biyoodkana uu soo rida nayo dadka ku nool hareeraha wa biga Shabelle iyo kuwo
ku dhowdhow ba. Md.Guudlaawe ayaa baaqan direy xilli uu shalay booqday deegaan ka Bayaxaw oo ka mid ah
deegaana da ay saameyeen biyo la’aanta.
"Waa xaalad bani’aadanimo oo u baahan in
qoysaskan biyo dhaamis degdeg ah loo sameeyo,ceelal loo qo do dowlada iyo guud
ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ka cods anayaa DFS,Golaha shacabka iyo
Aqalka Sa re inay gacan ka geystaan sidii dadk an loo gargaari lahaa” ayuu yiri
Md. Guudlaawe
Sidoo kale ayuu sheegay in cudu rro ay ka dilaac een
deegaanada ku te edsan wabiga Shabelle ee G/Hi iraan iyo Sh/dhexe dowlad G/kaliyana
ays an ka awood in inay wax u qabtaan shacabka ku dhibaateysan Hirsh abelle. Qoysas
farabadan ayaa bilaabay inay biyo la’ aan awgeed ugaga Bara ka caan deegaanadii
ay ku noolaaye en iyagoo biyo u soo raads aday deeg aanada ay ka heli karaan
biyo. Wabi ga Shabelle ayaa mara 2da gobol ee ku mid oobay Hirshabelle waxaana
nol osha wabiga ku xiran dad gaaraya ma laayiin ruux oo ku nool 2da gobol.
BAARLAMAANKA KOOFUR AFRIKA OO DOO RTAY MADAXWEYNE CUSUB,
KA DIB IS CASILAADDII ZUMA
Baarlamaanka K/ Afrika ayaa fadhi uu shalay yeeshay waxaa uu doortay Madaxweyne cusub, ka
dib is casilaa dii Madaxweyne Jacob Zuma oo hab een hore ku dhawaaqay inuu is
casil ay,ka dib cadaadis uga yimid Xisbigiis a. Cyril Ramaphosa oo 6 jir ah
ayaa loo doortay Madaxweynaha Koofur Afr ika, iyadoo uu ahaa ninka kaliya ee u
sharraxnaa inuu bedelo Jac ob Zuma.
Ramaphosa ayaa sheegay in diirad da u
saaran tahay sidii uu ula dagaala mi lahaa musuq maasuqa. Xisbiga AN C oo haya
talada dalka ayaa sabab u ahaa inuu is casilo Madaxweyne Zuma, ka dib markii ay
ugu hanjabeen in ay codka kalsoonida u qaadayaan ha ddii uu is casili waayay. K/Afrika ayaa 7yadi u dambeeyay ku jirtay
qalalaa se siyaa sadeed, waxaa horay Zuma uga badb aaday mooshin xil ka qaadis
ah, horay ayaa loogu soo jeediyay ee do musuq maasuq la xiriiray.
DOONTII BOOSAASO OO LAGU GUULEYS TAY IN RARKA LAGA DEJIY
Waxaa shalay lagu guuleystay in gu ud ahaan
rarkii laga dejiyo Doontii M/ Boosaaso ee G/Bari ku soo caariday tii bishan
February, taasi oo badbaa dinta rarkii saarnaa ay ka wada qeyb qaateen dhammaan
M/G iyo shacab ka reer Boosaaso.
G/Guddiga Badbaadinta hantida sa aarnayd
Doonta Sheekh Fu’aad Aflow oo la hadlay war baahinta ayaa sheeg ay in ay u
mahad celinayaan cid kasta oo ka qeyb qaadatay badbaadin ta Hantidaas. Siciid
Maxamed Raage oo ah W/Dekedaha Puntand ayaa isna dhankiisa sheegay isku
tashigan inuu tusaale u yahay in bulshada haddii ay isku tagaan ay wax badan
qabsan ka raan.Doontan oo lagu magacaabo Xaf iis ayaa waxa ay u rarneyd
Ganacsata da M/Puntland, Hantida saaran Doonta ayaa waxaa lagu sheegay 10Milyan
oo Doolarka Mar eykanka ah.
Madaxweynaha Puntland C/wali Ma xamed Cali
(Gaas) ayaa bogaadiyay dhammaan intii ka qaybqaadatay ho wshaas, wuxuuna amar
ku siiyay W/ Maliyada inaan laga qaadi karin han tidaas wax canshuur ah.
SWEDEN LIX BILOOD OO XARIG AH QOF KA AAN KU NOOLEYN HOYGA
UU ADRESKA KU YAHAY
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay adkeyso
sharciga la xiriira diiwaan galinta hoyga iyo danbiyada ka dhalan kara
arintaasi. Waxyaabaha ugu mihii msan ee dowlada xooga saareysa wa xaa kamid ah
baaritaanka qofka aan ku nooleen guri uu markaasi ku yahay adress ama uu ka
diiwaan gashan ya hay sida (folkbokföringsreglerna,).
fakarkaasi waxaa soo bandhigay Wasiirka
cadaaladda iyo arrimmaha gudaha Morgan Johansson iyo iyo wa siirka maaliyadda
Sweden Magdalena Andersson waxana arintaasi lagu she gay hagaajinta guryaha iyo ka hortag ida kuwa
isku baheestay dambiyada. Haddii
lagugu helo in aadan ku nool een guri aad adress ku tahay isla mar kana ku
nooshahay guri kale ayaa dhi ci karta in lagugu ganaaxo 6 bil oo xar ig ah ama
2 sano oo xarig ah haddii markaasi lagugu helo dambi culus.
Fikaradaha la gudbiyay waxaa ka mid ah in
Wakaalada Canshuuraha S weden ee (Skatteverket) ay tagi kara an guryaha ay
dadka adreska ku yihiin si arintaasi loo hubiyo. Sharcigan oo hora
WADANKA ITOOBIYA OO LAGU SOO ROG AY XUKUN DEGDEG AH
Dalka
Itoobiya ayaa lagu soo rogay Xukun degdeg ah markii uu R/Was aarihii dalkaas
Hail emariam Desalegn uu si kedis ah ugu dhowaaqay inuu is casilay. War ay sii
deysay warbaa hin ta D/ Itoobiya ayaa lagu sheegay in xu kunka degdegga ah uu
yahay mid lo ogaga hortag ayo inay bannaanbaxyo dhacaan. Hase yeeshee lama
sheegin inta ay socon doonto xaalad da degdegga ah iyo weliba waxyaabaha ka
reeban dadka inay sameeyaan mudad aas.
Dhowaan ayay D/ Itoobiya waxa ay xabsiyada
ka sii daysay boqolaal max aabiis ah kuwaa soo ay ka mid ahaay een hogaamiyaal
mucaaradka Itoob iya. Mr Hailemariam R/wasaarihii
hore ee Itoobiya ayaa Khamiistii sheegay
in go’aanka uu u gaaray in uu kursiga baneeyo ay tahay in is casilaadiisa ay
soo gabagabeyso xasilooni la’aanta si yaasadeed ee ka jirta wada nka.
Bannaanbaxyo loogaga soo horjee do D/ Itoobiya
ayaa waxa ay ka billow eden Oromia bi shii November 201, bannaanbaxa ayaa ku
sii fiday gobol ka Amxaarada. Oromia iyo Am hara ayaa ah 2da qowmiyadood ee u gu
ba llaaran wadanka Itoobiya waxay na shacabka qowm iyadahaas qaark ood ay
aaminsan yihiin in garabka la gu rii xay laga bilaabo afgambigii ka 1991
GARSOORE CABDIQAWI OO KA HADLAY DACWADDA BADDA EE U
DHEXEYSA SOOMAALIYA IYO KENYA
Madaxweynaha
dhowaanta loo door tay Maxmadda Caddaalada Adduunka ayaa markii ugu horeysay ka
hadlay dacwada la xiriirta muranka badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.
Wareysi uu
siiyay laanta afka soomaa liga ee BBCda ayuu ku sheegay in ays an dhalashada
xaakimka iyo ka qeybg alkiisa dacwooyinka aysan sha qo isku lahayn xaakimada
maxkamaddana ay ka qeybgali karaan dacwad aha oo idil xukun iyo go’aan ka
gaaraan.
"Mana ahan haddii xaakimkan wad dankiisu
dacwad keeno inuu dacwad aasi isaga ka baxo haddaysan jirin sa bab gaar ah sida
inuu isaga wax kas oo abaabulay dacwada”ayuu yiri Gars oore Qawi. Garsoore
Cabdiqawi oo ah qofkii Somali ah oo ugu horeeyay oo heerkaas ka gaaray nidaamka
gars oorka adduunka ayaa sidoo ka le shee gay in uu jecelyahay in aqoontiisa
iyo waayo aragnimadiisa uu uga faa’iidee yo dalka Soomaaliya, haddii duruufa ha
u ogolaadaan.
Cabdiqawi Axmed Yuusuf ayaa ka baxay
jaamacaddii ummadda ee Soo maaliya, isaga oo noqday 10kii maca llin ee ugu
horeeyey ee loo tababaray inay bareyaal ka noqdaan jaamacad da, si ay u
badalaan macalimiin talyaa ni ah oo jaamacadda dhigayay. Mar uu ka hadlayay
falcelinta ay dadka So omaaliyeed ka sameeyeen magacaabi stiisa xilka ugu
sareeya ee maxkamad da adduunka ayuu sheegay in isaga kaliya aysan taas guul u
ahayn, balse u tahay magaca Soomaaliyeed oo dhan.
DOWLADAHA MARAYKANKA IYO TURKIGA OO KA WADAHADALAYA
WANAAJINTA XIRIIRKOODA
Xoghayaha
Arrimaha Dibada ee Maraykanka Rex Tillerson oo booqa sho ku jooga dalka Turkiga
ayaa kala hadlay dowlada Turkiga sidii loo wa naajin lahaa xiriirka labada dal
ee sii xumaanayay bilihii la soo dhaafay.Labada dal ayaa waxaa soo kala dhex
khilaaf kadib markii dowlada Marayka nka ay sheegtay inay taageereyso ur urada
Kurdiyiinta sidii loogaga sif eyn lahaa deegaanada ku dhow dhow xad ka wadanka
Turkiga uu la leeyahay wadanka Siiriya.Sidoo kale, Marayk anka ayaa illaa iyo
hadda diiddan inuu Turkiga u gac an geliyo wadaadka mu caar idka ee Futtellah
Gulen oo magan gelyo ku he ysta dalka Maraykanka. Turkiga ayaa bishii las oo
dhaafay bila abay hawlgal militari oo balaaran, wax ayna ciidam ada Turkiga
gudaha u gal een W/dalka Siiriya dhulka Kurdida ka dagaalamay aan iyagoo la
wareegay dhawr ma ga alo. Ciidamada Turkiga iyo kuwa Kur dida oo ay wehliyaan
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISGU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA FEBARAAYO 2018-KA
DOWLADDA GERMANY OO XABSI DHIGTAY WIIL SOOMAALIA AH OO LOOGA SHAKIYAY SHABAABNIMO Madaxda dowladda Garmalka ayaa cadeesay in ay xireen wiil 20sano jir Soomali ah, kaas oo looga shakiyay in xiriir dhaw uu lalahaa Xarakada Alshabaab ee ka