
JAWAARI: Dhinacyada Mooshinnada keenay Waa in ay Miiska Wadahadalka Soo Fariistaan
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari] ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhinacyada isku haya Mooshinnada iska horjeeda ee Baarlamaanka la keenay ay isugu yimaadaan Miiska Wada-hadalka. Jawaari
ayaa qoraalka uu soo saaray ku sheegay in xildhibaannada ay ka reeban
tahay inay Warbaahinta la hadlaan inta ay
wadahadalladu socdaan; ayna si aad ah uga digtoonaadaan inay adeegsiga erayada xannafta leh iyo wax walba oo ku keeni kara heshiiska carqalad.
AKHRISO: Qoraalka uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Jawaari;
JAWAARI: Dhinacyada Mooshinnada keenay Waa in ay Miiska Wadahadalka Soo Fariistaan
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari] ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhinacyada isku haya Mooshinnada iska horjeeda ee Baarlamaanka la keenay ay isugu yimaadaan Miiska Wada-hadalka.