
Mareykanka oo Maanta Xusaya Weeraradii 9/11
Mareykanka waxaa maanta laga xusayaa sanadguuradii 14-aad ee kasoo wareegtay weerarradii 11-kii September, 2001-dii, waxaana la qabanayaa munaasabado kala duwan oo lagu hadlay dadkii weerarradasi ku dhintay.
Madaxweyne Obama iyo Michele oo daqiiqad aamusnaan ah gudanaya. Sep 11, 2015.
WASHINGTON, D.C.—
Mareykanka waxaa maanta laga xusayaa sanadguuradii 14-aad ee kasoo wareegtay weerarradii 11-kii September, 2001-dii, waxaana la qabanayaa munaasabado kala duwan oo lagu hadlay dadkii weerarradasi ku dhintay.
Madaxweyne Obama, oo ay wehliyaan xaaskiisa Michelle iyo shaqaalaha aqalka cad ayaa maalintan ku xusay daqiiqad aamusnaan ahbanaanka aqalka cad, saacaddumarka ay ahayd 8:46AM, markaasi oo ah waqtiga diyaaraddii koowaad ay ku dhacday xarunta ganacsiga adduunka ee New York.
Mareykanka oo Maanta Xusaya Weeraradii 9/11
Mareykanka waxaa maanta laga xusayaa sanadguuradii 14-aad ee kasoo wareegtay weerarradii 11-kii September, 2001-dii, waxaana la qabanayaa munaasabado kala duwan oo lagu hadlay dadkii weerarradasi ku dhintay. Madaxweyne Obama iyo Michele oo daqiiqa