Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League: Real vs PSG, Chelsea vs Barca
Waxaa goor dhow la sameeyay isku aadka wareega 16 ee Koobka Champions League, iyadoo ay isku aadeen kooxo aad loo saadaalinayay inay isku beegmayaan.
Kooxda difaacaneysa Koobka Champions League Real Madrid ayaa ku aaday Kooxda ka dhisan dalka Faransiiska PSG ee sanadkan boqolaalka milyan ku soo iibsatay Neymar iyo Mbappe.
Barcelona ayaa iyana ku aaday kooxda taariikhda ay xafiiltamaan dhowr jeer hore wareegan isku aaday ee Chelsea.
Kooxda Juventus oo sanadkii hore timid Finalka Champions Leageu ayaa ku aaday Kooxda Tottenham.
Waxaa is aragga hore ee kulamadan ayaa la ciyaari doonaa February 13/14 iyo 20/21 sanadka 2018
Sidoo kale is aragga labaad ayaa la ciyaari doonaa March 6/7 iyo 13/14
| Hadaba sidan ayay isugu soo beegmeen kooxaha:- |
|
Juventus Vs Tottenham
FC Porto Vs Liverpool |
Sevilla Vs Manchester United
| Real Madrid Vs Paris Saint-Germain |
| Skahtar Donestk Vs AS Roma |
| Chelsea Vs Barcelona |
| Bayern Munich Vs Besiktas |

0 