Dowladda oo ka tacsiyadeysay geerida Gaduudo Carwo

0
Thursday December 07, 2017 - 11:45:44 in Wararka by
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo ka tacsiyadeysay geerida Gaduudo Carwo

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. C/raxman Cumar Cismaan "Yariisoow" ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee Shamis Ab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. C/raxman Cumar Cismaan "Yariisoow" ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee Shamis Abuukar oo loo yaqaanay "Gaduudo Carwo" taas oo saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

"Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladi iyo qoyskii ay ka baxday Allaha u naxariistee Gaduudo Carwo oo ka mid aheyd fanaaniinta ugu magaca dheer dalkeenna Soomaaliya” Ayuu yiri Eng. Yariisoow.

Gaduudo Carwo oo ka mid aheyd gabdhihii ugu horeeyay fanka Soomaalida ayaa in muddo ah ku xanuunsaneysay magaalada Hargeysa, iyadoo ugu dambeyn waaberigii saaka ku geeriyootay isla magaaladaasi Hargeysa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip