Calanka Waanka Falastiin oo xarunta QM laga taagayo iyo Yahuuda oo ka soo horjeeda.

0
Friday September 11, 2015 - 19:53:30 in Wararka by
  • Visits: 1164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Calanka Waanka Falastiin oo xarunta QM laga taagayo iyo Yahuuda oo ka soo horjeeda.

    Wakiilka dawlada u fadhiya Q,M Riyaad Mansuur ayaa ka sheegay magaalada New York in tani ay u tahay tilaabo ay ku gaarayaan dawladnimada Falastiin Yahuuda ayaa kasoo horjeesatay go'aankaan waxaana ay ku dhawaaqday in mar kale cod la galiyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka dawlada u fadhiya Q,M Riyaad Mansuur ayaa ka sheegay magaalada New York in tani ay u tahay tilaabo ay ku gaarayaan dawladnimada Falastiin Yahuuda ayaa kasoo horjeesatay go'aankaan waxaana ay ku dhawaaqday in mar kale cod la galiyo.

Xubnaha golah guud e Q,M ayaa u codeeyay in calanka Falastiiniyiinta laga taago xarunta Q,M ku shaqayso ee New York markii ugu horeysay.

Cod laga qaaday ergada wadamada xuvnaha ka ah Q,M ayaa waxaa ogolaaday 119 wadan halka ay kasoo horjeesteen 8 wadan oo ay ku jiraan Yahuuda iyo Maraykanka.

Ugu dambeyn gudoonka shirka ayaa ku dhawaaqay in calanka Falastiin laga taagi doono xarunta Q,M gaar ahaan halka ay ka taagan yihiin calamada wadamada Q,M ku jira.

55f24257c36188930e8b45db

Hadda in ka badan 135 wadan oo ku jira Q,M ayaa aqoonsan dawladnimada Falastiin.

Yahuuda ayaa dhulka Falastiiniyiinta intiisa badan xoog ku haysata si joogto ah ayayna u gumaadaa dadka Falastiiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip