Calanka Waanka Falastiin oo xarunta QM laga taagayo iyo Yahuuda oo ka soo horjeeda.
Wakiilka dawlada u fadhiya Q,M Riyaad Mansuur ayaa ka sheegay magaalada New York in tani ay u tahay tilaabo ay ku gaarayaan dawladnimada Falastiin
Yahuuda ayaa kasoo horjeesatay go'aankaan waxaana ay ku dhawaaqday in mar kale cod la galiyo.