WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH SABTI 2DA DICEMBAR 2017KA

0
Saturday December 02, 2017 - 09:29:14 in Wararka by
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH SABTI 2DA DICEMBAR 2017KA

    XUSKA DHALASHADII NABIGEENNA OO MAANTA KA SOCOTA GOBOLLO KA MID AH DALKEENNA Xaflado lagu weyneynayo dhalashadii Nabigeenna Muxamed SCW ayaa daraad ka dhacay gobollo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya iyo guud ahaan wadamada muslimiinta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XUSKA DHALASHADII NABIGEENNA OO MAANTA KA SOCOTA GOBOLLO KA MID AH DALKEENNA Xaflado lagu weyneynayo dhalashadii Nabigeenna Muxamed SCW ayaa daraad ka dhacay gobollo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya iyo guud ahaan wadamada muslimiinta ah.

 

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday dhamaan shaqaalaha rayidka ah xus ka dhalashada Nabigeenna awgeed, taasoo ku beegan 12ka Bisha Rabiicul Awal ee taariikh da Hijriyada.

Sanad kasta marka la gaar bishaan oo kale waxaa ummadaha muslimiinta ah u dabaald egaan dhalashadii nabigeenna oo ku asteysan 12ka Bisha Rabiicul Awal, iyadoo laga sheek eeyo siirada nabigeenna Muxamed.

WASIIRKII SEDDEXAAD EE MAAMULKA HIRSHABEELLE OO ISCASILAY

Wasiiru dowlihii wasaarada arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Cali Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii uu dhawaan u magacaabay ma daxweynaha maamulkaas.

Yuusuf Cali ayaa ku macneeyay sababtuu isaga casilay xilkii loo mgacaabay in uusan ku qanacsaneen xilka wasiiru dowlaha wasaarada arrimaha gudaha Hirshabeelle, islamaraka ana icasiladiisa uu u gubdiyay madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Shalay oo jimco aheyd Taariikhdana ay ku beegneed 1/12/2017 waxaa iscasilay Muxsin Muxumed Sheekh Shafeec oo ahaa Wasiiru Dowlihii Amniga & Dhaqancelinta Hirshabelle ka na tirsanaa xubnihii la soo magacaabay 29kii bishii November ee sanadkaan.

HAY’ADDA SIMHA OO TABABAR LAGU BARANAYAY ANSHAXA U QABATAY SUXUFIYIIN

Hay’adda Warbaahinada Mad axa Banaan ee SIMHA ayaa kham iistii M/Muqdisho ugu qab tay Suxufi yiin tababar lagu barayay Anshaxa Saxaafada kaas oo ay ka faa’iide ysanayeen. Tababarkan ayaa wax aa ka faa’iideysatay in ka badan 50 Suxufi oo ka howlgalla Muqdisho, waxaana qodobadii ugu muhiimsa naa ee tababarkaasi ka mid ahaa.

HOOS KA AKHRISO QODOBADII LAGU BARTAY TABABARKAAS.

Xushmaynta runta iyo xaqa dadw eynuhu u leeyihiin ogaanshaha xa qiiqda jirta, waana waa jibka 1aad ee wariyaha. Wariyuhu waxaa uu mar walba difaacayaa mabaadii’da xorriyadda ha dalka, wuxuuna ku dif aacayaa xogururin daacad ah, og golaanshaha xuquuqda aragti dhiiba sho aan xadgudub lahayn iyo da abacaadda iyo baahinta warka.

Wariyuhu waa in uu tebiyaa war ka xaqiiqda ah keliya, waana in aanu meesha ka saarin war iyo macluumaad muhiim ah oo jira, ama aanu beddelin, ama beenabuurin qoraal iyo docu ment si uu u marin habaabiyo dadweynaha.

Wariyuhu waa in uu kala saaro war iyo aragti (news & opinion) ka yimid qof gaar ah ama xa run warb aahineed, isla markaana si cad u xuso cidda aragtida la soo bandhig ay iska leh. Sidoo kale, Wariyuhu waa in uu kala soocaa warka iyo iidhehyada ganacsiga.

Wariyuhu waxa keliya ee uu ad eegsanayo waa hannaan xaq ah, si uu u helo war, muuqaa llo iyo qora allo, umana bannaana inuu ku raad iyo warka qaab handadaad ah, da bagal gaar ah oo ceebayn iyo rab shad kicin ku salaysan.

Wariyuhu waa in uusan xirfaddii sa wariyenimo u adeegsan in uu ka ga faa’iideysto dano gaar ah.

Wariyuhu waa in uu isu sheegaa ci dda uu warka ka doonayo, oo aanu si sir ah (qarsoodi) wax u duubin (haddii ayan jirin sababo qasbaya oo danta dadweynuhu ku jirto.)

Wariyuhu waa in uu saxo qalada adkiisa kana dabatago war kasta oo la baahiyay lana oga aday in uu khalad yahay.

Suxufiga waxaa saaran waajib (moral obligation) inuu afido (qari yo) dadka u warrama ama ilaha qar soon ee uu xogta ka helo. Tus aale:xushmaynta damaanadda du ubis la’aaneed (of ftherecord).

Wariyuhu waa in uu ka fogoodo baahinta war ku saleysan dhiiriga lin faquuq isir, mid jinsi, lahjad gaar ah, diin, siyaasad, heyb, dalka iyo bulshada uu ka soo jeedo darteed ama aragti ka le.

Wariyuhu waa in uu ilaaliyaa xuquu qda qoraallada, sheekooyinka iyo sawirrada dadka kale, mana baa hin karo ogolaasho la’aan. Wary uhu waa inuusan ku sifoobin si xun wax u sheegid, colaad hurin, sharaf dil, aflagaaddo, qaadashada laaluu sh nooc kasta ah. Wariyuhu waa in uu dhawraa sharafta diinta, dal ka, dadka iyo noloshooda khaaska ah, tan qoysaskooda iyo hantidoo da.

Wariyuhu ma faafin karo xog ku saabsan carruurta ayadoo aan ogo laasho looga helin cid da mas’uulka ka ah. Sidoo kale ma baahin karo warbixinnada dadka u nugul tako orka, sida: (d hibbanayaasha kufs iga, dadka dhimirka la’ iyo dadka qaba HIVAIDS, iwm), haddii aan lo oga haysan ogolaansho.

Wariyuhu waa inuu si feejigan uga waramaa dacwadaha maxka madaha ka socda ee aan weli go’ aan laga gaarin, ugumana yeeri ka ro danbiile qof aanay maxkamad ku helin danbi. Wariyuhu waa inuu ka madax bannaan yahay nooc ka sta oo cadaadis ah oo caqabad ku noq onaya shaqadiisa.

Wariyaha laguma khasbi karo ba ahinta xog been abuur ah. Wariyu hu waa inuusan xaqiida xogta uga leexan qof jeclaysi, koox jeclaysi iyo qaadashada haddiyad iyo laal uush. Wariyaha waa inuu ogolaado daacadna ka ahaado xaqa jawaabcelinta dadka la dhaliilay ama la eedeeyay.

Wariyaha waxaa waajib ku ah in uu si buuxda ugu dhaqmo qodoba da anshaxa ee kor lagu xusay. BIIBTO AYA KU JIRTO SAWIRKAAN














R/W KU XIGEENKA DALKA OO KA WARBIXIYAY SHIR UU UGA QEYB GALAY SACUUDIGA

Ra’Isul wasaare ku xigeenka XFS Md.Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa shalay dib u gu soo la abtay M/Muqdisho ka dib markii Da lka Sacuudiga uu kaga soo qeyb galay Shir lagu dah furayay Isbah aysiga Islaamka ee la dagaalan Argagaxisada. ayaa ka warbixyay waxya abaha diirada lagu saaray Shirka uu kaga qeyb galay M/Riya ad ee Dalkaasi Sacuudiga isa goo na sheegay in looga hadlay sidii lo oga hortagi lahaa fakirkar kooxaha Argagixsa.

Waxuuna intaa uu raaciyay in dhamaan Dalalka ka soo qeyb gal ay Shirkaasi oo gaaraya 41 ay soo bandhigeen dhibaatada ay ku qab aan kooxaha ay ugu yeeraan Arga gixisada. Md. Mahdi ayaa sidoo ka le inta uu ku sugnaa Dalkaasi Sa cuudiga waxaa uu kuluma la qaa tay qa ar ka mid ah Madaxa ka qe yb galeeysay Shirka dahfurka isba heeysiga islaamka ee ladaagaa lan ka Argagixisa da isagoona kale ha dlay Xaalada Soomaaliya iyo xiriir ka ka dhaxee ya Soomaaliya iyo Dalalka madax doodu uu la kulm ay.

SOOMAALIDA KU XANNIBAN LIBYA (WARSAXAAFADEED)

Ka dib markii Madaxweynaha JFS Md. M.C/hiFarmaajo, uu wadat ashi kala yeeshay dhiba atadaisa soo tareysa ee Soomaalida ku sug an Liibiya, ayuu W/Arrimaha Dibad da ee Soma liya, YusufGaraad Cu mar, wuxuu u xil saaray Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta M/Yur ub ee Brussels, Dr. Cali Saci id Faqi, in uu u kuurgalo, soo urur iyo, warbixinna ka soo diyaar iyo xogta dhabta ah ee Soomaa lida ku xanniban dalka Liibiya.

Maaddaama uu Madaxweynuhu amar ku bixiyay in ay Dowladdu de gdeg u qaaddo tall aabo kasta oo sharci ah oo Soomaalida Liibiya loo gu soo celin karo dalkooda hooyo, Wasiirku wuxuu Danjiraha farayaa in uu laba toddobaad gudahood ku soo diyaariyo xog sugan oo ku sa absan Soomaalida joogta dalka Liibiya iyo waliba talooyin ku saab san waxa la gudboon DFS Mas’uul iyiinta iyo hey’adaha Dowladda ee u u baahdo in uu waajibkaas loo xil saaray uu la ka ashado, wuxuu Wa siirku ka codsanayaa inay Danjira ha gacan ku siiyaan gudashada wa ajib aadka Qaran ee xasaasiga ah.

Waxaa xusid Mudan in Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta M/Af rika ee Addis Ababa, Ma xamed Ca liNur Xaaji uu hoggaamin doono ergo diblomaasiyiin ah oo uu M/Afr ika u xil saaray inay booqdaan Lii biya si ay qiimeyn ugu sameeyaan xaaladda dadka Afrikaanka ah ee ku xanniban dalkaas.

MADAXWEYNAHA KENYA OO KA HAD LAY DAGAALKA AL SHABAAB

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa uu ka hadl ay dagaalka ay dowladiisu kula jirto Ururka Al Shabaab, oo sida uu qira yba halis ku ah xasiloonida dalki isa. isagoo ka hadlayay xero ciid a mada lagu tababaro oo ku taala De gmada Lanet ee Gobolka Nak uru, ay aa marka hore Ciidamada Kenya ku ammaanay sida geesini mada leh, ee ay Shabaab ula dagaala mayan, isagoo sheegay inay guda nayan waajibaad qaran, ayna mud an tahay in loo ga mahadceliyo.

Madaxweynaha kenya ayaa ku goodiyay in Kenya ay ka go’an tah ay inay sii wado dagaal ka ay kula ji rto Ururka Al Shabaab, walow uu hadana sheegay inay halis ku yihiin amniga dal kooda, iyagoo ka faa’I ideysanaya kala qaybsanaanta bul shada Kenyanka ah.

"Al Shabaab waxay halis ku ta hay amniga Kenya, iyadoo ka faa’I ideysanaysa kala qayb sanaanta shacabka reer Kenya.” Ayuu yiri Uh uru Kenyatta, isagoo farriin u dira ayay shacab ka, ayaa yiri "Waxaan shacabka ugu baaqayaa inay mido obaan, halmeelna ay uga soo wa da jeestaan dhibaatada iyo cabsi gelinta ay ku hayso argagixisada.”

Waxa uu intaa ku daray "Shacab ka waxaan farayaa inay la shaqeey aan ciidamadooda, ha ddii aanay shacabku la shaqaynin ciidamada, kama adkaan karaan Al Shabaab, cabsi ayaana ku nool laan doonta an.”

Kenya, ayaa dabayaaqadii sa nadkii 2011 ciidamadeeda soo gel isay Koonfurta Somaliya, iya doo ku andacooneysay inay kula dagaala meyso Shabaabka, ka dib markii ay ku eedeysay in ay qalqalgeliye en amniga dalkeeda

MAALINTA AIDSKA ADUUNKA OO MUQDISHO LAGA XUSAY

Munaasabadda Xuska maalinta AIDSka Adduunka ee 1da Decem ber oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Caafi maadka iyo Guddiga ka hortagga AIDSka ee Koo nfurta iyo Bartama ha Soomaaliya ee (SCAC) ayaa shalay lagu qabtay M/Muqdisho.

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro, Guddoomiya ha Guddi hoosaadka arrimaha Caafimaadka iyo Waxbarashada ee Golaha Aqalka Sare Dr.Cusmaan Max amuud Dufle, Ururka aan Dowliga aheyn ee SOCENSA, Ururka SC AC, dadka la nool Xanuunka AI DSka iyo marti kale.

Sheekh Sayid Abaa Cali oo ah Gudoomiyaha dadka la nool xanu unka AIDSka oo goobta hadal ka jeediyay ayaa waxa uu eedeyn u jeediyay Wasaaradda Caafimaad ka ee XFS, wuxu una sheegay in mar walba ballan qaad ay u samey so dadkaasi balse aysan gadaal u soo fiir in.

G/Guddi hoosaadka arrimaha Caafimaadka iyo Waxbarashada ee G/Aqalka Sare Dr. Cus maan Maxamuud Dufle ayaa sheegay cudurkan in dhibaato weyn uu ku haayo Soomaaliya, lana dardar geliyo wacyigelintiisa. W/Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa sheegay muhiim inay tahay bulshada in laga wacyigeliyo inay jinsi fuquuq ku sameeyaan dadka qaba cudurkan, wuxuuna tilmaamay Dowladda inay ka go’antahay in bu lshada la gaarsiiyo adeegyada ay u baahan yihiin.

W/W/Caafimaadka ee XFS Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in kulan ay la qaadan doon to dadka la nool xanuunka HIV/AIDSka ayna tahay inaysan bulshada faquuqin dadkaasi. soo maaliya bukaanada qaba viruska dhaliya cudurka AIDSka waa la takooraa, taas oo adkaysa in bukaanku helo dawo iyo iyagoo inta badan qarsada cudurkan, wax ay ka baqayaan in lagu og aado taasina waxa ay ka qayb qaadataa faafida cudurka oo aan laga haynin xog rasmi ah gu daha Soomaaliya.

haanta waxa ay ku beegan tahay 1da bishan December, oo loo asteeyay maalinta AIDSka adduunka, waxaana laga hadlaa dhibaatooyin ka uu ku hayo cudurkan malaaayiin qof oo dun ida ku nool

XIL. FIQI: "WAA WAX LAGA XUMAA DO IN MAREYKANKA UU SHA BAAB KU SHEEGO SHACABKII UU BARIIRE KU DILAY”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dadka rayid ah ee Mareykanka uu ku dilay Bariire, in hadana uu Shabaab ku sheego.

Xildhibaan Fiqi oo la hadlay BBC, ayaa xusay in hadalkan uu carro gelinayo ehelada 10 qof ee Mareykanka uu ku dilay hawlgalka uu ka fuliyay Bariire. Mareykanka, ayaa si xoogan uga horyimid inay rayid ahaayeen dad shacab ahaa oo 25kii bishii August uu ku dilay weerar ka dhacay deegaanka Bariire ee G/sh/ Hoose.

War Saxaafadeed uu soo saaray Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ay aa waxaa la gu sheegay baaritaano muddo ay wadeen ka dib inay ogaadeen dad kaasi in ay Shabaab ahaayeen, oo aanay rayid ahayn Hadalkan, ayaa wuxuu khilaafayaa hadal ay Dowl adda Somaliya ka soo saartay weerarkaasi, ayna ku cadeyneysay in dadkaasi ay rayid aha ayeen, iyad oona tacsi u dirtay qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen.

SHABAAB OO WADADA U GALAY GUDDOOMIYAHA G/HIIRAAN

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degaanka Hees oo u dhaxeeya degmoo yinka Matabaan iyo Maxaas oo ka tirsan G/Hiiraan ayaa waxa ay sheegaya an in Dagaalyaha no ka tirsan ururka Alshabaab ay weerar jidgal ah u dhigeen kolonyo uu la socday Gu ddoomi yaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan.

Dagaalyahanada Shabaabka iyo Ciidamadii uu watay ayaa Guddoomiyaha ayaa waxaa halkaasi ku dhexmaray Dagaal socday mudo ku siman saacad, waxaana ka dhashay khasaa re kala duwan.

Guddoomiyaha ayaa ka soo ambabaxay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiir aan, waxaa uu ku sii jeeday degmada Maxaas, halkaasi oo howlo shaqo uu ugu socday, sida ay inoo sheegeen ila wareedyo lagu kalsoonaan karo.

Xeerilaaliayaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee G/Hiiraan Maxamed C/qaadir Ma xamed oo ka mid ah wafdiga Guddoomiyaha ayaa Risaala u sheegay Inay iska difaaceen rag gii wadada u galay. Wuxuu kaloo sheegay xeer ilaaliyaha Shabaabkii weerarka soo qaaday inay ka dileen Afar Dagaalame, si doo kalena ka dhaawaceen 11 kale, dhankooda wuxuu she egay in weerarkaasi uu kaga dhintay Hal Askari.

War Shabaabka ay ku soo qoreen baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayaa waxa ay ku sheegteen in weerarkaasi ay ku dileen ilaa 3 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda FS sidoo kalena ay gubeen gaari NOAH ah.Xigsho:Radiorisa al.com

SOOMAALIYA IYO LITHUANIA OO UN KAY XIRIIR DIBLOMAASIYADEED

Dalalka Soomaaliya iyo Lithuania ayaa waxa ay ku heshiiyeen inay abuuraan cilaaqaad dibl omaasiyadeed oo dhex mara 2da dal, sida uu bartiisa Facebooka ku soo qoray W/ Arrimaha Dibadda Somaliya.

Heshiiska waxaa sal u ah in 2 da dal uu mid waliba uu kan kale ku qaddariyo madaxban naanidiisa iyo wadajirkiisa dhul ahaaneed.

Heshiisyadan waxaa 2ada dal u sa xiisay 2da W/Arrmio Dibadeed oo kale ah W/Arrimaha Dibadda DFSo Yuusuf Garaad Cumar iyo W/Arrimaha Dibadda Lithuania Linas Link evičius. Heshiiskan ayaa si gaar ah uga dhacay M/Abidjan ee dalka Côted’Ivoire, waxaana dalka Lith uania uu xubin ka yahay QMiyo Midowga Yurub.

Wixii hadda ka dambeeya 2da dal waxaa ka dhexeeya cilaaqaad diblomaasiyadeed, kaas oo u wad dada u furaya in ay 2da dal iska kaashadaan dhinacyo 2daba dan u ah, oo ay ugu horeeyaan Ganacs iga iyo kobcinta dhaqaalaha.

WAR MURTIYEED LAGA SOO SAARAY SHIRKA AMNIGA GOBOLKA BANAADIR

Kulan howleedka G /Amniga G/ Banaadir oo uu shirguddoomiyey G/G/Benaadir ahna Duqa M/Muqdisho Md.Thaabit Cabdi Maxamed ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin arrimaha la xiriira amniga G/ dhulalka iyo Go’aammada Maxkamaddaha. G/Aminga G/Benaadir wuxuu walaac ka muujiyay sida sharciga fulintiisa ay mar walba u hirgalin oo loo hareer maro, waxaa kale oo uu Goluhu isku raacay in talaabo laga qaado gawaarida sida qaldan u adeegsada wad ooyinka iyo baraha ciidammada qaar oo la sheegay in la cago shacabka looga qaado. Kulan uu yeesho G/isbuucii hal mar,waxay Golahu go’aami yeen qoddobada soo soc da:

1. Goluhu wuxuu farayaa in la ilaaliyo sharciga wadooyinka cidii jabisaana talaabo sharciga waafaqsan laga qaadayo.

2. Waxaa sidoo kale ciidamada la farayaa ciddii lagu arko iyadoo lacago laaluush ah ka qaada neysa shacabka iyo ganacsatada baraha ciidanka, in isla meesha talaabo sharciga waafaqsan looga qaado.

3. Waxaa dhammaan madani iyo ciidanba la farayaa in loo wajaho sida ay tahay go’aamadda sharciga waafaqsan.

4. Golaha wuxuu isku raacay in si wadajir ah loo la xisaabtamo ciddii ka hortimaado go’aam mada sharciga waafaqsan ee ku aaddan dhulalka iyo guryaha la isku heysto.

5. Waxaa dhammaan hay’adaha ka la duwan ee dowladda iyo ciidammada amniga lagu war galin ayaa in arrimaha dhulalka iyo guryaha la isku heysto inay lasoo xiriiraan Maamulka Gob olka Benaadir iyo D/hoose ee Muqdisho.

6.Go’aammada hay’adaha Amniga Gobolka waxaa go’aan ka gaaraya Golaha Amniga Gobo lka Benaadir, haddii ay jirto xaalad degdeg ah, waxaa la isugu yeerayaa Golaha waqti kasta si loo wajaho xaaladda amni ee jirta. DHAMAAD

MUWAADINIIN SOOMAALI AH OO LAGU XIRAY DALKA PHILIPPINES

Waaxda socdaalka ee Dalka Philippine ayaa sheegtay inay qabteen 2 muwaadin oo soom aali ah kuwaas oo ay sheegeen inay wateen Baasaboorro been abuur ah

. Raggaasi ayaa Dalka Sweden waxaa ciidamada Amniga ee ay ku qabteen Garoonka Diyaaradeed oo ku yaala filibiin iyagoo doonyey inay u duulaan Dalka ingiriiska.

Mid ka mid labaadasi muwaadin ee soomaalida ah ayaa la sheegay in lagu magacaabo Ca bdinajax Maxamuud Aadan oo 23 jir ah waxaana Booliiska ay sheegeen in bishii hore ee Nov ember uu ka soo duulay Garoonka Diyaaradaha ee M/Dubai. Booliiska filibiin ayaa sheegay in cabdi najax uu qirtay in Baasaboorkiisa oo Sweden ahaa uu ku wareejiyey ruux kale oo jooga somaliya si qofkaasi uu ugu safro Dalka Sweden. laanta socdaalka ee Philippines ayaa shee gtay in weli raggaasi soomaalida ah ay ku hayaan baaritaano dheeri ah.

SHEEKH MUKHTAAR ROOBOW OO SI WEYN LOOGU SOO DHOWEEYAY BAYDHABO

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa shalay oo jimco ah gaaray M/Baydhabo ee G/Baay, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo uu horkacayay Wasiirka Warfaafinta Ugaas Xasan Cabdi, qeybaha kala duwan ee bulsh ada oo watay sawirkiisa ayaa soo dhoweeyay wadaadka.

Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa xubnaha la socday ka mid ahaa Wasiirkii hore ee Gaasha andhigga C/rashiid C/llaahi iyo xubno kale, waxaana ay ka soo kicitimeen degmada Xuddur oo 2dii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaayeen.

W/W/finta K/Galbeed ayaa sheegay in Sh.Mukhtaar Roobow uu maalmahan joogi doono Baydhabo, lana kulmi doono Maamulka K/Galbeed iyo qeybaha kala duwan bulshada.

Sheekha ayaa ka mahad celiyay soo dhoweynta loo sameeyay, isagoo kula kaftamay dadkii soo dhoweeyay inaan la dhihin maxaa ku maqneyn oo la dhaho Maxaad keentay, isagoo intaa ku daray inuu faah faahin doono ujeedada safarkiisa. xilliyda soo socdo

Mukhtaar Roobow oo isaga baxay AlShabaab sanado ka hor, ayaa hadda ku howlan sidii deegaanada k/Galbeed ciidamo uga abaabulilahaa, si uu dagaal ula galo, waxaana wadaad kan oo taageero ka heysta dadka ka soo jeeda Beesha uu u dhashay waxaa uu haatan doon aa inuu hoggaamiyo guluf dagaal oo ka dhan ah kooxdii uu horay uga tirsanaan jiray.

DIYAARADAHA MAREYKANKA OO DUQEYN QASAARE GEYSATAY KA FULIYAY JUBBADA HOOSE

Wararka naga soo gaaraya go balka Jubbada hoose ayaa ku wa amaya in halkaasi ay du qeyn qasaaro dhalisay ka fuliyeen diyaarado dagaal oo loo maleynayo in laga leeyhay Mareyk nka.Ilo dadka deegaanka ayaa Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho u Xaqiijiyay in dhowr gantaal lagu weeraray goobo loo maleynaayo iney fariisimo ku lahayeen Xarakada Alshabaab, inkastoo an la ogaan karin uu jiro qasaaraha rasmiga ee kasoo gaaray Alshabaab duqeynta ka dhacday duleedka Afmadow.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaabka duqeynta diyaaradaha ay u fuliyeen iyo sidoo kale qasaaraha rasmiga ee ka dhashay duqeyntaasi, wararka qaar ayaa in taa ku dara ya in duqeyntaasi ay wax yeelo kasoo gaartay dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha la duqe yay.

Dhanka kale WarSaxaafadeed kasoo baxay Xarakada Alshabaab ayaa lagu sheegay in duq eyn ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka dowlada Mareykanka in lagu bartilmaameedsaday go obo ay ku sugnayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan, halkaana uu dhaawacyo halis ah kasoo gaaray sida Alshabaab ay ku daabaceen barahooda In ternetka haweyne iyo sadax ruux oo kale.

Idaacada Simba ayaa iney qadka Taleefanka kula hadasho Saraakiisha Laamaha Amniga Jubbaland ayaa u xaqiijiyay iney jirto duqeymo ay fuliyeen diyaaraddo ku waa oo dhowr gan taal ku tuuray Fariisimo ku yaal duleedka degmada Afmadow ee Jubbada hoose oo loo maley naayo iney ku sugnayeen Xarakada Alshabaab.

Diyaaradaha dowlada mareykanka ayaa bilihii ugu danbeyay kor dhiyay weerarada iyo duq eymaha ay la bartil maameedsanayaan Goobaha ay ku sugan yihiin Hogaan ka iyo askarta Xa rakada Alshabaab ee ka dagaalama gudaha Somaaliya, inkastoo duqeymahaasi intooda bad an ay ku wax noqdaan dad shacab ah oo aan waxba galabsan, waxeyna arintaan kusoo beg meysaa iyadoo mareykanka uu beniyay inuu dad shacab ah ku dilay Bariire

WARIYEYAAL HABEEN HORE QARAX KAGA BADBAADAY M/MUQDISHO

roobow-bay2 Wariye oo ka hawlgala Xarunta Telefishinka Qaranka ee M/Muqdisho,ayaa qarax ka bad baaday, ka dib markii qaraxaasi oo gaarigooda loo gu xiray uu qarxay, ka hor intii aanay gaariga kaxe ysan.

Dhacdadan, ayaa waxay ka dhacday Degmada Boondheere, gaar ahaan meel ku dhow Isbitaalka Somali Jarmal, gaariga oo keliya ayaa na qaraxaasi ku burburay.

Wariyeyaashan oo lagu kala ma gacaabo Cabdul laahi Maxamed Weli iyo Daahir Cabdiweli, ayaa wa xay jugta qaraxa ka war helayn xilli ay isu diyaarinayeen inay gaariga raacaan.

Goobjoogeyaal, ayaa laga soo xigtay in 2da Suxufi ay ka badbaad een qaraxaasi, islamar kaana aan ay jirin cid kaloo wax ku noqotay, marka laga soo taggo in gaarigoodii uu qaraxaasi ku burburay.

Wariye Daahir C/weli, ayaa ahaa sawirqaadihii hore ee Madaxweyne Farmaajo, waxaana dhawaan lagu bedelay Badri Axmed Cabdulle.

Ciidamada ammaanka oo ku baxay halka uu qaraxu ka dhacay, ayaa xiray wadooyinka soo ga la, waxay na ka wadaan baaritaano ay ku doonayaan in ay kaga daba tagga an kuwii qarax aasi ka dambeeyay.

WASIIRKII 2AAD OO ISKA CASILAY G/WASIIRADA HIRSHABEELLE

Wasiirkii 2aad oo ka tirsan Gol aha Wasiirada Hirshabeelle ayaa iska casilay xilkii uu u ma gacaabay Madaxweyne Waare, iyadoo ay sii kordheyso xiisada ka dhalatay ma gacaabista G/ Wasiirada, oo ay ka horyimaadeen Xildhibaanada Hir shabeelle.

Wasiiru dowlaha Amniga iyo Dhaqancelinta Muxsin Muxumed Sh.Shafeec ayaa iska cas ilay, xilki isa, waxaana uu sababta is casilaa diisa uu ku sheegay in uusan ku qanacsaneyn xilkaas. "Waxaa iska casilay xilka la ii magacaabay oo ah Wasiiru dowlaha Amniga iyo Dhaq ancelinta Hirshabeelle, saba btana waa in aan ku qanacsaneyn xilkaas”ayuu yiri Muxsin oo la ha dlayay warbaahinta maxaliga.

Arbacadii ayay aheyd markii uu is casilay Wasiiru dowlihii Boostada iyo Isgaarsiinta Hirsha beelle, saaca do ka dib markii uu Madaxweyne waare uu ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha Hirshabeelle ay aa hadda wajahaya culeys uga ima anaya Xildhibaanada, maadaama Golihiisa Wasiirada uu ka ilaaliyay in Xildhibaano inuu ku soo daro, marka laga re ebo shaqsiyaad koob an, waxaana jirta cabsi laga qabo in Baarlamaanka uu diido in la ans ixiyo.

AHLUSUNA IYO GALMUDUG OO KU HESHIISYAY QODOBO DHOWR AH

Wada hadalada u dhaxeeya Ahl usuna iyo Galmudug ee ka socda Jabuuti ayaa heer gabog abo ah maraya, iyadoo inta badan la isla meel dhigay qodobada labada dhinac ka wada hadle en. Shirka oo galay todobaad ayaa ugu horeyn ku bilowday siminaar looga hadlayay xalinta khilaafaadka oo ay soo qaban qaabisay Urur Goboleedka IGAD, iyadoo siminaarka ka dib la guda galay wada hadaladii tooska ahaa ee 2da maamul ee Galmudug iyo Ahlusuna.

Mas’uuliyiinta 2da dhinac ayaa muujiyay isu soo dhowaansho, wax aana wada hadaladii u dambeeyay ee ay yeesheen uu ahaa mid aan loo dhaxeyn oo ay keligood ka wa da arrinsade en xaaladaha jira

Warar soo baxaya ayaa sheega ya in heshiiska 2da dhinac gaareen ay ku saxiixi doonaan M/Muqdisho.

2da dhinac ayaa la sheegayaa inay isku afgarteen qodobo ka mid ah awood qeybsiga, balse ay jiraan qodobo aan wali la isku afgaran oo xalintooda ay noqotay in Muqdisho lagu dhamee yo, lalana wadaago Madaxda DFS. Qodobada illaa iyo hadda la isku afgartay waxaa ka mid ah: 1In Ahlu Sunna ay aqba shay mag aca Galmudug.

2. In Ahlu Sunna ay aqbashay ku biiritaanka Galmudug.

3. In Ahlu Sunna ay xubno ku yeel ato Baarlamaanka Galmudug.

4. In Ahlu Sunna ay yeelato Gudoo miyaha G/Galgaduud, Gudoomiya ha Maxkamadda Sare Galmudug iyo Taliyeyaasha Ciidamada Nab ad Suggida & Booliska Galmudug.

5. In sidoo kale Ahlusuna ay yeela to Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ku xigeenkiisa, 11 xildhib aan iyo 5 Wasiir. 2da dhinac, ayaa waxaa la gu wadaa inay soo bandhigaan qo dobada ay ku heshiiyeen oo dha meystiran, si Galmudug ay uga ha naqaado G/Galgaduud iyo Mudug.

MADAXWEYNAHA ZIMBABWE MNAN GAGWA OO MAGACAABAY GOLE WAS IIRO OO AY KU JIRAAN MILATARI

Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ku dhawaaqay Golaha wasii rada cusub ee xukuumadiisa kadib markii 7aadkii hore loo dhaariyay Madaxwey naha dalka Zimbabwe.

Golaha Wasiirada uu magacaab ay Madaxweynaha cusub ee Zimba bwe ayaa waxaa jagoo yin sar sare laga siiyaay saraakiil katirsanayd Ciidamada Militariga Dalkaasi oo awaadii ka qaa day madaxweynihii hore Robert Mogabe.

Wasirka Arrimaha Dibadda ee cus ub ee dalka Zimbabwe ayaa loo magacaabay Sibusiso Mo yo, waa na janaraalkii laba todobaad ka hor sida la yaabka lahayd telefishinka dalkaasi uga dhawaaqay in awoo da dalkaasi ay ciidamada la war eegeen.

Waxaa uu sido kale magacaab ay Mr Mnangagwa ilaa 6 wasiir ku xigeeno oo dham aantoodi ku cus ub liiska dowladda dalkaasi. Peren ce Shiri oo horey u ahaa Madaxii ciida mada cirka ayaa loo magacaa bay wasiirka dhulka iyo beerarha dowladda csusub ee manan gagwe.

Waxaa uu caan ku ahaa oo uu hog aaminayay howlgalkii ka dhacay go obt lagu magacaabo Matabelelan din horraantii 1980 kaasi oo ay ku dhinteen dad lagu qiyaasay 20 kun oo rayid ah .

Mr Tendai Biti oo kamid ah dadka dhaliila dowladda ayaa sheegay in waqtigii dabaaldaga uu dhamaad ay,isagoo intaa ku daray in si sahl an ay u rajaynayeen isbadal taasi oo muujinaysa ayuu yiri sida aan u qaldanayn.

Emmirson Mnangagwa ayaa dha waan loo dhaariyay xilka madaxw eynaha Zimbabwe ka dib markii xi lka uu ka degay Mr Robert Mogabe oo muddo 37 sano ah soo maam ulayay dalkaasi.

GUDDI BAARAYAAL AH OO SHEEGAY IN DHIMASHADA QARAXII ZOOBE GAARTAY 512 RUUX

Guddiga Gurmadka Qaran ee dow ladda Soomaaliya ay u xilsaartay wax u qabashada dadkii ay wax ye ellada ka soo gaartay Qaraxii Zoo be ka dhacay 14bishii October ee sanadkan ayaa sheegay in dhima shadu gaartay 512 ruux.

C/hi Maxamed Shirwac oo ka tirsan guddiga ayaa sheegay in tirada dhi mashada Qaraxii Zoobe oo ay oga adeen in gaarayaan 512 ruux, isa ga oo intaa ku darray inay jiraan dad wali la la'yahay oo Eheladooda baadigoob ku hayaan.

Qaraxan oo ahaa kii ugu xumaa ee taariikhda soo mara dalka Soo maaliya ayeey horay dow ladda So omaaliya u shaacisay inay ku dhin teen 358 ruux, laakiin waxaa hadda muuqata in tirada ay sii korartay.

Dadka ay Eheladooda ku dhinte en Qaraxa ayaa helay gurmad kala duwan oo heer Wa ddani iyo mid Caalami intaba isugu jiray.

BOGGA CIYAARAHA

SIDA AY ISKU ARKI DOONAAN WADAMADA KA QEYBGALLI DOONA TARTANKA KUBADDA CAGTA ADDUUNKA

Dhacdadan Tartanka Kubadda Cagta Aduunka oo Afartii Sano mar la qabto ayaa ka mid ah dhacdooyin ka ugu waaweyn dunida ee sida weyn loo xiiseeyo, waxaana ay cayaarahan furmi doonaan sida uu qorshuhu yahay 14ka bisha June ee sanadka 2018, waxaana dalalka sa nadkan aan ka soo muuqan doonin ka mid ah Italy, Holland iyo wadamo kale oo Qaarada Afr ika ka tirsan haddab isku aadka kooxaha ka qeyb galaya taranka ciyarah addunka ee 2018ka ayaa kala ah kuwa hoos ku oqran iyadoo ay iskugu aadi doonaan sidan:

Group A

1.Russia

2.Saudi Arabia

3.Egypt

4.Uruguay

Group B

1.Portugal

2.Spain

3.Morocco

4.Iran

Group C

1.France

2.Peru

3.Australia

4.Denmark

Group D:

1.Argentina

2.Iceland

3.Croatia

4.Nigeria

Group E:

1.Brazil

2.Switzerland

3.Costa Rica

4.Serbia

Group F:

1.Germany

2.Mexico

3.Sweden

4.Korea Republic

Group G:

1.Belgium

2.Panama

3.Tunisia

4.England

Group H:

1.Poland

2.Senegal

3.Colombia.

4.Japan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip