
WAA WARARKA WARARGKA WAREYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 11-KA NOVEMBAR 2017-KA
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku tilmaamay dadka mucaaradka ku ah dowladda in xilliggii Xa san Sh. Maxamuud ay soo waceen ayna ka cods adeen in uu noqdo Mucaarad. Dadka Shacab ka ayuu ugu baaqay in ay la shaqeeyaan dowladda,islamarkaana ay ka qeyb qaataan xaaladda da gaal ee dalka ku jiro.
Bilihii lasoo dhaafay ayaa waxaa xoogeystay Siyaasiyiinta iyo Xildhi baanada kasoo horjeed da dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo
MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMAY XILDHIBAANADII SHEEGAY IN AY XILKA KA QAADEYN XAAF
Madaxweynaha JFS M.C/hi Far maajo ayaa Habaeenkii khamiista kulan gaar ah la yeeshay in ka bad an 50 Xildhibaan oo ka tirsan Baar lamaanka Galmudug kuwaas oo sheegay inay xil ka ka qaadeen Ma daxweyne Xaaf. Md.Farmaajo oo ku howlan in la soo afjaro dhibaat ada ka taagan Galmudug ayaa xil dhibaa nadii uu la kulmay ka ware estay xaalada deegaanka iyo go’a ankii ay qaat ayn 26kii Bishii 9aad ee sanad kaan ee ahayd xil ka qaa distii Mada xweyne Xaaf.
Xildhibaanada ayaa Madaxwey naha u sheegay sababaha ay go’a anka u qaatayn waxaana markii da mbe la isku raacay in la raadiyo xal ka Galmudug. Md.Farmaajo ayaa xildhibaanada ka dalbaday in qoor ta ay dhiib taan kuna qancaan da daalada Madaxweynaha wado ee xalka Galmudug waxaana la shee gay inay oggolaadeen.
Kulan kale oo si rasmi ah loogu soo afjarayo Xiisada iyo khilaafka Galmudug ayaa lagu balla may wax aana kulankaas Iclaamiyay Madax weynaha Soomaaliya. isagoo hore ula kulmay dha mmaaan Madaxda Galmudug waxayna arimahaan oo dhan muujinayan sida ay uga go’an tahay Md.Farmaajo Daganaanshiy aha Soomaaliya gaar ahaan buuqa ka taagan Galmudug.
WASIIRKA QORSHEYNTA JAMAAL OO U HANJABAY HAY’ADAHA DHUUMA ALEYSIGA KU SHAQEYSTA?
W/Qorsheynta Soomaaliya Jama al Maxamed Xasan ayaa sheegay inay jiraan Hay’ado uu sheegay in Soomaaliya si dhuumaaleysi ah u gu shaqeysta, waxa uuna sheegay inay dabagal ku hayaaan Hay’ad ahaasi.
Hay’adaha Caalamiga ee Shaqo oyinka waa weyn qabta ayuu she egay inay yaqaan shuruuc da dal ka , is la markaana ay soo maraan Shuruudaha Dalka u oggolaanaya inay ugu howl gal aan Waxa uu She egay in badi Hay’adaha yaryar ee aan Dowliga aheyn ee Afka qalaad lagu yiraah (NGOyada) ay ka howl galaan Deegaanada Dowlad Gobo leedyada iyagoo aanan hey san og golaanshiyada Wasarada
Wasiir Jamaal ayaa ku hanjab ay in Sharciga ay horgeyn doonan Hay’adahaasi, waxa uuna tilmaam ay inuu socdo qorshooyin lagu la soconayo Hay’adaha Sida sharci darada ah gobolada Soomaaliya ugu howlgala.
Ka gudbidda Hay’adaha sharci darada ku shaqeysanaya ayuu she egay in wax looga qaban karo xiriir dhab ah oo ay sameystaan Wasaar adaha Qorsheynta DFS iyo kuwa Dowlad Gobole edyada sida uu ha dalka u dhigay.
Soomaaliya waxaa ku sugan hay ’ado dalka ka sameeya Mashaariic ka la duwan, waxaana la sheegay aa in Hay’adahaasi aanan ka diiwa an gashaneen Wasaaradaha Sha qada ku leh ee DF.W/Qorsheynta Soomaaliya waxa ay sheegeysaa inay tallaabo ka qaadeyso Hay’ad ahaasi, waloow aanan cadeen Nuu ca Tallaabo ay ka qaadey so Hay’a daha aan Dowliga aheyn ee NGO-yada.
MAREYKANKA OO DUQEYN KA FULIY AY DEEGAANO KATIRSAN G/BAAY
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn diyaarada ha aan duuliyaha laheyn ee Dowlada Mareykanka ka fuliyeen deegaa no katirsan G/Baay oo masaafo u ji rta 160km dhanka Galbeed kaga beeg an Muqdisho
Sarkaal katirsan Sirdoonka Ma rey kanka ayaa sheegay in duqeyn taasi ka dhacday G/Bay lagu dilay rag ktir san Alqaacidada Soomaali ya ee Alshabaab, balse uusan she egin raga la be egsaday waxa ay yihiin.
Faah faahinada Hordhaca ah ay aa sheegaya inay duqeyntaasi lagu Dilay Ciidamo katirsan Al Shabaab walow aan magacyadooda lasoo Bandhigin. haddana masuuliyadiisa wa xaa sheeg atay Dowlada Marey kanka.Dadka deegaanka waxay sheegeen inay maqleen Jugta Mad aafiic dhinaca Cirka kasoo dhaceysay ayna ogaan karin wax faah faahin ka baxsan inay maqleen Dha waqa Gantaaladaasi. Al Shabaab weli wax war ah kama soo saarin duqeyntaasi ka dhacday de gaano katirsan G/Baay oo masaafo u jirta 160km dhanka Galbeed kaga began Muqdisho.
MADAXWEYNAHA FARANSIISKA OO BOOQASHO KU TAGAY SACUUDIGA
Emmnanuel Macron, Madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay inuu ahmiyad siin doono de ganaash aha Lubnaan ka dib markii booqa sho a an horay loo sii shaacin uga bilaabat ay dalka Sacuudiga.
Booqasgada madaxweynaha Fa ransiiska uu ku tagay dalka Sa cu ud iga ayaa ku soo aad eysa xilli uu Sabtidii is casilay ra’iisulwasaarihii Lubnaan Saad Hariri isaga oo ku sugnaa M/Riy adh, isaga oo sheeg ay inuu naftiisa u baqay.
Dowladda Sacuudiga oo lagu eedeeyay iney cadaadis saartay Ra’Iisal wasaarihii is casilay ee Mar Xariiri ayaa iska fogeysay kuna ee deysay. is lamarkaana shaacisay in ey arintaa si wax lug ah ku lahayn. Macron ayaa sidoo kale sheegay inuu hogaamiyeyaasha Sacuudiga kala hadli doono dhibaatada Yem en ka taagan, ka dib markii xulafa da uu Sucuudigu ho gaaminayo ay xireen dhammaan marinnadii gala yay dalkaas dagaallada la daalaa dhacaya.
Go’doominta ayaa dalka Yemen la saaray Isniintii ka dib markii gan ta al laga soo riday lagu bartilmaa meed saday M/Riyadh. Waxaa la sheegay in gantalka lagu qabtay meel u dhaw cas imadda Sacudiga.
Sacuudi Carabiya ayaa gantaal ka ku eedaysay malayshiyada ay Ii ra an taageerto ee Xis bullah. Dad badan oo reer Lubnaaan ahna wax ay ka cabsi qabaan in dalkooda uu soo wa jah ay dagaal gudo wayn oo ay ku lug leeyihiin Sacuudiga oo ah dalka ugu tunka wayn dalalka Suni ga ah iyo Iiraan oo Shiicada hogaa misa ahna dalka ugu wayn ee ay Sacuudiga isku hayaan gobolkaas.
MADAXWEYNAHA K/GALBEED OO KORMEERAY G/DIYAARADAHA BAYDHABO
Madaxweynaha D/Goboleedka K/Galbeed Somaliya Md.Shariif Xasan Sh.Adan,G/Baarlama n k K/Gal beed iyo Wasiiro ka tirsan Maamul kaa ayaa booqdey qeybaha uu ka koo banyahay Garoonka Diyaarah ada ee M/Baydhabo oo dayactiray ku socoto. Wafdiga ayaa waxa ay soo kor meereen qeybaha uu ka ko obanyah ay garoonka diyaaradaha M/Baydha bo, iyagoo indho indhee yay sida ay u socoto howlaha dib loogu dhisayo garoonka.
Madaxweynaha KGS ayaa she egay in garoonka M/Baydhabo loo habeyn doono sida kuwa caalami ga ah oo kale.Markii uu soo dham aaday booqashada wafadiga Mad axweynaha KGS ayaa waxaa Telef ishinka K/ Galbeed la hadlay Wasiir ka Gaadiid ka,Dhulka iyo Cirka ee K/Galb eed Md.C/hi Aadan Axmed (C/hi Black ) oo sheegay in korme erka wafdiga ay ahayd sidii ay u gu kuur geli lahaayeen hannaanka ay u socoto shaqada dib loogu habey nayo garoonka diyaa radaha ee M/ Baydhabo.
Garoonka ayaa la qorsheynayaa inuu shaqeeyo xiliga habeenkii ah sida ay xaqiijieen maam ulka how sha loo xilsaaray.
MAREYKANKA OO KA WALAACSAN KA BIXITAANKA CIIDAMADA AMIS OM EE SOOMAALIYA
Howlgalka Mareykanka ee Soo maaliya ayaa waxuu sheegay in markan uu ka walaacsan ya hay ka bixita anka Ciidamada AMISOM ee lagu wado dhamaadka sanadkan 2017ka. Afhayeen u hadlay Marey kanka ayaa waxuu sheegay in uje edka Mareykanka uu uga howlgala yo ay ta hay sidii uu u taageeri lah aa Ciidamada DFS iyo kuwa M/ Afr ika ee AMISOM.
Waxaa uu sheegay in Mareykan ka uu aaminsan yahay in joogitaan ka Ciidamada AMISOM ay u muhiim u tahay amniga Dalka Soomaaliya. Waxaa uu Afhayeenkan intaasi ku daray in Mar eykanka ay ka go’ an tahay in uu fuliyo weeraro dhan ka cir ca ah oo lagu beegsanayo Xubnaha ku jira Xarakada Al Sha baab. Ugu dambeyn, Mareykanka ayaa waxuu shaaciyay in Soomaal iya ay ku soo badanayaan Dagaal yahanada u dirira Ururada Daacish iyo Al Shabaab oo ku sug an qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya.
WASIIRRADA /WAXBARASHADA EE DALALKA SOOMAALIYA IYO PAKISTAN OO HESHIIS KA GAARAY ARIMAHA WAXBARASHADA.
C/raxmaan Daahir Cismaan W/ W/W.Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS oo la hadlay warbaahi nta Do wlada ayaa sheegay inay heshiis waxbarasho ay la galeen W/Wax barashada iyo Tacli inta Sare ee Dalka Bagistaan.
Wafdi uu hogaaminayay W/W. Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS oo dhawaan gaaray Dalka Pakistan ayaa tilmaamay in socdaa lka ay ku gaareen Pakist aan uu yahay mid lagu xoojinaayo Waxbarashada Dalka Soomaaliya.
Wasiir C/raxmaan ayaa sheeg ay in W/W/Tacliinta Sare ee Dalka Pakistaan ay ka go,an tah ay Xoojin ta Waxarashada Soomaaliya isag oona in Soomaaliya ay ka faa,iday sanayso Taagee rada Caalamka. Si doo kale Wasiirka ayaa waxaa uu ti lmaamay Dalka pakistaan uu balan qaad ay inay sii wadi doonaan taa gerada dheeraadka ah ay siin doo naan D/F.Soomaaliya.
JABUUTI OO SHEEGTAY IN CIIDAMO CUSUB U SOO DIREYSO SOMALIYA.
General Zakariye Sh.ibraahim taliyaha ciidamada militariga Jabu uti oo warbaahinta la had lay ayaa sheegay in Soomaaliya ay usoo dir ayaan Ciidamo cusub oo ka qeyb qaata Howlgalka AlShabaab looga saarayo So omaaliya ka dib weera radii xanuun ka badnaa ee ka dhac ay Muqdisho Bishii October ee San adkaan.
Gen.Zakariye ayaa sheegay Ci idamadan ayu soo dirayaan Sooma aliya ay ka codsatay do wladda Soo maaliya, wuxuuna tilmaamay inay si gaar ah uga howlgali doonaan deegaanada Galmudug gaar aha an M/Cada ado.
Ciidamadan ayaa soo dhameyst ay tababar in muddo ah u soconay ay, waxaana dhawaan ay soo gaari doonaan M/Muqdisho ee caasimad da Soomaaliya oo ay uga sii gudbi doonaan Cadaado. Maxamed C/la ahi Farmaajo Madaxweynaha So omaaliya ayaa dhawaan booqasho ku tagay wadamo ay ka mid yihiin Jabuuti, Uganda iyo Itoobiya, oo uu kala soo hadlay sidii gar ab looga siin lahaa dagaalka dowladda ay kula jirto Alshabaab.
UGANDA OO CIIDAMO KA MADAXBA NNAAN AMISOM U SOO DIREYSA SOOMAALIYA
Millitariga dalka Uganda ayaa Khamiistii sheegay inay diyaar u yihiin inay Soomaaliya u soo diraan ciidammo gaaraya 5000 Askari, ku waasi oo aan qeyb ka aheyn howl galka M/Afrika iyo Q/Midoobay si ay qeyb uga qaataan howlgalka da gaalka ka dhanka ah ururka AlShabaab.
Brig. Richard Karemire, oo ah Afhayeenka Ciidamada difaaca dal ka Uganda oo la hadlaayay Xinhu ayaa sheegay in Uganda iyadoo matalay sa dalalka PanAfricanska ah inay diy aar u yihiin inay ciidamo u dirto soomaaliya .
"Waxaan mar walbo diyaar u na hay inaan tiro kasto aan u dirno So omaaliya anagoo dalka ah iyo PanAfricanis, waxaana u baahan nah ay xooggaa taageero ah oo meel walbo nooga tima ado” Ayuu yiri Karemire.
Hadalkan ka soo yeeray ciidama da Militaryga Uganda ayaa imaana ya wax kar ka dib markii wakiilka gaarka ah ee gudoomiyaha Midow ga Afrika u qaabilsan howlgalka AMISOM Francisco Madeira uu Tal aadadii ku dhawaaqay in Kun Ask ari oo ka mid ah 22,000 ee AMISO M in dal ka Soomaaliya ay ka bixi doonaan 31 bisha 12naad ee 2017. Ciidamada A MISOM ayaa ka ko oban ciidamo ka kala socda wada mada Uganda, Burundi,Kenya, Itoo biya iyo Djibo uti, iyadoo na Dalka Uganda uu leeyahay ugu badan ee Cidamada H/GalkaM/Afrika AMISOM.
GUDDOMIYAHA G/SHACABKA OO XAFIISKIISA KULA KULMAY SAFIIRKA M/YURUB EE SOMALIYA
Md.Jawaari, G/G/shacabka JFS, ayaa shalay xafiiskiisa Muqd isho ku qaabilay safiirka M/Yu rub ee So omaaliya, Veronique Lorenzo oo ay ka wada hadleen dhowr arrimod oo ku qotoma xaaladdaha dal ka.
arrimaha ay ka wada hadleen Gu ddoomiyaha iyo Safiirku, waxaa ka mid ah dhameystirka Dast uurka Qa ranka iyo sidoo M/Yurub uu door muuqda uga qaadan lahaa guddo miye jawaari ayaa na u sheegay Danjiraha in DFS ay dib u eegista dastuurka ku saleyn doonto baahi da iyo rabita an ka Bulshada Soom aaliyeed.
Danjiraha M/Yurub ee Soomaal iya ayaa sheegtay in Yurubay ka go,an tahay in Somaliya ay la gar ab istaagaan taageero dhinacyo ba dan sida in Qubaro loo soo diro So maliya iyo taage ero maaliyadeed in ta ba si dastuurka loo dhameystiro.
Guddoomiye Jawaari, ayaa sidoo kale la kulm ay Safiirka dowladda Ingiriiska u Qaabilsan Soomaaliya oo uu kala hadlay sidii dowladda Britain usii kordhi lah ayd taageer ada ay siiso Soomaaliya.
ALSHABAAB OO SHEEGTAY IN AY LA WAREEGEEN DEEGAANO HOOSTA GA DEGMADA BALCAD
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada dowladda iyo AlShabaab ku dhex maray duleedka degamda Balcad ee G/Sh/ dhexe. Dagaalka ayaa yi mid ka dib markii AlShabaab ay weerar ku soo qaaden fariisinka Ciidanka dowladda ee deegaanada Baqdaad, Alfoow Basra Daniga Baaloow iyo Gaalgube oo u dhexeeya degmooyinka Balcad iyo Afgo oye.
Al-Shabaab ayaa Baraha ay ku leeyihiin Internetka waxa ay ku soo qoreen in ay la wareegeen dee gaanadii lagu dagaalamay gaar ah aan deegaanada Basro iyo Daniga Baalow oo hoostaga degmada Bal cad.
TALISKA CIIDANKA XDS OO FAAH FAAHIYAY DAGAALKII DULEEDKA BALCAD DHANACAY
shalay Gelinkii dambe ayaa daga al Ciidamada Dowladda Soomaa li ya iyo kuwa Shabaab waxa uu ku dhex maray tuulooyin hoostaga de gmada Balcad ee G/Sh/Dhexe ka as oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalka oo dad ka deegaanka ay sheegeen inuu ad u cu slaa ayaa waxa uu ka dhac ay deeagano ay ka mid yihiin Dani ga Baaloow, Basra iyo Bagdaad oo u dhow D/Afgoye ee G/Sh/Hoose.
AlShabaab ayaa baraha ay ku le yihiin Internetka waxa ay ku soo qoreen inay Ciidanka dow ladda ka la wareegeen deegaanada Basra iyo Danida balse RadioDalsan ay aa arrintaas wax ka weeydiisay tali ska Xoogga dalka Soomaaliya.
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Gen.C/hi Cali Caanood ayaa beeniyay Wararka ka soo baxay AlShabaab waxa uuna sheegay in Goobtaas ay tahay dhul aan cidna daganeyn sida as daraadeedna uu ahaa mid ay Waddada u galeen mi dka mid ah Gadiidka Ciidanka dow lad da isla markaana ay kadib cara reen sida uu hadalka u dhigay. Si doo kale waxa uu sheegay in ciidamada xoogga dal ka ay dhawaan bilaabi doonaan howlgal ay AlSha baab uga dabategaya an Goobaha ay u carareen ee G/ Sh/ Dhexe.
XAAKIM SOOMAALIYEED OO MAR KALE LOO DOORTAY GARSOORKA MA XKAMADDA HAUGE
Warar ka imaanaya Xarunta QM ee New York ayaa sheegaya in xa akimka Soomaaliyeed ee Cabdulq awi Axmed Yuusuf mar kale dib loo doortay inuu garsoore ka ahaado maxkamadda ca alamiga ah ee gar soorka ee fahdigeedu yahay M/Hague.
Garsoore Cabdulqawi ayaa ma xkamaddaasi garsoore kasoo ahaa sagaalkii sano ee la soo dhaafay, waxaana mar kale dib loogu doort ay inuu ka mid noqdo 15ka garso ore ee maxkam addaasi.
Cabdulqawi ayaa ka mid ahaa shan garsoore oo khamiistii uu cod u qaaday Golaha Guud ee Q/Mi dobay ee Magaalada New York.
JUBBALAND OO SOO BANDHIGAY NIN KU EEDEEYSAN FAL DANBIYED KA DHACAY BOSASO.
C/qaadir Warsame Axmed oo ku eedeeysnaa in 27ka bisha Oct ober, ee sanadkan uu Fal Danbiye ed u geeystay gabar lagu magacaa bo Fa’izo Max’ed, kana baxsaday deegaanada Pu ntland, islamarkaa na mudooyinkii u danbeeyay ku su gnaa Kismaayo ayay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliska Jubba land.
Eedeeysanaha ayaa lagu soo bandhigay xarunta Booliska Jubbal and, ayadoo saraakiisha cii damadu ay sheegeen inay u suurogashay in ay ninkani gacanta ku dhigeen ka dib markii ay hel een xog ah inuu yi mid Kismaayo.
Taliyaha Booliska Jubbaland Col. Cabdi Naasir ayaa sheegay in ninkani uu ku jiro gacanta Booliska Jubbaland ayna u gudbin doonaan dhanka Puntland, si halkaasi loogu maxkamadeyo.
Fai’za oo 15jir ah ayaa 27kii Bi shii Hore Lagu dhibaateeyay Boos aso, ayey Ehelkoodu u sheegeen SBC in gabadha Uu Ninkaasi Xab ad kaga dhuftay Qeybta Taranka ee jirkeeda, Ka dib markii uu isku dayay inuu Kufsado, waxaana nin kaasi ay sheegeen inuu ka Tirsa naa Ciid anka Badda ee Maamulka Puntland, Balse Taliska Ciidanka Badda ee maamulka Puntland ay aa Iska Fogeeyay inuu Ninkaasi ka Tirsanaa.
Hay’adaha u dooda xuquuqul Insaanka iyo qaar kamid ah ururr ada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareeyay falka Fooasha Xun ee loo geeystay Gabadhaasi Soomaaliye ed, wallow ilaa hadda aysan maxkamadi xuk un ku ridin eedeeysane C/qaadir Warsame Axmed
DAACISHTA KU SUGAN SOOMAALIYA OO KORORTAY
Q/Midoobey ayaa sheegtay inay sii kordhayaan dagaalyahanada Da acish ee ku sugan Guda ha Soom aaliya gaar ahaan degaanada ma amulka Puntland. Warbixin kasoo baxday QM ayaa lagu sheegay in Daacishta Soomaaliya ayaa si aad ah u korodhay sanadadii la soo dhaafay, islamarkaana ay weeraro ku qaadeen degaanada Puntland.
Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in kooxdaasi ay maalgelin ka heshay dalalka Suuriya iyo Ciraaq, oo ay ku sugan yihiin hogga amiyeyaasha Sar Sare ee Daacish.
QM ayaa sidoo kale tilmaamtay in Daacish ay qatar ku tahay Ammaanka Soomaaliya, islamar kaana du nida laga doonaayo in ay ka qe yb galaan dagaalka Kooxdaasi fara ceeda ku sugan Soomaaliya.
Madaxa Daacish Soomaaliya C/dir Muumin ayay sheegtay QM in uu xiriir toos ah lala lee yahay Sara akiisha ugu sareysa Daacish. Dha waan ayay aheyd Markii D/Mare ykanka ay deg aanka Buqo ee G/B ari duqeyn la beegsaday dagaal yahano ka tirsan Kooxda Daacish.
Mareykanku xilliggaasi, waxaa uu sheegay in uu dilay saraakiil Sa re, laakiin Puntland ayaa xaqiijisay in uu badbaaday hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya C/dir Muu min.
OLOLAHA DOORASHADA SOMALILAND OO SOO DHAMMAATAY
Waxaa maanta soo gebageb oobay ololaha doorashada Madaxt inimada ee Somaliland, ka as oo soo socday 21kii maalmood ee u gu dambeeyey.
Waxaana haatan socda diyaar garawgii ugu dambeeyey ee doora shada madaxtinimada ee la filayo inay Somaliland ka qabsoonto maa linta Isniinta.
Wasaaradda Waxbarashada ee Somaliland ayaa fasaxday dhamm aan ardayda dugsiyada kala duwan dhigata iyo weliba ardayda Jaama cadaha, si ay uga qaybgalaan doo rashada.
Doorashadaas ayaa waxaa ku taratamaya 3da xisbi ee dalkaasi ka jira ee kala ah Xisbiga Talada hayaa ee kulmiye, oo uu u sharrax yahay Muuse Biixi Yoonos, Xisbi ga Waddani oo uu u taanagan ya hayC/raxmaan Cirro iyo Xisbiga UCID oo uu musharrax u yahay Eng.Faysan Cali Waraabe iyadoo doorashadaasi si weyn looga soo shaqeeyey oo hab casri ah oo ade eg Tikna loojiyad sare la qo sheey ey in lagu howlgalo si guddiga fara mada ay sheegeen
PUTIN OO MARAYKANKA KU EEDEYAY IN UU FAROGALIN KU HAYO DOORASHADA RUUSHKA
Madaxweynaha Ruushka ayaa dowladda Maraykanka ku eedeey ay in ay doonayaan in ay farogalin ku sameeynayaan doorashada dhacaysa sanadka dambe ee dalka Ruushka. Vladamir Putin ayaa she egay in eedeymaha ah in ciyaarto oyda Ruushka ay isticmaaleen dar oogo ay ta hay arrin looga gol leeya hay in doorashada lagu farogaliyo.
Madaxweyne Putin oo booqanaya Paris
Wuxuu sheegay in baaritaanka fadeexada maandooriyaha ee ciya artooyda Ruushka ee ka qeybqaa danaya ciyaaraha olimbikada add uunka lagu soo beegay xiliga ay dhacayaan doora shooyinka Ruu shka bisha Maarso ee sanadka da mbe, si buu yiri dadka looga hork eeno dowl adda.
Waxa uu hadalkan imanayaa xili dowladda Maraykanka ay baar ayso farogalin la sheegay in Ruushka ku sameeyay doorashadii Maraykanka ee dhacday sanadkii 2016 kii. Waxa uu hadl ayay waxyar ka dib markii afar ciyaartooy oo Ruush ah lagu heley in ay daroogo istic maa leen, waxaana laga mamnuu cay ciyaaraha barafka.
FAAHFAAHIN:SALDHIG ALSHABAAB AY KU LAHAAYEEN SHABEELAHA DHEXE OO LA DUQEEYAY
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ilaa labo gantaal ayaa lagu garaacay Degaanka Ba sra oo Shalay ay Dagaal kula Wareegeen dagaalyahano ka tirsan Xarakada Alshabaab, kadib markii ay isaga baxeyn Ciidamada Dowladda Soomaliya.Si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay duqeynta ka dhacday Degaanka Basra oo u dhaxeeya Degmooyinka Afgooye iyo Bal cad ee Goboladda Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose.
BOGGA CAYAARAHA
ISCO OO QIRTAY SIDA UU UGA FAA’IDEYSTAY MUDADII UU GARETH BALE DHAAWACA KAGA MAQNAA REAL MADRID, XILI UU DHINACA KALE SHEEGAY IN XIDIGA REER WALES UU KU GUDA JIRO WAQTI AAD U ADAG.
Mucjisada ree Spain iyo kooxda Real Madrid Francisco Isco ayaa muujiyay dareen ku aadan sida uu ugu xun yahay dhaawacii laacibka ree Weles ee Gareth Bale markale kusoo gaa dhay khamiistii tababarkii kooxda Los Blancos, isaga oo in ka badan saddex isbuuc kale garoo mada kasii maqnaan doono, wuxuuna u rajeeyay in sida ugu dhaqsida badan uu kaga soo ka bto dhaawacan cusub ee markale uu la kulmay Bale.
Dhinaca kale Francisco Isco ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay mudadii uu Gareth Bale dhaawaca kaga maqnaa kooxda Real Madrid, sida uu kaga faa’ideystay kasoo muuqashada saf ka koowaad kooxda Zinedine Zidane iyo sida uu yahay dareenkiisa.
Laacibka kooxda Real Madrid ayaa waxyaabo badan kaga hadlay shir jaraa’id uu kasoo muuqday kahor kulan saaxiibtinimo uu xulka qaranka Spain kula ciyaari doono dhigiisa Costa Ri ca maanta Sabtida ah.
Isco ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaaway: "Gareth Bale wuxuu ku gudi jiraa waqti aad u adag, waxaan dareenkeyga oo idil ku taageerayaa inuu sida ugu dhaqsida badan kaga soo ka bto dhaawacan soo gaadhay markale, waxaan rajeynayaa inuu dhawaan nagala mid noqdo saf ka kooxda Real Madrid”.
Francisco ayaa wuxuu hadalkiisa intaa sii raaciyay: "Bale wuxuu garoomada kaga maq naa dhaawac mudo aad u fog, laakiin waa hubaal inaan qabtay shaqo aad u adag marka aan ka war helay inaan ciyaarayo daqiiqado fara badan, kubada cagtu waa fursad uun kaliya iyo da qiiqado aad ku badali karno noloshaada waana ka faa’iideystay arintan”.
RASMI: XULKA QARANKA SENEGAL OO U SOO BAXAY KOOBKA ADUUNKA, SADIO MANE & DIAFRA SAKHO OO DOOR MUUQDA KA CIYAARAY GUUSHII AY SOUTH AFRIKA KA GAADHEEN.
Xulka qaranka ayaa u soo baxay koobka aduunka ee Russia 2018 kadib markii ay guul 20 ah ka soo gaadheen dhigooda South Afrika waxayna Senegal noqdeen qarankii saddexaad ee qaarada Afrika ka tirsan ee koobka aduunka tikidhka u goostay waxaana ka horeeyay xulal ka qaramada Masar iyo Nigeria.
Xulka qaranka Senegal ayaa ka faa’iidaystay fursad qariib ah oo aan FIFA looga baran ka dib markii dib loo ciyaaray kulan sanad ka hor ay South Afrika 21 ku garaacday Senegal marka as oo garsooraha ree Ghana ee Joseph Lamptey lagu eedeeyay in uu South Afrika u sameeyay cadaalad daro rekoodhe aan jirin waxayna FIFA soo saartay go’aanka kulankan markale dib loo gu ciyaaray iyada oo waliba garsoore Joseph Lamptey lagu soo rogay ganaax noloshiisa aanu kulan danbe dhex dhexaadin doonin.
Laakiin Senegal ayaa ka soo kabsatay cadaalad daradii garsoore Joseph Lamptey uu ku sameeyay sanad kahor markii ay guuldarada kala soo laabteen South Afrika waxayna Senegal goolka furitaanka heleen daqiiqadii 12 aad markii uu Sadio Mane caawin u sameeyay gool dhaliyaha qarankiisa iyo kooxda West Ham United ee Diafra Sakho kaas oo si degan u dhaliyay goolka furitaanka.
Laakiin Senegal ayaa caawin ka sii heshay South Afrika kadib markii uu goolka labaad is ka dhaliyay Thamsanqa Mkhize taas oo keentay in Senegal ay heshay laba dhibcood oo kaliya oo ay kulankan uga baahnayd si ay ugu soo baxaan koobka aduunka ee Russia ka qabsoomi doona.
Senegal ayaa Group D ku qabtay dhibco ayna soo gaadhi karin qaramaa ay ku wada jir aan inkasta oo waliba ay talaadada soo dhawayn doonaan isla xulka qaranka South Afrika ee ay guusha ka soo gaadheen iyada oo kulanka Dakar ka dhici doonaa aanu wax saamayn ah ku yeelan doonin Senegal oo haddaba calankooda ka tagtay Russia.
Xulka qaranka Senegal ayaa noqday xulkii 24 aad ee xaqiijistay ka qayb galkiisa koobka aduunka waxaana jiri doona 8 xul qaran oo ku soo biri doona ka hor inta aan la samayn isku aadka koobka aduunka iyada oo qaarada Afrika ay ka soo bixi doonaan laba xul qaran oo kale.
Rajadii xulka qaranka Italy ee ka qayb galka koobka aduunka ayaa halis wayn sii gashay ka dib markii ay guuldaro kala soo laabteen Sweden ee kulankii lugtii hore ee kulamada Play offka iyada oo gool Jakob Johansson uu u dhaliyay Sweden ay guul kaga gaadhay Italy laakiin xulka qaranka Croatia ayaa u muuqda in ay haddaba labada lugoodba kula sii jiraan koobka aduunka.
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp oo dhaktar kooxdiisa ka tirsan raaciyay Sadio Mane ayaa haddaba helaya war fiican maadaama oo Senegal ay u soo baxday koobka aduunka iyada oo Mane uu ka badbaaday cadaadiskii badnaa ee qarankiisa uu ka dareemayay si uu koobka aduunka ugu soo saaro.
WORLD CUP - UEFA QUALIFICATION:: 2ND ROUND
Sweden 1 - 0 Italy
WORLD CUP - INTER-CONFEDERATION QUALIFICATION:: PLAY-OFF
Honduras 0 - 0 Australia
New Zealand 0 - 0 Peru
WORLD CUP - CAF QUALIFICATION:: 3RD ROUND: GROUP B
Algeria 1 - 1 Nigeria
WORLD CUP - CAF QUALIFICATION:: 3RD ROUND: GROUP D
South Africa 0 - 2 Senegal
WORLD CUP - UEFA QUALIFICATION:: 2ND ROUND
20:00 Switzerland ? - ? N.Ireland
22:45 Greece ? - ? Croatia
WORLD CUP - CAF QUALIFICATION:: 3RD ROUND: GROUP E NOVEMBEr 12
17:30Congo? - ? Uganda
18:30Ghana ? - ? Egypt
WAA WARARKA WARARGKA WAREYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 11-KA NOVEMBAR 2017-KA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA HADLAY MUCAARADKA DOWLADDA Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa markii u gu horreysay ka hadlay Xubnaha dowladiisa Mucaaradka ku ah. Wax aa uu sheegay in dadkaasi ay doonayaan inay dib u dhigaan dowladnim