Dhageyso:-Sheekh Cali Wajiis Oo Noqday Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Laga Badbaadiyay Weerarkii Naasa Hablood

0
Sunday October 29, 2017 - 19:46:06 in Wararka by
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Sheekh Cali Wajiis Oo Noqday Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Laga Badbaadiyay Weerarkii Naasa Hablood

    Sheekh Cali Wajiis waxa uu ka mid yahay Culumada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale uu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii Hotelka Naasa Hablood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cali Wajiis waxa uu ka mid yahay Culumada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale uu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii Hotelka Naasa Hablood.

Isaga oo Warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in uu ahaa qofkii ugu dambeysay ee la soo badbaadiyay.

Hadaba Sheekh Cali Wajiis ayaa ka sheekeynaya waxyaabihii uu arkay.

Audio Player

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip