Dhageyso:-Sheekh Cali Wajiis Oo Noqday Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Laga Badbaadiyay Weerarkii Naasa Hablood
Sheekh Cali Wajiis waxa uu ka mid yahay Culumada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale uu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii Hotelka Naasa Hablood.