
Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho
Qarax Labaad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Ceelqalow ee degmada Wadajir.
Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka iyo Saraakiisha Ciidamada Qaraxa ayaa ka dhacay meel ay dadka isugu yimaadaan waxaana loo adeegsaday gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay.
Gaariga qarxay ayaa la sheegay in uu ahaa Nooho.
Wixii kusoo kordha kala soco wararkeena danbe insha allaah
Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho
Qarax Labaad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Ceelqalow ee degmada Wadajir.