Madaxweyne Putin "Turkigu uu ka shaleyn doono diyraadii uu soo riday.."

0
Friday December 04, 2015 - 10:49:56 in Wararka by
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Putin "Turkigu uu ka shaleyn doono diyraadii uu soo riday.."

    Madaxweynaha dalka Rushka Vladamir Putin ayaa mar kale digniin adag u jeediyay dawlada Turkiga taasoo la xariirta diyaaradii Rushka looga soo riday xadka u dhaxeeya dalalka Turkiga iyo Syria.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Rushka Vladamir Putin ayaa mar kale digniin adag u jeediyay dawlada Turkiga taasoo la xariirta diyaaradii Rushka looga soo riday xadka u dhaxeeya dalalka Turkiga iyo Syria. Madaxweyne Putin oo la hadlayay baarlamaanka dalkiisa ayaa waxaa uu sheegay in Turkigu uu ka shaleyn doono diyraadii uu ka soo riday sida uu yiri.

Sidoo kale M/weynaha Rushka waxaa uu sheegay in dawladiisu ay ka aarsan doonto Turkiga oo uu sidoo kale ku dhawaaqay in arrintaasi keenay cawaaqib aan la mahdin.

Dawlada Turkiga ayuu ku eedeeyay inay taageerto wax uu ugu yeeray argagixisada gobolka oo uu ula jeeday kooxda Daacish.

Dawlada Turkiga ayaa dhankeeda ku adkaysanaysa inay ku saxantahay go’aankii ay kusoo riday diyaaradii Rushka ee nooca dagaalka aheyd maadaama ay ku xad gudubtay hawada Turkiga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip