WAA WARARKA WARGEYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 30-KA SABTEMBAR 2017-KA

0
Saturday September 30, 2017 - 10:24:15 in Wararka by
  • Visits: 713
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 30-KA SABTEMBAR 2017-KA

    WARBIXIN: ISTEERINKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kaban aya dagaal sokeeye. Geeri dii, dhaawac ii, qaxii iyo burbur kii dagaalka sokeeye da rtood, 57 sano ka dib Dowladnimada Soo maaliya waa mid mar 2aad socodbarad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WARBIXIN: ISTEERINKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kaban aya dagaal sokeeye. Geeri dii, dhaawac ii, qaxii iyo burbur kii dagaalka sokeeye da rtood, 57 sano ka dib Dowladnimada Soo maaliya waa mid mar 2aad socodbarad ah oo hadda la kabkabayo una baahan ko olkoolin iyo in loo turo.

SAGAASHANAADKII:

Waxaan ka soo gudubnay xilligii 90maadkii oo aan ahayn Dowlad la’ aan. Wa a xilligii abwaan Soomaaliyeed oo aan ku la kulmay Baydh aba uu ka tiriyay tix aan ka xusuusto hooriskee da oo ahaa:

"Wada Tuute noqannaye,

nin waliba tabtuu rabo,

ha u rido tumaatida”.

2000 IYO KA DIB:

Waxaa kale oo aan ka soo gudubnay tobankii sano ee xigay ee Hogga am iye Kooxeedyo hub badan haysta, mararka qaarna de gaan ka taliyaa ay Dowladda is hor taagi jireen amaba ay ridi jire en. Ho ggaamiye kooxeedyadaas oo uu mid waliba u duulo caasi mad shishe eye tii uu doono iyo we liba mararka qaarkood gobo llo shisheeye si uu hesh iiska uu doono ula soo galo Dowlad ama sharikad iy ada oo og in aanuu heshiiskaas fulin karin had dana dano gurracan dartood shaar ka we yn u toli jir tay Hoggaa miye kooxeedka.

2012kii:

Waa laga soo gudbay xilligii KMG, in kasta oo weli xagga dib u heshiinta iyo dib u dhiska hey ’daha Dowladda siiba ciidan ka ay wax badani ka dhimman yihiin. Wa xa la isku afgartay ee Dowla dnima da Soomaaliya ay ku dhisan tahay, oo uu Mad axweyne ku noqday M.C/hi Farmaajo sida Madaxwey nayaashii isa ga ka horreeyay ba ay ku noqdeen, waa Dastuurka dalka oo isa galaft iisu weli kumeelgaar ah ilaa afti laga qaadayo shacabka Soomaaliyed oo dhan.

idaacada-wareegta-768x576 Dastuurku si cad ayuu u qeexayaa in Si yaasadda Dibadda ay u xilsaaran tahay KELIYA DFS. Das tuurku wuxuu awood u siinayaa in Madaxweynuhu uu yahay ma s’uul ka dalka ugu sarreeya, fagaara yaa sha caalamiga ahna uu isagu ama wak iilk iisu ku matalo Soomaaliya.

Dastuurku ma qorayo in Gobol waliba uu dalka uu doono la geli karo he shiis a ma taageero siyaa sadeed u fidin karo. Sidoo kale, Dastuurku ma qo rayo in Gob olkii doonaa uu Dowladda uu xiriirka u jari karo ama uu ku qa adi karo dagaal.

Madaxda Dowlad Goboleedyadu Cod iyo Mas’uuliyad heerkoo da ah ay ay ku leeyihiin talada Dalka. Madaxweynaha iyo DF/ku na waa ay ku xush meyneysaa. Haddii ay la soo gudboonaato margo’aan ay Xukuumaddu gaartay uu u cuntami wa ayo Madax weyne Gobo leed ama uu hayo talo ka wanaagsan go’aanka Xuk uumad da, waxaa u furan inuu DF u soo jeediyo talo.

DF ah iyo D/Goboleedyada waxaa ka dhe xeysa wadashaqeyn fii can xagga siyaa sadda iyo xagga amnigaba. Khilaafna ka ma jiro Arrimaha Gudaha ee dalka. Arri maha Dibaddana go’aankeeda wax aa leh Madaxweynaha JFS.

Madaxbannaanida iyo midnimada So omaaliya waa inaan dhammaan teen siin naa qiimeynta u gu weyn. Waa waxa ke liya ee waaraya. Xil uu qof mas’uul ahi ha yo heerka uu doono ha no qdee waxaa ka weyn Qarankeen na. Manfac iyo damac kasta oo kale waxaa ka weyn wadajirkeen na iyo Ma daxbannaanideenna. Iyaga ayaa waaraya.

Sidaa darteed aan ka dhowrsanno in Hoggaamiyaha dalka ee maanta iyo berri lala qabsado iste erinka. Hoggaamiyaha maanta ee dalku waa M.C/hi Maxamed. Hoggaamiya ha berri imaan doona ama imaan doonta ma naqaan. Laakiin mid kas ta oo Hoggaamiye noqda waxaa uu jecla an lahaa, Soomaaliyana u roon, inuu la wareego Dowlad waxkuool ah oo nid aam iyo kala dambeyn ku soc ota oo aan isbarbaryaac lah ayn.

Dastuurka Soomaaliya meelaha qaar ma cadda oo mugdi ay aa ku jira. Meel aha qaarna waa mid aan dood geli karin waxa uu Dastuurku ka qabo.

Soohdinta DFiyo Dowlad Goboleedyada marka ay joogto Arri maha Dibad du uma baahna fasiraad badan marka aad akhriso Dastuurku sida uu u qeexayo. Qofka ka dhowrsan waaya inuu si sharci darro ah isteerinka ula qabsado Hoggaamiyaha Dal ku, ama aan si kale u dhigee ku kaca fallid ku ah Dastuurka dalku ha ogaado inuu wii qayo Dowladnimada Soomaaliya.

W/Q: Yuusuf Garaad

W/AMNIGA OO SOO BANDHIGT AY DHALIN YARO LA SHEEGAY IN AY WARQA DO DIGNIIN AH KU DAADIYEEN MUQDISHO.

W/W/Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow iyo Taliyaha Ciidanka Boo liska G/Banaadir Axmed Xasan Maalin ay Aa khmaiistiisoo bandhigay Dhalinyaro ay sheegeen inay dhawaan Warqa do digniin ah ku daadiyeen Xaafado ka mid ah M/Mu q disho Warq adahaas oo Cabsi giliyay Sha cab ka G/Banaadir. W/Amniga iyo Taliska Booliska Go balka ayaa sheegay in ragaan Xarumo Da aba caad ay ku le eyihiin M/Muqdisho kuw aas oo lagu same eyo warqado Shacabka lagu Ca bsi giliyo si doo kalane lagu daab aco warq ado kale oo been abuur ah. Dad k la soo Bandhi gay waxaa ku jira Nin dhal inyar ah oo ay Shacabka Muqdisho aad u yaqaana an kaas oo lagu Magacaabo Ma xamed Nuur Maxamed loona yaqaano Idaacadda Wareegto. Maxamed Nuur Maxamed oo loo yaqaano Idaa cadda Wareegto ayaa Muqdisho ku wareejin jiray Warqado lagu qoray dha cdooyinka la yaabka ah ee Dunida ka dha ca sidoo kale Waxa uu wareej in jiray Wa rqado Ogeysiis ah oo ay u dhii btaan Shi rk adaha Ganacsiga iyo Gooba ha Waxbara shada isagoo ku badalan jiray lacag aan badneen Shaq adaasi. Nin kaan dhalinyarka ah ee ka midka no qday dadka la soo ban dhigay ayaa sidoo kale Caan ku ahaa Mat alaadda Codka dadka caanka sida Wariyaasha iyo siyaasiin ta waxa uuna shaqadaan ku jiray wax ka badan 10 Sa no sida ay noo sheegeen Qa ar ka mid ah dadka yaqaana.

Ciidanka Booliska ayaa sidoo kale soo bandhigay Qalab u badan Computers iyo Qalabka wax la gu daabaco, Dhawaan ay ay aheyd markii Xaafado ka mid ah M/Mu qdisho lagu daadiyay Warqado Shacabka looga digaayo inay la shaqeeyaan Dowla dda iyo inay Shaqo u raadsadaan Mashru uca lagu shaqaaleysiinayo dhalinyarada 1,000ka ah waxaana Warqadahaasi ku qornaa in la dili doono qofka ka waantoobi waayo. 7Kaan ayaa loo arkaa mid baajin doon to walaac ay qabeen Dhalinyara da Shaqo la’aanta daashatay ee rajada ka qaba in ay ka mid noqdaan Mashruuca Shaqaaley siinta 1,000ka dhalinayaro ee G/Banadir.dhanka Ciidamada Dowladda.

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO R/WASAARE KHEYRE OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayay oo booqasho ku tegey wadanka Boqortoyada Sacudi Car abiya ayaa dib ugu soo laabtay M/ Muqdi sho iyadoo sidoo kale RW. Kheyre uu Hab aeen hore dib ugu soo laabtay M/ Muqdis ho kadib markii uu ka soo qeybgalay shir QM ee la gu qabtay dalka Maraykanka.

Wafdiga Madaxweynaha oo uu ka mid ahaa W/Arrimaha Dibada Yuusuf Garaad ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garo onka diyaaradaha. Sidoo kale RW.XFS Md. Kheyre iyo wafdi uu hoggaamina yo ayaa Habenja jimcaha kasoo degay garo onka Diyaaradaha ee M/Muqdisho, kadib markii M/New York ee dalka Mareykanka ay uga qeyb galeen Shirweynahii 72aad ee G/guud ee QM.

RW. iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoon ka kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Madaxda DFS iyadoo uu noqday Kheyre mas’uulkii ugu sareeyay oo xilli habeeni mo ah ka soo dega garoonka diyaaradaha M/ Muqdisho muddo kabadan 27 sano

MADAXWEYNAYAASHA RUUSHKA IYO TURKI GA OO HESHIIS KA GAARAY ARINTA DALKA SUURIYA

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku heshiiyay in la riixo abuuritaanka deegaan ka caagan xa saradaha oo la ga hirgelinayo gobolka mu hiimka ah ee Idlib ee waqooyiga Suuriy a.

Ujeedada arrintani ayay madaxdani ku sheegeen sidii loo dhameyn lahaa daga alka sokeeye ee Su uriya. Kadib marki ay dhamaadeen wadahadalada labadani hog aamiye, ayuu madaxweyne Erdogan ka sheegay magaalada Ankara in Turkiga iyo Russia ay doonayaan inay ka dhabeeya an dhameystir ka qorshahani. Heshiiskan ayaa loo arkaa inuu tallaabo weyn oo ho ray loo qaaday u yahay bilo wga wadahad alo nabadeed oo lagu soo dhameynayo colaada

C/WALI GAAS "ANAGA IYO QADAR WAX XIR IIR AH MA LIHIN, IMAARAADKA IYO SACU UDIGA AYAA…”

Madaxweynaha Puntland C/wali Max amed Cali Gaas ayaa mar kale ku celiyay inuu ku taagan yahay go’aanka Maamulkii sa ku taageeray Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, isagoo tilmaam ay in Qatar aanay wax xiriir ah kala dhax eyn. Wareysi uu siiyay Telefishinka SBC ee xarunt iisu tahay Boosaaso ayuu kaga hadlay arrimo kala duwan, sida Khilaafka Khalijka, xaaladaha siyaa saded ee ka jira Galmudug iyo sida DFS u maareynyso.

C/wali Gaas oo ka hadlay qodob 54aad ee Dastuurka oo awood u siinaya DFS in mas’uuliyad ka saaran tahay arrimaha di badda, ayuu sheegay in marka la fiiriyo qo dobka 53aad oo uu xusay in wa da xaajoo dyada,heshiisyada caalamiga iyo arrima ha masiiriga ah, kaasoo dhigaya in lagala tashto dowlad goboleedyada, xitaa waxaa uu tilmaamay in marka DFS Heshiis Caal ami galeyso ay tahay in wafdigeeda aada ya dibadda inay qeyb ka noqdaan xubno ka tirsan dowlad goboleedyada.

"Arrinta waa Masiiri waxay quseyaa Pu ntland iyo dowlad goboleedyada oo dhan, anaga Qatar xir iir ma lihin, meel ay ku taa llo ma lihin, Atam abuuray dhibaatada ka ji rta Galgala ayay marti gelisay oo dhaqa ale ku bixisaa, wax kale naga jira ma la han, xiriir Ganacsi ma lihin, Imaaraadka iyo Sacu udiga ayaa xiriir naga dhaxeeya, Sacuudiga oo kale xoolaheena ayaa u dhoofaan, dad Soomaaliyeed ayaa ka sha qeysta, Imaaraadka halkan ayay joogaan dekeda Boosaaso shirkadda DP World ay aa dhiseysa. mashaariic ayay ka fuliyaan Ciidamada BMF ee Ilaalada Xeebaha ay

ay naga taageertaa”ayuu yiri C/wali Ga as.Mar uu ka hadlayay go’aanka dhe xdhexa and imada ee DF qaadatay ayuu sheegay in tani aysan aheyd dhex dhexa adnimo aheyn, balse ay u mu uqato in DF ay taageer eyso Mowqifka Qatar.

C/wali Gaas ayaa la weydiiyay arrimaha ka jira Galmudug iyo khilaafka siyaasade ed ee u dhaxe eya Madaxda Maamulkaas iyo qaabkii dowladda Federaalka u maar eyso ayuu sheegay in taasi ay sax aheyn, isla markaana dowladda laga rabo inay dadka isku soo dhoweyso oo aanay dhin ac la safan.

"Dowladda Federaalka waa heykalkii is ku xirayay Soomaaliya oo dhan, waxaa la rabaa si weyn oo mas’uuliyad ku jirta in loo fikiro, Madaxweynaha Galmudug, kuxi geenkiisa iyo Guddoomiyaha Baarl amaan ka ayaa aragti kala duwan qaatay, waxay aheyd inaan dhan la raacin, waxaa dhac day in dow ladda Federaalka ay soo saart ay warqad ay ku taageereyso dhinaca kal e, markii ay qolo shirtay ay yiraahdeen Ma daxweynihii ayaa xilka ka qaaday, ma ah an wax loo baahan yahay, waqti xasaasi ay aa lagu jiraa, waa in dadka la isku soo dhoweeyo, oo la isu keeno, ma ahan maa mul dhismihiisa inaan la bur burin, waa in laga shaqeeyaa sidii u hormari lahaa”ayuu yiri C/wali Gaas

MUCAARADKA KENYA OO KA SOO HORJEEST AY IN LA BADALO HANAANKA LOO QABANAYO DOORASHADA

Hogaamiyaha Isbaheysiga Mucaaradka ah ee dalka Ken ya Mr. Raila Odin ga ayaa ka soo horjees tay 7aadka nay Baarlama anka dal ka Kenya ee Xisbiga Ju bule raacsan wax uga badalayaan Han aanka loo qabanayo Doorashada. Mr. Raila oo shir saxafadeed ku qabtay xarunta Okoa Kenya ee magaalada Nairo bi oo Mucaa radka looga arrimiyo ayaa ku tilmaamay Madaxweyne Uhuru iyo Ku xi geenkiisa William Ruto in Kenya ay dib u gu cel iyaan Hanaanka kali talidninada ah, balse ay ka dhii dhin doonan iyaga oo kaa shan aya shacabka dalka Kenya.

Dhanka kale waxaa uu ballan qaaday in Banaanbaxyo nabadeed oo Guud aha an dalka Kenya ay ka dhigi doonan 7ba adka soo aaddan. Ugu dambeyn waxaa fa shil ku dhamaaday wadahal 3dex geeso od ahaa oo dhaxmari lahaa Xisbiga haya talada dalka ee loo yaqaan Jubule isbahe ysiga Muc aaradka ah ee NASA iyo Gud diga Doorashada iyo Xuduudaha dalka ee IEBC kadib markii Xubnaha Baarlamaan ka ee Dowladda ay wax ka badalka Han aanka Doorashada qaabka loo qabanayo meel mariyeen.

GUDDOOMIYE JAWAARI OO QAAHIRA KULA KULMAY MADAXWEYNIHII HORE CABDIQAASIM SALAAD

G/Baarlamaanka Soomaaliyeed Max amed Sh Cusmaan Jawaari oo booqasho ku jooga M/Qaah ira ee dalka Masar ayaa gelinkii dambe ee shalay la kulmay Ma daxweynihii hore ee Soomaaliya Ca bdiq aasim Salaad Xasan. Jawaari iyo Wafdi ga la socday ayaa Madaxweynihii hore ee dalka C/qaas im Salaad Xasan waxa ay ka wada hadleen xaaladda dalka Soomaaliya uu marayo iyo arrimaha siya asadda dalka.

Kulankan ayaa waxaa 2ada mas’uul oo hore Wasiiro uga soo noqday dowladii ho re ee Siyaad Bar re waxa ay isku weydaar sadeen fikirkooda ku aaddan sidii xaalada dalka Soomaaliya uu haatan ku jiro looga samatabixin lahaa, waxana uu guddoomi ye Jawaari ka dhagaystey Md C/qaasim aragtid iisa la xiriirta siyaasada dalka gaar ahaan arrimaha gudaha iyo tan dibadd aba.

HAY’DDA CILMI BAARISTA BADAHA OO SHEE GTAY IN $300 OO MILLION BISHII LAGA QAATO XEEBAHA SOOMAALIYA

dorraad oo kaliye waxaa guud ahaan du nida laga xusaa maalinta caalamiga ah Amaanka Badaha. Dabaaldegga sanadk an ayaa diiradda saaraya sidii ganacsiga Badaha isaga kala goosha loo hor umarin lahaa. Xeebaha Somaliya ayaa mar ahaa marinada ugu qatarsan ee gaadiidka bad da shuft ada ku hesho, laakin dhinaca kale taasi waxaa ku lamaanaa jillaabashada ay maraakiibta shishe eyuhu geystaan.

Haddaba hay’adda Cilmibaarista Bada ha ee Somaliya ayaa sheegtay in sandkii ba Qarash dhan $300, oo Million laga boo bo xeebaha Somaliya. S/Gaas, Admiral Farax Cumar Axmed, "Farax Qare” gudoo miyaha hay’adda cilmibaarista Badaha Somaliyeed ayaa isagoo ka hadlayay am aanka xeebaha Somaliya iyo heerka dhaq dhaqaaqyada waxa loogu yeero Burcadbadeeda Somaliya uu qi ray inay u egta hay inay soo rogaalceliyeen.

Aqoonyahankan oo la hadlay BBCda ayaa ku sababeeyay arrimaha kooxahan siiba dhallinyarada ku dhiirigeliya inay yih iin duruufo dhinaca nolosha ah oo heysta, haba ugu horeysa shaqo la’aanta.

Waxaa uu dhinaca kale sheegay in ha atan dalka ka wanaagsanyahay sidii uu ah aa oo ay jiraan maamullo maxalli ah iyo dowlad dhexe oo awood leh, isagoona me esha ka saaray in haatan la dhihi karo shu ftada badda waa ay ka howlgalayaan xee baha waddanka. Admiral Farax Qare, ay aa carr abka ku adkeeyay in dhibaatada amni ee ka jirta xeebaha Somaliya ay tah ay wax uu ku sifeeyay Burcadkalluun.

Sanadkiiba ayuu sheegay in Kalluumeysat ada sharcidarrada ah ay Somaliya ka ma caashaan qar ash gaaraya $300, oo mill ion.Markii ay Soomaaliya gashay qalalaa saha kaddib rididii taliskii Kaca anka wax aa uu dalka beylaha u noqday qowleysta da shisheeye oo waxyeello xooggan u gey stay deegaanka.Waxaana fursad kale sii siiyay dhallinya ro Somaliyed oo ku andoo caday inay bad da difaacayaan laakin falal danbiyo ah ka billabay xeaha Somaliya.

WAR MURTIYEED AY SOO SAAREEN XIL/2DA GOLE EE BAARLAMAANKA F.S. EE LAGA SOO DOORTAY DEEGAANKA GALMUDUG

Wafdi ka kooban Xildhibaanada 2da Gole ee Baarlamaanka FS, kuwa asoo de egaan doorashadoo du tahay D/Goboleed ka Galmudug, waxey boo qasho howleed ku yimaadeen caasimada ku meelgaarka ah ee Ca daado 27 Septe mber 2017, safarkaas oo ujeedadiisu ahayd xal u helida ismaan dhaafka soo kala dhex galay hoggaanka sare Galmudug.

Wafdiga Xildhibaanadu waxey kulamo gaar gaar ah la qaateen Madax weynaha Galmudug, Madaxweyne kuxigeenka, Gudoomiya ha Barlamaan ka iyo labada kuxigeen. Sidoo kale Xildhibaanadu waxey kulamo gaar ah la yeesheen odoyaasha dhaqanka Galmud ug iyo qeyb aha kale ee bulsh ada, kuwaasoo dareen iyo walaac ka muujiyey isqab qabsiga siyaasadeed ee hogaanka sare Galmudug ka soo ifbaxday, ay agoo ku taliyey in maam ulka la heshiisiiyo, muujiyena in aysan aqbali karin qalalaase siyaasadeed oo dibadda laga soo abaabulay.

Ka dib wada hadalo dheer oo aan la yeelay dhinacyada khilaafku u dhax eeyo waxaan ku guule ysanay marka hore in aan isoo horfariisano hoga anka u sareeya Galmudug, iyaga oo iskaga garaab ay tabashooyin kii shaqs iyadeed ee ka dhaxeeyay mudadii ay wada shaqeynayeen.

Intaas ka dib, waxaan dadaal dheer ku bixinay sidii xal kama danb eys ah loogu heli lahaa is afgar awaaga ka dhashay kala aragti duwana ansho madadxa Galm udug ee dhanka maamulka iyo siyaas adda.

Waxaan kacodsanay 2da dhinacinayno otalodhiibtaan,si aan xal uga wada gaarno khilaafkooda siy aasadeed iyo midka ma amulba. Nasiib wa naag Madaxweyne Ah med Ducaale Geelle waa innaga oggolaa day inuu u hogg aansamo talo soo jeed inta Xildhibaanada iyo wixii go’aamo ah oo ay xal u arkaan intaba. Waxaa ayaan darro noqotay in dhanka kale oo ah Ma dax weyne kuxigeenka, G/Bar lamaanka iyo kuxigeenka 2aad ay diideen inay ogg olaadaan furidda wada xaajoodka, iyaga oo ku adkeystay inay xal u ar kaan in Madaxweyne Ahmed Ducaale Geelle u hoggaansamo go’aankii Barl amaanka Gal mudug 26 September 2017.

Wafdiga Xildhibaanada waxa uu dul ist aagay, xaqiijiyayna in mas’u ul iyiin sar sare oo katirsan Madaxtooyada Soomaali ya iyo dad u adeeg aya si qaawan farage lin ugu sameeyeen duminta maa mulka Ga lmudug. Iyaga oo soo abaabulay mura shax madaxweyne oo lagu maalgeliyay hantidii qar an ka, isla markaana ciid amadii qaranku ilaalinayaan, taa soo wii qeysa kalsn oonida iyo wada shaq eynta DF iyo Dowlad Gobol ee dka Galmudug. Waxaa inoo cadaatay in isku daygii xilka qaadista Madaxweynaha Gal mudug lagu qabtay hotel u kireysan Murashaxaasi, aysana shir gudoomin Gud oomiyihii Barl amaanka iyo ku xigeenadiisii.

Waxaan xaqiijinay in maleeshiyo beeleed yo iyo hub farabadan oo ay wataan kana amar qaadan ma amulka Galmudug ay hadda si muuqaal xoogan leh ugu sugan yihiin magaalada Cadaado taasoo sa babi karta qalqal amni Waxaa inoo soo baxd ay markaan aragnay xaaladaha am ni, bini’aad amni mo ee deegaanka ka jirta iyo xaalada siyaasadeed ee sii kala foga aneysa maamulka Galmudug, wa xaan soo jeedinaynaa tal ooyinka soo socda:

Waxaan ugu baaqeynaa shacabka reer Galmudug sida Odoyaasha Dhaqanka, Culumodiinka, Ga nacsatada, Haweenka, Dhalinyarada iyo qaybaha kale ee bulsha da in ay u istaagaan ilaalinta amni ga iyo xasil oonida deega anada Galmudug. Sid oo kale mas’uuliyiinta Galmudug waxaan u soo jeed inaynaa inay u gu ntadaan in ay khilaafaadkooda ku xalistaan wada hadal, degenaan iyo isafgarad.

Waxaan uga digeynaa Madaxtooyada Soomaaliya faragelinta ay ku hayso Do wlad Goboleedka Galmudug. Taas oo hor seedi karta burbur iyo xasil ooni darro ku timaada Maamulka iyo deegaaada Galm udug.

Waxaan uga digeynaa Xukuumada So omaaliya in faragelin ay ku sa meyso maa mulka Galmu dug, isla markaana ay soo saaraan waraaqo aan ka turjumayn xaq iiqada jirta. Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Dowlad Gobole ed yada Soomaaliya waxaan ka codsanay naa inay dadaal ku bixiyaan Isu soo dha weynta iyo xalinta khilaafka u dhaxeeya madaxda Galmud ug. Sidoo kale inay hor istaagaan isu day kasta oo lagu cuuryaam inayo nidaamka ku dhisan federaalka ee ka hana qaaday Soomaaliya.

Beesha caalamka waxaan ugu baaqey naa inay gargaar deg deg ah la soo gaaro dadka abaartu halakeysay ee deega anada Galmudug.

Wa Bilaahi Towfiiq

XIL. B/RLMAANKA K/GALBEED OO WADA QA BAN QAABO KA DHAN AH SHARIIF XASAN

Waxaa M/Baydhabo ee xarunt gobolka Baay ka soconaya qabn qaabadii ugu da mbeysay oo ay doonayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka K/Galbeed in ay xilka uga qaadaan Madaxweyn aha Maam ulkaasi, Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay Mad axweyne Shariif Xasan inuu gudan waay ay waajibaadkii ka saarnaa Maamulka Koonfure Galbeed. Aadan Maxamed Nuur (Aada Saran Soor) oo ka mid ah Siy aas iyiinta ku sugan Magaalada ayaa soo dha weeyay mooshinka ka dhanka Madaxwe yne Shariif Xasan.

Waxaa Siyaasigan uu tilmaamay in Ma daxweynaha uu dhibaato ku haya Shacab ka ku hoos nool Maamulka K/Galbeed, isa goona carrabka ku adkeeyay inaan mar naba loo dulqaadan karin dhibaat ooyinkaa si. Siyaasiga Aadan Saran Soor ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Baarlamaanka Ma amulka K/ Galbeed Soomaaliya in xilka ay ka qaadaan Madaxweyne Shariif Xasan, si buu yiri loo badbaadiyo jiritaanka Maam ulka Koonfur Galbeed. Si kastaba, Xildhibaannada Baarlama anka Maamulka K/Ga lbeed Soomaaliya ayaa tiro dhowr jeer oo hore isku dayay in xil ka qaadis ku sameeyaan Madaxwey ne Shariif Xasan Sh.Aadan balse qaban qab ada haatan socota ay u muuqato mid ka xoogan kuwii hore.

SOOMAALI LAGU GUBAY KOONFUR AFRIKA

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa habeen kii jimcaha ahaa lagu dhex gubay goob ganacsi oo uu ku lahaa duleedka M/ Pre toria ee Caasimada Dalka South Africa.

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhi ya dalka South Africa Danjire Jamaal Bar row ayaa sheegay kooxo Burcad South African ah in shaqsigaasi ay ku dhex gu been goobtiisa ganacsi oo ku taala Ma gaalada Pretoria. Iaa hadda magaca qof ka la gubay lama sheegin, iyo Da’diisa in ta ay la egtahay, maadaama weli ay socd aan baaritaanada la xiriira falkan, Boolis kana ay ku daba jiraan raggii wee rarka ge ystay.

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dal kaasi oo arrntan aad uga dhiidhiyay ayaa ka codsaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo R/Wasaare Kheyre inay wax ka qabtaan dilalka iyo dhac a lagu haayo. Soomaalida ku sugan gudaha Dalka South Afrika oo tiro ahaan lagu sheegay inay yihiin ku dhowaad 50 Kun oo Qof ay aa la sheegay inay yihiin kuwo u nugul dhi baatooyinka ka soo gaara Dalka South Afr ika. Marka laga soo tago dilalka qorshe ys an ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dhacaloo geysanayo goobohooda ganacs

FARMAAJO OO QAABILAY TALIYAHA GUUD EE CIIDAMADA TURKIGA

Madaxweyne Farmaajo JFS ay aa qaabi lay Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Tu rkiga oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo uu shalay soo gaarey M.Muqdis ho.

Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaali yeed iyo saraakiil ka kala tirsan Militariga Turkiga iyo Soomaaliya ayaa madaxwey nuhu wuxuu kala hadlay Taliyaha ka alinta Dowladda Turkiga ee kaga aadan taageerada Soomaaliya,gaar ahaan dib u dhiska Ciidamada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Taliyaha Guud ee Ciidamada Turkiga ka guddoom ay fariin uu uga siday madaxwyene Erdog an,taasi oo uu ku ammaanay hoggaamin ta wanaagsan ee madaxda Soo maaliya.

"Waxaan uga mahad naqaynaa Walalaha Turkiga isgarab istaaga iyo taageerada ay u hayaan Soom aaliya,Taageerada Tur kiga uu siiyo Soomaaliya waa mid la isku halayn karo, oo dhabta ku salays an,waxa an ka codsanaynaa Dowladda Turkiga in ay ballaariso caawinaadeed Soomaaliya, gaar ahaan dhismaha Ciidamo Qaran, wa xaa jirta baahiyo loo qabo tababaro iyo qa labayn ay helaan C Qaranka”,ayuu yiri

CABDI QAYBDIID OO TILMAAMAY CIDDA GALMUDUG DUMINEYSA

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Ca bdi Qaybdiid) oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, kana mid ahaa Xildhibaanadii Cadaado u tagtey qaboojinta xiisadda siyaa sadeed ee Galmudug ka taagan, ayaa faah faahiy ay wixii ay Cadaado kala kulmeen.

Waxaa uu sheegay in Arbacadii ay hal meel isugu keenayn Madaxweynaha Gal mudug iyo Gudoo miye Kuxigeenka 1aad Baarlamaanka Galmudug oo isu dhinac ah iyo Madaxweyne Kuxigeenka, Gud oomiyaha Baarlamaanka iyo Gudoomiye Kux igeenka 2aad ee Baarlamaanka oo dhina ca kala ahaa, ayna ku guuleysteen inay wada heshiisiiyan, sidoo kalena ay u sam eeyen khariirad ay ku wada sha qayn kara an, si khilaaf dambe oo dhexdooda ahaa nu u imaan.

Wixii lagu heshiiyay si loo dhaqangeliyo, ayuu sheegay inay diidmo kala kulmeen Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug, Max amed Xaashi Cabdi (Carabey), oo soo ist aagay inuu yahay Madaxweyna ha Galmu dug.

"Wixii lagu heshiiyay si loo sameeyo, shalay subax markaan isu nimid, waxaa naga hortimid ma we ydaan ogayn anigu inaan Madaxweynihii ahay? Ninkii Mada xweyne Kuxigeenka ahaa. Ma adaa Mad axweyne ah? Haa.” Ayuu yiri Cabdi Xasan Cawaale.

Waxaa uu intaa ku daray "Maxaad noo lug goyneysay, illaa dor aadtii ka horeysay ilaa dorraad, iyo habeen hore intii aan dhi ma neynay? Maa tiraahdid meesha Mada xweyne ayay leedahay ee is ka taga…?”

Xildhibaan Cabdi Qaybdiid, ayaa tilm aamay inuu jiro nin kale oo gadaal ka taa gan Madaxweyne Kuxigeenka, kaasoo xu sulduub u gu jira inuu noqdo Madaxweyna ha Galmudug. Cabdi Qaybdiid oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Galmudug, ay aa u sheegay inay badbaadsadaan maam ulkooda, oo sida uu muujiyay ay jiraan dad doonayay inay ka burburiyaan.

AMISOM OO WAR KA SOO SAARTAY QARA XII KA DHACAY XAMAR WEYNE

Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soo maaliya Ambas sador Caetano Madeira ay aa marka hore wuxuu cambaareeyay wee rarkii qaraxa gaari loo adeegsa day ee khamiistii gelinkii dambe ka dhacay Barx adda Bacadlaha Degmada Xamar Weyne ee Gobol ka Banaadir.

Mr.Francisco ayaa Alshabaab ku eede eyay weerarkan, wuxuuna tilmaamay gaa ri ay ku soo rar een maadooyinka qarxa in ay la beegsadeen dad rayid ah oo aan wa xba galabsan, kuwaasi oo uu sheegay in ay ku howlanaayeen nolosha maalinlaha ah.

"Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska dhibbanayaasha weerarkan aan macquulka ahayn, Waa nasiib darro in AlShabaab ay sii wadaan in ay dilaan oo ay lumiyaan dadka ay sheeganayaan inay difaacayaan.” Ayuu yiri Ambassador Made ira. Ciidamada ammaanka DFeS ayuu ku ammaanay shaqada weyn ee ay u hayaan ummadda Soomaaliyeed, isaga oo sidoo kale balan qaaday inay sii la ba jibaaray aan taageerada AMISOM ee DFS oo Dag aal kula jirta Alshabaab.

Qaraxan oo ay ku dhinteen 7 qof, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen 6 kale ayaa waxa uu ku soo beegmaya, xilli Arbacadii Isgoyska Via Roma ee Degmada Xamar Weyne lagu dilay 2 qof, oo midi ay ahayd Xoghayihii Guud ee Ururka Haweenka Qa ranka, Canab C/laahi Xaashi iyo wiil ay dhashay G/ Ururka Haweenka Qaranka, Marwo. Batuula Axmed Gaballe, oo lagu magacaabi jiray Axmed Jaam ac Xersi.

CALI DHEERE OO KA HADLAY WEERARKII BARIIRE, FARIIN ADAGNA U DIRAY MAREYKANKA

Afhayeenka Xarakada Alshabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay weerarkii xooganaa ee shalay subaxdii lagu qaaday Saldhig ay Ciidamada Dowladda Soomaliya ay ku lahaayeen deegaanka Bariire ee Gobolka Shabelaha Hoose.

Waxa uu sheegay Cali Dheere in weerarkaas uu aargud u ahaa dadkii beeraleyda ahaa ee la gu xasuuqay deeganada Bariire iyo Tuulada Axmad Yare ee dhacda duleedka degmada Jilib ee Go bolka Jubada Dhexe.

Cod uu soo duubay oo la dhageysan karo muddo 11 daqiiqo ah ayuu Shiikh Cali Dheere ku bilaabayaa dagaalkii Bariire iyo tuulada Axmad Yare.

"Taariikhda mar ay ku beegneed 9ka bisha Muraxam 1439, waxay Alshaabab weerareen Ciidamada Dowladda Soomaliya ee uu Mareykanka soo tababaray ee ku sugan deegaanka Bariire, kuwaas oo joogay laba saldhig oo Mareykanka ay u dhiseen, difaacyo adagna u sameeyeen” ayuu yiri

Shiikh Cali Dheere ayaa sheegay in qasaaraha hordhaca ee Ciidamada Dowladda Soomaliya gaaray uu ka badan yahay 30askari, Islamarkaana ay Alshabaab gacanta ku dhigeen gaadiid dag aal.

Cali Dheere ayaa tilmaamay in weerarkan uu fariin u yahay Mareykanka, Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo cid kasta oo ku xadgudubta dadka Muslimiinta, Isagoona sheegay in dhiigga Muslimiinta aanan si sahlan lagu ilaawi doonin.

Shiikh Cali Dheere ayaa sidoo kale fariin adag u diray Dowladda, sidoo kalena sheegay in Ma reykanka uu isna mar un dhadhamin doono Xasuuqa lagula dul dhacay Ciidamada Dowladda Soom aliya.

Ugu dambeyntii wuxuu afhayeenka Xarakada AlShabaab Shiikh Cali Dheere u sheegay dad ka Muslimiinta, Isagoona u sheegay in Alshabaab aysan ilaawi doonin dhiigga qof waliba oo Musli mah oo si xaqdaro ah lagu daadiyey, waxaana uu yiri:

CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO DIB ULA WAREEGAY SHALAY BARQANIMADII DEEGANKA BARIIRRE

Iyadoo shalay Dagaalameyaasha Alshabaab ay Weerar Xoog leh ku qaadeen Saldhigga Ciidama da DFS Ee Degaanka Bariire ee G/Sh/Hoose ayaa waxaa Dega anka Guud ahaanba dib ula Wareeg ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

Alshabaab ayaa Shalay subaxnimadii Qabsadeen qeybo kamida Degaanka Bar iirre,waxaana Da gaalkii ka dhacay Dega anka uu Khasaare ka soo gaaray Dhinac yadii Dagaalamay iyo Dad Shacab ah intaba.

Ciidamo Gurmad ah oo ka baxa Qeybo ka mida G/Sh/Hoose ayaa Weerar Rogaal Celis ah ku qaa day degaanka,iyadoo ay Gacanta ku dhigeen Degaanka Bariirre oo Alshabaab laga qabsaday Bishii August Ee Sanadkaan.

BOGGA CAYAARAHA

ELMAN IYO WAXOOL OO GALABTA ISKU DHAGAN TARTANKA GENERAL DAA’UUD

Kulan Tartanka General Daa’uud ayaa galabta wada ciyaare doona kooxaha Elman vs Wax ool, ciyaartan ayaa ka dhici doonta Garoonka Banadir Stadium.

Garoonka Banadir Stadium ayaa kulan xiiso badan kuwada yeelan doona kooxaha Elman iyo Waxool.

Elman kulankii ugu dambeyay ay Tartanka ciyaarto waxeey guul weyn ka soo gaartay kooxda lagu magacaab Saxafi Fc kulan ku soo dhamaaday 1-0 ay guusha ku raacday wiilasha Jaalayasha.

Kooxda Kubadda cagta Waxool ciyaartii ugu dambeysay waxeey guul daro xanuun badan kala soo kulantay Naadiga ka soo dalacday horyaalka heerka 2-aad sanadkana qeyb ka ah kooxaha ka qeyb galaya horyaalka heerka 1-aad waana kooxda Savaana.

Elman ayaa u muuqata mid ka soo baxday Group B iyado leh 6-dhibcood taas ayaa ka dhigan ineey badisay labadii kulan ay dheeshay waxeyna ka soo kala adkaatay kooxaha Savaana iyo Saxafi Fc.

Waxool waxeey leedhahay 1-dhbcood iado ciyaartay labo kulan mid kamid ah waxaa laga soo badiyay kooxda halka kulanka kale ay bareejo la gashay kooxda Saxafi Fc.

Tartanka: General Daa’uud

Kooxaha: Elman vs Waxool

Garoonka: Banadir Stadium

Saacada: 3:30

BARCELONA OO SOO BANDHIGTAY SAWIRKA RASMIGA AH EE KOOXAHEEDA KUBBADA CAGTA EE RAGGA & DUMARKA IYO OUSMANE DEMBELE OO QAYN KA AHAA.

Kooxaha kubbada cagta ayaa xili ciyaareed kasta waxay soo saaraan sawirka rasmiga ah ee kooxahooda waxay na Barcelona sawir ka xili ciyaareedkan ee kooxdeeda ay u samaysay si wada jir ah iyada oo meel iskugu keentay ko oxda kowaad ee ra gga iyo waliba koox da dumar. Kooxaha kubbada cagta ee Barcelona ayaa sawirkan ku midoobay iyaga oo aan wali wax guuldaro ah arag.

Kooxda kubbada cagta Barcelona ee haweenka ayaa soo guulaysatay saddexdii kkulan ee hor yaalka ugu horeeyay waxayna isku diyaarinayaan kulanka ugu horeeya ee Champions Leaque halka kooxda Valverde ay soo wada guulaysatay lixdii kulan ee horyaalka ugu horeeyay iyo waliba labadii kulan ee ay Champions Leaque ka soo ciyaartay.

Madax waynaha Barcelona ee Josep Maria Bartomeu oo ka badbaaday codkii kalsoonida loo gu qaadayay ayaa si wayn isaga oo faraxsan uga dhex muuqday ciyaartoyda labadiisa kooxood wu xuuna farxad ka muujiyay in meel layskugu keenay labadan kooxood oo uu ku tilmaamay in ay dhi nac u wada jeedaan ama hal ujeedo leeyihiin.

Muuqaalka ay Barcelona ka samaysay sawirka kooxaheeda kubbada cagta waxaa ka soo dhex baxay xidiga dhaawaca dhawrka bilood ku maqnaan doona ee Ousmane Dembele kaas oo had daba u muuqda in uu horumar layaableh sameeyay waxaana sawirada lagu arkayay isaga oo madax wayne Josep Maria Bartomeu iyo Samuel Umtiti si caadi ah ula taagan isaga oo aan wax biro ah ama taageero ah helayn.

Dembele ayaa dhawaan qaliin ku soo maray dalka Finland waxayna Barcelona sheegtay in uu muddo saddex bilood iyo badh ah uu garoomada ka maqnaan doono balse waxa uu balan qaaday in uu muddo laba bilood ah ku soo laaban doono taas oo hadda wax macquul ah u muuqata.

Sawir sanadeedka rasmiga ah ee kooxaha Barcelona ayaa lagu qaaday xarunta tababarka ee Tito Vilanova ee ku taal Sant Joan Despí waxaana ka soo muuqday dhamaan ciyaartoyda kooxda ko waad ee Barcelona iyo waliba kooxda dumarka oo dhamaystiran.

MARCO ASENSIO : GOOLASHA AAN REAL U DHALIYAY MIDKAAN AYAAN MASKAXDEYDA KA BAXEYN MANA AHA BARCELONA

Xiddiga kooxda Real ee Marco Asensio ayaa shaaca ka qaaday goolkiisa ugu wacan ee uu il laa haatan uu u dhaliyay kooxda Real Madrid

Marco Asensio oo heer ciyaareed wacan kula soo muuqanaya Real ayaa shalay saxiixay hishi is cusub oo uu kooxdaas kula joogayo illaa iyo xagaaga 2023-ka

Tutto Mercato ayuu ka sheegay goolka ugu qurxoon illaa haatan goolasha uu u dhaliyay koxo daas ka dhisan caasimada Spain

” Goolkeyga aan aadka ugu helo goolasha aan Real u dhaliyay waa kii finalkii Champion-ka aan ka dhaliyay Real , gool aan ku riyoodo ayuu ahaa ”

” Wax la aamini karo ma aha in Real gool u dhaliso finalka Champion-ka” ayuu sii raaciyay da` yarkaas .

Waxaa xusid mudan in Marco Asensio uu Real u dhaliyay goolkii 4-aad ee Real ee shabaqa Juve xilligaas oo kooxdaas ku qaadeen finalka Champion-ka 4/1

ENGLAND - PREMIER LEAGUE SEPTEMBER 30

14:30 Huddersfield Town ? - ? Tottenham Hotspur

17:00AFC Bournemouth ? - ? Leicester City

17:00Manchester United ? - ? Crystal Palace

17:00Stoke City ? - ? Southampton

17:00West Bromwich Albion ? - ? Watford

17:00West Ham United ? - ? Swansea 19:30Chelsea ? - ? Manchester City

ITALY - SERIE A SEPTEMBER 30

19:00Udinese ? - ? Sampdoria

21:45Genoa ? - ? Bologna

SPAIN - LALIGA SANTANDER SEPTEMBER 30

14:00Deportivo La Coruna ? - ? Getafe

17:15Sevilla ? - ? Malaga

19:30Levante ? - ? Alaves

21:45Leganes ? - ? Atletico Madrid




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip