Dalka Sacuudi Carabiya ayaa la sheegayaa in uu qorsheynayo in haweenka garoobka ah iyo kuwa seygooda ay dhinteen in arrimahooda ay ka madaxbanaanaan-doonaan oggalaanshaha ragga ehelkooda ah.

Sida ay sheegayaan warbaahinta
maxaliga ah, wasiirka arrimaha gudaha ee dalkaasi, ayaa damacsan in uu u
soo saaro haweenkaasi warqad aqoonis ah markii ugu horreysay.
Arrintan
ayaa u suuragelinaysa haweenka in ay u madaxbanaan yihiin markii ay
timaado arrimaha ay ka mid yihiin diiwaangelinta carruurta ee iskuulada,
ama u dalbida hannaanka caafimaadka.
Dadka taxliiliya arrimahan
ayaa sheegaya in horumarkan uu wiiqayo sharcigii raggu gacanta ku hayay,
ee xubnaha dhediga ah ee qoyska, oo mushtamaca Muslimiinta aad ugu
adkaa.
Sacuudiga oo debcinaya sharciyada haweenka