US oo soo dhaweysay go'aanka Britain ee Suuriya

0
Thursday December 03, 2015 - 09:03:20 in Wararka by
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    US oo soo dhaweysay go'aanka Britain ee Suuriya

    Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Obama waxa uu soo dhaweeyay codeynta baarlamaanka Britain ee ah inay ku biiraan isbeheysiga duqeymaha la eeganaya kooxda la baxday Khilaafada Islaamka ee Suuriya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Obama waxa uu soo dhaweeyay codeynta baarlamaanka Britain ee ah inay ku biiraan isbeheysiga duqeymaha la eeganaya kooxda la baxday Khilaafada Islaamka ee Suuriya.

Aqalka cad ee Mareykanka wax kasoo baxay ayaa lagu sheegay in si buuxda ay u mahdinayaan go’aanka Britain.

 
Image caption David Cameron waxa uu muddo ku dadaalaayay in arrintan la meel mariyo
Madaxweyne Obama waxa uu shaaca ka qaaday in xiriir wanaagsan uu labada dal ka dhexeeyo, wuxuuna timaamay in UK ay ka mid tahay dalalka sida qiimaha leh kala shaqeeya Mareykanka "dagaalka argagixisada” sida kooxda Daacish.

Wuxuuna tilmaamay in Mareykanka uu sidegdeg ah Britain kagala shaqeyndoono sidii ay u bilaabi lahaayeen duqeymaha Suuriya laga fulinaayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip