WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 2-DA DICEMBAR 2015-KA

0
Wednesday December 02, 2015 - 09:23:06 in Wararka by
  • Visits: 1428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 2-DA DICEMBAR 2015-KA

    MADAXWEYNAHA OO WARQADIHII AQOONSI GA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA THAI LAND IYO FINDLAND, KALANA HADLEY XOOJIN TA XIRIIRKA DALALKOODA IYO SOOMAALIYA Madaxweynaha JFS,Md. Xasan Sh.Ma xamuud ayaa shalay warqadaha aqoons iga ka guddoomay danjireyaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA OO WARQADIHII AQOONSI GA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA THAI LAND IYO FINDLAND, KALANA HADLEY XOOJIN TA XIRIIRKA DALALKOODA IYO SOOMAALIYA Madaxweynaha JFS,Md. Xasan Sh.Ma xamuud ayaa shalay warqadaha aqoons iga ka guddoomay danjireyaasha Boqort ooyada Thailan d iyo Jamhuriy adda Finl an d wakiilka uga no qonaya Soo maaliya. Waxaa uu u gu horeyn, Ma daxweyna ha warqadaha aqo onsiga ka gudd oomay Danjiraha Boqortooyada Thailand, Mr Pras ittiporn Wetprasit.

Mr Wetprasit, ayaa noqonayaa danjirihii ugu horeeyay ee abid ay Thailand u soo dirto Soomaaliya, waxaana uu Madaxwey naha soo gaarsiiyay dhambaal uu ka sid ay Boqorka Thailand, Bhumibol Adulyad ej. Madaxweyne Xasan Sh. iyo danjiraha Thailand, ayaa ka wadahadley muhimad da xiriir iskaashi oo dhex mara 2da dal, waxaana 2da dhinac ay isku afgarteen in ay ka wada shaqeyaann mashaariicda ca afimaadka, beeraha, waxbarashada iyo adeegyada kale ee bulshada.

Dhanka kale, Madaxweynaha waxaa uu isla shalay xafiiskiika warqadaha aqo onsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Jamhuriyadda Finland wakiilka uga no qoneysa Soomaaliya, Mss.Tarja Orvokki Fernandez. Madaxweynaha iyo Danjire Fe rnanzez ayaa ka wadahadley xiriirka soo jireenka ah ee 2da dal, gaar ahaan adee gyadii caafimaad ee Finland ka fulin jirtey Soomaaliya, sida barnaamijkii dabargoyn ta cudurka Qaaxada ama TB.

2da dhinac waxay kaloo ka wada had leen arrimaha siyaasadda iyo amniga ee Soomaaliya, gobolka iyo caalamka intiisa kale. Danjire Fernandez ayaa Madaxwe yne Xasan Sh soo gaarsiisay dhambaal ay ka sidday Madaxweynaha Jamhuriyad da Finland, Sauli Niinistö , waxayna shee gtay in Finland ay si weyn u daneyneyso dib u soo nooleynta xiriirkii ay la lahayd Soomaaliya, isla markaana ay doonayaan inay sii xoojiyaan, siina ballaariyaan.

Madaxweynaha ayaa 2da danjire ee Thailand iyo Finland u ballan qaaday in do wladda ay si buuxda ula shaqeyn doonto, una fududeyn doonto sidii ay waajibaadk ooda u gudan lahaayeen. Kulamadaasi waxaa goob joog ka ahaa Wasiir Ku Xige enka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, Md. Axmed Cali Kediye iyo mas’uuliyiin ka le.DHAMMAAD

GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO KA QEYBGALAY KULAN GUDDIGA MADAXA BAN AAN EE DASTUURKA LOOGU WAREEJINAYAY CUTUBYO KU JIRA DASTUURKA

Guddiga Baarlamaanka u qaa bilsan la socodka Dastuurka KMG ahee dalka ayaa shalay waxa aycutubyo ka tirsan dastuurka ee dalka ay ku wareejiyeen gu ddiga madaxabanan ee dib u eegista dast uurka dalka si ay dib u eegis ugu Sameey aan, halka guddiga madaxa banan ee da stuurka ay dhinacooda ay iyaguna ay Gu ddiga baarlamaanka u qaabilsan la soc odka dastuurka y ku warejiyeen 3 cutub oo ay dib u eegis ku soo sameeyeen .

Sedexda cutub ee maanta lagu wareeji yey guddiga madaxa banaanee dib u eegista dastuurka ayaa kala ah kan 6aadoo ka hadlaya awooda baarlamaan ka iyo wajibaadka BFS ,7aad oo ka had laya awoodaha Madaxwaynaha uu siinayo dastuurku. iyo 8 aad oo qeexaya awooda ha iyo howlaha ay qaranka ugu xilsanat ahya laanta fulinta ama xukuumadda.

Gud. jawaari iyo wasiirka dastuurka da lka ayaa ka qayb galay kulankani ay laba da gudi ay iskula wareejinayen cutubyadadastuurka ee qaarna dib dib u eegista lag u Soo sameeyey kuwa kalena ay guddiga madaxa banaan ay ku soo sameyn do naan dib uu eegid . Wasiirka dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Xuseen Max amuud Sheekh Xuseenoo kulan ka ha dlay ayaa sheegay in cutubyadan dast uurka ee ay gudiyaddu isku wareejiyeen ay qaybka tahay dardar galinta dib u ee gista dastuurka kKMG ee Soomaaliya. Md.jawaari oo kulankaniugu dambeyntii ka hadlay ayaakula dardaarmay dhinac yada ku howlan dib u eegista dastuurka in ay ku saleyaan sidii loo heli lahaa dastuur ay wada leeyihiin guud ahaan umadda So omaaliyeed islamarkaana meesha ka saa raya dhamaan tabashooyinkii shacabka Soomaaliyeed soo kale dhex galay.

Dastuurka KMG ah ee Dalka oo ka ko oban 15 cutub ayaa waxaa dib u eegis la gu sameeyey 5 cutub oo ka mid ah.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO AQBALAY QODOBADII HESHIISKA NABADEED EE GAALKACYO

Waxaa soo gaba gaboobay kulan u so cday Madaxweynaha Puntland C/wali Ga as iyo Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo kulank an goob joog ka ahaa Mada xweyn aha Jub baland Axmed Madoobe iyo xubno ka ti rsan Golaha Wasiirada iyo odayaal dhaq ameedyo oo qeyb ka ahaa waan waanta laga dhex wado Puntland iyo Galmudug.

Sida ay sheegayaan wararka Madaxw eynaha Puntland ayaa aqbalay qodobada uu soo jeediyay Ra’iisul Wasaaraha ee af arta ahaa, hase ahaatee waxaa uu diiday inuu la kulmo Madaxweynaha Galmudug.

Kulamada oo tan iyo habeen hore socd een ayaa waxaa xooga lagu saarayay in dhinaca Puntland inay aqbalaan qodoba daas, iyadoo Madaxweynaha Puntland uu saxiixay heshiiska afarta qodob ahaa.

Qodobada Heshiiska ee uu Md.gaas saxiixay ayaa waxay kala yihiin:

1.In xabbadda iyo dhammaan muuqaala da colaadeed la joojiyo

2.In Cidamada is hor fadhiya la kalaQado

3.In dadkii magaalada ka barakacay la soo celiyo

4.In la dhiso guddi kawada hadla coladi hii Gaalkacyo ka dhacay

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xu seen Guuleed ayaa shalay qodobadan af arta ah ku saxiixay Koofurta Gaalkacyo, ka dib markii uu la kulmay Ra’iisul Wasa are Cumar Cabdirashiid Wararka ayaa in taa ku daraya in wada hadaladan soo ga ba gaboobay ay qeyb ka ahaayeen Ergey ga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaali ya, Ergey ka socday Midowga Afrika iyo Safaaradda Britain, waxaana la sheegay aa in xubnah an ka socday Beesha Caal amka gacan ka ge ysteen sidii xal looga gaari lahaa qodo bada. Ma daxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaa habeen hore la sheegay inuu diiday qaab ka loo mar ayo qodobada la soo jeedi yay, isagoo dal baday in odayaasha dhaq anka loo daayo, kuwaasoo markii hore arr inta ku jiray.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dadaal ugu jira sidii ay isku soo hor fariisan lahaayeen Ma daxweynaha Puntland iyo dhigiisa Galmu dug, inkastoo C/wali Gaas ka biya diidan yahay, isla markaana la sheegayo in Xii sada Gaalkacyo aanay Galmudug ka we yn tahay. Intii wada hadalada socdeen ay aa waxaa is rasaaseyn kooban dhex mar tay Ciidamada Puntland iyo kuwa Galmud ug ee wali isku hor fadhiya xaafadaha Ga alkacyo, lamana soo sheegin wax khas aare ah oo ka dhalatay is rasaaseynta.

Dadaalada nabadeed ee ka socda mag aalada ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qa adanaya Odayaal dhaqameedyo iyo Cul umaa’udiin soo gaaray magaalada, kuwaa soo calamo cad watay, kuna baaqayay in labada dhinac gaaraan heshiis dhab ah.

Si kastaba ha ahaatee xiisada Gaalkac yo ka taagan iyo waan waanta ka socotay ayaa waxay hakad geliyeen shirarkii looga arinsanayay doorashooyinka sanadka 2016 iyo nooca la qaadanayo, waxaana bi shan December loo balansanaa shir ay is ugu yimaadaan Madasha wada tashiga qa ran, kaasoo lagu shaacinayo nooca doora sho ee dalka ka dhici doonta 2016.

MALAAQA XAMAR IYO XAMAR DAYE OO BOGAADIYAY DADAALLADA DOWLADDA EE COLAADA GAALKACYO

Malaaqa Xamar iyo Xamar daye Mal aaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehl iye oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho oo uu kaga hadlayay xaalada dalka ayaa bogaadiyay dadaallada xukuumada Soom aaliya ay ugu jirto xal u helidda coalada Gaalkacyo, waxaana uu dhankiisa ku baa qay in madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug ay qaataan baaq nabadeed.

Malaaaqa ayaa yiri "Dhiiga walaalaha qubanaya ma fiicna, waxaan bogaadineyn aa dadaalada Xukuumadda Soomaaliya ee ku aadan xal u helidda mushkiladda Gaalkacyo oo uu hormuudka ka yahay Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul wasar aha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdir ashiid Cali Sharma’arke”.

Malaaqa yaa xusay in dalka uu ka soc do horumar dhinacyo badan la taaban ka ro, bulshadana looga fadhiyo sidii ay hour markaas ka qeyb qaataan. Dhanka kale Malaaqa Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye ayaa tilmaamay in hay’adaha sa mafalka looga baahanyahay in ay tegaan meelaha uu saameeynta ka geystay web iga shabeelle, isla markaana ay gurmad walaaltinimo gaarsiiyaan qoysas uu saam eynta ku yeeshay roobabka iyo fatahaada

webiga oo isbiirsaday.

SIMINAAR LOOGA ARINSANAYO QAABKA LOOGA FAA’ISEYSAN KARO KHEYRADKA DALKEENA OO NAYROOBI KA FURMAY

Siminaar Soconayo Mudo sedax maa lmood ah oo looga arinsanayo sida ugu wanaagsan ee loo faa’ideysan karo kheyr aadka dabiiciga ah ee dalkeena Soomaa liya,gaar ahaan batroolka ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi. Siminaarkan oo ay soo qaban qaabisay dowlada Soo maaliya ayaa waxaa fududeynayo Bang iga Aduunka,iyadoo ay ka qeyb galayaan xubno ka socdo maamul goboleedyada ka jira dalka.

Siminaarkan ayaa waxaa furay wasii rka macdanta iyo batroolka ee xukum ada Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahi m,isagoo furitaanka shirka ka jeediyay khudbad ku aadan kormeer ay wasaaradii su ku soo sameeysay kheyraadka ku jiro dalkeena,gaar ahaan batroolka. Wasiirka macdanta iyo batroolka ee xukuumada So omaaliya ayaa sheegay in dalkeena uu le eyahay kheyraad fara badan loona baahanyahay in laga faa’ideysto.

Wasiir Maxamed Mukhtaar Ibraahim ay aa sheegay qodobka 44aad ee dastuurka dalkeena uu dhigayo in dowalda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka ay ka ta shtaan ka faa’ideysiga kheyraadka dalke ena.Wasiirka ayaa intaasiku daray in simi naarkan ay ka qeyb galayaan ilaa 30qof oo la barayo sida loo maamulo loona wa daago kheyraadka dalkeena.

 

SHACABKA REER GAALKACYO OO BILAABAY IN AY DIB UGU SOO LAABTAAN

Tobonaan qoysas ah oo ka mid ah qoy saskii isaga barakacay M/G/kacyo, ayaa waxay bilaabeen in ay dib ugu soo guryo noqdaan Magaalada, ka dib ifafaallo nab adeed oo ka soo muuqatay Xarunta Gob olka Mudug.M/Gaalkacyo waxaa ku sugan Masuuli yiin kala duwan oo u tagey, sidii lagu soo afjari lahaa dhiillada colaadeed ee Magaalada ku soo korortay, dabayaa qadii bi shii hore ee November. Ra’iisal W asaara ha XS .Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaa rke iyo masuuliyiin kale, ayaa da daal balla aran ku bixinaaya, sidii looga fo gaan la haa dagaal dambe oo ka dhaca Gaalkac yo.Shacabka Gaalkacyo oo ku barakac ay duleedyada Magaalada, ayaa waxaa la arkayaa iyagoo si teel teel ah u gu soo laa banaaya Koonfurta & Waqoo yiga Gaalkac yo,waxaana maalmaha soo socdo la fillay aa in si buuxdo ay ugu soo laabtaan Maga aladaasi. Suxufiyiinta, ay aa waxay soo sheegayaan in dadku ay soo dhaweeyeen in Madaxda Galmudug & Puntland la isu gu keeno M/Gaalkacyo, si looga saxiixo in ay nabaddu aqbaleen.

Dadka degan M/Gaalkacyo, ayaa wax aa lagu tilmaamaa dhawr boqol oo kun, waxayna 22kii bishii November bilaabeen inay isaga barakacan M/lada, inkastoo ay xooggoodu barakaceen wixii ka damb eeyay 25kii November. Ra’iisal Wasaare Sharmaarke, ayaa ballan qaaday inaanu ka taggi doonin M/Gaalkacyo, illaa iyo inta ay wax ka qabanayaan xiisadda dagaale ed ee ka taagan.

QM. OO SHEEGTAY IN 40KUN OO QOF KU BARAKACEEN DAGAALA DII GAALKACYO

Q/M. ayaa sheegtay in ilaa 40kun oo qof ku barakaceen dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay M/Gaalkacyo, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 30ruux.

Dagaaladan ayaa waxaa uu dhex mar ay Ciidamada M/Galmudug iyo kuwa punt lanad, kaasoo dhacay 2228 bishan. Afha yeenka Q/Midoobey Stephane Dujarric ay aa sheegay in Hey’addaha gar gaarka ee Q/M. iyo hey’adaha caalamiga si KMG ah looga raray Gobolka, ka dib markii daga allo kale ay dhaceen 28kii bishan.

Mr.Dujarric ayaa sheegay inay gabaab si yihiin adeegyada aas aasiga ah ee dee gaanka, inkastoo uu xusay in hey’adaha sama falka ee aan dowliga aheyn ay bixi nayaan adeegyo caafimaad iyo biyo,

Waxaa uu sheegay in QM. ay ka diga yaan in Soomaaliya wali ka jirto xaalad ba ni’aadanimo, isla markaana dad lagu qiya asay 4.9 milyan oo ruux ay u baahan yih iin gar gaar deg deg ah, halka 1.1 milyan oo ruux ay ku barakaceen dhamaan daaf aha dalka. Si kastaba ha ahaatee dagaala dii dhowaan ka dhacay M/G/kacyo ayaa waxaa ka barakacay dad u badnaa caruur iyo haween, kuwaasoo xaalada nolol xu mo ku heysato deegaano ku dhow dhow Gaalkacyo.

WAKIILKA MIDOWGA YURUB EE SOOMAAL IYA OO GAARAY GAALKACYO

Wakiilka M/Yurub ee Soomaaliya u qaa bilsan Soomaaliya Mr.Michele Cervone D’urso ayaa shalay gaaray M/Gaalkacyo, si uu uga qeyb qaato dadaalada nabade ed ee lagu xalinayo xiisada dagaal ee wali ka jirta magaalada.

Sida ay sheegayaan wararka wakiilo ka socda Beesha Caalamka ayaa la filayaa Inay gaaraan Gaalkacyo, si ay uga qeyb qaataan waan waanta lagu dhex dhexaad inayo Maamulada Puntland iyo Galmud ug. Mr.Michele Cervone D’urso ayaa la sheegay inuu qeyb ka yahay kulan u soc do Madaxweynaha Puntland, Jubbala nd iyo Ra’iisul Wa sa araha, waxaana kulank an looga ha dlayaa sidii qodoba dii afarta ahaa ee uu soo jeediyay Ra’ Iisul Wasaara ha loo dhaqan gelin la haa. Wakiilka M/Y ee Soomaaliya Mr.Mich ele ayaa sheegay inay ta ageersan yihiin dadaalada uu wado Ra’iisul Wasaaraha iyo sidii nabad iyo xasilooni loo gaari lah aa, isla markaana dadkii barakacay dib lo ogu soo celiyo M/ Gaalkacyo.

Siyaasiyiin, odayaal dhaqameedyo iyo Culumaa’udiin ka kala tagay gobolada da lka ayaa ku qul qulaya M/Gaalkacyo, si ay ugu qeyb qaataan dadaalada lagu soo afj arayo colaada Gaalkacyo, taasoo ay ku barakaceen dad fara badan.

RAG HUBAYSAN OO G/SH/HOOSE KU DILAY NIN DARAWAL AHAA

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaanka Jilib Marka oo ka tir san G/Sh/hoose Kooxo hubaysan ayaa de egaankaasi waxa ay ku dileen nin darawal ahaa oo waday gaari Homy/caasi oo ku sii jeeday M/Muqdisho. Dilka Ninkaan Daraw alka ah ayaa yimid ka dib markii Ragg an hubaysan ay ras aas huwiyeen gaari gii uu waday Daraw alka, rasaastaasi oo ku dhac day ninka Darawalka ah, ka dibna durba halkaasi ku geeriyooday.

Lama oga sababta rasmiga ah ee rag ga hubaysan ay ra saasta ugu fureen ga ari ga, hayee she markii ay dil een ninkii darawal ka ahaa ayeey ka baxsadeen goo bta iya ga oo aanan waxba yeelin dadkii shacab ka ahaa ee gaariga saarnaa.

Nin ka mid ah dadkii saarnaa Baabuur ka oo ka sheekeeyay sida ay wax u dhace en, ayaa tilmaamay iyaga oo ku guda jira Safarkooda mar kaliya inay maqleen dha waqa rasaas soo dhacday oo durba ku dhacday Darawalkii Baabuurka.

"Annaga gaariga ayaan saarneen, wax aan usoo soconnay M/Muqdisho, rasaas ayaan ka war helnay, darwalka ayeeyna ku dhacday, Meydkii Marka ayaan usoo qaadnay,halkaas ayaana lagu aasay’ ay uu yiri Goobjoogaha. Burcad hubaysan ay aa taagtaagan wa ddooyinka G/Sh/ho ose, kuwaasi oo dhib aatooyin u geysta dadka waddooyinka ku

safra

DHAQTARAD U DHALATAY DALKA TALYAANIGA OO KENYA LAGU DILAY

Dhaqtarad u dhalatay dalka Talyaaniga oo lagu magacaabi jiray Rita Fossaceca, ayaa lagu dilay M/Watamu ee Degmada Kilifi ee dalka Kenya.Dilka Dhaqtaradan ayaa dhacay Todobaadkaan gudihiisa, wa xaana lagu weeraray meel Hotel ah oo ay ka casheynaysay, iyadoo weerarkaasi la gu dhaawacay labo ruux oo la socotay Dhaqtarada halka iyana la dilay.

waxaana da’deeda ay aheyd 51 sano jir, weerarka dilkeeda ayaa la sheegay in loo adeegsaday baangad oo lagu khaariji yay ,halka 2da ruux ee kale ee la socota yna lagu dhaawacay. Afhayeenka Booliska Ke nya Charles Owino ayaa Dorraad sheeg ay in dilka noocaan ah uu waxyeelleynayo dhaqaalaha Kenya, maadaama dalxiiska uu yahay laf dhabarta kobaca dhaqaala ha, sidaasi awgeedna aan marnaba loo dul qaadan doonin falalka ceynkaasi ah.

haatana baar itaanka uu marayo meel wanaagsan,goor dhowna la filayo in la ca deeyo qofka dilay Dhaqtarada ayaa Dalx iis ahaan u joogtay dalka Kenya,

QOF KU DHINTAY IYO 20 KU DHAAWACMAY HOWLGAL TI JAABO AHAA OO KA DHACAY JAMACADA

Qof ka mid ahaa howlwadeenada Jaa macadda Strathmore ayaa ku geeriyooda y in ka badan labaatan Ardayna wey ku dhaawacmeen howlgal mala’awaal ahaa oo dorraad galinkii dambe ka dhacay Jaa macada Strathmore ee ku taalo M/Nayrobi ee caasimada Kenya.

Howlgalka oo ahaa mid qarsoodi ah, ayaa lagu sheegay inuu ahaa tijaabo lagu ogaanaayay sidii ay ardaydu oga jawaab celin lahaayeen haddii Jaamacaddaas uu ka dhaco weerar argagixiso, iyadoo ciid amada ammaanka Kenya ay fuliyeen ho wlgalkaas xilli qofna aanan loo sii sheeg in. Japheth Koome oo ah Taliyaha ciidam ada Booliska ee gobolka Nairobi, ayaa ho wlgalkaas ku sheegay inuu ahaa mid sha rciga waafaqsan oo lagu eegayay feejigna anta ardayda tirada badan ee Jaamacada as wax ka barato.

Dhank kale qofka geeriyooday oo ahaa gabar dhanka nadaafada ka shaqeyneys ay,ayaa wakhtigii ay geeriyooneysay wax aa ka jiray dhismaha jaamacadaas isbuur asho xoogan madaama ardaydu ay ku saseen dhawaqa rasaasta ay Ciidamada ammaanku kor u rideen. Qaar ka mid ah ardayda, ayaa la sheegay iney iska soo tu reen dabaqyada afaraad iyo midka Shan aad ee dhismaha jaamacada oo ku yaallo agagaarka xaafadda Lang’ata ee magaala da Nayroobi, halka kuwa kalana ay isku qariyeen Musqulasha jaamacadda. Hay ’adda Laanqeyrta Cas ee dalka Kenya, ayaa sheegtay in dhacdadaas kadib ay ardaydii dhaawacantay ula cararay qa ar kamid ah Isbitaalada ku yaallo M/Nayroo bi oo ay ka mid yihiin Nayrobi West iyo Ma ter Hospital si gargaar caafimaad loogu fidiyo.

Goobjoogayaal, ayaa iyaguna sheegay in ciidamada ammaanka gaar ahaan booli iska Birmadka ee loo yaqaano APda (Ad ministration Police) ay si kadis ah u gale en jaamacada iyagoo iska dhigaayay koox soo weerartay, waxeyna kor u tureen rasa as noolnool oo ay damacsanayeen inay ku baqdin galiyaan ardayda, Macallimiinto oda iyo weliba Maamulka jaamacada oo aanan horay loogu sii war galinin howlgal kaas tijaabada ahaa. Shacabka Kenya, ayaa siyaabo kala duwan oga hadlay ho wlgalkaas mala’awaalka ahaa ee laga kor fuliyay arday waxbarashadoodii ku jiro, sidoo kalena lagu wargalin Saldhiga boo liska jaamacadda ku yaala

MUSUQMAAMUSQ LAGU HELAY SHIRIKADA SIGAARKA EE BAT

BBC ayaa ogaatay oo heshay cadday mo muujinaya in la musuqmaasuqay oo laaluush lagu bixiyay howsha iyo shaqada shirikadda tobaakada ee loo yaqaano BAT.Baaritaan la sameeyey ayaa lagu shee gay in shirikadan BAT ay lacago ku bixis ay oo ay siisay siyaasiyiin iyo shaqaale ka lena wadmada afrikada bari. Lacagahan laaluushka ah waxaa loo bixiyay in lagula dagaalamo shirikadaha la tartama shirika da BAT iyo waliba shuruucda cabista siga arka.

Xogtan waxaa bixiyay qof shirikada BAT u shaqaynayay oo hoosta ka dusiyay qor aal cadaymo ah. Shirkadan BAT ayaa iya dana sheegtay inaysan u dulqaadan dooni n musuqmaasuqa la sheegay BAT waa shirikada shanaad ee ugu weyn UK

MADAXWEYNAHA RUUSHKA OO DIIDAY IN M/PARIS UU KULA KULMO MADAXWEYNAHA TURKIGA

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Pu tin oo ku sugan M/Paris, ayaa iska diiday in uu kula kulmo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha Turkiga, ayaa wuxuu dhawaan sheegay in uu doonaayo in M/Paris uu kula kulmo Ma daxweynaha Ruushka, muddada uu ka so conaayo shirka looga hadlaayo wax ka qabashada cimilada caalamka.

Aqalka Kremlinka oo looga arrimiyo dal ka Ruushka, ayaa sheegay inaanu jirin ku lan la qorsheeyay in Madaxweynaha Ruu shka uu Paris kula qaato dhigiisa dalka Turkiga. Afhayeen u hadlay Kreminka oo lagu magacaabo Dmitry Peskov, ayaa Wa rbaahinta u sheegay inaanu jiri doonin kul an wada tashi, oo 2da madax ay ku yee shaan Caasimadda Faransiiska.Xukuu ma dda Moscow, ayaa Xukuuma dda Ankara ka sugeysa in raaligelin ka bix iso diyaara ddii Ruushka laga lahaa, ee 24kii bishii November lagu soo riday xud uuda Turk iga iyo Suuriya. Ra’iisal Wasaa raha Turk iga, Ahmet Davutoglu, ayaa dha waan she egay in wax laga xumaado ay ta hay soo ridista diyaaradaasi, balse aanu Turkigu wax raaligelin ihi ka bixinayn.Madaxwey ne Erdogan, ayaa dhinaciisa sheegay haddii ay ogaan lahaayen in diy aaradaasi laga leeyahay dalka Ruushka, aanu Turk igu soo ridi lahayn, laakiin aan ay Dowla diisu ka bixinayn wax raaligeln ah, tallaa bada lagu soo riday, oo uu ku sheegay mid is difaacid ah.Ruushka, ayaa cunaqa bateen dhaqaa le ku soo rogay dalkaasi Turkiga, waxa kaloo uu diiday in waxyaab aha lagu sameeyo Turkiga loo iib ke eno Ruushka, sidoo kalana la xadidi doo no qandaraalayaasha Turkiga ee hawlaha shaqo u joogga Ruu shka..

MAREYKANKA OO DADKIISA KU AMRAY INAY ISAGA BAXAAN CAASIMADDA AFGHANISTAN

Mareykanka, ayaa si adag muwaadiniint iisa kaga digay inay ku sii sugnaadaan Ma gaalada Kabul Ee Xarunta Afghanistan, ka dib markii ay soo baxeen warar sheeg aaya suurtagalnimada weerarro ka dhaca Magaaladaasi.Safaaradda Mareykanka uu ku leeyah ay M/Kabul, ayaa soo saartay war qoraal ah oo muwaadiniinta Mareykan ka looga di gaayo inay ku sii sugnaadaan Magaalad aasi. Safaaraddu waxay kaloo amartay in muwaadiniinta Mareykanka ee qorsheyna aya inay taggaan Kabul, in aa nay imaan, Safaaradda oo ku andacoon aysa in maa lmaha soo socda ay weerarro ka dhici ka raan Magaaladaasi.

"Waxaa markale muwaadiniinta Mare ykanka looga digayaa inay u safraan M/K abul, kuwa ku sugana lagu wargelinaayo inay isaga baxaan. Waxaana rajeynaynaa in dadku ay tixgelin doonaan awaamiirt an.” Ayaa lagu yiri qoraalka. "Ammaanka dalka Afghanistan waxaa weeye mid aan xasiloonayn, waqtigaana halis ayaa ka soo gaari karta muwaadiniinta Mareykan ka ee ku sugan Kabul.” Sidaasi waxaa la gusheegay qoraalka. Digniintan, ayaa dur baba dareen baqdin leh ku dhalisay dadka Mareykanka ee degan M/Kabul, waxayna diyaar u yihin inay u ho/samaan digniinta.

KENYA OO QIRATAY IN AL SHABAAB AY WIIQ DAY DHAQAALIHII DALKEEDA

Tan iyo markii Ciidamada Kenya ay gud aha u soo galeen G/Koonfurta Somaliya, bishii October ee sanadkii 2011ka, ayaa waxay Kenya wajaheysay weeraro muuqd o oo kaga imaanaayay Ururka Al Shaba ab. Ururka Al Shabaab, ayaa xilligaa ku hanjabay in ay Kenya la kulmi doonto xaa lad adag, islamarkaana aanay xamili doo nin weerarada kaga imaanaaya Xoogaga Shabaabka.

Patrick Ngugi Njoroge, Gudoomiyaha Bankiga Dhexe Kenya, ayaa qiray in Shab aabku ay sabab u noqdeen hoos u dhaca weyn ee ku yimid dhaqaalihii Kenya. Isag oo ka hadlaayay sida Shabaabka ay dhul ka ula galeen dhaqaalihii Kenya, ayuu she egay inay beegsadeen ilihii dhaqaalaha ee dalxiiska, oo dhaqaalaha Kenya u ah aa mid lafdhabar ah. Isagoo shir looga hadlaayay dhaqaalaha ka hadlaayay, ka na socda M/ Cape Town, ayaa shallaay ka muujiyay in Kenya, ay u bareerto dag aalka ka dhanka ah Al Shabaab. , ayaa wuxuu dhinaca kale uu rajo weyn uu ka muujiyay in Kenya, ay qaadi doonto talla abooyin dib loogu soo noolleena ayo dhaqaalihii dalkaasi.

DAYACTIRKA GAROONKA DIYAARADAHA JOW HAR OO LA SOO GABAGABEEYAY

Dayactir lagu sameynayay garoonka di yaaradaha ee G/Sh/dhexe ayaa la soo ga bagabeeyay iyadoo si rasmi ah uu maam ulka gobolka uu u sheegay in ay diyaarad aha ka soo degi karaan kana duuli kara an.G/G/Sh/dhexeCali C/laahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo qaar ka mid ah mas’ uuliyiinta Gobolka ayaa shalay ko rmeeray Garoonka Diyaaradaha iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay ka socotay da yactir la gu sameynayay dhabaha ay ka du ulaan kana soo degaan diyaaradaha iyo gury aha nasashada oo dhismo cusub ah aa waxaana maanta la soo afjaray oo la soo gabagabeeyay dayactirkii dhabihii gar oon ka aykusoo dagayeen diyaaradaha.

Howlwadeenadii dhisayay garoonka ayaa ugu warbixiyay masuuliyiinta maa mulka G/Sh/Dhexe iyagoo sheegay inay dhameystireen dayactirkii ay ka wadeen ayna ka soo degi karaan haatan wixii ka bilowda di yaaradaha rakaabka balse ay guryihii nashada ay u dhimanyihiin qalabe ynta oo kaliya.

G/G/Sh/Dhexe uu isna si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ka soo degi karaan garo onka diyaarada rakaabka ah iyo kuwa gan acsigaba.Garoonka diya aradaha G/Sh/dh exe oo hore diyaa radaha u isticmaali jir een oo haatan la da yactiray ayaa dhirirk iisu yahay 3km balaci isuna waa 30mitir, waxana uu ka mid yahay garoomahada ugu waaweyn ee ka jira G/da dalka Soo maaliya. Way soo dhaweeyeen shacbka Sh/Dhexefutista garoonka

SHARIIF XASAN "WAXAA RABNAA REER GAAL KACYO IN WIXII DHACAY XALAY DHALAY LAGA NOQDO”

Madaxweynaha M/ka KK/Galbeed Soo maaliya Md.Shariif Xasan Sh.Aadan ayaa ugu baaqay dadka reer Gaalkacyo inay nabad gaaraan, isla markaana si shuruud la’aan labada maamul u qaataan baaqa nabadeed. Shariif Xasan ayaa ka mid ah Mas’uuliyiinta dhex dhexaadinta ka dhex wada maamulada Puntland iyo Galmud ug, isagoo xusay inaan loo baahneyn dag aal dib loogu noqdo, umada Soomaaliye ed ka soo daashay dhibaato.

"Dagaal dambe nooma noqdo, Ummad da Soomaaliyeed dhibaato waa ka soo dharagtay, waxaa rabnaa in wixii dhacay xalay dhalay laga noqdo, Nabad lagu wa da noolaado, reer Gaalkacyo waa dad eh elo ah oo wiil iyo abtigiis ah”ayuu yiri Sha riif Xasan.

Madaxweynaha K/Galbeed ayaa sidoo kale ku baaqay in shacabkii barakacay dib guryahooda loogu coo celiyo, isla markaa na odayaasha dhaqanka, culumaa’udiinka iyo ganacsatada ay u istaagaan.

Waxaa uu sheegay inay meelna uga soc on Gaalkacyo ilaa nabad la gaaro, isla ma rkaana ka hubsadaan in labada dhinac ay qalinka ku duugaan heshiis nabadeed.

Dhinaca kale waxaa shalay M/Gaalkac yo loo fadhiyey in laga soo saaro war mur tiyeed ku aaddan heshiis nabadeed oo qal inka lagu duugo, ka dib markii labada dhi nac ay aqbaleen afar qodob oo uu soo jee diyay Wafdiga uu Ra’iisul Wasaaraha ho gaaminayay ee dhex dhexaadinta ka dhex wada Galmudug iyo Puntland.

TABABAR CIYAARO KALA DUWAN AH OO LAGU SOO GABAGABEEYAY MAGAALADA ATLANTA, GEORGIA

Waxaa lagu soo gunaanaday M/Atlanta ee Gobolka Georgia ee Mareykanka tart ankii cayaaraha ee la qabto todobaadka thanks givingka, kaasoo ay isku arkaan Soomaali bad an oo isugu ji ra; waayeel, dhallinyaro iyo caruur.

Cayaarahan oo ka kooban kubadda ca gta iyo kubadda koleyga ayaa la billaabay sannadkii 1999kii; iyadoo mar kasta la qa bto marka xilligan oo kale la gaaro sanna dwalba. Marka laga hadlayo kubadda cag ta ayaa sannadkan waxaa isku arkey koo xo ka kala yimid gobollada Ohio,Minnes ota, Wa shington/Virginia, North Carolina iyo ko oxo ka socday magaalada martigal isay cayaaraha ee Atlanta. Iyadoo Ujeed ka tar tanka uu ahaa inay isku arkaan caru urta da’doodu ka yar tahay 14jirka (U14), wax aan iyaduna ka maqnayn in tartankan ku hardamaan rag odayaal ah oo magac iyo maamuus ku leh taariikhda isboortiga Somalia xilligii hore.

Gunaanadkii tartanka waxaa isagu soo haray dhallinta da’doodu ka yar tahay 14ka sano oo ka la ahaa; ko ox ka socotay Mi nneapolis iyo koox ka socot ay gobol ka Oh io,ciyaar xiiso badan ka dib, waxay gu ushii ku raacdey 5 gool iyo 3 gool kooxdii ku ciyaaraysay dhallinta Ohio.

Dhanka odayaasha iyaguna waxaa is ugu soo baxay koox ka socotay NorthCar olina iyo koox ka socotay Ohio, iyaduna waxaa halkaas 4 gool iyo 3 gool ay guu shii ku raacdey kooxdii ka socotay NorthCarolina.

Xaga Basketballka waxaa ciyaar xii so badani dhexmartay cayaartooydii hore ee kubadda koleyga koox mataleysay reer Minneapolis oo ay ka dhexmuuqdeen ca yaaryahan Shiikha iyo Madaxeey; iyagoo foodadaray koox mataleysay Atlanta oo ay ka dhex muuq d een cayaary ahan Axmed Daahir iyo Abuukar Shiino, iya doo ugu dambeyn ay guushu raacday kooxdiiku ciyaarysay magaca Atlan ta.

MADAXWEYNAHA RUSHKA OO MAR KALE KU EEDEEYAY TURKIGA INUU SHIDAAL KA IIBSADO KOOXDA DAACISH.

Madaxweynaha dalka Rushka Vladamir Putin aya mar kale ku eedeeyay dawlada Turkiga inay Shidaalka ka iibsadaan koo xda Daacish. Madaxweynaha Rushka oo ka qeyb galaya shirka ka socda magaal ada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ee isbadal cimilada adduunka looga hadlayo ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadda Ankara ay maal galiso kooxda Daacish maadaama ay shidaal si qarsoodi ah uga iibsadaan.

Sababta ay Turkidu usoo rideen diyaar adii dagaal ee Rushku lahaa ayuu ku mac neeyay M/weyne Putin in Turkigu uu difa acanayay shidaalka ay Daacish ka helaan. Eedaas waxaa durbaba ka jawa abay M/weynaha Turkiga Rajjap Dayib Or digan waxaana uu hadalka Putin ku tilma amay mid aan xaqiiqo laheyn oo kasoo yeeray qof caraysan.Sidoo kale R/wasaa raha Turkiga Axm ed Daa’uud Ooglow ay aa asna sheegay in aysan xukuumadiisu diyaar u aheyn raali galiso dhigoda Mosco

MAREYKANKA OO XAYIRAAD SAFARKA AH KUSOO ROGAY XUBNO KENYAN AH OO KU EEDEYSAN MUSUQ-MAASUQ

Xukuumadda Mareykanka ayaa shaaci say inaysan u ogolaanayn dalkugalka ama Visa ha Mareykanka la gu aado ma s'uul iyiin sare oo ka mid ah dowladda Ke nya, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin musuqmaasuqa ka jiro Kenya.

Safiirka Mareykanka u fadhiyo wadd anka Kenya Robert Godec, ayaa sheegay in dowladda Maraykanka ay kusoo rogtay xayiraad dhanka safarka ah mas'uuliyiinta sare ee loo haysto inay ku lug leeyihiin ee deymaha la xiriira musuqmaasuqa Ken ya. Danjiraha ayaa wuxuu shaaciyay inuu jiro liiska saraakiishaas looga mamnuucay inay u safraan wadanka mareykanka. Isa goo sidoo kale ka gaabsaday inuu magac yada ama tirada rasmiga ah ee mas;uuli yiinta ay xayiraadda saareen soo bandh igo, wuxuuna ku sheegay in ay ahayd mid qarsoodi ah.

Xayiraaddaan, ayaa timid maalmo ka dib markii baadariga madhabta katooligga ee diinta masiixiga, Pope Francis oo boo qasho ku yimid Kenya 25kii bishii aynu ka soo gudbunay uu ugu baaqay shacabka iyo mas'uuliyiinta Kenya inay ka fogaada an musuqmaasuqa oo uu ku tilmaamay in uu yahay waddamada dhimashada. Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa horay wuxuu u shaaciyay inay la dag aallami doonaan musuqmaasuqa lagu ee deyay inay ku lug leeyihiin xubno sar sare oo ka ka tirsan xukuumaddisa, waxayna ahayd dhawaan markii xilka wasiirada howlaha baahinta awoodda Kenya Anne Waiguru ay iska casishay, ka dib markii la gu eedeeyay inay lacago aad u fara bad an lunsatay. Dhanka kale, Charity Ngilu oo horay shaqada looga joojiyay ahaydna wasiiraddii dhulka, guriyeeynta iyo hour marinta magaalooyinka ayaa ka mid ah mas'uuliyiinta Keenyaanka ah ee lagu ee deyay inay ku lug leeyihiin musuqmaas uqa baahsan ee ka jira dalka Kenya.

Ugu dambeyn, warbaahinta Kenya qaa rkood ayaa maanta qoray in xubno sarsa re oo ay ka mid yihiin shan wasiir, soddon xildhibaan iyo xoghayayaal maamul ay ka mid yihiin 173qof oo laga mamnuucay in ay u safraan waddanka Mareykanka sab abo la xiriira in looga shakisan yahay inay ku lug leeyihiin fadeexadda musuqmaas uq ka jira Kenya.

MAALINTA AIDSKA OO MUQDISHO LAGA XUSAY

Munaasabad lagu xusayay maalinta ca alamiga ah ee AIDSka Adduunka oo 01da December ku beegan ayaa waxaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ka tirsan Labada gole ee Dowladda, Xubno ka mid ah heya’daha caalamiga ah ee ka howlgala dalka culu mmaa’udiin, dhallinyaro, haween, dadka la nool HIV/ADISka iyo martisharaf kale.

Munaasabadda oo dadkii ka hadlay ay aa ka jeediyeen hadalo ayaa aad ugu dhe eraaday ka sheekeynta dhibaatada Cudur kani AIDSka, iyo sida loogu baahan yah ay in bulshadeena looga wacyigaliyo.

Wasiirka Caafimaadka Xaawo Xasan Maxamed oo munaasabadaasi ka hadash ay ayaa sheegtay in ka wasaarad ahaan ay dadaal ku bixin doonto sidii loo heli la haa xaruumo lagu daryeelo dadka la nool Cudurkani.waxaana ay sheegtay Soom aaliya in ay ku nool yihiin dad badan oo qaba AIDSka oo aan helin wax daryeel ah.

Wasiirada oo sii hadashay ayaa sheeg tay in xil ay iska saari doonto daryeelida dadka la nool cudurka HIV AIDSka ayna ka saacidi doonaan waxyaabaha muhiim ka u ah aadanaha. Sanad walba haatan oo kale ayaa Soomaaliya iyo Aduunka oo dhan laga Xusaa maalinta AIDSka adu unka, waxaana cudurkani oo lagu shee gay mid dilaa ah la sheegay in Soomaali ya sanadihii dambe uu ku soo badanayay dadka la nool cudurkaasi Ilaah ha inaga

dhowree Dhibkiisee.

MADAXWEYNAHA TANZANIA OO MADAXDA LA MIDKA AH TUSAY SIDA LOO DALALKA AFRIKA LOO HOGAAMIYO

Seddex toddobaad keliya ka hor ayay ahayd markii John Mogufuli loo doortay m adaxweynaha cusub ee wadd anka Tanza nia ,isaga oo badalay Jakaya Kikwete ,oo dowladdii uu hogaaminyay lagu eedeeyn jiray musuqm aasuq baahsan.

Madaxweynaha cusub ayaa markii la doortay ka dib isbadallo muuqda sameey ay isaga oo ka horyimid arimo dhowr ah oo uu ugu horeeyo musuqmaasuqa, wax aana soo koobaynaa 10qodob oo uu John Mogufuli hirg aliyay muddo ka yar bil.

1. Madaxweynaha ayaa ka horyimid in la cag badan lagu bixiyo xuska maalinta xo rnimada Tanzania,xilli cud urka koleeraha ay dad badani ugu dhimanayaan gudaha dalkaas, waxaana taa badalkeed maalint aas uu amar ku bixiyay in la sameeyo ma alin nadaafadeed oo Qaran, waxaana lac agtii loo adeegsan lahaa dhoolatusyada ciidamada uu ku bixiyay nadaafadda Tan zania.

2. Waxa uu xaalad laga fajaco ku soo a rkay Isbitaalka Muhimbili oo uu booqasha diisi ugu horreysay ku bixiyay, waxaana maalintaa ka dib uu amray in madaxda dowladda ay qayb ka qaataan sidii sarriiro loogu heli lahaa bu kaanada dhulka jiifa ,waxaana uu amray in 200 oo milyan oo ah lacagta wadankaas ah wax looga qabto dhibaatadaas.

Maalmo ka dib 300 oo sariirood ayaa isbitaalka la dhigay,waxaana uu shaqada ka ereyay madaxdii maa mulisay goobtaa caafimaad isaga oo kuwa kale ku soo ba dalay ,waxaana la hagaajiyay qalabyadii raajada oo halaysnaa ,iyadoo lacag u dhax eysa $10,000 ilaa $7,000 oo dollar loo diray Isbitaalka.

3. Seddex maalin gudaheed Mogufuli ay aa xubnaha dowladdiisa ku amray in ay booqdaan goobaha fogfog ee dalka si wax looga soo ogaado xaaladda ay ku su ganyihiin dadka ku nool goobaha ka ba xsan laamiyada.

4. Wuxuu jaray kharashaadkii madaxda xukuumadda kaga bixi jiray safarada dib adda, si la mid ah shaqo oyinkaas waxaa qaban doona safiirrada dalka Tanzania u fadhiya caalamka, iyadoo kaliya madaxwe ynaha ,ku xigeenkiisa iyo ra’iisulwasaar aha ay safar dibadda ah aadi karaan.

5.Waxaa uu kordhiyay hoolalka hogaanka dowladda ay ku shiraan.

6. Isaga iyo xubno kale oo xukuumadda ka tirsan ayaa hadda baaraya musuqma asuq lagu arkay dekadda magaalada Da arusalaam kaddib markii 350 konteenar oo kuwa ganacsiga ah la waayay sharc iyadii ay wadanka ku soo galeen.

7. Markii uu u safrayay magaalada Dodo ma oo 600km u jirta caasimada, mauus an qaadan diyaarad gaar ah si uu usoo fu ro shir uu barlamaanku halkaa ku lahaa.

8. Kulankii baarlamaanka ee todobaadkii hore ka dhacay magaalada Dodomo fariin cad oo ku aadan la daga alanka Musuqmaasuqa ayuu u diray laamaha dowlad diisa.

9. Wuxuu ballanqaaday inuu kor u qaadi doono la xisaabtanka hay’adaha xuku umadda si looga dheeraado in la musuqmaasuqo hantida guud.

10. Waxa uu xubnaha barlamaanka dal kaas u sheegay in shacabka Tanzania ay isaga howlo badan ka suga yaan. Ugu dan bayn, howsha adag ee u soo bandhigay madaxweynaha Tanzania ayaa aad looga hadal hayaa baraha ay bulshadu kuwada xiriirto, iyadoo loo arkaa mid ay ku dayan karaan madaxda kale ee Afrika si la mid ah madaxweynaha Ruwanda Pual Kiga me oo la sheegay in uu yahay rajo u soo ifbaxday Bariga Afrika.

MUDAHARAADYO WAAWEYN OO KA SOCDA GOBOLADA ITOOBIYA.

warar aanu ka helayno ilo wareedyada Qorahay Media ee ku sugan magaalooyi nka Addis Ababa iyo Herer, waxaa meelo badan ka socda mudahraadyo waaweyn oo ay dhigayaan qowmiyada Orormada oo ah tan ugu we yn qowmiyadaha ay Itoobiya gumaysato.

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalad aas Haramaayo ayaa sheegaya in iska ho rimaad xoogani uu ka dhex socdo boolis ka xukuumadda gumaysiga Ethiopia iyo ardayda Jaamacadda Haramaya Univer sity oo ka gadood san dhul boobka Woyaa naha. Warar aanaan wali xaqiijinin ayaa sheegaya in la dilay xubno ka tirsan boolis ka Woyaanaha halka tiro kale oo ka mid ah ardayduna ay soo gaadheen dhaawa cyo kala duwan.

MAREYKANKA OO TABABAR SIIYAY CIIDAMMO LOO SOO WADO SOOMAALIYA

Saraakiil ka tirsan dowlada Mareykanka ayaa tababar usoo idleeyay ciidamo ka ti rsan dowlada Uganda kuw aasi oo tababar uu kaga socday dalkaasi bilihii ugu damb eeyay, sida ay sheegeen masuuliyiinta Do wlada Ugan da. tababarkn ayaa ciidamada dowlada Uganda wuxuu kaga bilowday da lkaasi bishii lasoo dhaafay ee Novem ber waxaana bixinayay saraakiil u dhashay dalka Mareykanka oo ka tirsan ciidamada dhanka badda ee Marey kanka.

Ujeedada ugu weyn ee ciidamada Uga nda tababarka loo siiyay ayaa lagu sheeg ay iney tahay iney xirfado oda sii gaarsiiya an ciidamada kale ee fursada helin sida saraakiisha ay sheegeen. Andrew Omong oje, oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Uganda ayaa sheegay in ciidamadaasi ay yihiin kuwo qaarkood loosoo dirayo dalka Soomaaliya si ay u caawiyaan ciidamada Uganda kaga sugan dalka Soomaaliya.

Uganda waxaa kaga sugan Soomaal iya ciidamo kamid ah howlgalka AMISOM ee ka socdo dalka Soom aaliya tan iyo san adkii 2007dii xiligaaasi oo ciidamada Uga nda ay soo gaareen magaalada Muqdis ho. Ciidam ada AMISOM oo ka socda shan dal oo Soomaaliya deris la ah ayaa waxaa inta badan lagu sameeyaa isbed elo kala duwan maadaama sanado ay ku sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya.

DAGAALYAHANNO KA TIRSAN ALSHABAAB OO GUDAHA U GALAY DEEGAAN KU DHOW GAARISA

Dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ay aa Dorraad gelinkii dambe gudaha u galay deegaan lagu magacaabo Kambere oo qi yaastii 15km u jira M/Gaarisa, iyadoo bo qolaal ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya la soo dhoo bay xuduuda ay la wadaagaan Soomaaliya. Sida ay sheegayaan wararka AlShabaab ayaa markii 2aad todob aad gudihiis gu daha u galay deegaan ka tirs an gobolka waqooyi bari Kenya, waxaana dadka dee gaanka ay sheegeen in ciida mada ay aad u hubeysan yihiin, dadkana ay u wacdina yaan.

AlShabaab ayaa deegaanada ay gud aha u galeen ka taagay calan madow, si doo kale waxay dadka uga digayeen inay la shaqeeyaan ciidamada Kenya, isla ma rkaana aanay u sheegin inay joogaan.

Saraakiisha ammaanka gobolka waqooyi bari Kenya ayaa sheegay in dagaalyaha no ka tirsan AlShabaab ka soo gudbeen xuduuda, isla markaana ay wadaan howl gallo lagu baadigoobayo dagaalyahanada alshabaab ee xuduuda ka soo gudbay.

Xiriiriyaha G/waqooyi bari Kenya Maxamu ud ayaa sheegay inay adag tahay in la su go amniga deegaanada, isla markaana waddooyinka qaar ay roobabka gooyeen.

Si kastaba ha ahaatee dhaq dhaqaaqyada AlShabaab ka wadeen gudaha Kenya ay aa ahaa mid sii xoog eysanayay todobaa dyadii la soo dhaafay.

QAADKA DALKA KENYA OO HALIS KU AH GAL MADA

Cilmi baaris ay sameysay Jaamacadda Moi oo ku taalla M/Nayroobi Ee Xarunta Kenya, ayaa waxaa lagu oga aday in qa adku uu halis ku yahay noloshada bulsha da,iyadoo uu si weyn u saameeyo Galma da ragga,marka ay xaasaskoodu u tegay aan.

Cilmi baarista, ay aa waxaa lagu yiri "Marka qaadka in yar la ga isticmaalo wax ay u muuqataa inuu sab abaayo qofka in uu xiiseeyo galmada, sab abtoo ah waxaa kordhaaya hamigiisa, laa kiin marka si xa ddhaaf ah loo cuno inuu qofka ku qaadaa yo dhibaatooyin xagga galmada ah, wax aana yaraata inuu awo od u yee sho galmo uu sameeyo.”" Wax aan kaloo derisnay tay ada biyaha ragga, waxaana ogaanay kolka qaadka si aad ah loo isticmaalo inuu hoos u dhac ku imaa naayo tayada biya ha.”

Cilmi baaristan, ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in qaadka oo aad loo cunaa uu sababo wadno xanuun, dhiikar iyo cud uro kale oo ay ka mid yihiin in uu saama yn ku yeesho muuqaalka qofka. Saynisya hano wax ka dhigga Jaamacadda Moi, ay aa waxay sheegeen in qaadku uu khatar guud ku yahay nolosha bulshada, waxay na farriintoodu tahay in laga fogaado cun istiisa.

Dalka Soomaaliya, ayaa noqday suuqa ugu weyn ee loo iib geeyo qaadka Kenya, ka gadaal markii ay Britain sanadkii hore joojisay in dalkeeda laga cuno qaadka. Qo fkii lagu qabtaa isagoo qaad ku cunaaya amaba kaga ganacsanaaya dalka Britain, waxa uu la kulmi doonnaa ganaax




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip