Maxaa loo xiray Sheekh Aadan Sunne (Daawo khudbadiisa xasaasiga ah)

0
Thursday September 07, 2017 - 23:50:43 in Wararka by
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa loo xiray Sheekh Aadan Sunne (Daawo khudbadiisa xasaasiga ah)

    Sheekh Aadan Cabdi Warsame (Sune) oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa maalintii saddexaad ku jira xabsiga magaalada Hargeysa, kaddib markii ay soo qabteen ciidamada Booliska oo sarkaaiil ka tirsan ay faahfaahin ka bixiyeen eedeymaha loo heysto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Aadan Cabdi Warsame (Sune) oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa maalintii saddexaad ku jira xabsiga magaalada Hargeysa, kaddib markii ay soo qabteen ciidamada Booliska oo sarkaaiil ka tirsan ay faahfaahin ka bixiyeen eedeymaha loo heysto.

Taliye Xigeenka Booliska Sareeye Guuto C/raxmaan Liibaan Axmed Fooxle iyo afhayeenka ciidamada Booliska Fysal Xiis ayaa sheegay in wadaadka la soo taagayo sharciga isla markaana uu galay dembiyo ay ka mid yihiin kicin dadweyne iyo inuu kahor jeestay dhallinyaro la xiray oo tababar dab rid qaadanayay.

"Wuxuu ka been sheegay howlgal ay fuliyeen Booliska oo ay ku soo xirxireen dhallinyaro lid ku ah amniga” ayuu yiri Taliye Ku xigeenka Booliska Somaliland oo sheegay in Sheekh Aadan Sune faraage ku yaala degaanka Uubaale ee ka tirsan magaalada Hargeysa uu ku baaqay in hubka la qaato isla markaana lala dagaalo maamulka Somaliland.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip