WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 29-KA AGOOSTO 2017-KA

0
Tuesday August 29, 2017 - 11:01:16 in Wararka by
  • Visits: 763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 29-KA AGOOSTO 2017-KA

    RUGTA GANACSIGA OO KA JAWAABTAY GO'A ANKII WASAARADDA GANACSIGA, SOONA BANDHIGTAY DOCUMENTYO {AKHRISO} Agaasimaha Rugta ganacsiga Cabdi Abshir Dhoore oo Shir jara'id ku qabtay Xarunta ay Muqdisho ku leeyihiin ayaa si deg deg ah ugu hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RUGTA GANACSIGA OO KA JAWAABTAY GO'A ANKII WASAARADDA GANACSIGA, SOONA BANDHIGTAY DOCUMENTYO {AKHRISO} Agaasimaha Rugta ganacsiga Cabdi Abshir Dhoore oo Shir jara'id ku qabtay Xarunta ay Muqdisho ku leeyihiin ayaa si deg deg ah ugu hadlay Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Ganacsiga Xukuuma dda Soomaaliya oo ahaa in la kala diray Rugta.

 

Agaasimaha ayaa sheegay in arrintan ay goor dhow maqleen, waxaana uu tilma amay in haba yar aatee aysan jirin wax wa rgalin ah oo ay Wasaaraddu la soo samey say Mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga Soma liya.

"Rugta Ganacsiga Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay Bulsh ada rayidka, mana ahan hay’ad ay dowladda leedahay oo wi xii ay dowladda rabto ay ka sameysan kar to” ayuu yiri Agaasimaha Rugta Ganacsi ga Cabdi Abshir Dhoore. Sidoo kale wax aa uu heegay in Rugta Ganacsiga markii Madaxdeeda la dooran ayay ay Goobjoog ahaayeen Wasiiro ka tir san Xukumadda oo uu ku jir ay Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Warshadaha ee XFS,R/wasa arahana uu aqoonsan yahay .

"Waxaa la yaab nagu noqotay Rugtii G anacsiga oo ay xuku maddii aqoonsaneyd in hadda uu Wasiirka Ganacsiga soo saa ro Wareegto sheegeysa inaysan aqoon sa neyn Rugta ,anagana waxaa qasab nagu noqtay inaan ka jawaabno Warkaas”ayuu yiri Agaasime Cabdi Abshir Dhoore.

Agaasimaha ayaa sidoo kale sheegay inay fiicnaan laheyd in Rugta ganacsiga iyo Wasaaradda ganacsiga ay ka wada hadla an arrintan, inta aan Wareegtadan la soo saarin, kaliya anaga waxaan u baah anahay Wada shaqeynta aan la leenahay xuku madda, laakiin waxaan idiin sheegay aa in Rugta Ganacsiga ay ta hay mid ka madax banaan dowladda ,maxaayeelay waxaan ka ti rsan Ururada Bulshada rayid ka " ayuu Shirkiisii Jara’id ku yiri.

Agaasimaha Rugta Ganacsiga ee So omaaliyaa Cabdi Abshir Dhoore ayaa War iyeyaasha u sheegay ka hor inta aysan qaban Shirka Jara’id in ay ka shirayeen Dhismooyin ay Rugta ganacsiga ku sameyneyso Wadooyin Muhiim ah, kuwaas oo laga sameyna ayo Wado gasha Hobyo, mi dda aadaa Bari iyo Wadada dheer ee isku xirta Afgooye iyo Muqdisho.

Ugu dambeyn Agaasimaha Rugta Ga nacsiga ayaa saxaafa da u soo bandhigay warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Was aaraha oo lagu aqoonsanayo Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo bishii March ee sanadkan Guddoomiyaheeda Maxamed C/kariin Gabeyre dib loo doortay.



FANNAANIIN UU KA MID YAHAY DAYAX DAL NUURSHE OO MAGAALADA BAYDHABO LAGU SOO DHOWEEYAY?

FaNnaaniin uu Ka Mid yahay Dayax Dalnuurshe oo M/ Baydhabo Jannaay lagu soo dhoweeyay? fannaaniin ay ka mid ahaayen,Dayax Dalnuurshe,Cumar Shar iif,Canab Ca wo Iyo musukiiste Subxaanyo ayaa Shalay si weyn loogu soo dhowe eyay M/Baydhabo.

Fannaaniinta Baydhabo, gaaray shalay ayaa garoonka Shaati gaduud ee M/ Bay dhabo, waxaa’ ku soo dhoweeyay dadwey ne Fara badan ,iyaga oo halkaasi Show ku qaban doonna Habeenka Ciidda Carr afo.

Sanadahii Ugu Danbeeyay M/Baydha bo, waxaa ku qul qulayay Fannaaniin si daan oo kale waxaa horey Baydhabo ugu qabtay Fannaanka Nimcaan Hilaac isaga oo halkaasi ka qaaday Heeso Maay Maay ah haatan fannaan dalnuurshe isagana ba dhigfan eedka maalmaha ciidda carrafo ka heesi doono Baydhabo Jannaay laga fi layaa inuu isagan inuu ku luuqeeyo hee so dadka deegaanka rali gelinaya

SHALEEMO 30SANO XIRNEYD OO DIB LOO FURAY, IYO SHEEKO MUHIIM AH

Markii u horreysay muddo 30 sano ka badan dadka ku nool Magaalada Qaza ee Falastiin, waxa ay habeen hore galeen shaneemo ay film ku daawadeen ilaa dho wr boqol oo qof oo rag iyo dumar isugu jira.

Hal habeen oo keliya, Shaneemada alSaamir ee M/Qaza waxay dhigtay film ga ar ah oo laga sam eeyay xaaladda Falast iiniyiinta ku jira xabsiyada Israa’iil, kaas oo ku hadlaya afafka Carabiga iyo Heb rowga ee Yuhuudda.Waxaa daawashada fil mkaas ka qayb galay 350 qof iyadoo ra gga iyo haweenka aan la kala soocin oo ay meel qura ku wada daawanayeen.

Shaneemada alsaamir oo la dhisay sa nadkii 1944kii, waxaa la xiray 1960yadii, filmadii laga daa wan jiray marinka Qazana waxaa la joojiyay sanadkii 1987dii mar kii uu bilawday kacdoonkii ugu horreeya yee Falastiiniyiinta.

Qaar badan oo ka mid ah dadkii daa waday filmka waxay sheegeen inay haa tan doonayaan shan eemo filmada si joog ta ah looga daawado ee marinka Qaza oo ku hoos jirtay xayiraad Israa’iil ay ku hay say muddo toban sano ah.Marinka Qa za oo ay ku nool yihiin in ka badan 2 milyan oo qof ayaa waxaa m/ula Ururka Xamaas

WADAAD HINDI AH OO LAGU XUKUMAY 20 SANO OO XARIG AH

Wadaadka lagu muransan yahay ee da lka Hindiya oo Jimcihii lagu eedeeyay kuf si, ayaa lagu xuku may 20 sano oo xabsi ah iyadoo taageerayaasha wadaadkan ay rabshado dhigeen. Warbaahinta Hindiya ayaa sheegay in taageerayaasha Gurme et Ram Rahim Singh ay gaari dab qabads iiyeen kahor intaan xukunkiisa lagu dhawa aqin. Gurmeet ayaa lagu helay dambi ah inuu kufsaday labo haween ah oo ka mid ahaa shaqaalihiisa waxana qa adiga qaad ay dacwadiisa uu kufsigiiba ku xukumay toban sano oo xarig ah iyadoo gu ud aha an xabsiga uu marayo uu gaarayo labaat an sano oo xarig ah,

Rabshado Jimcihii ka dhacay M/ Pan chkula ee waqooyiga Gobolka Haryana ay aa waxaa ku dhin tay ilaa 38 qof. Bandow ayaa lagu soo ragay agagaarka gobollada Haryana iyo Punjab, M/caasimadda ah ee Delhina feejignaan dheeri ah ayaa la gali yay.

Milatariga ayaa heegan la galiyay, booli iskuna waxay sheegeen in loo fasaxay in ay dadka toog taan haddii ay rabshad o s ameeyaan. Xabsiga Gurmeet la geyn doo no oo ammaankiisa aad loo ilaa linayo ay aa saxafiyiin laga mamnuucay in ay u soo jirsadaan 1.5 kiiloo mitir.

Booliiska iyo milatariga ayaa joojiyay isu socodkii dadka iyo gaadiidka magaalada Rohtak ee gobolka Haryana. Iskuullada iyo Koleejyada ayaa sii xirnaan doona, Int ernetkii taleefanka gacantana oo la jar ay Khamiistii waxaa hadda lagu sii kordhiyay 48saac oo hor leh uu sii maqnaan doono

WASAARADA GANACSIGA IYO WARSHADA HA OO BAAB’ISAY RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA

Wareegto ka soo baxday xafiiska Was iirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa la gu baab’iyay Rugta Ganacsiga iyo Wars hadaha Soomaaliyeed iyadoo wareegtada lagu xusay sab abaha loo baabi’iyay. Qor aalkan ka soo baxay wasaarada Gan acsi ga iyo Warshadaha ayaa lagu sheegay in wixii laga bila abo shalay la baab’iyay rug ta ganacsiga iyo warshadaha maa daama ay jiraan 2 rug ganacsi oo ka dhisan M/Muqdisho.

Wareegtadan oo ay ku saxiixnayd Kha dra Axmed Ducaale W/W/G iyo Warshada ha ayaa lagu sheegay in wasaaradu ay soo sheegi doonto xilliga la qabanayo doo rashada .isla mar kaana rugaha ganacsiga ee ka jira maamul goboleedyada ay si to os ah ula soo xiriiraan Wasaarada Gana csiga iyo Warsh adaha.

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa waxaa guddoomiye ka ahaa Maxamuud Cabdikariin Gabeyre halka Rug Ganacsi oo kale ay ku dhowaaqeen qaar ka mid ah ganacsatada M/ Muqdisho.

Halkan ka aqr iso wareegtada lagu baabi’ iyay Rugta Ga nacsiga iyo Warshadaha.





R/W/KU XIGENKA DALKA OO FURAY SHIR WEYNAHA XAL U HELIDDA QAXOOTIGA SOMALIYEED

Ra’iisul Wasaare KuXigeenka dal ka Md/Mahdi Maxamed Guuleed (Kha dar) ayaa shalay furay Shirweynaha qaran ee xaluhelidda Qaxootiga dalka dib ugu soo laabanaya iyo barak ayaasha Soomaaliye ed. Waxana shirkani soo qaban qaabisay W/Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, gaar ahaan waaxda u qaabilsan Qaxootiga iyo Barakacayaasha qaranka.

Md.Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shi rkani soconaya 3 maalin ka sheegay ha nnaanka iyo qor shaha ballaaran ee uga yaalla Xukuumadda dib u dejinta dadka Soomaaliyeed ee colaadaha iyo aba ar aha ka dhacaya dalka ay saameeyeen.

R/W/re ku xigeenka ayaa u mahadceli yey hay’adda Qaxootiga qaranka iyo hay ’adaha caalamka ee ka qeyb qaadanaya badbaadinta qaxootiga Soomaaliyeed ee dibedda iyo gudaha dalka ku baraka cay.

Sidoo kale RW/kuxigeenka ayaa yiri” Da wladda Soomaaliyeed waxay diyaar u ta hay inay qabato wax walba ay kari karto oo dadka Soomaaliyeed ku heli karaan no lol ka wanaagsan midda ay hadda ku nool yihiin.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, masuuliy iin ka socda dawladgobolleeyada dalka ka jira iyo Hay'adda qaxootiga u qaabils an Q/M ee UNHCR. Waxana dhammaad ka shirkani ka soo bixi doona warmurtiye ed la xiriira sida loo wajahayo Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed.

DHAMMAAD*

DIB U EEGIS LAGU SAMEYNAAYO TAYADA JAMACADAHA KU YAALLA MUQDISHO

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u eegis ay ku sameyn doonto Ta yadda Waxbasha dda Jaamacaddaha Fa raha badan ee ku yaalla M/Muqdisho.

W/W/Waxbashadda dowladda Sooma aliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ay aa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dib u eegis ay ku sameyn doonto Tayada waxbarashadda si gaar ah Jaa macadaha.

Wasiirka ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay ku yaa llaan in ka badan 50 Jaamacadood oo badankood ay liitaan ni daamkooda Waxbara sho.

Waxaa uu sheegay in aan la aqbali doo nin in xarun waxb arasho oo aan bu uxin shuruudihii laga rabay in ay ka fu rna ato Soomaaliya. ”Xamar keliya waxaa ku taalla in ka badan 50 Jaamacadood, qaarnood uma qalmaan Jaamacad sida ay inoo sheegeen dadka” ayuu yiri Cab diraxmaan Daahir Cusmaan.

Wasaaradda waxbarashadda ayaa wa ta dadaallo xooggan oo laga hortagaayo xarumaha waxbarashadda ee laga iska furanaayo,kuwaa soo aan buuxinkarin shuruudihii laga rabay.

RA’IISUL WASAARAHA SOOMALIYA OO KORM EER KU TAGEY DEKEDDA MUQDISHO

R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khayre ayaa shalay kormeer howleed ku tagay Dekedda weyn ee M/Muqdisho,waxaana kormeerkan ku wehlinayay Wasiirka Maal iyadda Md/C/rixmaan Ducaale Bayle. Ko rmeerkan ayuu ugu kuurgalayey Ra’iisul Wasaaruhu sida ay howlaha kala duwan ee dekeddu u socdaan.

Ra’iisul Wasaaraha warbixinno ku saa bsan sida ay u socdaan howlmaalmeed ka shaqo ee deked da ka dhageystay ma amulka dekedda, iyagoo Ra’iisul Wasaara ha u sheegay in howshu ay u socoto si caadi ah, isla markaana ay sii kordhayaan horumarka ballaaran ee sameynayso dek eddu.

Kormeerka kadib, Wasiirka Maaliyadda C/rixmaan Ducaale Beyle ayaa la hadlay warbaahinta wux uuna faahfaahin ka bixi yey kormeerka uu Ra’iisul Wasaare Xas an Cali Khayre ugu kuurgeliyey shaqada dekedda Muqdisho.

D/SOOMAALIYA OO KU DHAWAAQDAY XILLI GA AY SIDA RASMIGA ULA SOO WAREEGE YSO MAAMULKA HAWADA

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawa aqday in dhamaadka bisha October ay si rasmi ah ula wareegeyso maamulka ha wada, iyadoo uu dhowaan la rak ibay qal abkii loogu tala galay maamulka iyo la soc odka Hawa da Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Maxamed C/llaahi Sal aad oo ka qeyb gala yay shirka Wasiirada Duulista Bariga Afr ika oo ka dhacay dalka Masar ayaa sheeg ay in shirkaas ay ka soo baxeen guulo la taaban karo.

Wasiirka oo la hadlayay wakaalada wa rarka ee SONN ayaa sheegay in bisha October ay si rasmi ah dowladda ula war eegi doono Maamulka Hawada Soomaal iya. "Waxaa rajeynaynaa in hawada So omaaliya marka ugu horreysay laga maamuli doono magaalada Muqdisho, Duulista ha wada marka horeba, iyadoo aan aad u dhi sneyn ayaa hadana dowladdii bur burtay, marka hadda waxaan u baah annahay, in aanu helno shaqaale tababar fiican leh, markii ay soo laabtaana ay ka qeyb qaat aan maa mulka hawada Soomaaliya, sida aan qorsheynayno dhamaadka bisha Octo ber ayaa rajaynaynaa in ay bilaabato arrin taasi, balse way dhici kartaa dib u dhac oo maalmo ah, maadaama qalab badan la rakibayo”ayuu yiri Wasiirka.

Si kastaba, wixii ka dambeeyay burburkii dowladii dhexe ee dalka 1991dii waxaa maamulka hawada Soomaaliya gacanta ku haysay hay’adda ICOA, in kastoo la filayo in waqti dhow ay dowladda Sooma aliya lasoo wareegto maamulka guud ee hawada dalka

AQALKA SARE OO GUDDI U XILSAARAY WE ERARKII KA DHACAY DEEGAANKA BARIIRE

Guddoonka aqalka sare ee baarlama anka ayaa shalay labo guddi oo ka tirsan guddiyada aqalka u xilsaaray wee rarkii ka dhacay deegaanka Bariire ee gob olka Shabeelaha Hoose.

Cabdi Xaashi Cabdullaahi guddoomiya ha aqalka sare ee baarlamaanka, ayaa gu ddiyadan u xilsa aray weerarkii Bariire, ka dib markii qaar kamid ah xubnaha aqalka sare ay ka hadleen dhacadadii dad ka lagu laayay.

Guddiga amniga iyo guddiga arrimaha gudaha ee aqalka sare ayaa laga doona yaa inay warbixin ka keenaan sida uu u dhacay weerarkii Bariire iyo waxyeelada ka dhalatay. Senetor Maxamed Amiin gud doomiyaha guddiga amniga iyo guddoomi yaha guddiga arimaha guddaha ayaa la fil ayaa in baar itaankooda waxyaabaha ay kusoo ogaadaan ay ku wareejiyaan gudd oonka aqalka sare.

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlm aanka ayaa sheegay in warbixintaasi mar ka ay helaan ka dib ay soo saari doonaan warsaxaafadeed dhacadadaasi la xiriira.

Qaar kamid ah xildhibaanada aqalka sare ayaa dalbaday in arintaasi il gaar ah loo la haado, waxaana kadib xildhibaanada la sii yay fasax kooban oo ciida ah.

Labada guddi ayaa dhawaan warbixino ka siiyay aqalka sare dagaaladii ka dhac ay deegaanka Xe raale, weerarkii duqeyn ta ahaa ee ka dhacay degmada Jilib iyo xii saddii siyaasadeed ee ka taagneyd Hir shabeelle.

SHABAAB OO WEERAR KHASAARE GAYST AY KU QAADAY CIIDANKA KENYA

Dagaalyahano ka tirsan Shabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamada Kenya, xilli ciidamadan ay ku sugnaayeen meel aan an ka fogeyn deegaanka Dhamase ee ku yaalo nawaaxiga Magaalada Man dhera ee Gobolka Waqooyi Bari.

Ciidamada Kenya oo ku guda jira jar ista dhir ku taal dhul hawd ah oo ciida mada ay aaminsanaay een Shabaab inay ganbaad u aheyd ayaa mar kaliya waxa ay la kulmeen ciidanka weerar abaabulan oo kaga yimid dhanka Ururka Shabaab.

Ciidamada Kenya iyo Shabaab ayaa isku fara saaray deegaankaasi, waxaana halk aasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyadii hal kaasi ku dagaalamay.

Xoogaga Shabaab ayaa sheegtay gaa diid ay lahaayeen ciidamada Kenya inay halkaasi ku gub een, waxayn sheegeen ku dhawaad 5 gaadiidka dagaalka ay isticm aalaan ciidanka KDF inay deeg aankaasi ku gubeen. Sidoo kale Shabaab ayaa she egtay inay dileen Taliyihii ciidamadaasi wa tay oo ku geeriyooday sida Shabaabka ay sheegteen weerarka ay ku qaadeen Kolo nyada gaadiidka Ciida mada Kenya ay wa teen ee dhulka ka jaraayay dhirta.

Saraakiisha Kenya dhankooda wax war ah kama soo bixin oo ku aadan weera rkaan ciidamada Shabaab ay ku qaadeen ciidamada Kenya iyo sheegashada Shab aabka ah ee askar badan inay ku dileen dagaalka.Xoogaga Shabaab ayaa mud dooyinkii dambe waxa ay kordhiyeen weer arada ay ka gaysanayaan gudaha dalka Kenya iyo deeganada ku xeeran xuduuda labada dal.

WASIIRKA AMNIGA DUCAALE OO GAARAY DEGAANKA BARIIRE EE GOBOLKA SH/HOOSE

Guddiga ay u xilsaartay dhacdadii Bar iire oo uu horkacayo Wasiirka Amniga Ma xamed Abuukar Isl ow ayaa shalay gaaray deegaanka Bariire oo ka tirsan gobolka Shabelaha Hoose. Guddigaan ayaa ba ar aya dhacdadii Jimcihii ka dhacday deega anka Bariire iyagoo la kulmaya shacabka iyo duqeyda de egaanka Bariire si ay u og aadaan xaqiiqda dhabta ah ee dhalisay dilka toban ruux oo rayid ahaa.

"Ujeedada gudiga waa inay ka keena an xog dhab ah dhacdadii deegaanka ka dhacday, waxay la soo kulmi doonaan da dka deegaanka si ay u soo ogaadaan sida wax u dhaceen, sababta naloo xilsa aray waa inaan keenaa xaqiiqda”ayuu yiri Wasi irka Amniga.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Guddigan magacawday 26da bishaan, waxaana loo qabtay muddo shan maalmo od inay ku soo ogaadaan sida wax u dhac een, waxaana u haray saddex maalin oo shalay ay ku jirto.

DADKA KU NOOL MAGAALO XEEBEEDKA LAA MUU OO KA BARAKACYA CABSI SHABAAB

Dadka aan Musliimta aheyn ee kunool Magaalo xeebeedka Lamu ee dalka Ken ya ayaa bilaabay in ay qaxaan.

Sababta ay dadkaasi ay u qaxayaan ayaa la sheegay in ay ta hay Cabsi ay ka qab aan dagaalyahanada AlShabaab oo inta badan weeraro ka geysta degaanada hoos yimaada Lamu.

Maalmo ka hor ayaa Meydadka Sad dex ruux oo Masiixi yiin ah waxaa la lasoo dhigay duleedka Magaalada Lamu, wa xaa na taliyaha Ciidamada Booliska Aagasi uu sheegay in dadkaasi ay dileen AlShaba ab.

Tiro badan oo ka mid ah dadka degaan ka ayaa shalay iyo xalay ka baxay Magaal ada,waxaana ay sheegeen hadii ay Shab aab qabtaan in ay dilayaan. Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidamada Booliska ay aa war iyeyaasha u xaqiijiyay in dadka barakacay ay ka badan yihiin boqol qoys.

TALIYE EREG OO KA HADLAY SABABTA SHA QO JOOJINTA LOOGU SAMEEYAY

Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa ka had lay shaqo joojin uu ku sameeyay Mada xweyne Ku xigeenka Puntland C/xakiin Xa aji C/laahi Cumar (Camey) oo Warqad uu soo saaray ku sheegay in shaqo joojin la gu sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska.

Ereg oo Saxaafadda kula hadlay M/Garo we, ayaa wuxuu sheegay Madaxweyne Ku xigeenka inay isku qabteen arin ku sa absan xil ka qaadis in lagu sameeyo Ta liye Qaybeed ka tirsan ciidanka Booliska Puntland oo Saldhiga Garowe ka sii daa yay 12 ruux oo Maxaabiis ah, kuwaasi oo lagu waayay wax dambi ah.Wuxuu she egay Ereg Madaxweyne Ku xigeenka inuu taleefoon u soo diray, uuna ku amray xilka inuu ka qaado Taliyaha qa ybta ciidanka Booliska Gobolka Nugaal, Taliye Eregna uu ku jawaabay inuu soo qoro warqad arintaasi ku saabsan, balse Madaxweyne ku xigeenka uu ka carooday hadalkaasi, durbana uu u sheegay inuu isaga shaqada ka joojinaayo.

"Shalay 8:00 subaxnimo, annigoo xaf iiskayga fadhiya waxaa i soo wacay mada xweyne k/xige enka, wuxuu i waydiiyay kiis ka 12 arday oo laga siidayay saldhiga dhe xe ee Garoowe. Waxaan ugu jawaabay haa madaxweyne waan la socdaa, taliya ha qaybta ayaa sii daayay, sifo sharciga waafqsan ayuuna ku sii daayay, wuxuu amray inaan shaqada ka joojiyo taliyaha qaybta ilaa amar dambe inta laga baarayo kiiskaasi, waxaan ka codsaday inuu amar qoraal keeno si aan shaqada uga joojiyo, kadibna wuxuu yiri waxaan bixinayaa am ar afka, kagama joojin karo shaqada amar afka ah ayaan ku iri madaxweyne kixgeen ka.” ayuu yiri Taliyaha booliska Puntland .

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay 12ka dhalinyarada ah ee xabsiga laga sii daay ay in lagu waayay wax dambi ah muddo 5 cisho ahna ay ku jireen xabsiga, iyaga oo aanan la horgeyn maxkamad, sidaasi awgeedna baaris ka dib in la sii daayay.

C/qaadir Faarax Shire Ereg, ayaa shee gay dadka maxaabiista ah inay xaq u lee yihiin inay helaan cadaalad oo aysan mud neyn inay xabsiyada isaga jiraan. Madax weynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka maqan Magaalada Garo we ee xarunta Puntland wuxuuna ku maq an yahay dal ka Sacuudiga.

WAFDI KORMEER KU TAGAY GOOBAHA LA DEJIYAY XUJEYDA SOOMAALIDA

Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqa afta Xukuumadda Soomaaliya Dr Iimaan C/hi Cumar oo ay We hliyaan Marwo Faad umo Xasan Aadan Girii Gudoomiye kuxi geenka Gudiga Cadaaladda iyo Arima ha Diinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka So omaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Was aaradda Diinta & Awqaafta ahna Madaxa bicthada Xujeyda Soomaaliyeed Md. Cum ar Faaruuq Sh.C/Casiis ayaa Kor meeray Qaar katirsan Degaanada la dejiyey Xuj eyda Soomaaliyeed ee Sanadkan Gudane ysa Xajka.

Socdaalka Wasiirka waxaa uu ku hor umarnay Daarta Cuteyba oo ka mid ah Meelaha la dajiyey Xujeyda iyadoo In dhaheenu ay qabanayeen Qolal Jiifka oo ah Meelo Bilicdooda aad usareyso isla Markaana Nadaafadooda aad loogu dad aalay.

intaa ka dib Wasiirka iyo wafdigiisa ay aa Warbixino ka dhageystay qaar kamid ah Xujeyda iyagoo na uga Sheekeeyey Qa abka ay unool Yihiin.

KUURIYADA WOQOOYI OO GANTAAL DUL MARISAY JAPAN

Kuuriyada Woqooyi ayaa gantaal ay ridday dul marisay woqooyiga Japan oo wuxu ku dhacay badda.

Ciidamada Japan iskuma ay dayin in ay soo ridaan ama dhexda ku qabtaan gantaalkaa in kasta oo raadaalladu markiiba digniin bixiyeen, waxaana gantaalkaa la riday aroornimadii hore ee saaka.

Ra'isal wasaaraha Japan, Shinzo Abe, ayaa ku tilmaamay gantaalkaa la dul mariyey dalkiisa khatar "aan hore loo arag".

Beryahan dambe waxa Kuuriyada Woqooyi ridaysay gantaalo badan oo tijaabo ah, hase yee shee dhif iyo naadir bay ahayd in ay dul mariso Japan gantaalahaa ay ridaysay.

Jimcihii iyo Sabtidii ayaa Kuuriyada Woqooyi waxay ridday saddex gantaal oo nooca ridada dhe xe ah waxaanay ku dhaceen meel ka baxsan xeebaha bari ee dalkaas.

Gantaalkan la riday markii uu dul maray Japan waxa markiiba fariimaha digniinaha ah diray raa daallada dalkaas, hase yeeshee idaacadda dawladda ee NHK ayaa sheegtay in aanu wax khasaare ahi dhicin.

Ra'isal wasaare Abe ayaa gantaalkan loo ganay xaga dalkiisa ku tilmaamay "fal laga cadhoodo" iyo in uu yahay "khatar halis ah oo aan hore u dhicin taas oo dhaawacaysa nabada iyo nabadgelyada gobolka".

K/GALBEED OO KA DALBATAY DF IN LAGU SOO WARGELIYO HOWL GALADA SH/HOOSE

Maamulka K/galbeed ayaa ka dalbad ay DFS inay ku soo wargeliso howl galada laga fulinayo deeg aanada Gobolka Sh/ Hoose, ka dib weerarkii jimcihii lagu dilay dad beeraley ahaa.

Kusimaha Madaxweynaha ahna Wasiir ka Beraha Maxamed Xasan Fiqi ayaa sheegay in howlgallo dhowr ah oo laga sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose waxyeelo ka soo gaartay dadka rayidka ah.

"Waxaan ka codsaneynaa dowladda Federaalka iyo ciidamada taageera inay naga tala geliyaan weerarada ama howl galada ay ka fulinayaan Shabeellaha Ho ose oo ka mid ah deegaanada Koofur Gal beed”ayuu yiri Maxamed Xasan Fiqi.

Sidoo kale waxaa uu sheegay inay ka codsanayaan saaxibada caalamiga in lagu gacan siinayo dagaalka ka dhanka ah AlShabaab. Waxaa uu sheegay in Gu ddi uu u saaray weerarkii Bariire, kuwaa soo isugu jira Xildhibaano iyo Wasiiro ka ti rsan Maamulka Koofur Galbeed.

Hadalka kasoo baxay maamulka Koon fur Galbeed ayaa kusoo beegamaya xilli Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka 25kii bishaan ay weerar ku qaadeen beer ku taalla dega an ka Bariire, halkaasi oo ay ku dileen 10 qof oo shacab ah.

W/ARRIMAHA DIBADDA IYO ISKAASHIGA CAALAMIGA AYAA XAFLAD DUCO IYO XUSU US AH SHALAY UGU QABATAY ROYAL PALA CE HOTEL EE M/MUQDISHO MARXUUM ABDIRAHMAN JAMA BARRE,

Waxaa shalay duco loo sameeyey W asiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Dowl adii dhexe ee soom aaliya Marxuum C. /Raxmaan Jaamac Barre oo dhawaan ku geeriyooday M/SanDiego, G/Califor nia ee dalka Mareykanka.

Xafladan ducada ah oo ay ka soo qey bgaleen Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Aqalka sare, Wasiirro, Xildhibaanno ka kala tirsan 2da aqal, qaar ka mid ah danjirayaasha Soomaal ida, qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada, diblomaasiyi in,samadoonno, indheer garad, aqoon yahanno iyo dad wax ku ool u ah bulsha da, waxa ayna dhammaantooda Allah u gabaryeen Marxuum Cabdiraxmaan Ja amac Barre in qabrig iisa ka dhigo beer ka mid ah beeraha Jannada, hoygiisana ka yeelo Jannada sare ee Alfardows.

Hadallo ay xafladda ka kala jeediyeen Danjire C/salam Xa aji Axmed Liibaan, Danire Cali Maxamed Cali iyo dibloma asi hore Cabdi Shire Warsame, waxa ay wa da xuseen kartidii maamul ee uu ku hagayay marxuum Cabdiraxmaan Jaa mac Barre howlaha W/Arr imaha Dibad da iyo siyaasaddeeda, taasi oo horseed u noqotay in saaxadda caalamka iyo mi dda gobolka ay si weyn uga muuqato Soomaaliya.

Xildhibaan C/risaaq Cusmaan Xasan "Juriille” oo ah xubin ka tirsan Aqalka sa re ayaa muujiyay in xog ogaalnimadii Ca bdiraxmaan Jaamac Barre ay wax weyn ka badashay howlihii shaqo ee W/A/ Dib adda mudadii uu joogay, xaqiijiyayna gu ullo la taaban karo. Si la mid ah Wasiiru dowlaha Xafiiska R/ wasaaraha H.E. Mr. A/hi Hamud Mohamed ayaa farriin tacsi ah oo uu ka siday R/wasaare H.E. Mr. Hasan Ali Kheire u gudbiyay qoyska Ma rxuum C/xmaan Jaamac Barre, isaga oo xusay in XFS ay la qeybsanayso murug ada iyo tiiraanyada reerka Wasirkii hore.

G/kuxigeenka 2aad ee Aqalka sare Hon. Mr. Mowleid Hussein Guhad ayaa Isna tacsi uu ka sidday Guddoonka iyo xubnaha 2da aqal ee Baarlamaanka JF S waxa uu u gudbiyay qoyska Marxuum C/x maan Jaamac Barre, isaga oo shee gay in wanaaggii uu ka tagay Marxuum ku ay sababtay in jiilka xilli gan shaqeeya ay maamuusaan waxqabadkiisii, ayna u duceeyaan.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abd ulkadir AhmedKheir Ab di ayaa isna she egay inuu ka mid ahaa jiilkii da’yarta ah aa ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ka sha qeynayay xilligii uu Wasiirku ahaa Marxuum Cabdiraxmaan Jaamac Barre, isaga oo ku tilmaamay in cadaaladfalki isii ay gaartay heer uu ka wardoono dibl omaasiga xanuunsada, ugana farxiya kuwa dad aalka badan darajoyin kala du wan oo dalacsiiniyo abaalmarrinno leh .

Qoyska Marxuumka oo xafladda go ob ka joog ka ahaa, ayaa W/A/Dibadda iyo marti sharafta kale uga mahadceli yay ka qeybgalkooda xafladda ducada, waxa ayna bogaadiyeen sida qiimaha leh ee loo maamuusay Marxuumka.

Marxuum Cabdiraxmaan Jaamac Ba rre oo xilal kala duwan ka soo qabtay do wladdii milatariga ay aa 2 xilli noqday W/ W/A/Dibadda iyo sidoo kale R/wasaare kuxigeen ahna W/Maaliyadda, waxa uu ah aa siyaasi indheergarad ah, macallin iyo barbaariye. Allah u naxariisto, Mar xuumka waxa noqday Wasiirka lixaad (6,aad) ee W/A /Dibadda, isagoo ka sha qeeyay howlaha diblomaasiyadda mud do ku siman11sano,isagoo dalkismaley.

C/ XAKIIN QALBI DHAGAX OO LAGU WAREEJIYAY DOWLADDA ITOOBIYA

Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay gacanta u galisay dow ladda Itoobiya C/ Xakiin Sheekh Muuse oo kamid ahaa jabhadda Waddaniga ah ee xoreynta gobolka Ogaden (ONLF).

Galmudug ayaa sheegtay in ciidamada Nabad suggida Qaranka ee ay dhawaan kasoo qabteen ninkaasi Magaalada Gaalkacyo ,islamarkaana ay usoo dhoofiyeen Magaalada Muqdisho.

Wargeyska Ethiopian Observer oo warbixin ka qoray arinta C/ Xakiin Sheekh Muuse ayaa shee gay in uu ninkaasi gacanta u galay dowladda Itoobiy, waxaana Wargeysku uu sheegay in diyaarad Mill ateri looga soo qaaday Soomaalia ,islamarkaana la geeyey Qalbi garoonka diyaaradaha ee magaala da Bishoftu ee dalka Itoobiya.

Sidoo kale Wargeyska ayaa caddeeyay in gacan gelinta Cabdixakiin ay fududeysay dowladda Soomaaliya, Islamarkaana xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya ay arintaasi ka dambeeyeen.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Qalbi Dhagax oo sanadyadii lasoo dhaafay kunoolaa deg aanada Galmudug gaar ahaan Gaalkacyo uu codsaday in uu kabaxo Ururka ONLF,islamarkaana laga saaro liiska ururkaasi, waxana dowladda sheegtay in ay u geyn doonto dowladda Itoobiya oo ku raadj oogtay Qalbi dhagax Liiskana laga saari doono.

Wargeyska ayaa sheegay in xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya ay dhexdhaxaadin ka dhexw addaan dowladda Itoobiya iyo Qalbi Dhagax.

Sidoo kale waxa uu wargeysku sheegay in Cabdixakiin Qalbi dhagax uu dagaal kula jiray itoob iya illaa 1984.

Galmudug ayaa si weyn uga carootay soo qabashadda Ninkaasi, waxaana ay ka codsaday dowl adda Soomaaliya in gacanta Galmudug lagu soo celiyo ninkaasi.

Xigasho:-radiorisaala.com

UK: WIIL SOOMAALI AH OO KU GUULAYST AY TARTAN OROD OO M/ BEDFORD EE DALKA BRITAIN

Maxamed Amiin Baryare Cali oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa ku guulaystay tartan orodka ee 3000m oo ka dhacay M/Bedford ee dalka Britain, isla markaa na loo qabtay dhalinyarada ay da'doodu ka hoo sayso 15ka sano jirka.

Wiilkan yar oo soo jiitay indhaha caa lamka ayaa horey ugu guulaystay oroda da 800m iyo 1500m ee la qabto dhal inyarada ay isku filka yihin ,waxaana tart anka uu ku guulaystay kala qaybgalay orodyahanno kale oo da'a yar.

Dadka indhaindheeya ciyaaraha oro dka ayaa aaminsan in uu mari doono wa dadii Mo Farah oo taariikh la xusi doono ka dhigay dalka Ingriiska iyo waliba caa lamka ka dib markii uu ku guulaystay bil ado is xigxigay oo caalami ah.

ODAY 80 SANO JIR AH IYO HAWEENEEY 60 SANO JIR AH OO ISKU GUURSADAY DEGMADA MANDHEERA

Mid kamid ah aroosyadii ugu xiisaha badnaa ayaa todobaadkan ka dhacay degmada Mandhera ee Waqooyi Bari Kenya ka dib mar kii oday 80 sano jir ah uu guursaday haweeney 60 sano jir ah ,iyada oo arooskan uu ahaa mid si weyn loo soo agaasimay. C//hi Ibraahim Roob ow oo ku magac dheer (Waay Waay) ayaa aroo skan dhigtay si uu uga baxo is kaabulanimada oo dhibaatooyin ba dan uu kala kulmay sida uu ku sheegay war aysi uu bixiyay maa linka dib arooskiisa.

Waxa uu sheegay in 2a carruur ah oo uu dhalay ay arooskan u dhigeen isaga iyo marwadiisa cusub , waxaana uu tilm aamay in xil igan la joogo uu dareemayo daganaansho iyo isbadal ku yimid nolo shiisa. "Arooska waxaa igu kalifay rafa adka iskaabulanimada, had da gabar ba ari ah baan helay waana ku nastay , me esha barwa aqo iyo noolaansho baa ka dhacday" ayuu yiri Waay waay oo ka ha dlayay wax ku kalifay in xiligan uu guursado.

"Guurka qofka weyn ayaa ka wanaag san kan gabadha dhalinyarada ah" ayuu yiri mar uu ka had layay farqiga u dhaxe eya guurka qofta dumarka ah ee weyn iyo gabadha yar , isaga oo tusaaloyin u soo qaatay sida ay hadda noloshiisa is ku badashay.

Qaar kamid ah dadka deegaanka Ma ndhera ayaa siyaabo kala duwan uga ha dlay guurkan ,iyadoo qaar kamid ah ay ku tilmaameen arin yaabkeeda leh halka kuwa kalena ay sheegeen in jacaylku uu san lahayn wax shuruudo ah.

Ugu danbayn , tani ayaa dhiiragalin u noqon doonta dad badan oo aaminsa naa in da'du ay caqa bad ku tahay guurk ooda ,waxaana sida la ogsoonyahay la sheegaa in Jacaylku uu ka madax ban aan yahay da'da.

SOOMAALILAND IYO KHAATUMO OO HESHI ISH TOBAN QODOB KA KOOBAN SOO SAARAY

10qodob ayaa lagu soo afjaray wada hadal muddo dheer u socday Somali land iyo KHaatumo. Qodobadan lagu soo afjaray wada hadalkaasi waxa goob joog ka ahaa hogaamiyaha KHaatumo Cali Khaliif Galaydh, halka Somaliland uu hogaaminayey wasiirka Arrimaha gu daha Somaliland Sacad Cali Shire.

Qodobadda laga soo saaray soo afja ridda wada hadalkan mudadda dheer soo socday waxay u dhaceen sidan;

1. Waxaanu tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii ay dhibaataddu ka soo gaadhay isku dhacii dagaalka sababay ee dhexmaray labadda beelood ee wala aha ee wada dega Buuhoodle.

2.waxaanu bogaadin iyo hambalyo u dir ayna odayaashii iyo waxgaradkii dhexg alay ku guuleeyey inay soo afjaraan shaqaaqadii halkaasi ka dhacday.

3. waxaanu isla garanay in meel looga soo wada jeesto xaalada cusub ee ka aloosan Buuhoodle.

4. in maamuladda Puntland iyo Muqdi sho ay joojiyaan gardaradda qaawan ee ay ka wadaan dee gaanada Somaliland guud ahaan, gaar ahaanna Buuhoodle.

5. in Caalamku ogaado wixii dhibaato ah ee ka dhaca Buuhoodle ay ka masuulka yihiin 2da maamul ee Garoowe iyo Xam ar.

6.siiba maamulka Puntland ha joojiyo dhibaatada uu ku hayo nabadda iyo gee di socodka dimuqraad iyadda Somali land.

7. in garaadada iyo cuqaashu wada jir uga hor tagaan wixii dhib iyo dhaawac nabadda iyo nolosha dadka gaadhs iinaya.

8. in aan Somaliland marnaba aqbali do onin meel ka mid ah lagu qabto shir lagu kala qaybinayo dad ka iyo dalka Somali land laguna burburinayo wada hadalad da Somaliland iyo Khaatumo.

9. waxaanu uga digaynaa shirkadaha iyo hay’adaha diyaaradaha inay fasax la’aan ka soo degaan gar oomadda si loo sugo amaankoodda. 10. waxa la ma gacaabay guddi 2 gees ood ah oo tallo bixin ka soo jeedin doon na qabashadda shirweynaha loo dhan yahay.

Dhinaca kale, Kayse Cabdi Yuusuf oo khaatumo u qaabilsan wasiirka arrim aha gudaha ayaa shee gay in loo baah an yahay in la dhiso Somaliland loo wa da dhan yahay,isla markaana shirweyna ha da mbe ee la iskugu iman doonno la gu gorfeyn doono Soomaaliland sidii loo wada yeelan lahaa oo la iskaga wada dhex muuqan lahaa.

"Waa shirkii la doonayey in wax kasta oo khilaafaad ah oo Somaliland ka dhex jira lagu soo afjari la haa,nuxurkuna wa xa weeyi waar KHaatumo calan gaar ah leh oo dawlad gaar ah haatan halkan la gu hayo, Somaliland sidan ku socon kar ta oo sidan Danni ugu jirta ma jirto sidee maamul wanaagsan oo loo wada dhan yahay u wada samaysannaa oo raali u ga wada nahay u samaysannaa.”ayaa yi dhi Kayse Cabdi Yuuusuf.

HAWEENEYDII UGU HORREYSAY EE ISQARXIN LAHAYD OO XUKUN LAGU RIDAY

Maxkamad ku taalla Caasimadda dal kaasi Indonesia ee Jakarta ayaa la soo tagay Haweeneydaasi oo lagu helay in ay isku qarxin lahayd Qasriga Madaxto oyada ee dalkaasi. Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Diyaan Yuliya Novi ay aa lagu xukumay Xabsi dhan 7 sanno iyo 6 bilood, waana markii ugu horreys ay ee Haweeney u dhalatay dalkaasi la gu soo oogoIskuday Fal Isqarxin AGaa

Haweeneydaasi oo 28jir ah waxaa dabayaaqadii sannad kii hore lala xiray Saygeeda oo lagu magacaabo Moha med Nuur Solikin., xilli ay ku sugnaaye en guri ay ka kireysteen Deegaanka Bek asi ee duleedka magaalladda Jakarta.

Dacwadoogayaasha Maxkamadda wax ay sheegeen in Ha weeneydaasi uu ta shkiiliyey Sarkaal ka tirsan Kooxda Daa ci sh, oo lagu magacaabo Bahrun Nay, kaasi oo la sheegay in uu ku sugan ya hay gudaha dalka Syria



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip