Ugaaska Beesha Habargidir oo Dowlada Federaalka u Hanjabay *Daawo*
Ugaaska Beesha Habar-gidir ayaa si kulul uga hadlay Weerarkii dadka shacabka ah ku dhinteen ee ka dhacay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Ugaaska ayaa sheegay inaan la Aqbali doonin in dad shacab ah intii la dilay, lagu sheego inay yihiin Al-shabaab, Wuxuuna sheegay in dadkaasi Xogtooda la hayey, Islamarkaana ay ahayd Qorshe lagu talagalay.
Ugu danbayntii wuxuu Dawladda ka cosadya inay Tallaabo ka qaado dadkii Falkaasi ka dambeeyay, Islamarkaana Wuxuu sheegay inaysan ka dulqaadan doonin dadkii uu dhibkaasi gaaray.