Daawo Sawirrada Taalada Axmed Gurey oo Caawa xariga laga jaray
Waxaa mudo kadib Caawa xariga dib looga jaray Taalada Axmed Gurey oo ku taala Isgoyska KM4 ee Gudaha GMagaalada Muqdisho.
Dhinacyada Taalada ayaa waxaa lagu dhejiyay Xayeeysiinta Shirkadaha qaar ee Magalada muqdisho taas oo ay Caawa dadka Sawirro ay ka qaadayeen.