SUXUUFIYIIN 50 AH OO SIMINAAR 2 MAALMOOD UGU SOC DAY JAAMACADDA JOBKEEY OO SHALAY LOO SOO GABAG EEYEY

0
Monday August 14, 2017 - 12:07:53 in Wararka by
  • Visits: 1506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SUXUUFIYIIN 50 AH OO SIMINAAR 2 MAALMOOD UGU SOC DAY JAAMACADDA JOBKEEY OO SHALAY LOO SOO GABAG EEYEY

    Waxaa Shalay Magaalada Muqdisho siminaar looga soo gabageeyye 50 Suxufi oo gabdho iyo wiilal ka koobanaa kuwaa oo qaadanyey tababar laba maalin ah ugna socday socday Jaamacadda Jobkey ee Mgalaada Muqdisho iyadoo uu ugu soo xirmey isla xarunta jaamaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Shalay Magaalada Muqdisho siminaar looga soo gabageeyye 50 Suxufi oo gabdho iyo wiilal ka koobanaa kuwaa oo qaadanyey tababar laba maalin ah ugna socday socday Jaamacadda Jobkey ee Mgalaada Muqdisho iyadoo uu ugu soo xirmey isla xarunta jaamacadda JOBKEY ee magaalada Muqdisho. Tababarkan oo ay jaamacaddu soo qaban qaabisay iyadoo ay casharrada lagu baranaayay siminaarkaasi ay kala ahaayeen, Anshaxa Saxaafadda, farsamooyinka Saxaafadu ku shaqayso iyo mawduuca tiknoolajiyada Macluumaadka iyo Isgaarsiinta (ICT).

Tabbarka waxaa iska kaashaday Jaamacadda Jobkey iyo Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ( NUSOJ). waxaa labadii maalin uu socdaybarayaal ka ahaa, Axmed Ciise Guutaale, Faarax Cumar Nuur iyo ustaad Maxamed Xuseen Axmed Taakow oo Jaamacadda Jobkey ka socday.

Waxaa tababarka u soo xiray Agaasimaha Waacda tababarrada ee wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Md.Cabduraxiim Ciise Caddow, asagoo kula dardaarmay Suxufiyiinta siminaarkaasi ay u suurta gashay in ay ka faaiideystaan uu ugu baaqay in ay inay aqoonta ay barteen ku dabakhaan shaqada warbaahinta, iyagoo dhagaystayaashana ay wax wanaagsan u baahiyaan in ay ka maqlaan warbaahinta oo bulshada waxtar u leh . sidoo kale
wuxuu ugu baaqay suxuufiyiinta tababarka u soo gagaboobay in ay ugu sii faa'iideeyaan Saaxibadooda Saxaafiyiinta la ah ee xaruumahooda ku kala sugan isagoo maamu;ka Jaamacadda Jobkeey , Ururuka suxuufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ iyo macallimiinta Daruusta Bixineysaba ugu Mahad celiyey Dadaalkooda Waq qabad ee dhanka soo saarista Suxuufiyiin Tayo leh iyo kor u qaadista awoodda Suxuufiyiinta Gudoomiyaha Jaamacadda Jobkey Cabdicasiis Caagane waxa uu isna sheegay inay Jaamacadda soo dhoweynayso tababbarrada noocan oo kale ah ee Suxufiyiinta aqoontooda kor loogu qaadayo. isagoo ku dheraday dadaalka jaamacadda jobkey ee dhinac kasta ay bulshada u heyso ayna qeyb ka ahaayeen in 50 suxuufi shalay ay tababar ugu qabato xaruunteeda taasoo ay marwalibana u taagan tahay ayan ka fileyso in ay dalkooda iyo dadkooda wax uga tarikaraan waxa ay barteen ,
Dhinaca kale Md Cali Maxamed Cabdullahi oo madax ka ah qaybta shahaadada labaad ee jaamacadda jobkey ayaa Xafladdaasi ka hadaly ayaa ugu Mahad ka qeyb galayaasha ,Macallinmiinta Darista Bixineysay iyo Ururka Nusoj oo ah mid u taagan tayenta suxuufiyiinta dalka soomaaliya


Sawirka Farah Nur.
Sawirka Farah Nur.

Sawirka Farah Nur.
Sawirka Farah Nur.
Sawirka Farah Nur.Sawirka Farah Nur.

Sawirka Farah Nur.

Sawirka Farah Nur.
Sawirka Farah Nur.
Sawirka Farah Nur.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip