Weerar lagu qaaday masjid ku yaala dalka Bangladesh

0
Friday November 27, 2015 - 13:45:23 in Wararka by
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar lagu qaaday masjid ku yaala dalka Bangladesh

    Dabley hubeysan ayaa weerar ay ku qaadeen masjid ku yaala magaalo u dhaw caasimada dalka Bangladesh waxay ku dileen hal ruux 3 kalena waa ay ku dhaawaceen sida booliska laga soo xigtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabley hubeysan ayaa weerar ay ku qaadeen masjid ku yaala magaalo u dhaw caasimada dalka Bangladesh waxay ku dileen hal ruux 3 kalena waa ay ku dhaawaceen sida booliska laga soo xigtay.

Masjidku uu weerarku dhacay oo la yiraahdo Imaam Xuseen waxaa ku tukada Muslimiinta Shiicada ah ee dalka Bangladesh.

Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in kooxda weerarka qaaday oo wajiyadu u xirnaayeen inay dadka rasaas ku bilaabeen ayagoo ku jira salaadii Maqrib waqtiga dalka Bangladesh.

imam-hussain-s-ra-birth-anniversary-observed-1340568063-9360

Qofka geeriyooday ayaa ahaa imaamkii masjidka oo 70 sanno jir ahaa mana jirto cid willi sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas dawladuna willi inay baaris wado ayay sheegtay.

hhhhh



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip