Jabriil Ibraahim: "Haddii Soomaalidu ku heshiin weyso doorashada, waxaa khasab ah in caalamka farageliyo"

0
Thursday November 26, 2015 - 19:50:30 in Wararka by
  • Visits: 655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabriil Ibraahim: "Haddii Soomaalidu ku heshiin weyso doorashada, waxaa khasab ah in caalamka farageliyo"

    Shakigii ugu weynaa ayaa ka taagan hannaanka doorashooyinka sanadka 2016-ka ay uga dhaceyso dalka Soomaaliya, iyadoo daraasado iyo macluumaadyo laga soo ururiyay gobolada dalka ay muujinayaan feker kala duwanaansho ku aadan qaabka ay doorashad u dhac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shakigii ugu weynaa ayaa ka taagan hannaanka doorashooyinka sanadka 2016-ka ay uga dhaceyso dalka Soomaaliya, iyadoo daraasado iyo macluumaadyo laga soo ururiyay gobolada dalka ay muujinayaan feker kala duwanaansho ku aadan qaabka ay doorashad u dhaceyso.

Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa hay’adda cilmi baarista CRD ayaa daraasad ka sameysay sida ay Soomaalidu u doonayaan inay ku dhacdo doorashooyinka Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay inay suuragal tahay oo doorashooyinka 2016-ka ay ku dhici karaan Soomaaliya.

Waa tan horee in doorashadu u dhacdo qaabkii 4.5 iyo in gobolada dalka ay soo doortaan xildhibaanada Baarlamaanka oo isna Madaxweyne soo dooranaya.

"Haddii Soomaalidu ku heshiin weyso doorashada waxaa khasab ah in caalamka farageliyo, bacdamaa ay iyagu bixiyaan kharajka ku baxaya doorashooyinka” ayuu yiri Jabriil Ibraahim Cabdulle oo u waramayay Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip