Guddida Doorashooyinka Maamulka somaliland ayaa soo bandhigay qori tuur ay u sameeyeen xisbiyada siyaasada somaliland ee ku tartamaya doorashooyinka soo socda.
Qori tuurkan oo ay goob joog ka ahaayeen guddida doorashada iyo madaxda xisbiyada siyaasada somaliland ayaau dhacday in dhamaan qoraalada iyo warqada codbixinta ee doorashada madaxtooyada somaliland magacyada xisbiyada loo kala qoro sidanQori tuurka ay guddida doorashooyinka somaliland u sameeyeen sadexda xisbigaqaran ayaa ku saabsanayd habka ay u kala horaynayaan magacyada sadexda xisbi qaran ee loogu daabacayowaraaqaha codbixinta, foomamka natiijada doorashada iyo qoraalada kale ee la xidhiidha doorashada madaxtooyada somaliland.
Akhriso:-Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Qori Tuur u Sameeyayay Xisbiyada
Guddida Doorashooyinka Maamulka somaliland ayaa soo bandhigay qori tuur ay u sameeyeen xisbiyada siyaasada somaliland ee ku tartamaya doorashooyinka soo socda.