WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 24KA NOVEMBAR 2015KA
U codeynta hindise sharciyeedka ma algashiga shisheeye kaddib waxaa xildhi baannada baarlmaanka ugu mahad cel iyay in sharcigaasi ay meel mariyaan oo ay guteen waajib Dastuuri ah Wasiiru dow laha wasaaradda ganacsiga iyo maalga shiga Soomaaliya mudane Maxamed Xas an Aadan.
Afhayeenka Baarlamaanka Jamhuuri yadda Soomaaliya mudane Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari oo ku hadlayay maga ca guddoonka iyo kan xildhibaanadda ay aa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Safiirka Soomaaliya ee u fa dhiyay dalka Masar iyo suldaan ka mid ah aa isimadii soo xulay xildhibaannada Baa rlamaanka ee hadda jira oo isaguna geer iyooday kaasi oo lagu magacaabi jiray Sul daan C/llaahi Kibaar Faarax, waxaana uu ilaah uga baryay labadaasi marxuum in na xariistee eebe uu siiyo Qabrigana uu ilaah u nuuriyo.
Ugu dambeyn, xildhibaannada baarlam aanka Soomaaliya ayaa guddigii xaqiiqo raadinta ahaa ee dhawaan soo kormeeray xuduudda ay Kenya iyo Soomaaliya wada agaan ka dhageystay warbixin ku saabs an xaaladda ka jirta xuduudda.
WAR SAXAAFADEED: KULANKA WADATASHIGA QARAN EE HINDISE SHARCIYEEDKA QABYOQORAALKA AXSAABTA SIYAASADDA SOOMAALIYEED MUQDISHO
W/Arrimaha G.iyo ayaa soo gunaanaday wadatashi heer Qaran oo socday 3m/mood kaasi oo looga tashanayay Hindise Sharci yeedka Qabya Qoraalka Sharciga Axsaabta Soomaaliyeed, in ka badan 200 ergo ayaa iskugu yimid kulanka kuwaa oo ka kala so cday bulshada rayidka, ururada siyaasadda, maamul goboleedy ada, xildhibaanadda gol aha shacabka, wasiiro iyo wakiilo ka socda Dowladda Federaalka ah.
Wadatashigan oo qeyb ka ahaa wadata shiyo socday oo lagu qabtay dalka qeeybihii sa kala geddisan, ayaa wuxuu qeyb ka ah aa dadaal ay Wasaaraddu dooneysay in la gu soo aruuriyo tallo oyinka iyo afkaarta bulshada qeybaheeda kala duwan si loo meelmariyo hindise sharciyeedkan. Md.Oda waa ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda wadatshigan iyo sidii loo meelmarin lah aa xeerka axsaabta.
"Sharcigani wuxuu lafdhabar u yahay hanaanka aan dooneyno inaan ku talaabsanno, oo ah sidii dalka loo gaarsiin lahaa nida am dimuqraadi iyo xisbiyo qaran oo ku tartama aragti siyaasad eed oo hormarisa dalka iyo dadka” ayuu yiri Wasiir C/raxmaan. Wadatashigan ayaa waxaa door buuxa ka qaatay ka soo qey bgalayaasha, kuwaas oo soo jeediyay tallooyin wax ku ool ah oo ku aadan dhameystirka hindise sharciyeedka. Waxay si gaar ah u tilmaameen in la waafajiyo xeerka axsaabta shuruucda dalka u degsan si loo xaqiijiyo xoojinta hanaanka dimuqraadiyadda
Sidoo kale ka qeybgalayaashu waxa ay ku nuuxnuuxsadeen in loo baahan yahay in la tixgeliyo hannaanka dibueegista Dast uurka ku meel gaarka ah si loo dhameystiro sharcigan. Tallooyin ka ka soo baxay wadatashiga ayaa loo adeegsan doonaa sidii lo ogu biirin lahaa hindise sharciyeedkan ka hor inta aan loo gudb in golaha Wasiirada si kadib loogu sii gudbiyo baarlamaanka.
Wasaaradda waxaa ka go’an in sida ugu dhaqsaha badan ay u gudbiso xeerkan golaha Wasiiradda, ka hor intaan loo gudbin Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Waxa kale oo hoosta laga xar iiqay sidii loo soo dhameystiri lahaa shuruucda kale ee loo baa han yahay, sida federaaleynta, doorashooyinka iyo xeerarka aas saasiga u ah sidii dalka loogu soo dabaali lahaa xasilooni siya asaddeed, nabad iyo horumar la taaban karo.
ISBADAL KOOBAN OO LAGU SAMEEYEY GOLAHA WASIIRADA EE XUKUUMADAWARSAXAAFADEED
Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbin aynaa digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra'Iisul Wasaaraha Xukuumada Federaal ka Soomaaliya, Waxaana Dikreetadan ku xusan isbadal kooban iyo xilkaqaadis la gu sameeyey qaar ka mid ah Golaha Was iiradda ee Xukuumada Federaalka Sooma aliya.Digreetadan ayaa waxaa saxaafada u aqriyay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiri irka ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xarbi Cali Kullane.
Waxaa xilka qaadistan iyo magacaabi da lagu sameeyey qaar ka mid Golaha Wasiiradda ee Xukuumada Federaalka So omaaliya aqbalay Madaxweynaha Jamh uuriyadda Federaalka Soomaaliya Muda ne Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxaa xilka Wasiirnimo ee Wasaarad da Ganacsiga & Warshadaha Laga qaad ey Mudane Cabdiraxman Cabdi Cusma an,waxaana xilkaas loo magacaabey Mud ane Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Ganacs Iga & Warshadaha.
Sidokale, Waxaa xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Korontoda iyo Biyaha laga qaadey Mudane, Maxamed Xasan Aaden (Shaahiyow) waxaana xilkaas loo magac aabey Mudane Maxamed Mursal Sh. Ca bdiraxmaan in uu noqdo Wasiirka Wasaa radda Korontoda iyo Biyaha.
DHAMMAADXafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka Muqdisho, Somalia
DOWLADDA MARAYKANKA OO CIIDAMADA UGAN DA KU WAREEJIYAY GAADIID U ADKAYSAN KARA MIINADA
Ciidamada Maraykanka ayaa waxay Cii ddanka Ugandaku tababareen Xeradda Si ngo oo ku taalla Uganda, si loogu tababa ro isticmaalka gaadiidka u adkeysan kara inay dulmaraan miinooyinka iyo qaraxyad da kale ee jidka loogu aaso gawaarida AMISOM.Ta bab arkaan ayaa noqonaaya kii labaad oo ay Ciidanka Mariniska Mara ykanka u fidiyaan Milliteriga Uganda, iya doo uu Hawlgalkii Koowaad bilowday dab ayaaq addii bishii August ee la soo dhaaf ay. Kuxigeenka 1a ad ee Kooxda Tabab arka Lojististikada Mariniska Maraykanka 1st Lt. Christopher Leisring, ayaa sheegay in Hawlgalkan cu sub lagu barayo Ciid danka Uganda isticm aalka gaadiidka u ad keysan kara miinooyi nka iyo weeraradda dhabaga lka ah (mine resistant, ambush protected vechile).
Dowladda Maraykanka waxay bilowgii sannadkan sheegeen inay Gaadiidkaasi u soo diri doonaan Ciiddanka Uganda ee qe ybta ka ah Hawlgalka AMISOM.
Gaadiidkaasi ayaa la sheegay inay Haw lg alka AMISOM ka taageeri doonaan Ladagaalanka AlShabaab iyo khatarta ay Gaadiidka AMISOM kala kulmi jireen mii nooyinka loogu aaso Waddooyin ka.
Madaxa Mariniska Maraykanka 1st Lt. Chr istopher Leisring ayaa sheegay in loo baa han yahay in la fahmo isticmaalka ga adiid kaasi si loo helo dhaqdhaqaaqa mad axabannaan ee Gaadiidka ee deegaanad da khatarta ah.
DOWLADDA SOMALIYA OO SHEEGTAY IN AY DIB U HABEYN KU WADO GUDDIGA FARSAMADA
W/Arimaha Gudaha iyo F.XS., ayaa sheegtay inay ku howlan tahay dib u habeyn ta G/farsamada M.u sameynta Hiir aan iyo Sh/Dhexe oo markii lagu dhawaa qay Gud digaasi qaylo dhaan adag ay ka soo yeertay. C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka ayaa sheegay in howl adag ay tahay ari maha la xiriira maamul u sameynta Hii raan iyo Shabeellaha Dhexe, sidaasi si la mid ahna Maamuladii la soo dhisay dhiba atooyin adag lagala soo kulmay.Wasiir Odawaa, waxa uu muujiyay inaan weli laga heshiis halka rasmi ahaan shirka lagu qabanaayo iyo halka ay noqonayso caasimada M/Hiiraan iyo Sh/ Dhexe loo sameynaayo.
"Waxaan rabnaa in Sh/Dhexe iyo Hiira an meesha ay ku heshiiyaan ee caasimad da ka dhigtaan sidaas oo kale noqoto ha dda waxay wax marayaan Guddiga Fars amada ayaa qeylo dhaan ka timid, dib u habeyn baan ku wadnaa, dhawaan waxa an tagi donnaa magaalooyinka Jowhar iyo Shabellaha Dhexe si aan u xaqiijinno halka shirka lagu qaban lahaa.” ayuu yiri Wasiirka
Isaga oo hadalka siiwata Wasiirka Ari maha Gudaha iyo Federalka Xukuumadda Somaliya, wuxuu tilmaamay Somaliya in ay hada soo kabanayso, maamulada ha dda jirana dhibaatooyin culus laga soo ma ray dhismahooda. "M/Sh/Dhexe iyo Hiira an shaqadiis si wanaagsan baan ugu jir naa, dabcan culeys la’aan ma ahan, aniga runtii waxaan aaminsanahay in Soomaal iya dib usoo kacayso, marka ay soo kacay so jid adag bay soo maraysaan, waad la socotaan Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Galmudug midna ma dhalan iyadoo la’ isku macaan yahay, kan Sh/Dhexe iyo Hiir aan waa la mid , laakiin waxaa muhiim ah Natiijada dadka Soomaaliyeed dad u shaqeeya, hadii aad hadda maanta tagto Baydhaba waxaad u tageysaa nin haya mas’uuliyadii K/Galbeed oo horumar sa meynaya, Kismaayo ayaa la mid ah, Cad aado ayaa la mid ah.” Ayuu yiri Wasiir Odawaa oo la hadlay Idaacada Goobjoog.
Tan iyo markii la magacaabay G/Farsam ada Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/ Dhexe, waxaa shacabka degan labadaasi Maamul ay dhigayeen Banaanbaxyo ay u ga soo horjeedaan G/Farsamada oo qaab cadaalad daro ah lagu tilmaamay in loosa meey ay.
MAXAAD KA QATAAN ERGAYGA CUSUB EE QM U QAABILSAN SOOMAALIYA?!!
Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arri maha dalka Somalia, Nicholas Kay waxa uu maalmahan safarkiisa hawleed ee ugu dambeeyey ku marayaa Dowl adgobaleedyadda, si ay isku macasalaameeya an. Nicholas Kay waxa uu shalay ku sugnaa M/K ismaayo, isagoo kulamo la leh Madaxda Dowl adgobaleedka Jubbaland, wuxuuna isbuucii ho re tegay m/Garowe, oo uu kula kulmay Madaxw eynaha Puntland.Nicholas Kay waxa Xilka Wakiilka QM ugu qaa bilsan Arrimaha dalka Somaliya, Nicholas Kay loo soo magacaabay bishii April 23dii sannadkii 2013kii, wuxuuna Ergaygii hore ee QM ee Arrimaha Somalia, Augustine Mahiga kala wareegay xilkaasi bishii June 3dii ee isla sannadkii 2013kii.Nicholas Kay ayaa la filayaa inuu dabayaaqadda bisha Decem ber ee soo socoto ka dego Xilkaasi, waxaana xilkaasi u sharxan Diplom aasi lagu magacaabo Michael Keating oo u dhashay dalka Britain.
{HADDABA MAXAAD KALA SOCOTAA TAARIIKH NOLOLEED KA MR.MICHAEL?
Michael Keating waxa uu haatan Agaasime Cilmibaare ka yahay Aqalka The Chatham House ee hoos taga Machadka The Royal Ins titute of International Affairs. Diplomaasi Michael Keating waxa uu soo maamulay tiro Masha ariic Nabadayn ah, xida Xilligii Kalaguurka Siyaasadda ee dalka Afganistaan. Ilaa dhamaadkii 2012kii, waxa uu ahaa Kuxigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ee Arrimaha dalka Afganistan. Waa Lataliye Xalinta Colaadaha, waxa kale oo uu inta badan diyaariyaa Qorshaha Ficilada ee QM, gaar ahaan Xoojinta doorka QM ee in dadka laga badbaadiyo Khataraha Dagaalladda, gaar aha an dalka Syria.
Waxa uu khibrad u leeyahay Iskuxirka u dhexeeya Kaalmooyin ka Horumarinta, Siyaasadda iyo Dowladwanaaga.
Waxa uu ka soo shaqeeyey dalal ka tirsan Qaaradda Afrika, Bar iga Dhexe iyo Wadadnka Afganistan.
Waxa kale oo uu Lataliye dhinaca Maamulka u ahaa Hay’adda QM ee Horumarinta Barnaamijyadda (UNDP) ee magaalladda New York muddadii u dhexeysay sannadihii 1999kii ilaa 2001dii.
Wuxuu kale oo uu Lataliye u ahaa Xafiiska QM ee Iskuxirka Hawlaha Samafalka ee dalka Afganistan muddadii u dhexeysay sannadihii 1997dii ilaa 1999kii. Khibradiisa kale ee Hawlaha QM ee uu soo qabtay waxaa ka mid ah:
2004tii ilaa 2008dii: Wakiilka QM ee dalka Malawi.
2008dii ilaa 2010kii: Waxa uu ahaa xubin ka tirsan Qeybta Barna amijyadda Afrika ee Xarunta Chatham House.
2010kii ilaa 2012kii: Waxa uu ahaa Kuxigeenka Ergayga QM ee da lka Afganistan. Diplomaasiga Michael Keating waxa uu Shahaa da Master of Arts ee dhinaca Taariikhda kaa qaatay Jaamacadda ka qalin jebiyey Jaamacadda The University of Cambridge. Michael Keating waa 56jir, ku dhashay caasimadda Uganda ee Kampala, waana Xaasle afar carruur leh.
Si kastaba ha ahaatee, Ergayga Cusub ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Michael Keating waxa la filayaa inuu dhawaan booqasho ku yimaado magaalladda Muqdi sho, si uu xilka ugala wareego uga qeyb galo Ergayga QM ee
uu xilka kala wareegayo, Nicholas Kayxigasho somaliweyn.com
TALIYAHA CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO MAANTA GAARAY MAGAALADA KISMAAYO
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Maxa med Aadan Axmed ayaa shalay gaaray mag aalada Kismaayo ee xa runta Jubb ada Hoose, halkaasoo ay ku soo dhowee yeen saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka, AMISOM iyo mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland.
Waxaa uu salaan sharaf ka qaatay cu tub ka tirsan Ciidankii soo dhoweey ey, waxaana arrimaha ay magaaladaa si u ta geen qeyb ka ah horumarinta ciidamada Xoogga dalka iyo dar dar galinta howl gal ada ka dhanka ah AlShabaab.
Taliyaha ayaa loo gelbiyay Madaxto oy ada Kismaayo, halkaasoo uu kula kulma yo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Ma doobe. Sidoo kale Taliyaha ciidamada xo ogga dalka Maxamed Aadam ayaa kor me er ku sameeyay gaadiid cusub oo dhowa an loo keenay Ciidanka Xoogga dalka So omaaliyeed ee qeybta 43aad.
Waxaa uu Taliyaha sheegay in gaa diid kan ay qayb ka qaadan horumari nta dhis maha Ciidamadda Xoogga dal ka, isagoo ku boggaadiyey saraakiisha hoggaaminay sa Ciidanka sida ay uga go’an tahay in la dhiso Ciidan Qaran oo Soomaali oo dhan ka kooban.
MUSHARRAXII MADAXWEYNE KU XIGEEN KA XISBIGA UCID OO MAANTA ISKUCASILAY KHILAAF AWGIIS
Musharaxa jagada madaxweyne xige enka ee Xisbiga UCID, C/rashiid Xasan Mataan,ayaa shalay shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu hayey xisbiga mucaaradka ah ee UCID iyo xubini madii xisbigaasi.
Musharaxa madaxweyne ku xigeen ka UCID, C/rashiid Mataan ayaa gudo omiha xisbigooda Faysal Cali Waraa be ku eed eeyey inuu burburinaayo xis biga, isla mar kaana uu noqoday aalad loo adeegsado burburka xisbiga, sida as darteed isku dayo badan oo uu sam eeyey in xal loo helo khilaafka jira ay soc on waayeen.
Gudoomiyaha xisbiga wuxuu ku eed eeyey inuu xisbigu u afduuban yahay, is la markaana kala aragti noqdeen mu shar axa madaxweyne ee xisbiga Ja maal Cali Xuseen.
"Markaan arkay in Musharaxa Madax weyne ee Xisbigu ka gaabiyay ka qaybqa adashada Hawlaha Xisbiga, Kuna kala ar agti Duwanaaday Jamaal, Wax aan si ras mi ah isaga casilay xilkii mur ashax ku xig een iyo Xubinnimadii Xisbi gaba,” ayuu yi dhi C/rashiid Mataan oo ka hadlayey saba bta uu uu isku casil ay."Waxaan in badan isku dayay inaan xalliyo khilaafka ka dhe x jira xisbiga si aanu xisbigu u burburin, wax aaanay ta ariikhda xumi ku qormaysaa Fa ysal Cali Waraabe oo noqday dadka loo ad eegsanayo burburka xisbiga, Faysal Cali Waraabe laba jeer buu ku tarta may oo uu ku guuldarreystay doora shadii, wa xaana annagu heshiish la ga lnay inaanu abuurno UCID cusub, wax aanay ahayd in uu heshiishkaasi fuliyo oo uu daacad ku shaqeeyo, wuxuuse door biday taariikh madow iyo khiya ano, waxaanu xisbiga UCID noqona yaa kii labaad ee burbura,” ayuu ha dalkiisa raaciyey C/rashiid Mata an ayaa sheegay ina anu siyaasada hal kaasi kaga hadheen balse siyaabo kale oo badan uu ugu shaqayn doono shacab kiisa iyo taagee rayaashiisa, waxaanu aad ugu nuux nuuxsaday inuu xisbiga tacab badan galiyey, laakiin khilaaf in badan soo jii tamayay oo ka dhexeeya Faysal iyo Ja maal uu ragaadiyey horumarkii xisbi ga ga adhi lahaa. Si kastaba ahaadee, masuulk an iscasilay ayaa weji gabax siyaasade ed ku noqonaya xisbiga UCID, iyadoo hor aba loo sheegay in khilaaf huursan oo mu ddo dheer soo jiitamayey xisbiga kajiro
MA RUNBAA IN GUDDOOMIYAHA ALSHA BAAB EE G/SH/ HOOSE LA DILAY?!
Sida ay ku waramayso wakaaladda war arka Reuters oo soo xiganaysa sa raakiil ka tirsan dawlada Soomaaliya iyo dad deg anka illaa 5 sargaal oo ka tirsanaa Xar akadda AlShabab in lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo habeen dhawey d ka dhac ay tuu ladda Bal adul Amiin oo hoos tagta deg mada Wanla Weyn ee gobol ka Sh/Hoo se.
Sargaal ay wakaalad da wa rarka wara rka Reuters magacii sa ku sheegtay Major C/qaadir Axmed oo booliska So omaaliya ka tirsan ayaa she egay in xo gta ay ka he leen degaanka la duqeey ay ay sheegay so in duqeynta dad ka ku geeriyooday uu ku jiro gudoomiya ha AlShabab ee G/ Sh/ Hoose Sh, Max ’ed Abu C/lla, iyadoo Sarg aalkaas uu she egay in warkaas ay u xaqii jiyeen dad deg aanka ku sugan.
Qof kale oo ka mid ah dadka degen tu uladda Baladul Amiin oo magaciisa la yir aahdo Aadan Axmed ayaa asna sheegay in dhawaqa gantaalo ay maq leen hase ahaatee aysan khasaaraha cadeyn Karin.
Dhanka kale ma jiro warar madax ban aan arrintaan cadeynaya ama bee ninaya AlShababna willi kama aysan hadlin, wax ayna arrintaan muujinay saa sida beesha caalamka u beegsan ayaan madaxda AlShabaab. Xigasho:somaliweyn.com
WAXGARADKA MAAMULADA GALMUDUG IYO PUNTLAND OO MAANTA KU DHAWA AQAY XABADJOOJIN
Kulan ay shalay M/G/kacyo ku yeeshe en Waxgarad iyo ga nacsato kasoo kala jeeda M/Puntland iyo Galmudug ayaa loo ga dhawaaqay xabadjoojin, iyagoo sidoo kale kulankooda ka soo saaray qodobbo dhowr ah oo lagu xalinayo dagaalkii dorr aad Gaalkacyo ka dhacay.
M/Gaalkacyo ayaa waxaa Dorraad ka dhacay dagaal muddo saacado ah socday oo u dhexeeyay ciidamada Galmudug iyo Puntland, kaasoo 7ruux ay ku geeriyood een, in ka badan 43qof oo kalena ay dha aw acyo kala duwan kasoo gaareen.
Waxgaradka shalay ku shiray degm ada Gaalkacyo ayaa waxay kulanko oda ka soo saareen 3 qodob oo sal u noqona ya joojinta dagaalka Gaalkacyo, iyadoo xa aladda magaaladu ay shalay heyd mid de ggen, inkastoo ay weli ciidamadu is hor fadhiyaan
Qodobada lagu heshiiyay ee ka soo ba xay kulanka waxaa ka mid ah:
1In xabbadda la joojiyo.
2 In la kala qaado ciidammada is hor fadhiya ee maamullada Puntland iyo Galm udug kala taabacsan iyo
3 in laga wadahadlo wixii dhaliyay da gaa lkii dorraad ka dhacay Gaalkacyo.
Heshiiskan ayaa xigi doono kulam mo ay yeelan doonaan labada maam ul, kaa soo ay kaga hadli doonaan wixii dhaliyay dagaalka iyo sidii heshiis mi deysan ay u ga gaari lahaayeen, sida ay kulanka ka sheegeen waxgaradkii iyo ganacsatii ka hadlay.
Ugu dambeyn, dagaalkii Dorraad Gaa lkacyo ka dhacay ayaa noqonaya midkii u gu horeeyay oo dhexmara laba da ciidam ada maamul oo horay uu mu ran la xiriira xadka maamulladooda uu ugu dhexeeyay, iyadoo dhinac walba uu dhinaca kale ku eedeeyay inuu isa gu dagaalka billaabay
WARANCADE TURKIGA IYO SOOMAALIYA WAXAY KA SHAQEYNAYEEN SHIRQOOL KA DHAN AH SOMALILAND
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegay inay ka fiirsanayso xidhiidhkii ay la laha yd dalka Turkiga, waxaanay ku eedeeyey in ay dabin daabyo u dhigayso madax ba nanaidda Somaliland.
Wasiirka arrimaha gudaha Cali Waran Cadde oo warbaahinta kula hadlayey m/ Ceerigaabo ayaa sheegay in Turkiga iyo Soomaaliya doonaya an in wada hadalkii socon waayey u wa reejiyaan bul shada ra yidka ah iyo madax dhaqameed ka, waxa anu uga digay ciddii ka qaybga shay shirarkaasi Soomaaliya sharciga la waafajin do onno.
"Waxaanu jawaab ka bixinaynaa shirqo ol la doonayay in lagu dumiyo Somaliland, taasoo in muddo ah ay ka shaqaynayeen do wladaha Turkiga iyo Soomaaliya inay ka shaqeeyaan sidii loo m aro habaabin la haa madax bananida iyo Somaliland”
Wasiir Waran Cadde ayaa sheegay in dawlada Turkiga isku meeqaam dhigtay Somaliland iyo dadka Kurdiska ah ee ma dax banaanidda raba, isagoo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi "wa xaanu Turkigu dalkooda ku qaban jireen wada hadalo u dhexee yey Somaliland iyo Somalia oo aanu u fahanay uje eda dadda shirarkaasi kuwo lagaga meeqaam dhigayo bulshadda kurdiska ah ee gumaadka iyo foolxumada ku hayso Turkigu oo runtii had dii ay doonayso inay na kala saarto in dadka Turkiga ah ee dhib aataysan ay wax ka qabato, waxa Somaliland iska ga ratay da bindaabyadaasi ku jiray shirarkaasi waxayna ka maa gtay wadahadalkii Turkiga ka socday inuu sii socdo, waxaana shakigaasi aanu u bandhignay beesha caalam ka waxaana u sheegnay in meel dambe oo Turkigu halkiigii joo go ka hadda hadli doonin an aga iyo Soomaaliya balse madal caalamku u dhan yahay ku wa da hadli karno”. Sidoo kale, wasiirku wuxuu bulshadda iyo madax dhaqameed ka uga digay inay ka qaybgalaan shirarkaasi, isla markana cidii ka qaybgasha sharciga la horgeyni doonno, waxa kale oo uu she egay in shirarka doorashooyinka Somaliya lagaga hadlayo u ga ar tahay Somaliya, isla markaana aanay khuseyn Somaliland, is agoo siyaasiyiinta Somaliya jooga ku tilmaamy qaar u shaqo tag ay oo bulshadda Somaliland saameyn.
Dhinac kale, Afhayeenka madax dhaqameedka Somaliland, Suldaan Yuusuf Xiirey ayaa sheegay inuu soo jeediyay in laga qaybgaliyo wadahadalka u socda Somaliland & Somaliya maa daama oo madax dhaqameedku masuul ka yihiin bulshadda.
"Waxaanu soo jeedinay in madax dhaqameedka laga qaybgaliyo wadahadalada maadaama oo bulshada masuul ka yihiin oo siyaasiyiinta laftooda anagu madax dhaqameed u nahay,” ay uu yidhi Suldaan Yuusuf Xiirey.
Suldaanka oo la waydiiyey inay casuumad ka heleen dawl adda Turkiga oo la sheegay in wada hadaladda doorkan ay casu umayaan madax dhaqameedka ayaa sheegay in aanay jirin cas umad ay heleen, laakiinse ay muhiim tahay in siyaasiyiinta oo ka le lagu koobin wadahadalada u socda Somaliland iyo Somaliya
ARAGTIDA SHACABKA DEEGAANNADA PUNTLAND EE DOORASHADA 2016 OO LA SOO BANDHIGAY
M/ Puntland ayaa shalay soo bandhigtay aragtida shacabka ku dhaqan deegaanada maamulkaas ay ka qabaan nooca ay noqon doonto doorasho dalka ka dhacda sanadka 2016.
War saxaafadeed ka soo baxay Guddi howleedka Puntland u qaabilsan madasha wada tashiga qaran ee doorashada 2016 ayaa lagu sheegay aragti uruurin laga sameeyay shirarkii wada tashiga ee ka dhacay deegaanada Maamulka Puntland ay dadka isku raaceen in doorashada ay noqoto qaab deegaan.
Aragti uruurinta laga sameeyay shacabka Puntland ayaa lagu sheegay in aanay xilligan muhiim aheyn in dib loogu laabto hana ankii awood qeybsiga beelaha ee 4.5 Hadaba war saxaafadeed ka ka soo baxay Maamulka Puntland ee lagu soo bandhigayay aragtida laga uruuriyay shacabka ayaa waxaa uu u qorna sidan: DHAMMAAD
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 24KA NOVEMBAR 2015KA
BAARLAMAANKA DALKA OO ANSIXIYAY SHARCIGA MAALGASHIGA SHISHEEYE Kulanka baarlamaanka ee shalay waxa ay xildhibaanadu guda galeen u codeynta hindise sharciyeedka maalgashiga Shish eeye oo soo maray marxaldooyinkii kale duwanaa ee loogu talo galay in