Deg Deg:Telefishanka Aljazeera Arabic BarteedaTwitterka oo Goordhow Hawada Laga Saaray

0
Saturday June 17, 2017 - 21:43:06 in Wararka by
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:Telefishanka Aljazeera Arabic BarteedaTwitterka oo Goordhow Hawada Laga Saaray

    Waxaa hawada laga saaray gebi ahaanba lana joojiyay bartii Telefishanka Aljazeera ay ku lahayd barta warbaahinta bulshada ee Twitterka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa hawada laga saaray gebi ahaanba lana joojiyay bartii Telefishanka Aljazeera ay ku lahayd barta warbaahinta bulshada ee Twitterka.

Cinwaanka Aljazeera ayaa wuxuu ahaa cinwaankeeda @AJArabic, waxaana bartaasi ku xirnaa malaayiin ruux,lamana shaacin sababta loo xayiray Bogga Aljazeera.



Agaasimaha guud ee Al-Jazeera Yasir Abuu Hilaal ayaa si buuxda u cadeeyay in la joojiyay bogga Twitterka rasmiga Al-Jazeera ugu weynaa iyadoo ay shaqeynayaan bogagga yaryar oo la xiriira.
Dhanka kale dadka qaar ayaa sheegaya in arrintan ay ka dambeyso weerar lagu hayo Bogga Twitter-ka, taasoo keentay inuu hawada ka baxo bogga rasmiga ah ee Aljazeera Arabic.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip