Akhriso:-Qaraxii Caawa oo Saameyn Ku Yeeshay Laba Baaroo Caan ah

0
Wednesday June 14, 2017 - 22:22:17 in Wararka by
  • Visits: 448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Qaraxii Caawa oo Saameyn Ku Yeeshay Laba Baaroo Caan ah

    Qarixii Caawa ka Dhacay Maqaayadda Posh Treats oo ku Taala Xafadda Banaadir Dagmada Hodan Magalada Mogadisho, ayaa la sheegay in sidoo kale saameeyay maqaayadda Pizza House Restaurant oo kasoo horjeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarixii Caawa ka Dhacay Maqaayadda Posh Treats oo ku Taala Xafadda Banaadir Dagmada Hodan Magalada Mogadisho, ayaa la sheegay in sidoo kale saameeyay maqaayadda Pizza House Restaurant oo kasoo horjeeda
Qaraxa ayaa loo adeegsadaygaari laga soo buuxiyaya waxyaabaha qarxa waxaana la sheegay in bartilmaameedka uu ahaa maqaayadda Boosh Treats, balse uu saameyn ku yeeshay maqaayadda Pizza House restaurant.

Inta la xaqiijiyay 10-qof ayaa ku dhimatay oo shacab u badnaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 14-kale oo shacab ah oo ku sugnaa maqaayadda Pizza House restaurant oo kasoo horjeeda Boosh Treats ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu dhacay xili afurka uu dadka gabagabo u ahaa,madaama Maqaayadda ay tahay goob lagu caweeyo sidoo kale dadka lagu Masaajeeyo.

Dhanka kale Dowladda Soomaliya ayaa sheegtay inaysan jirin rasaas gudaha Baararka ka dhacay, oo weerarku ku koobnaa qaraxa.

Ciidamada Ammaanka ayaa gudaha u galay labada Baar iyadoo xaqiijiyay inaysan wax dabley ah ku jirin.



Boosh Treats


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip