Aragtida shacabka deegaanada Puntland ee doorashada 2016 oo la soo bandhigay (Akhriso)
Maamulka Puntland ayaa maanta soo bandhigtay aragtida shacabka ku dhaqan deegaanada maamulkaas ay ka qabaan nooca ay noqon doonto doorasho dalka ka dhacda sanadka 2016.
War saxaafadeed ka soo baxay Guddi howleedka Puntland u qaabilsan madasha wada tashiga qaran ee doorashada 2016 ayaa lagu sheegay aragti uruurin laga sameeyay shirarkii wada tashiga ee ka dhacay deegaanada Maamulka Puntland ay dadka isku raaceen in doorashada ay noqoto qaab deegaan.
Aragti uruurinta laga sameeyay shacabka Puntland ayaa lagu sheegay in aanay xilligan muhiim aheyn in dib loogu laabto hanaankii awood qeybsiga beelaha ee 4.5
Hadaba war saxaafadeedka ka soo baxay Maamulka Puntland ee lagu soo bandhigayay aragtida laga uruuriyay shacabka ayaa waxaa uu u qornaa sidan.