Dowladda Kenya oo Sheegtay Cida Shabaab Ka Caawisa Fulinta Weerarada

0
Sunday June 04, 2017 - 12:25:53 in Wararka by
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Kenya oo Sheegtay Cida Shabaab Ka Caawisa Fulinta Weerarada

    Dowlada Kenya ayaa sheegtay in dagaalyahano xagjir kenyaati ah ay ka caawiyaan Xarakada Al shabaab fulinta weerarada lagu bartilmaameedsado ciidamada Kenya ee ka dhaca xadka Kenya iyo soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in dagaalyahano xagjir kenyaati ah ay ka caawiyaan Xarakada Al shabaab fulinta weerarada lagu bartilmaameedsado ciidamada Kenya ee ka dhaca xadka Kenya iyo soomaaliya.

Dagaalyahanada kenyatiga ayaa ah kuwa si heer sare ah loo tababaray oo ay wehliyaan dagaalyahano ka tirsan xarakada al shabaab.

Waxaa sidoo kale tan iyo bishii May la dilay 32 qufood oo ay kamid yihiin 18 sarkaal oo katirsan ciidamada difaaca Kenya.

Simiyu Werunga oo ah mid kamid ah ciidamada Kenya ayaa muujiyay cabsi iyo dhibaato weyn uu ka qabo dagaalyahanda kenyatiga ah ee ka tirsan Xarakada al shabaab waxaana uu tilmaamay in qatar weyn ay ku yihiin amaanka wadanka Kenya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip