Daawo Sawirada Tahriibayaal laga soo badbaadinayo biyaha badda

0
Friday June 02, 2017 - 15:55:44 in Wararka by
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Tahriibayaal laga soo badbaadinayo biyaha badda

    Ciidamada ilaalinta xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan tiradoodu gaareyso boqolaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada ilaalinta xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan tiradoodu gaareyso boqolaal.
Maraakiibta Talyaaniga ah ayaa gurmad ballaaran u fidisay tahriibayaashan kaddib markii doonti ay wateen ay kula degtay xeebaha Jasiiradda Lampedusa ee dalkaasi Talyaaniga.

Qaar ka mid ah tahriibayaasha ayaa badda ku geeriyooday intii gurmadkan uu socday ka dib markii ay baddu la tagtay, waxaana la arkayey meydadkooda oo badda sabeynaya.





 

Kumanaan tahriibayaal afrikaan ah oo ay ku jiran Soomaali ayaa sanadihii la soo dhaafay ku naf waayey badda Meditreanian ee u dhexeysa Qaaradaha Afrika iyo Yurub, kuwaasoo doonayey iney galaan kana shaqeystaan Yurub, iyagoo raadinayey nolol dhaanta mida dalalkooda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip