
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 30-KA MAY 2017-KA
R/Wasaare ku xigeenka ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada dardargelinta shur uucda dalka bacda maa ay Dawladan tah ay tii Sharciga iyo Shacabka, shacabkana ay naga sugayaan waxqabad dhan walba ah. Golaha ayaa dhageystay warbixino ku aadan shuruucda ay gacanta ku hayaan wasaaradaha qaar si loogu sii diyaar gar oobo oo Golaha Wasiirada ay u ansixiya an ka hor inta aan loo gudbin Baarl amaan ka. Wasiirada ayaa sheegay in shuruucda ay diyaariyeen, qaarna ay weli wadaan wa datashi, iyadoo la isku raacay in shuruuc ka badan 20 ay diyaar yihiin,
HINDISE SHARCIYEEDYADAAS OO AY KA MID YIHIIN;
1. Isgaarsiinta
2. La Dagaalanka Musuqmaasuqa
3. LaDagaalanka Argagaxisada
4. Runta & Dib u Heshiisiinta
5. Dawladaha Hoose
6. Dambiyada Kufsiga
7. Muwaadinimada
8. Dadka Baahiyaha Gaarka qaba
9. Kalluumeysiga & Kheyraadka Bada
10. Badda
11. Kheyraadka Biyaha
12. Tamarta
13. Maareynta Maaliyada
14. Istaatiistikada
15. Xeerka Saxaafada
16. Waxbarashada
17. Nidaamka Hay’adaha Samafalka
18. Sharciga Beeraha
19. Gudiga Muftida Culumada
R/WASAARAHA KHAYRE OO TACSI U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED TAASOO KU WAJ AHAN GEERI KU TIMID GUDDOOMIYEKUXIGEENKII HORE EE BAARLAMAANKA
Marxuum Axmed Abroone Amiin. Ra’ iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa yiri "U gu horreyn waxaan shacabka soomaaliye ed iyo gaar ah qoyskii iyo eheladii uga tacsiyeynayaa geeridii ku timid Marxuum Axmed Abroone Amiin oo horey u soo noq day Guddoomiye ku xigeenka Baarlama anka.”
"Geeridu waa xaq, waqtigiisa ayaana dhammaaday, waxaana EEBBE uga bary ayaa inuu Jannadii Fardowsa ka waraabi yo, dhammaan ummadda Soomaaliyeed na Samir iyo IIMAAN ka siiyo.” Ayuu sii ra aciyey Ra’iisul Wasaarahu.
Ra'iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay in Marxuum Axmed Abroone Amiin uu ah aa shaqsi waddani ah, daacad ah oo dan ta guud marwalba ka horumarin jiray dani hiisa gaarka ah. INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN
WASIIRKA BATROOLKA EE SOOMAALIYA OO M/LONDON KULAN KULA QAATAY JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE UK
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Ma cdanta ee XFS Md. Cabdirashiid Maxam ed Axmed ayaa M/London ee xarunta Dal ka UK kulan kula qaatay Jaaliyadda Soom aaliyeed ee halkaasi ku dhaqan.
Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii qur ba joogta Soomaaliyeed ay uga qeyb qa adan lahaayeen hor umarinta dalkooda Ho oyo, iyagoo Wasiirka ka dhageystay warbi xin ku aadan waxyaabaha u qabsoo may Wasaaradda Batroolka. Wasiirka ayaa u ga waramay Jaaliyadda Soomaaliyeed si da ay muhiimka ugu tahay dowladda inay shacabkeeda uga warbixiso xaalad walba ee uu dalku marayo.
waxaa uu sidoo kale Wasiirka ka war bixiyay kheyraadka dalka ku jira ee ay Wa saaradda Batroolka hadda gacanta kula jir to sidii looga faa’iideysan lahaa, isagoo ugu dambeyntii xusay Wasiirku in Wasa aradda ay diyaarisay sharciyadii loo mari la haa hanaanka looga faa’iideysan karo khe yraadka dalka.
MADAXWAYNE FARMAAJO OO LA DARDAAR MAY MAS’ULIYIINTA GALMUDUG
Xafladda Caleema saarka Madaxwayna ha Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Max amed Cabdullaahi (Farmaajo), Madaxwe ynayaasha dowlad goboleedyada ee Punt land, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Mada xweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Guddo omiyaha Gobolka Benaadir iyo masuuli yiin kale.
Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxa med Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo halkaasi ka hadlay ayaa yiri "Markii a an rabnay inaan heshiisiino Galmudug iyo Ahlusuna, intii aanan bilaabin labada dhin ac inaan heshiisiino ayaa Guddoomiy ihii iyo Guddoomiye ku xigeenkii Baarlam anka Galmudug dhahe en intaan labada dhinac la heshisiin marka hore anaga ha nala heshiiisiiyo, markaan heshiisiiinay ay aa wakhtiga nagu yaraaday, in aan u gud ubno hadana dib u heshiisiinta Ahlu suna iyo Galmudug, marka Madaxda halkan fa dhida ha iska ilaaliyaan khilaafka dhexdo oda ah, ayuu yiri madaxwayne Farmaajo
"Khilaafka waxaa keena waa dan sha kh siyadeed, waxaan rajeynaya inaan khila af ka dhicin Xaaf iyo Baarlamankiisa ka dib na aanu keeno Ahlusunna”. ayuu hadal kii sa ku daray Madaxweynaha Somaliya.
Waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa Mu qdisho Md.Thaabit Cabdi Maxamed, Mad axwaynayaasha K/Galbeed shariif Xasan Sh.Aadan, Jubbaland Axmed Maxa med Islaam, Puntland, C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwayne ku xigeenka Hisha beelle Cali Cabd ullaahi Xuseen (Guudla we) waxayna halkaasi ka jeediyeen ha da llo isugu jira soo dhaweyn iyo dhiirri gelin ay u jeedinayeen Madaxwaynaha Galm udug ee maanta la Caleema saaray iyo dhammaan Maam ulkaasi.
FAAHFAAHIN NABAD SUGGIDA OO MUQDISHO KU TOOGTAY NIN SHABAAB AH
Ciidamada Nabad Suggida Somaliya ayaa shalay suuqa Bakaaraha waxa ay ku toogteen nin ay shee geen inuu ka tirsa naa Al Shabaab, kaasi oo watay Bistoo lad. Saraakiil ka tirsan Hay’adda Nabad Sugida ayaa Risaala waxa ay u sheegeen ciidamada ammaanka inay toogteen ninka asi oo watay Bist oolad nooca Makaarufta loo yaqaan.
Dilka ninkaan ayaa wuxuu ka dhacay meel aanan ka fogeyn Masaajidka daaw ada ee Suuqa Bakaaraha. Afhayeenka Maamulka G/Banaadir C/fataax Cumar Xa lane, ayaa Saxaafadda u sheegay ciidam ada NISA inay aad ugu mahad celinayaan toogashada ay u gaysteen ninkaasi Shab aab ka tir san waa sida uu hadalka u dhig ay. Iyadoo Al Shabaab ay dilal qorshey san ka fuliya M/Muqdisho iyo qa ar ka mid ah gobollada dalka soomaaliya
FAAHFAAHIN:QARAX LALA EEGATAY CIIDAMO KA TIRSAN JUBBALAND
Wararka ka imaanaya M/Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulka jubbaland ayaa ku war amaya In qarax miino la la eegtay Ciidamo ka tirsan Maamulkas oo marayay duleedka magaaladaas.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa no oca dhulka la galiyo islamarkaana lagu qa rxiyay gaari kuwa dagaalka oo ay la socd een Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Ju bbaland, qasaarana uu soo gaaray Ciid amada.
Warar lagu baahiyay baraha Xarakada Alshabaab ayaa lagu sheegay In shaba ab ay qaraxaas ka dambeeyeen islamarka ana qasaaro lagu gaarsiiyay Ciidamada maamulka jubbaland.
Ilaa haatan ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka jubbaland oo loogu hadl aayo qaraxa ka dhacay duleedka M/Kis maayo
MUSHARAX DOORASHADA DALKA KENYA OO LOO HAYSTO DAMBI AH INUU DOONAYAY INUU ISDILO
Mid ka mid ah Musharaxiinta doonays ay inay ka qeybgasho doorashada Mada xweyne ee dalka Ken ya ayaa la soo taag ay shalay maxkamad iyadoo lagu soo eed eeyay inuu doonayay inuu isdilo kadib markii uu ku guuldareystey inuu soo buuxiyo shuruudaha uu ugaga mid noqon lahaa musharaxiinta sida rasmiga ah ugu tart amaysa doorashada Madaxweynaha dal ka Kenya.
Peter Gichira ayaa beeniyay eedeyma ha loo soo jeediyay ee ahaa inuu isku day ay inuu iska soo tuuro dabaqa lixdaad ee dhismaha guddiga doorashada dalka Ke nya,waxana lagu soo daayay damiin.
Booliska dalka Kenya ayaa soo qabtay Peter Sabtidii aynu ka soo gudubnay isa goo doonayay inuu iska soo tuuro dabaq dheer kadib markii uu kamid noqday sid deed musharax oo ku guuldareystey inay soo buuxiyaan shuruudaha tartanka doora shada Madaxweyne ee 8 August 2017 ka dhacaysa dalka Kenya.
Mr Gichira oo ah siyaasi aan waxbad an laga aqoon ayaa soo buuxin waayay mid ka mid ah shuru udaha laga doonayay inuu soo buuxiyo musharaxa Madaxwey naha oo ah inuu keeno saxiixyada 2,000 oo ruux kuwaasoo aan xisbina ka tirsan ayn 24 kamid ah 47da gobol ee dalka Ke nya.
Doorashada Madaxweynaha dalka Ke nya ayaa la filayaa in ay si weyn ugu tarta maan Madaxweyna ha haatan talada haya Uhuru Kenyatta kaasoo markii labaad raa dinaya in la doorto iyo hogaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga oo markiisii afaraad u tartamaya madaxtinimada dalka Kenya.
CIIDAMO CABASHO KA MUUJIYAY HUB KA DHIGISTA AY DOWLADDU WADO
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soom aaliyeed oo shalay Muqdisho kula hadlay Saxaafad da ayaa waxa ay cabasho xoo ggan ay ka muujiyeen hub ka dhigista ay wadaan Ciidamada Xasilinta Caasimadda.
Ciidamadaan ayaa waxa ay sheegeen Inay tahay wax laga xu maado in weerar lagu soo qaado oo laga qaato qoryihii ay dalka ku difaacaayeen. Sidoo kale waxaa ay tilmaameen in Ciidamada hub aruurtin ta ka wada Muqdisho ay doonayaan in ay bililiqeyst aan Ciidamada dowladda hubko oda.Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ay aa waxa ay ugu baa qeen inay si deg deg ay arint aasi ay wax uga qabtaan inta ays an gacan qaadin oo aysan ciidamada asi isku dhicin..
XERO BARAKAC OO KU TAALA DEGMADA DHARKENLEEY OO DAD LAGU LAAYAY
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska deg mada Dharkeenleey ay aa la sheegay in ay bilaabeen burbu rinta Xero ay ku nool yi hiin dad barakacayaal ah taas oo ku taalo qeybo kamid ah degmad aasi dhar keenl eey.Ciidamada ayaa la sheegay in Guryo ku dhex yaalla Xeradaas ay bilaabeen in ay Burburi yaan halkaas oo ay deganaay een dad Shacab ah islamarkaana ay bur burintaas ay ka dhalatay khas aaro dhim asho iyo dhaawac ah siada uu Radio Dal san u sheeg ay Ibraahim Cabdi Aadan oo kamid ah dadka ku nool Xeradaas.
Ibraahim aya sidoo kale sheegay in ay soo weerareen Ciidamo uu hoggaaminay ay taliye ku xigeenka Ciidanka Saldhiga degmada Dharkeenleey islamarkaana ay Cagaf mariyeen Guryihii cooshadaha ka sameesnaa waxana halkaasi ku dhintay qof kamid ah dadkii xeradaas ku nool
CIIDAMADA DOWLADDA OO SOO FURTAY XOOLO SHABAAB AY DHACEEN
Ciidamada DFS ayaa sheegay hawlgal ay ka sameeyeen G/Galgaduud ay ku soo furteen xoolo Shab aab ay ka dhaceen dad ka shacabka ah, sida Saraakiisha ay she egeen.
General Axmed Maxamed Tareedishe Taliyaha Guutada 52aad ee ciidanka Xo ogga dalka Somaliyed ayaa sheegay hawl gal ciidanka ay ka fuliyeen deegaanka Bo od ay ku soo furteen 100 neef oo Ari ah.
Wuxuu sheegay ciidamada Shabaab iyo dadka deegaanka inay dagaalameen, Shabaabna laga dilay laba ruux, balse ma rkii xoog ay ku furteen xoolaha. "Hawlgal ka waxaan ka sameynay deegaanka Bood oo aan ka soo dhicinay xoolo ay dadka deeg aanka ka dhaceen, sidoo kale ciid amada waxa ay la ware egeen deegaanka Wabxo oo ka mid ah meelaha ay AlSha baab dadka ku dhibaateeyaan.” ayuu yiri Jeneraal Axmed.
Al Shabaab ayaa dadka ku nool Gobol ada dalka Somaliya wa xa ay ka qaadaan lacag canshuuro ah iyo Xoolo ay ku sheeg een Zako, cidii diidana waa ay ka dhaca an sidoo kalena waxa ay u gaystaan ga bood fal. "Dhaca xoolaha ay u gaystaan Sha baab ayaa waxa uu caado ka yahay Go bol ada ay jooga an, marka loo diido in la siiyo xool aha ayeey ku baneystaan dhaca asi.” ayuu yiri Jeneraal Axmed
FARMAAJO OO MAGACAABAY TALIYE KUXIGEENADA HAY’ADDA NABAD SUGIDA
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madax weynaha Soomaliya Farmaajo ayaa mag acaabay Taliye Ku Xigeenka 1aad ee Na bad sugida Qaranka Iyo Taliye Kuxigeen ka 2aad ee Nabad Sugida.
Taliye kuxigeenka 2aad ee Hay’adda Nabad Sugida ayaa loo magacaabay Jan. Cabdalla Cabdalla, halka Taliye kuxig eenka 2aad ee Nabad Sugida loo magaa abay Jamaal Oo Katirsanaa Safaarada So omaalia Ee Turkiga, islamarkaana ku sugnaa dhowrkii maalin aynu soo dhaaf nay M/Muqisho.
ANGOLA OO KA WAR BIXISAY XAALADA CAAFI MAAD EE MADAXWEYNE DOS SONTOS
dowladda Angola ayaa sheegtay markii ugu horeysay in Madaxweynaha wadank aasi Jose Eduardo Dos Santos, in xaala da caafimaad uu u aaday dalka Spain
Wasiirka Arrimaha dibada Angola Geo rges Chikoti oo la hadlaayay Idaacad ku taala dalka faransiiska oo lagu magacaabi RFI ayaa qiray in xaalada Madaxweyne Dos Santos aysan wanaagsaneyn.
"Waxaad ogsoon tihiin in qof walibo ma rka uu wanaagsaneyn waxa uu dareema yo, laakin hadda waa uu fiican yahay wa xa uu joogaa Spain waxa uuna dib usoo noqonayaa markii uu soo wanaagsa naa do”.ayuu yiri Chikoti.
"Madaxweyne Dos Sontos waxa uu si joogto ah xaalada baaritaan u aadaa Spa in taasina waa xaal ad iska caadiya"
Dhawaantaan ayaa warbaahinta wadan ka Angola waxa ay Qortay inuu geeriyo oday Madaxweynaha balse war baahinta dowlada ayaa warkaasi beenisay.
Angola ayaa lagu wadaa in Doorasha da dalkaasi ay dhacdo 23 bisha Augest, waxaana lagu wadaa Madaxweyne Dos Sontos inuu badalo Wasiirka Difaaca Joao Lorenco, oo 63 jir ah.
Madaxweyne Dos Sontos oo 74 jir ah ayaa dalka Angola waxa uu xakumayaa in ka badan 38 sanno.
KUURIYADA WAQOOYI OO GANTAALKII SADDEXAAD TIJAABISAY
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gan taal riddo gaaban, kaas oo u muuqda in uu yahay midkii sadd exaad ee ay ku guul aystaan muddo todobaadyo ah. Gantaa lka ayaa hawada ku jiray 450 kiiloo mitir ka hor inta uusan ku soo dhicin biyaha Ja pan, arrintaas oo durba sababtay in Japan ay ka cabato.
Dadka wax indha indheeya waxay shee gayaan in tijaabooyinkan gantaalladu ay tilmaamayaan in Waqooyigu uu horumar ka sameeyay gantaalaha xambaaraha ma daxyada sida nukliyeerka.
Waqooyiga Kuuriyadda ayaa si joogto ah uga dhago adkeysay qaraarka QM ee ka mamnuucaya dhamaan falalka la xiriira hubka nukliyeerka ah iyo gantaallada, bil ihii u dambeeyayna sare ayay u qa adeen tijaabooyinka gantaalada ee ay samayn ayaan.
NUXURKA KHUDBADAHA MADAXDII KA QEYB GASHAY XAFLADA CALAAMO SAARKII XAAF
Waxaa shalay M/Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka Gla mudug lagu qabtay xafladda Caleemo Saarka Madaxweynaha Maamulka Galmud ug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).
Xafladan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/l aahi (Farmaajo), Madaxweynayaasha Ma amul Goboleedyada daka Puntland, Jubbal and, K/Galbeed, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, iyo masuuliyiin kale.
Hadaba Halkan waxaan adinkugu soo gudbineynaa Nuxurka Khudbadihii ay jee diyeen Madaxdii ka qeyb gashay xafaladda Caleemo saarka.
Guddoomiyaha G/Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa she egay marna reer Galmudug inuu yahay marna uu metelayo Caa simada Soomaaliya, oo ku metelayo dhammaan Soomaalida oo dhan. "Galmudug iyo Banaadir bad iyo beri waa ay isku furan yi hiinn, laakiin hadda hawada ayaan soo marnay sababo amni ee jira, waana rajeynaya inaan isu gudubno mustaqbalka, dhisida Banaadir oo maqaam buuxa leh, waa shaqo u taal qofkasta oo Soomaali ah” Ayuu yiri Duqa Muqdisho.
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali C/laahi Xuseen (Guudlawe) "Waxaan Madaxweyne Hambalyo Kaaga sidnaa Hir shabeelle iyo dhammaan shacabkii, aniga iyo wafdiga aan hoga aminayno”
"Xaqiiqdii sidaan wada ogsoonahay dalka Federaalka meel fiic an ayuu marayaa, walow aan tebayno in Gobolka Banaadir uu dhiman yahay maqaamkiisii” Ayuu sidoo kale yiri Guudlaawe.
Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sh.Aadan "Soomaa liya dhibaato badan ayaa ka jirta, dad koo dhan siday u badan yih iin ma ogi inay Puntland iyo Galmudug ka fakadeene, waxay dad ku ku jir aan xabsi kor ka furan”
"kuwa Nabad diidka ah anaga runtii dhibaato ayey noo geyst een, Abaar way dhici jirtay, laakiin dhiba atada ugu weyn waa mi da ay iyaga noo geysteen” Ayuu sidoo kale yiri Hoggaamiyaha Koonfur Galb eed.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Mado obe) "Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan Cadaado joogo oo haatan aleemosaar loogu qabtay Madaxweynihii aan u maleyn ayo inuu Madax weynayaasha ugu da’weynaa.
"Waxaa guulweyn ah in la wada joogo oo shalay aan la la heyn Puntland iyo Galmudug ayaa kala jo oga, oo maanta halkan hool ka ah lagu wada jiro, Reer Mudug waxay dhahaan 20jir Mudug jo oga ilaah ay ceebtiisa ma asturo”
"Xafladda Caleema saarka waxaa ka muuqda tusaale fiican oo nabadeed, Xaaf waxaan kula dar daarmaya maantamasuuliyada adigay ku saaran tahay, walaalaha Dhuusamareeb qofka la rabo inuu u tago gogosha dhigo waa adiga” Ayuu yiri Axmed Ma doobe.Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) "Sharaf ayey nootahay aniga iyo wafdigayga inaan soo ajiibno casuuma adii aad noo fidis een, ee ah inaan ka soo qayb galno xafladdan, mudanayaal iyo marwooyin anagu hadaanu nahay Punt land wa xaan maanta dalbeynaa, Galmudug oo gudaheeda iyo dibadde eda nabad lagu wada nool aado.
"Xaaf maalintii la doortay ayuu sheegay, nabada iyo dib u he shiisinta anaguna gacan ayaan ka siinaynaa, Puntland iyo Gal mudug wax badan ayey wadaagaan Ganacsi iyo sokeeye iyo isu socod, si taasi u hirgasho waa in colaada la joojiyo, xuduudaha sharciga ahna la ixtiraamo, siyaasiyintana ay ilaa liyaan nabada Gobolka”
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) "Anigu halkan waxaan u imid inaan dib u heshiisiin sameeyo, waxaan u imid dhibaatada ka jirta gudaha Galmudug iyo dibada ba inaan xal u helo. "Waxaa jira dad Abaaruhu saameeyeen Gal mudug, DFS iyo Beesha Caalamka iyagana wa xaan ugu baaq ayaa inay gacantooda ka geystaan dadka Abaaruhu saameeye en, sidoo kale xalay waxaa isoo wacay dhallinyaro Soomaaliye ed oo 118 ah oo Hindiya ku xiran, 8sano ayey xiran yihin, fariin taasi waa idin sheegay wax ha laga qabto, aniguna diyaarada lagu soo qaadayo ayaan bixinaya”
Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo "Markii aan rabnay ina an heshisiino Galmudug iyo Ahlusuna, intii aanan bilaabin laba da dhinac inaan heshiisiino ayaa Guddoomiyihii iyo Gudoomiye ku xigeenkii Baarlamanka Galmudug dhaheen intaan labada dhi nac la heshisiin marka hore anaga na heshiiisiiya, markaan he shisiiinay ayaa wakhtiga nagu yaraaday, inaan u gudubno hadd ana dib u heshiisiinta Ahlu suna iyo Galmudug
Marka Madaxda halkan fadhida ha iska ilaaliyaan khilaaf ka dhexdooda ah, khilaafka waxaa keena waa dan shakhsiyade ed, waxaan rajeynaya inaan khilaaf ka dhicin Xaaf iyo Baarla man kiisa ka dibna aanu keeno Ahlusunna”
W/D: ABDIRASHIID ALI DUBBAD
HAWLGALKA HUBKA DHIGISTA OO MUQDISHO SI DARDAR LEH UGAS OSCDA
M/Muqdisho waxaa si dar dar leh kaga socda qorshihii Xuk uumadda ay ku dhawaaqday ee ahaa hawlgalka hub ka dhigista, iyadoo Saraakiil badan oo dowladda ka tirsan hub ka dhigis lagu sameeyay.
Ciidamada isku dhafka ah ee loo xil saaray hub ka dhigista ayaa lagu arkayaa wadooyinka Magaalada Muqdisho iyaga oo wata gaa diidka dagaalka, sidoo kalena galaya guryaha Saraakiisha ci idamada dowladda iyo masuuliyiinta kale ee dowladda, kana soo sa araya qoryaha culus.
Tan iyo wixii ka dambeeyay 7aadkii hore markii la rasaaseey ay Taliyaha Booliska G/Banaadir Gen. Axmed Xasan Maalin lag ana qaaday qori Dabajeex ah oo ay wateen ciidankiisa, waxaa bi lowday Sar aakiisha qaar inay iska soo dhiibaan hubka culus iya ga oo ka cabsi qaba in la rasaaseeyo.R/ Wasaara ha Somaliya Md.Khayre ayaa horay u sheegay dowladda inaysan aqbaleyn in M/Muqdisho dhexdeeda qori dhashiike ah lagu dhex wato. Gaadiidka ay saaran yihiin masuuliyiinta dowladda, gaar aha an Wasiirada, Gudoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Saraakiisha cii danka ayaa dusha waxaa ka saaran kaliya Afar askari oo wa ta Qoriga Ak47 ah.
Tan iyo markii la bilaabay qorshaha xasilinta ammaanka Muqdi sho, ayaa dadka waxa ay dareemeen nabadgelyo buuxda, inkas too aanan la ogeyn qorshaha Shabaab ay la aamusan yihiin, ma adaama Shabaab looga bartay Bisha Ramadan inay laba jibaar aan we erarada ay fuliyaan.
Dad badan ayaa soo dhaweeyay qorshaha hub ka dhigista mas uuliyiinta dowladda, balse siyaasiyiin badan ayaa arintaasi ku til maamay mid aanan habooneyn, xilli Shabaab ay haystaan hub xoogan, in masuuliyiinta hubkooda laga qaado, iyadoo ays an jir
in cid difaaceysa.
RAMADAANKU WAA FURSADA CUMRIGA
(DERSIGA SADAXAAD)
11Waxa kaloo gafafka dadka qaar ka dhaca waxaa ka mid ah in ay daadaal badan muujiyaan biloowga Bisha kadibna Caajisaan oo ku dhameestaan hurdo iyo sheeko, laakiin waxaa habooneyd in dadaalka la badiyo maalmaha dhamaadka Bisha lagaaro oo uu qofka Sooman Jibaaro Cibaadada sida uu sam eyn jiray Nabiga Suuban(scw) oo kale .
Waxaan horey usoo sheegnay in ay jiran
gafaf ay haboon tahay inuu iska dhowro ruuxa Muslimka ah ee Sooman waayo hadii
aan Soonka laga dhowrin qaladaadka waxaa dhici karto in ruuxii Soonaa ee
gaajeesnaa ee oomanaa wax ajar ah ka soo gaarin soonkiisa.
Hadaba waxaa kaloo jira gafa kale oo loo baahan yahay inaan ka digtoonaano Bishaan Barakeysan ee Ramadaan sida:
1In ruuxa sooman xifdin xubnaha jirkiisa sida: Indhaha Dhagaha , Carabka iyo xubnaha kale ee jirka oo dhan Tusaale ahaan waxaa looga baahan yahay ruuxa Sooman inuu Indhahiisa ka ilaaliyo wax walba oo ku xun Shareecada sida: filimaanta loo yaqaan Musalsalaadka oo inta badan soo kordha Bisha Ram adaan si looga fasaadiyo Muslimiinta soonkooda , maxaa yeelay hadii ruuxa uusan ka dhowrsan Munka raadka waxaa burbura ajarkii uu ka filaayay Soonka Ramadaanka.
Waxaa kaloo looga baahan yahay ruuxa sooman inuu dhag ihiisa ka dhowro waxyaabaha share ecada reebtay sida Heesaha iyo Xanta dhageysigeeda kuwaasoo shareecada islaamka aad u ga digtay dembiyadooda kuna tilmaantay gaar ahaan Xanta in ay lamid tahay inaad Cuneyso hilibka walaalkaa Muslimka ah oo meyd ah, hadaba soow la yaab ma aha in ruux ka soomo Cuna dii Xalaasha aheyd isla markaana uu ka Soomi waayo Hilbihii Muslimiinta.
Waxaa badan kuwa sooman oo Carabkoodu aan marna wax kaga sheegin Yuhuud iyo Nasaaro laa kiin lagu ebteleeyay Musl imiin ayna dhici karto ayagoo Sooman in ay Takfiiriyaan MuslimiI in kale wa ana wax aad u badan waayahaan inaad aragto dad Xa maasadu ka tan badisay oo wanaag jaceylkii ka tan badshey laakiin aan dhowreyn Shareecda islaamka, maxaa yeelay Shar eecada Islaamka waxa ay mar walbaa araantinimeysay in la ga aleysiiyo Muslimiinta ama loogu yeero magacyo xunxun maxaa yeelay hadii aad qof Muslim ah gaaleysiiso haduusan noqan wa xa aad ku sheegatay waxaa ay Gaal nimadii kusoo noqoneysaa Naftaada sidaa daraadeed soow ma habooneyn in aan ka digtoo naano ina an Muslimiinta Carabkeena wax ugu dhinaa si aan u ilaashano marka hore Muslim nimadeena marka labaadna soonk eena hadiiba aan dooneyno in aan dhowrno Soonka.
Waxaa muhiim ah in lagu baraarugsanaado Muslimiinta oo la ga aleysiiyaa macaasi ay galeen darteed ama Ijtihaad ay sameeye en dartiis waa arin aan shareecada meel ku laheyn waxaana sidaas lagu yaqa anaa Firqooyinkii Bidcada ahaa Sida Khawaarij ta oo ku caan baxday in ay Gaalnimo ku xukunto cid wal baa oo fekerkooda qilaafsan marka hadii ay sax tahay inaan u nasab sheegano Manhajkii Saxiixa ahaa ee Salafkii Suubanaa mareen, waxaa habooneyd in aan Muslimiinta ula dhaqano sidii ay Sala fkii ula dhaqmi jireen xataa hadii ay gafsan yhiin, hadii aysan gaf saneyn oo ay adiga kula tahayna waa arin aad u xun inaad hawa daada raacdo adigoo u Nasab sheeganaya Dariiqii Salafka.
Gafafkaas aan sheegnay kuwa ugu badan ee maanta ku dhacaa waa kuwa Diinka iyo Dacwada in ay u taagan yihiin sheegta mar ka waxaan ugu naseexeynayaa Dacwada waxa ay u baahan ta hay Xikmad iyo Aadaab ee ma haboona inaan Dacwada ku gudu naa sida hawadeena jeceshahay.
Marka Ducaada waxaa looga baahan yahay in Muslimiinta ay dacwada gaarsiinayaan baraan in Muslimiinta Xuquuqo bad an isku leeyihiin xataa hadii uu ka dhexeeyo qilaaf ayna jiraan wax badan oo Muslimka Muslimka kale kala dhaxeeya oo aysan suuro gal aheyn in la yiraahdo Qori iyo Qaaciisa waa leesla tu uraa hadii kale oo ay Ducaadu dhawrsan weydo waxaa ka dhal anaya in ay Caamada u noq daan Qudwo xun…
2Gafafka dhaca Ramadaanka waxaa ka mid ah gaf gaar ahaan ka dhaca Dumarka sida in ay Maal inta Ramadaanka oo dhan ka dhigaan Cuno Diyaarin taasoo meesha ka saareysa fur sadihii loo baah naa in ay Gabadha Muslimada ah ka faai ideysato.
Waxaa kaloo jira gafaf ka dhaca Dumarka gaar ahan sida in ay Masaajida habeenkii aadaan ayaga oo Catar iska soo Buu xiyay oo labisyo dhaldhalaalayana soo xerta, taasoo shareecada Islaamka ku ah xaaraan sida uu cadeeyay Nabigeenii Suubanaa (nabad iyo naxariis korkiisa ha ahaatee)
Waxaa kaloo gafafka Dumarka gaar ahaan ka dhaca ka mid ah marka ay ka soo baxayaan Masjidka in ay Raga jidka ku dhex galaan waxaana arintaas ay tahay gaf maxaa yelay Nabiga (sc w) waxaa uu fa ray haweenka in ay dib maraan isla markaana jid ka hareerta ka maraan. Marka Ramadaanka waa fur sad qaali ah mudan in laga dhowrto gaabiska iyo gabood falka waana waqti ahaan wax kooban oo aan damaanad loo heysan in mar kale uu ku soo marayo sidaa darteed waxaa hoboon in Maalmihiisa iyo Habeenadiisaba ka faaiideysanaa
WAXAA DIYAARIYAY CALINUUR XOOGSADE
Wargelin: Maamulka Wargeyskan wuxuu ku leeyahay {Walaal Alle Haku Xafidee Meel Xafidan Dhig Macluulaamdka Diiniga Ah Ee Qoraalkaan Ku yaala ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan ee kor yeel kana ilaa li meelah wasaqda iyo Najaasada ah Alle haku Barakeeye …Wabilaahi Towfiiq
GAROONKA AADAN CADE OO SHAQO HABEENKII AH BILAABAY
Habeen hore xili Saacadda ay ku beegneed (12:00 AM) hab eenimo, waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee M /Mu qdisho kasoo Degtay Diyaaradd loo malayno in aheyd kuwa rak aabka. Guuxa Diyaarada ayay habeen hore ay maqleen dadka M/Muqdishoku nool waxayna tani ay ka dhigan tahay in muddo 26sano in diyaaradd Rakaab ay ka dagatay Garoonka Diyaara daha Aadan Cadde ee M/ Muqdisho .
Dhowr habeen xilli saq dhexe ayay diyaarado kala duwan ka dageen garoonka diyaaradaha Muqd isho, qaarkood waxay ahaa yeen diyaarado Milateri, oo inta badan hub iyo cunooyin geeya xarunta Xalane ee M/Muqdisho. Horey dhaq dhaqaaqa garoonka M/Muqdisho iyo agagaarkiisa ayaa ahaa mid habeenkii xadidan, oo aanay jirin cid geli karta ama ka bixi karta, waxaa shaqaalaha ka howl gala garo onka ay ka soo rawaxaan galabnimadii. Balse Garoonka dhowaan lagu suray nalal ka ifiya Dhabbaha ay ku iya
doo haatan habeenkii shaqo lagu bilaabay 26 sanio ka dib
BOGGA CAYAARAHA
LIONEL MESSI OO MARKII AFRAAD KUWADA GUULAYSTAY KABTA DAHABKA AH EE GOOL DHALINTA YURUB & ABAAL MARINTA PICHICHI EE GOOL DHALINTA LA LIGAHA.
Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabe eyay kulamadii horyaalada Yurub ugu waa wayn ee xili ciyaareedkan 2016/17 oo ay ma almo ka hadhsan yihiin in uu si rasmi ah u xidhmo. Kaliya finalka Champions Leaquega ayaa hadhsan kulan muhiim ah oo la ciyaari doono xili ciyaareedkan waxaana lagu kala baxay wax kasta oo kale oo loo tartamayay.
Xidiga xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa mar kii afraad ku guulaystay kabta dahabka ah ee gool dhalinta Yurub kadib markii uu xili ciyaareedkan 2016/17 ku dhamaystay xidiga horyaalada yurub ugu goolasha badan. Lio nel Messi ayaa dhamaan xidigihii la tartam ayay ku garaacay abaal marintan ee horya alada Yurub.
Dhinaca kale Lionel Messi ayaa hantay abaal marinta gool dhalinta La Ligaha ee Pichichi kadib markii uu horyaalka La Ligaha ka dhaliyay 37 gool. Xidiga ree Argentina ayaa xili ciyaareedkan 13 kulan ka soo dhaliyay min laba gool si uu dhamaan ciyaartoydii la tartamaysay uga sarremaro ee horyaalka La ligaha iyo waliba horyaalada Yurub. Waa markii afraad ee uu Messi ku guulaystay abaal marinta go ol dhalinta La Ligaha ee Pichichi si la mid ah Golden Bootka gool dhalinta Yurub.
Lionel Messi ayaa kabta dahabka ee Yurub hore ugu soo guulaystay xili ciyaareedyadii 2009/10, 2011/12 iyo 2012/13 wuxuuna sidoo kale golden bootka xaqiijistay xili ciyaareedkan 2016/17 si uu u barbareeyay rekoodhkii uu Cristiano Ronaldo ku haystay abaal marintan.
Lionel Messi ayaa 37 gool ku helay 74 dhibcood waxaana kaalinta labaad ku dhamaystay xidiga kooxda Sporting Portugal ee Bas Dost kaas oo saddexley ka dhaliyay kulankii ugu danbeeyay xili ciya areedka horyaalka Portugal wuxuuna yeeshay 34 gool oo uu ku helay 68 dhibcood halka uu kaalinta saddexaad ku dhamaystay xidiga kooxda Borussia Dortmund ee PierreEmerick Aubameyang oo 31 gool ka dhaliyay Bundesligaha isla markaana ku guulaystay abaal marinta gool dhalinta Bundesliga.
Luis Suarez ayaa isna kaalinta labaad kaga dhamaystay gool dhalinta La Ligaha wuxuuna xili ciyaareedkan soo dhaliyay 28 gool laakiin waxa uu tartanka kabta dahabka ah ee uu
difaacanayay kaga jiraa lixaad inkasta oo ay kaalinta shanaad isku dhibco yihiin.
Cristano Ronaldo oo kabta dahabka ah ee Yurub afar jeer ku soo guulaystay ayaan xili ciyaare edkan ka soo muuqan tobanka ciyaartoy ee ugu sareeyay ee abaal marintan ku tarmayay isaga oo 25 gool oo kaliya ka soo dhaliyay horyaalka La Ligaha.
Lionel Messi ayaa sidoo loo bartay bilawga xili ciyaareedka cusub la gudoon siin doonaa abaalm arinaha shaqsiga ah ee uu ku gaadhay gool dhalintiisa xili ciyaareedkan.
Kala Saraynta Gool Dhalinta Yurub Ee Golden Bootka Uu Messi Ku Guulaystay:
1-Lionel Messi, Barcelona, 74 Dhibcood
2-Bas Dost, Sporting Lisbon, 68 Dhibcood
3-PierreEmerick Aubameyang, Borussia Dortmund, 62 Dhibcood
4-Robert Lewandowski, Bayern Munich, 60 Dhibcood
5-Harry Kane, Tottenham Hotspur, 58 Dhibcood
6-Luis Suarez, Barcelona, 58 Dhibcood
7-Edin Dzeko, AS Roma, 58 Dhibcood
8-Dries Mertens, Napoli, 56 Dhibcood
9-Edinson Cavani, Paris SaintGermain, 52.5 Dhibcood
10-Andrea Belotti, Torino, 50 Dhibcood
RASMI: UEFA OO SHAACISAY 22KA KOOXOOD EE SIDA TOOSKA AH UGU SOO BAXAY HEERKA GROUPYADA CHAPIONS LEAQUEGA IYO 20KOOXOOD OO ISREEB REEB U SOO GALI DOONA TOBAN BOOS.
GERMANY: Bayern München, RB Leipzig, Borussia Dortmund
ENGLAND: Chelsea, Tottenham Hotspur, Manchester City, Manchester United,
ITALY: Juventus, AS Roma
PORTUGAL: Benfica, Porto
FRANCE: Monaco, Paris SaintGermain
RUSSIA: Spartak Moskva
UKRAINE: Shakhtar Donetsk
BELGIUM: Anderlecht
TURKEY: Besiktas
HOLLAND: Feyenoord,
SWITZERLAND: Basel
Kooxo ay ka mid yihiin Liverpool, Savilla, Napoli, Nice, Ajax iyo kooxo kale oo marka hore soo gali doo na isreeb reebyada kowaad iyo labaad ayaa waxaa ka soo bixi doona 10 kooxood oo dhamaystiri doona 32 ka kooxood ee uu ka koobnaan doono heerka groupyada Champions leaquega 2017/18.
TABABARAHA CUSUB EE BARCELONA OO DURBA BILAABAY BIXINTA AMARKA SUUQA WEERARYAHAN AYUU RABAA IN LOO KEENO KOOXDA
Tababaraha cusub ee kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa durba bilaabay in uu maamulka kooxdiisa farta ugu fiiqo weeraryahanada uu doonayo in uu kooxdiisa ku xoojiyo xagaagan.
Wargayska Express ayaa sheegaya in Tababare Ernesto Valverde u shegay maamulka kooxd iisa in ay wax kasta oo ay ku qaadatoba u keenaan weeraryahanka wacdaraha dhigaya ee Kooxda Bor ussia Dortmund PierreEmerick Aubameyang.
Weeraryahankan reer Gabon ayaa si weyn loola xiriirinayaa in uu xagaaga isaga caraabi doono kooxdiisa haatan isaga oo doonaya in uu ku biiro kooxaha kale ee yurub ugu waaweyn. Xiddigan ayaa lala xiriirinayaa kooxaha Man city,Arsenal,Chelsea,City Kuwaas oo dhamaantood doonaya in ay xidd igan ku xoojiyaan kooxohooda xilli ciyaareedka dambe.
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 30-KA MAY 2017-KA
HINDISE SHARCIYEEDYADA LOOGA HADLAY SHIRKII GOLAHA WASIIRADA Golaha Wasiirada ee XFS ayaa shalay yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shi rguddoominayey R/Wasaare Kuxigeenka Xukuumada Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo R/ Wasaaraha uu ku soo bi