Wadooyinka Muqdisho oo xiran

0
Sunday May 28, 2017 - 10:21:51 in Wararka by
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadooyinka Muqdisho oo xiran

    Ciidamada dowladda ayaa Saakay Gawaarida dagaalka ku jaray qaar ka mid ah wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho sidaMaka Al-Mukarrama,Wadnaha iyo Jidka 30-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowladda ayaa Saakay Gawaarida dagaalka ku jaray qaar ka mid ah wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho sidaMaka Al-Mukarrama,Wadnaha iyo Jidka 30-ka.

Dadka Shacabka ayaa lugeynaaya Maadaama wadooyinkaasi aan loo ogoleyn in ay maraan Gawaarida dadweynaha.

Ujeedka Wadooyinkaasi loo xiray ayaa waxaa lagu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu waddo in uu dhagax dhigo wadada dheer ee Jidka30-ka.

Jidka30-ka ayaa ku jira wadooyinka wali burbursan , waxaana lagu waddaa in maanta dib u dayactir lagu bilaabo.

Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa inta badan loo xiraa wadooyinka Muqdisho xilliyadda ay doonayaan in ay shaqo qabtaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip