Madaxweyne Xasan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay {Daawo Sawirrada}:-

0
Friday November 20, 2015 - 22:15:53 in Wararka by
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay {Daawo Sawirrada}:-

    Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir caalami ah oo ganacsiga looga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir caalami ah oo ganacsiga looga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay guddoomiyaha baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, iyo Mas’uuiyiin kale.

Madaxweyne dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka looga hadlayay ganacisiga ee uu kaga qeyb galay dubai ka jeediyay khudbad iyadoo uu si qoto dheer kaga ahdlay wax soo saarka dalkeena ee beeraha iyo xoolaha oo u baahan in aduunyadu ka faa,iideysato isagoo dhinaca kale amaanay doorka maalgashi ee qurba joogta Soomaaliyeed oo 2 milion oo qof kor u dhaafaya ay dadaalka ugu jiraan sidii ay dalkooda dib ugu maalgelin lahaayeen.

IB0A9823 IB0A9824 IB0A9825 IB0A9826 IB0A9827 IB0A9828 IB0A9829 IB0A9830 IB0A9831 IB0A9832 IB0A9833 IB0A9834 IB0A9835 IB0A9836 IB0A9837 IB0A9838 IB0A9839 IB0A9840 IB0A9841 IB0A9842 IB0A9843 IB0A9844 IB0A9845 IB0A9846 IB0A9847

XIGASHO:-RADIOMUQDISHO.NET




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip