Al-shabaab Oo Ku Damaashaadaya Degmo Ay AMISOM Ka QabsadeenDAAWO SAWIRADA:-
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa bogooda kusoo bandhigay sawiro ay kasoo qaaden Maleeshiyaadkii la wareegay deegaanka Kuntuwaarey ee G/Sh/Hoose oo ay ka baxeen Ciidamada AMISOM. maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa bogooda kusoo bandhigay sawiro ay
kasoo qaaden Maleeshiyaadkii la wareegay deegaanka Kuntuwaarey ee
G/Sh/Hoose oo ay ka baxeen Ciidamada AMISOM.
XIGASHO:- Shabakada Qanciye.Com
Maleeshiyaadka ayaa durbadiiba marka ay la wareegen gacan ku heynta deegaanka la kulmay dadka shacabka ee deegaanka ku nool iyaga oo ugu goodiyay inay abaal uga dhigi doonaan dil cidii ay ku arkaan iyaga oo u gargaarayo Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM.
Sawirada ayaa waxaa ka muuqda dadka deegaanka oo ciishoon kadib markii ay walaac ka muujiyeen cadaadinta ay kala kulmayaan Maleeshiyada inta ay deegaanka ku sugan yihiin.
HOOS KA DAAWO SAWIRADA
XIGASHO:- Shabakada Qanciye.Com
Al-shabaab Oo Ku Damaashaadaya Degmo Ay AMISOM Ka QabsadeenDAAWO SAWIRADA:-
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa bogooda kusoo bandhigay sawiro ay kasoo qaaden Maleeshiyaadkii la wareegay deegaanka Kuntuwaarey ee G/Sh/Hoose oo ay ka baxeen Ciidamada AMISOM.