
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 16-KA MAY 2017-KA
Weerarkan viruska ah wuxuu aalaaba ku faafaa dhinaca emailka, wuxuuna kaa xirayaa kumbu yuutarkaaga, iyadoo lagu weydiisanayo inaad bixiso lacag madax furasho (ransom) si laguugu furo.
Waxaa aad suurtogal ah in Soomaali badan
ay ku dhacaan dabinkan. Haddaba si aad uga digto onaato, raac talooyinkan, ka
dibna la wadaag asxaabtaada.
HEY’ADDAHA AMMAANKA OO GACANTA KU DHIGAY
DADKII WATAY GAARI KU QARXAY MUQDISHO
Hay’adaha Amniga dowladda ayaa gac anta ku
dhigay dadkii watay gaari shalay duhurkii ku qarxay agagaarka Guriga Ho oyooyinka
ee magaalada Muqdisho, iya doo ay socoto baaris ku aadan dadka as la qabtay. Gaari walxa qarxa saaray ayaa la sheegay in
hay’adaha amniga ay berya han ku raa djoogeen, waxaana shalaya la qabtay raggan
iyagoo isu diyaarinayay in ay waxyeelo u geystaan shacabka. Warar ka ayaa
sheegaya in gaarigan markii hore laga shakiyay, isla markaana inta aanu qarxin
oo aanu waxyeelo geysan dadka lagu wargeliyay in laga fogaado, ka dib markii la
dhigay go ob u dhow Guriga Hooyooyin ka ee degmada Xamar weyne.
Hay’adaha MiinoBaarista oo u soo soc day
goobta ayaa gaarigu qarxay. Mana jiro cid ay waxye elo ka soo gaartay qara xaas.
Wasiirka Warfaafinta Md. C/raxman Yar isow
ayaa sheegay in hey’adaha ammaan ka ay door weyn ka qaateen in qaraxan aanu
geysan wax qasaare ah.
"Madaxda Qaranka iyo DFku waxey a mmaaneen
doorka hay’adaha amniga ay ku badbaadiyeen shacabka Soomaaliyeed oo aan wax
qasaare ah geysan. Sidoo ka le waxaa gacanta lagu dhigay dadkii wat ay
gaarigaas oo u socday inay shacabka dhibaateeyaan”ayuu yiri Eng. Yariisow.
Wuxuu intaa ku daray in
macluumaadka gaariga ay shacabka u soo gudbiyeen hey ’adaha am maanka, isagoo
xusay inay su ura gelisay in dadkii watay la qabto, isla markaana laga hortagay
inay khasaare u geysato shacabka. Ugu dambeyn Wasiir Eng. Yarisow ayaa ugu
danbeyntii ugu ba aqay shacabka inay si buuxda u taageera an hay’adaha amniga
si aan u wada sug ano amniga iyo nabada aan u wada ba ahanahay.
R.W. KU XIGEENKA OO KA SOO QAYB GALAY KULAN
LAGULA DARDAARMAYEY SHAQAALE LOO BADALAY FURDADA IYO GAROONKA
Muqdisho: R/Wasaare ku xigeen ka ahna ku
simaha R/Wasaaraha Md.Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shalay ka qayb qaatay kulan
lagula dardaarmayey maam ulayaal loo magcaabay dekeda Muq disho iyo Garoonka
diyaaradaha ee Aden Cad de oo ah Ilaha dakhliga uu ka soo galo do wladda, wa xaana
kulnka goobjoog ka ah aa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maali yadda, ku simaha
Hanti dho wrka guud , Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra'iisul Wasa araha iyo Xeer
Ilaaliyaha Qaranka.
Shaqalahaan ayaa ahaa kuwo ka howg ala
waaxyaha kala duwan ee wasaarad da, waxaana lagu badalay shaqaalihii ho re oo
ka shaqayn jiray maamulka Dekeda Muqdisho iyo Garoonka diyaara daha Aden Cade.
Ugu horeeyntii Wasiiru Dowlaha Maal iyada
Maxamud Xayir Ibraahim ayaa shee gay in dhaqan ka shaqada ay ka mid tahay in
shaqaalaha laysku badalo si ay u qaata an tababar iyo xirfado siya ado ah.
"Kulankaani waa mid ku salaysan kor u
qaadida shaqada. Horumarka shaqada waxaa ka mid ah in shaqaalaha lay isku
badalo si ay u noqdaan kuwo qayb kasta ka shaqayn kara oo aqoonteeda leh, qof ka
marka la leeyahay waa khibrad badan yahay macnuhu waxaa weeyey meelo ba dan
ayuu ka soo shaqeeyey” ayuu yiri Wa siir Xayir
Wasiirka oo sii hadlaya ayaa yiri
"Siya asada dowladda Cusub waxaa udub dhex aad u ah la dag aalanka musuq
maasuqa, marka laga hadlayo musuq maasuqna wa xaa indhuhu qabanayaan waa
wasaarad da maaliyadda, wasaaradduna waa tan u gu muhiimsan dowladda iyo waana
ishii dhaqaal aha dalka. Kor u qaadida dakhligu waxay noo leedahay ahmiyad
gooni ah si dakhli ka badan kii hore loo ururiyo waxaa lagama maarmaan ah in
sbadal lagu sa meeyo Hay’adaha ka shaqeeya, maxaa yeelay qofka cusub waxaa ku
jira fir fircoo ni iyo nashaad uu wax badan ku qaban karo”
Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa dhinciisa
sheegay in dayaca badan uu ka jiri jiray il aaha dakhliga loona baahan yahay in
deg deg loo saxo, ka xeer ilaaliyo ahaana ay diyaar u yihiin in ay cadaaladda
ay horga yn doontaan cidii lagu helo faldanbiyeed iyo ku gabood falid hantida
qaranka.
Ugu danbayntii
Ra’iisul Wasaare ku xige enka ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha yaa dhankiisa
cadeeyey in ka soo qayb galkiisa ay calaamad u tahay muhiimada ay dowladda u
leedahay hufnaan ta dhan ka maamulka, wuxuuna qayb ka yahaya barnaamijka isla
xisaabtanka iyo dar dar galinta da khliga dowlada. "waxaa la idin saaray
masuuliyad balaadhan, si loo dam aanad qaado askari waa rdi yaha haya iyo kan
difaacyada ku jira, ayaa laydinku mag acaabay xilalkaan muhiimka ah si aad kor
ugu qaadaan dakhliga iyo siyaasada dow ladda lana dagaalantaa musuq maasuqa,
wax isdaba marinta, eexda, lunsashada canshuurta iyo inaad ilaalisan shuruucda
u dagan wasaaradda.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO UBAX XUSUUS AH DHIGAY
TAALADA SYL
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi
Farmaajo ayaa ubax xusuus ah dhigay Taalada SYL ee ku dhow Madaxt ooyada, xilli
shalay loo dabbaal degayey munaasabadda 74guuradii ka soo wareegatay aas aaskii
ururkii gobonimo doo nka Soomaaliyeed ee SYL.
Madaxweynaha ayaa
socod lug ah ka soo bilaabay Madaxtooyada, illaa Taalada, wa xaa wehliyay R/Wasaare
kuxigeen ka, Wa siirka Dhalinyarada, Guddoomiyaha Gobo lka Banaadir iyo
Mas’uuliyiin kale.
Madaxweynaha ayaa xirnaa dharka tuutaha
Isboortiga ee calanka Soomaal iya, waxaa uu gacan qaaday dhalinyaro ta agnaa
dhinacyada waddada. Waxaa shalay lgu ballansanaa inuu Madaxwe yna ha khudbad ka jeediyo Garoonka
Conis Stadium, halkaasoo boqolaal qof ay ku su gan yihiin, ay na ka socoto dabbaal
dega maalinta 15ka May.
Dowladda Soomaaliya ayaa diyaar gar ow
xooggan u gashay munaasabada 15ka May oo sanad walba la xuso, waxaa si doo kale
lagu wadaa inay ka dhacdo gob olada dalka qaarkood.
FAAHFAAHIN KA SOO BAXEYSA HAWEEN AY CIIDANKA
LIYUU BOOLIS KA AFDUUBT EEN DEEGAANO KA TIRSAN G/GALGADUUD
Maxamed Cali Tahliil ayaa sheegay in
ciidanka Liyuu Boolis ay wateen ilaa iyo 2qof oo dumar ah oo sida uu sheegay ay
ku jirto hooyadiis oo da,ah.
Degmada Galinsoor ee G/Galgaduud ayaa waxa
uu sheegay in ciidankaani ay ka afduubteen Haw eenkaan isla markaa na aan aqoon
halka loo kaxeystay waxaa na uu ku baaqay in la ixtiraamo dad aka la heysto.
Md.Maxamed Calia Tahaliil ayaa dhina ca
kale waxa uu baaq u diraya Maamau lka Galmudug is aga o sheegay in ay xoriy adooda
ay dib ugu soo celiyaan Hooyadiis iyo dadka kale ee ay xoogga ku kixeyste en
Ciidanka Liyuu Boolis.
W/WARFAAFINTA OO TABABAR HAGA HA SAX AAFADA
(EDITORIAL GUIDELINES) U FURAY SUXUFIYIINTA SOOMAALIYEED
Wasiiir Warfaafinta, Dhaqanka & Dal xiiska
ee DFS,Md.C/raxmaan Cumar Cis maan "Eng. Yari sow" iyo Wasiirka Hawe enka
iyo Xuquuqda Aadanaha Marwo De eqo Yaasiin Xaaji Yuusuf, ayaa shalay xarunta
Wasaaradda Warfaafinta ka furay si minaar lagu horumarinayo saxaafadda Soomaal iya.Tababarkan
ay Wasaaradda Warfaafi ntu soo qabanqaabisay, oo soc onaya mud do 2cisho ah,
waxaa ka qayb galaya suxuf iyiin kala duwan oo matalaya Raadiyaha iyo
Telefishinka Qaranka, Wa rbaahinta do wladgoboleedyada iyo tan si da gaarka loo
leeyahay.
Wasiir Eng. Yarisow ayaa sheegay in
tababarkan uu yahay kii ugu horeeyay ee noociisa ah, oo ay ka qaybgalaan
wakiillo ka socda dhamaan suxufiyiinta dalka Soo maaliya. "Mowduucyada
lagu baranayo tababarkan, waa kuwo muhiim u ah sare u qaadidda heerka aqoonta
suxufiyiinta Soomaal iyeed, gaar ahaan Hagaha Saxaaf adda (Editorial
Guidelines) oo ah mowdu uc wax ku ool ah oo keenaya in saxaafad du qaadato door
mas’uuliyadeed oo bulsh ada loogu adeegayo. Waxaan u mahad ce linayaa tababaray
aasha Cabdiraxmaan Koronto oo ah la Tal iye Sare oo ka tirsan W/ Warfaa finta
iyo Xuseen Jaabiri, oo lab aduba khib rad u leh tababarka suxufiyiin ta.” Ayuu
yiri Eng Yarisow.
"Waxaan ugu baaqayaa suxufiyiinta ka
qaybgalaysa tababarkan inay ka faa’iidays taan, isla marka ana ay u sii
gudbiyaan su xufiyiinta kale ee aan nasiibka u yeelan” ayuu raaciyay Wasiirka
Warf aafinta.
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda
Aadanaha, Deeqo Yaasiin Xa aji Yuusuf, ayaa xustay sida ay lagama maarmaanka u
tahay in warbaahintu ay diiradda saarto xuquuqda aadanaha siiba caruurta. "Warbaahinta dalku, waa in ay ilaalisaa
xuquuqda caruurta, oo aysan ba ahin xog la xiriirta caruurta ama codkooda hadii
aysan ogolaansho ka helin waalidka ama cidda mas’uulka ka ah ilmaha aan qa anga
arka ahayn.” Ayay tiri Wasiir Deeqo Yaa siin.
Munaasabadda furitaanka tababarka, waxaa
kaloo ka hadlay Wasiir ku xigeenka W/Warfaafinta, Md.Ciraxmaan Iidaan Yoo nis
Agaasimaha Guud ee wasaaradda, C/raxmaan Yuusuf Cumar "Cadaalla” iyo
Agaasimaha Tababarada & Shaqaalaha oo dhammaantood tilmaamay ahmiyadda taba
barka iyo faa’iidada uu u leeyahay warbaahinta.
Saxafiyiinta, ayaa sheegay inay ka faa’I idaysan
doonaan fursadda la siiyay, isla markaana ay u gudbin doonaan saxafiyiin ta
kale ee walaalahood ah. Wasiirka W/ Warfaafinta, MdYariisoow, ayaa u gu da mbayntii
sheegay in tababarada nooc an ah la sii wadi doono, loona qaban doo no dhamaan
saxafiyiinta, maadaama W/ War faafinta dowladda Federaalku mata sho dhamaan
qeybaha kala du wan ee Wa rba ahinta dalka, aysanna waxba u reeban do onin
sidii sare loogu qaadi lahaa aqoon
Too da. Dhammaan
‘INAAN ISQARXIYAAN KA DORBIDAY GUURKA BOKO
XARAAM’
Inaan isqarxiyaan ka doorbiday guurka Boko
Xaraam.!!! .. Gabadh 14 jir ah oo re er Nigeria ah oo is dhiibtay iyadoo qorsh aheedu
ahaa inay isku qarxiso saldhig milatari oo ku yaala gobolka Maidu guri ee
waqooyiga Nigeria ku yaalla ayaa she egtay in ay is qarxinta dooratay ka dib
mar kii ay dii day in ay guursato malayshiyaad ka Boko Xaraam, sida ay ku
warrantay wa kaaladda wararka ee Nigeria ee magace eda loo soo gaabiyo NAM.
Waxay sheegtay in la afduubtay iyada iyo aabbaheed
oo ku sugnaa Gwoza oo ka tirsanayd gob olka Borno sanadkii 2013 kii. "3 sano
ayaan ku jiray gacmaha Boko Xaraam, saddex nin oo Boko Xaraam ka tirsan ayaa
guur iga dalbaday waana diid ay, labo ka mid ah taliyeyaal ayay ahaay een”.
Mar saddexaadkii markaan diiday gu urka, mid
ka mid ah saraakiisha ayaa aad u xanaaqay wux uuna iigu hanjabay in uu dili
doono iyada iyo aabbaheedba. Marka as ayaan ku iri in aan dhintaan ka xigaa in
aan Boko Xaraam guursado.”
Intaas ka dib todobaad markii laga soo
wareegay ayay igu dhaheen mar haddii a ad diiday guur waxaad aadaysaa Maidu guri
si aad uga qaybqaadato hawlgal is qa rxin ah, sidaa daraadeed sad dex ka mid ah
ayaa gacmaha is qabtay irbad ayayna igu dureen.”
Wax yar ka dibna waxaa loo sii qaaday xero
ciidan iyada iyo weerar yahanno ka le, sida ay u she egtay wakaaladda warar ka
ee ee NAM. Mid ka mid ah gabdhihii ay aa is qarxisay kaligeed ayaana ku dhima tay,mid
kalena milatariga ayaa toogtay in tii aysan is qarxinin, sida ay ku warantay
wakaa ladda wararka ee NAM. Intaas ka
dibna gabadhii ayaa shegtay inay waxyaa bihi qarxayay iska bixi sayoo ay is dhiibtay.
DF OO KA CODSATAY BANKIYADA CAALAM KA IN
XAYIRAADA LACAGAHA KA QAADAAN SOOMALIYA
Madaxweynaha Soomaaliya Md.Maxm ed C/hi
Farmaajo ayaa ka codsaday Bank iyada caalami ga in xayiraada dhanka laca gaha
ay ka qaadaan Soomaliya si kor loo qu qaado dib u dhiska dhaq aalaha dalka.
Waxaa Madaxweynaha uu sheegay in hay’adaha
lacagaha dalka ay la’hardama yaan caqabado kaga yimaada dhiggo oda dibadda
iyadoo intaas ay dheertahay ha lganka dalka loogu jiro xaqiijinta nabadga lyada. Madaxweyanha Soomaaliya oo ha dalk an
jeediyay intii lagu guda jiray shirkii M/Lo ndon ee dalka Britain ayaa sheegay
in maamulka dowlada ay qaadi doonto tal aabooyin ku aaddan in waddanka uu hiig sado
mustaqbal horay u socod leh iyo in la’qaado xayiraadda dhanka lacagaha oo uu
sheegay in marnaba aysan dhiira gelin doonin maalgeshiga iyo sare u qaadista
heerarka kala duwan ee Ganacsiga.
"Marka ay timado horumarinta dhanka
dhaqaalaha hantida ugu weyn ee aynu he ysano waa dhi iro gelinta qeybaha kala
du wan ee dadkeyga si ay ugu talaabaan qat arta dhaqaalaha” Waxaa Mad axweynaha
uu sheegay in isku geynta lacagaha soo maaliya loo soo diro sanadkii ay gaaraya
an $2 Billion balse waxa uu tilmaamay in caqabado ay kala kulmaan bankiyada bo qortooyada
Britain iyo mareykanka oo xa yiraad dul dhigay
WAXGARAD DIB U SOCOD KU TILMAAM AY MADASHA
LOOGA DHAWAAQAY M/NAYROOBI
Waxgarad Soomaaliyeed ayaa ka digay Madasha Cusub ee Looga dhawaaqay M/Nayroobi ee
Caasimadda Kenya.
Xilli ay soo ifbaxayeen Warar sheegaya
in ku dhawaad 90 Xildhibaan Madal u Mu uqata
in ay Mu caaradsan tahay Dowladda Cusub looga dhawaaqay M/Nayroobi ay aa waxaa arrintaas walaac ka muujiyay Waxgaradka
ku nool M/Caasimadda ah ee Muqdisho.
Madashaan oo La Magac baxday Hor u socod
ayaa Waxgaradkaasi oo ay ka mid yihiin Nab ad doon Bedel Jaamac Xirsi (Be del
Laangare) iyo Ugaas Axmed Barre isla markaana Shabelle kula ha dlay M/Muqd isho
ku tilmaameen inay tahay Dib u soc od maadaama ay dooneyso dowladda oo wax ka
yar 6 Bilood jirta in ay dumiyaan.
Waxaana ay ku nuux nuuxsadeen had dii taasi
aysan ka weecinin ay wajihi doo naan Kalsooni da rro xooggan oo kaga ti maada
dhanka Shacabka maadaama Sha cabka Soomaaliyeed ay doona ya an Dowl ad
cagaheeda isku taagta oo hadda ififaa laheeda ay muuqdaan.
Sidoo kale waxa ay aad u dhaliileen Xil dhiaban
Cabdirashiid Maxamed Xidig oo Madashaasi hor muud u ah kaas oo ay til maameen
inuu caan ku ahaa Qaran Du mis maadaama dowlado badan uu sidaan oo kale horay
ugu soo Mucaaaraday waa siday hadalka u dhigeene.
” Soomaaliyeey waa
inaad ka hortagta an inta ay goori goor tahay dhibaatada Ma dashaasi kaga soo
fool leh dowladda , ha ddii iyagu doonayaan in Dowladda ay du miyaan waa in
inaguna Difaa ca naa” sida as waxaa yiri Nabadon Bedel Jaamac (Be
del Laangare).
Xigasho:Shabeellenews.com
MADAXWEYNE FARMAAJO OO AGAAS IME U MAGACAABAY
MADAXTOOYADA SOOMAAL IYA SHALAY
Madaxweynaha
Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa magacaabay Aga asime ku xige enka
Guud ee Madaxtooya da, kaas oo ka mid noqonaya Agaasime ku xigeenada
Madaxtooyada.
Agaasime ku xigeenka xilka loo maga caabay
ayaa lagu magacaabaa C/laahi Aa dan Kulane, inkastoo aan si rasmi ah u he lin
qeybta uu qaabilsanaan doono, hada na Madaxtooyada ayaa xilli yadii hore la heyd
Labo agaasime ku xigeen.
Magacaabista Agaasime ku xigeenka 2aad ee
Madaxtooyada, ayaa ku soo aad eysa, iyadoo ber yahan ay jirtay xurguf u
dhaxeysay Agaasimaha Madaxtooyada Abuukar Baalle iyo Agaasime ku xig eenka
C/risaaq Shoole.
Tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo la
wareegay xafiiska waxaa is bedel lagu sameynayay hanaanka maamul ee Madax tooyada,
iyadoo la wada bedelay dham man wixii M/ulka Madaxtooyada hayay kana haray
Dowladdii hore ee Xasan Sh.
R/WASAARAHA SOOMAALIYA OO LA KULM AY WASIIRKA
ARRIMAHA DIBEDDA NORWEY
R/Wasaaraha XFS Md
Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah kula yeeshay M/Doha ee dalka Qatar,
Wasiirka Arrimaha Dibed da ee Dawladda Norwey Børge Brende, waxayna ka wada
hadleen arrimo ku aadan horumarinta xiriirka labada wadan.
Ra’iisal Wasaaraha
ayaa tilmaamay mu hiimda ay leedahay sii xoojinta xiriirka 2da dal ee soo jir eenka
ah. Waxaana uu si we yn uga mahad celiyey doorka suuban ee ay dawladda Norway
ku lee dahay dibudhiska Soomaaliya. Isagoona soo dhowe eyey sida dawladiisu ay
xilligan ugu hee lan ta hay inay gacan ka gaysto dadaal ada lagu xasilinayo
dalka iyo dhismaha dawladnimada Sooma ali ya.
"Xiriirka u dhexeeya 2 dawladood waa mid
aad u xoogan, taageerada ay Norway u fidiso Soomaa liyana waa mid sahlaysa dib¬u–dhiska
dalka, kadib, burburkii xoo ganaa ee ku dhacay dadka iyo dal ka Soo maaliyeed. Mudane
Xasan Cali Kheyre Kheyre ayaa kulankii uu la qaatay Wasi irka Arri ma ha
Dibedda ee Norwey Mr. Bør ge Brende uga warbixiyey xaaladaha dal ku marayo, iyo
horum ara da ay dawladdu ka samaysay dhanka dawlad wanaagga iyo nabad ku soo
dabaalidda guud aha an dalkeenna. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Norway
Børge Brende ayaa xusay inuu ku farax san yahay kulanka uu la yee shay R/Wasaaraha
Soomaaliya , wuxuu na tilm aamay in dawladdiisu ay si toos ah u garab taagan
tahay lana shaqeyn doont o da wladda Soomaaliyeed.
MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO MUQ DISHO KUSOO
LAABTAY
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha dowlad G/Galmudug
Axmed Ducaale Gee lle Xaaf ayaa shalay dib ugu soo laabtay M/Muqdisho ka dib
markii ay kasoo qeyb galeen shirkii arimaha Soo maa liya ee Ma gaalada London
Dalka UK.
Madaxweyne Xaaf ayaa intii uu ku sug naa dalla ingiriiska
waxa kulamo kala duw an la yeeshay Jaaliyada Galmudug iyo Siy aasiyiin
Diblumaasiyiin kala duwan waxa uuna kala hadlayay sidii Galmudug loo hormarin
lahaa. Md Xaaf ayaa inta uu ku suganyahay M/Muqdisho kulamo la yeel an aya
madaxda dowlada iyo bulshada Ga lmudug ee ku sugan magalada Muqdisho.
Dhanka kale Md.Xaaf ayaa la filayaa inuu
dhawaan gaaro M/Cadaado xarunta Galmudug, iya doo 22 ka bishaan halkaas lagu
caleemasaarayo.
MAHDI:"DHALINAYRADDA HAAT AN WAA KUWA
BANEYSTAY DHIIGA DADKA”
Magaalooyin badan oo kamid ah Soom aaliya
ayaa waxaa ka dhacay munaasab ado kala gadisan kuwaasi oo lagu maam uusayey
maalintii la aas aasay ururka dhalinyarada SYL, waxaana ururkaasi lagu xasuustaa
kaalintuu ku lahaa in Soom aaliya ay ka Xuroowdo gumeestahayaa sha Shi shee yaha.
Munaasabado kala gadisan oo maga alada
Muqdisho ka dhacay ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan DFS R/wasaare
ku xigeenka XFS Md.Mahdi Maxamuud Guuleed oo Khudbad ka jeedi yey munaasbad
lagu xusaayey isla maali ntaasi oo ka dhacday Garoonka Kubada Cagta ee Banaadir
Stadium, ayaa sheeg ay in dhalinyaradii qeybta ka ahayd SYL ay ahaayeen kuwa
hadaf koodu uu ahaa hormarinta Soomaaliya.
Waxuuse sheegay in dhalinyarada Ha atan ay
qaarkood baneesteen dhiiga dad ka oo ay si mic no darro ah dadka iskaga dilaan
iyagoo aaminsan fikir diini ah, oo uu sheegay in uusan ahayn mid sax ah.
Ugu dambeyntiina R/wasaare ku xige enka XFS Md. Mahdi ayaa dhalLinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay
inay u midoob aan hormarinta dalkooda, oo ah dal kasoo kabanaayo colaado
sokeeye.
MD.CAMEY:"KA DIB BURBURKII DALKA
DHALLINYARADA AYAA LOO ADEEGSADAY WAX KASTA OO XUMMAAN AH. ”
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Eng, Cabdixakiin C/hi Xaaji
Cumar Camey oo shalay ka qeyb galay Mun aasabad
lagu xusay maalinta dhalinyara da Soomaliyeed oo ka dhacday M/Garoowe ayaa
hamblayo ku aaddan Munaasab adaas u direy dhamaan dhalinyaradda Sooma liyeed.
Mda Cameey oo khudbad ujee diyay bo qolaal
dhallinyaro ah oo kasoo qe yb galay xaflada ayaa dhal inyara da reer Pun tland
u gu hamb alye eyay maalinta qii maha weyn ku lehummadda Soomaaliyeed, wuxuuna
sheegay dhalinyaradu inay yihiin xooga dalka.Md.Camey ayaa dhinaca kale soo je ediy
ay in la raadiyo magacii iyo sumcadii dhal linyarada Soomaaliye ed. Isa goo she
egay 20kii sano ee uu dal ku burbursanaa in dhallinyarada loo ade egsanayay wax
ka sta oo xummaan ah.
HAWLGAL KA DHAN AH CIIDAMO GADOOD SAN OO KA
BILLOWDAY DALKA IVORY COAST
Hawlgal milatari ayaa ka billowday dal ka
Ivory Coast oo muddo 3 maalmood ay gadoodsanaaye en ciidamda milatariga,
kuwaaso oo dalbanayay lacago horey loo gu ballan qaaday.
Dowladda Ivory Coast ayaa sheegeysa inay
dooneyso in ay kala dambeyntii dalka ku soo celiso ka dib markii ciidamo ka tir
san milatariga oo gadoodsan ay dibadba xyo ka dhigeen guud ahaan dal ka oo
dhan.
Fallaago hore oo haatan ka tirsan mil atariga
dalka Ivory coast oo u soo dagaal amay sanado bad an in madaxweyne Ala ssane
Outtara uu xilka qabto, ayaa jimcihii billaabay dibadbaxyo.
Ciidamadan ayaa ka careysan muran ka
dhashay heshiis dib loogu siinay mu shaaraad iyo gun ooyin ka soo daahay kaa si
oo hadda la laalay, ka hor inta aysan helin lacagahani oo dhan.
Cidamdan ayaan la wareegay gacan ku haynta
M/2aad ee ugu weyn wadan kaasi ee Bouake, Magaalada oo noqotay xarunta
kacdoonka. Lix qof oo dadka de egaanka ka mid ah ayaa ku dhaaw acmay rasaas
digniin ah oo ay fureen fallaagadu taasi oo dadka loogu sheegayay in ay gur yahooda
ku sugnaadaan.
Ciidamada gadoodsan ayaa sheegay in aysan
wadahadal gali doonin, ayna doona yaan in ay da gaalamaan haddii ciidamadu ay
arrintooda soo faragashtaan. War habe en hore ka soo baxay mad axa ciidamada
qalabka sida ee waddanka Ivory coast ay aa lagu sheegay in ciidamdadu ay qaaday
aan howlgallo milatari oo dib loogu soo cel inayo nidaamka, waa sida uu hadalka
u dhigaye.
HEY’ADDAHA AMMAANKA OO GACANTA KU DHIGAY
DADKII WATAY GAARI KU QARXAY MUQDISHO
Hay’adaha Amniga dowladda ayaa ga canta ku
dhigay dadkii watay gaari shalay duhurkii ku qarxay agagaarka Guri ga Hoo yooyinka
ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay socoto baaris ku aadan dadkaas la qa btay.
Gaari walxa qarxa saaray ayaa la she egay
in hay’adaha amniga ay beryahan ku raadjoogeen, waxaana maanta la qa btay
raggan iyagoo isu diyaarinayay inay waxy eelo u gey staan shacabka. Wararka
ayaa sheegaya in gaarigan markii hore laga shakiyay, isla markaana inta aanu
qarxin oo aanu waxyeelo geysan dadka lagu war geliyay in laga fogaado, kaddib
markii la dhigay goob u dhow Gur iga Hooyooyinka ee degmada Xamar weyne.
Hay’adaha MiinoBaarista oo u soo soc day
goobta ayaa gaarigu qarxay. Mana jiro cid ay waxyee lo ka soo gaartay qara xaas.
Wasiirka Warfaafinta Md.Eng. Yaris ow ayaa sheegay in hey’adaha am maan ka ay
door weyn ka qaateen in qaraxan aanu geysan wax qasaare ah.
"Madaxda Qaranka iyo DF waxey amm aaneen
doorka hay’adaha amniga ay ku badbaadiyeen shacabka Soomaaliyeed oo aan wax
qasaare ah geysan. Sidoo ka le waxaa gacanta lagu dhigay dadkii wat ay
gaarigaas oo u socday inay shacabka dhibaateeyaan”ayuu yiri Eng. Yariisow.
Wasiir Yariisow ayaa sheegay in macl uumaadka
gaariga ay shacabka u soo gu dbiyeen hey’ad aha ammaanka, isagoo xu say inay
suura gelisay in dadkii watay la qabto, isla markaana laga horta gay inay
khasaare u geysato shacabka.
Ugu dambeyn Wasiir Eng. Yarisow ay aa ugu
danbeyntii ugu baaqay shacabka inay si buuxda u taageeraan hay’adaha amniga si
aan u wada sugano amniga iyo nabada aan u wada baahanahay.
C.RASHIIDN XIDIG:QARAN DUMIS MA NIH IN EE DOWLADDA
AYAAN TOOSINAYNAA”,
C/rashiid Maxmed Xidig oo la shaaciy ay in uu yahay Gudoomiyaha
Madal ay ku mideysan yihiin Xildhibaanada Golaha shacabka iyo aqalka Sare oo
kulan ku yee shay Magaalada Muqdisho ayaa faahfa ahin ka bixiyay ujeedka loo
aassaaya madasha.
Xildhibaanada C/rashiid Maxmed Xidig oo u waramay Idaacada Simba ayaa sheegay in
madasha ay ku mideysan yihiin Xi ldhibaanada Golaha shacabka iyo aqalka Sare in
aysan aheyn dad qaar sida ay u fasirteen balse ujeedka loo aasaa say uu yahay
in la xisaabtan lala sameeyo Dowladda uu Hogaamiyo Madaxwey ne Farmaajo.Xildhibaan
Xidig ayaa meesha ka Saaray Sababtay ay madasha an la macag baxday Horusocod ay tahay ItijaaI
Siyaasadeed oo lagu Majxaabi nayo Dowl adda uu Hogaamiyo Madaxweyne Maxa med
C/laahi Farmaajo wax ana Sheegay Sababta kudladaan loogu dhawaaqay ay tahay
Sidii ay u Toosin la haayeen Dowlad da oo Xusay inay ku Socoto Jaahwareer
Siyaasadeed oo dalka qatar u horseedi kara.
Dhanka kale Ilo Siyaasadeed oo ay soo
Xigatay Idaacada Simba ee M/Mu qdisho ayaa Muujina ya Suurto galnimada in
Siyaasin Kenyaati ah ay Xildhibaanada ku dhiirigaliyeen in la bilaabo Kac do on
siy aasadeed oo wax ka badala Hanaan ay qorshaysay in Dalka ay ku maamusho
Dowlada So omaaliya ee uu Hoogamiyo Madaxweyne Farmaajo.
AKHRISO:QODOBADA U HIRGA LAY MADAX WEYNE
FARMAAJO 100 MAALIN KADIB
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka
Soomaliya Maxamed C/laahi Maxa med (Farmaajo) oo xalay ka hadlayay wax qabadkiisa
100kii maalin aynu soo dhaa fnay tan iyo markii uu xilka la war eegay ayaa
sheegay in dowladiisa ay wax badan ku guuleystay in la hirgaliyo.
Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay
munaasabad lagu xusayay 15ka maalinta dhalinyaradda Soomaliyeed oo ka dhac day
Xarunta Dowladda Hoose ayaa sheeg ay in wax badan lagu guuleys tay wax kalana
ay harsan yihiin.
Madaxweynaha ayaa sheegay in muda dii uu
xilka hayay uu ku guuleystay in wax laga qabto qo dobada kala ah. 1Musha arkii la siin jirey Ciidamaada Do wlada
Soomaliya iyo shaqaalaha Dowlad da Soo maliya, 2in lasoo celiyay karaa madii
iyo sharafkii meel walbo la ina lee yahay waa idinla qaa danay, 3– in la kee nay
wasiiro shaqada ku carbisan aqoonte edana leh, 4– iyo in la bilaabay bilow nay wadash aqeyn,
Hay’adaha ah sida World Bank iyo IMF oo hada aan kawada hadlay no in deymaha
nalaga cafiyo
SOMALILAND OO FAAHFAAHIN KA BIXISAY ASKARI
ISKU DHEXDILAY XABSI
Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidamada
Militariga Maamulka Somalil and ayaa fa ahfaahin
ka bixiyay Askari isku dhexdilay xabsi
ku yaal Mag aalada Hargeysa kaasi oo meydkiisa laga he lay xabsi uu ku jiray oo ku yaal
xerada Birjeex ee magaladda Hargeysa.
Marxuumka oo muddo laba todobaad ci baaq
amardiido u xir naa,ayaa meydkiisa isagoo isdaldalay lagu arkay xabsiguu ku jir
ay, waxaana soc ota baadhitaanka sa babaha keenay dhimashadiisa.
Taliska ciidamada Qaranka waxaa uu tacsi u
diray qoyskiisa, caruurtiisa iyo dha maan Ciidanka Qaranka Somaliland geer ida
ku timid marxuumka ka baxay, islamar kaana caddaynayaa inay baariit aanka ka dib
faahfaahin buuxda ka bixin doonaan geerida Askarigaa.
Mana jiraan wararka sheegaya inuu sa babo
sicirbarar dartood isku deldelay Waxaa looga diga yaa dhamaan warbaahi nta,
inay ka fogaadaan inay faahfaahino malaawaal ah ka bixiyaan sababa ha keenay
geeridiisa, inta faahfaahin buuxda ka bixinayaan Ciidanka Qaranka.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU WAJAHAN DALKA
SACUUDIGA
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi
Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo Shir Madaxeedka dala lka Jaamacadda
Carabta iyo sidoo kale dowladda Mareykanka oo lagu qabanaayo Dalka Sucuudiga.
Boqorka Sucuudiga ayaa Ma daxwey ne
Farmaajo u soo diray Warqad Casuum aad ah oo ku aadan in uu shirkaasi ka qeyb galo .Boqorka Sucuudiga ayaa shee gay
in ay muhiim tahay in uu ka soo qeyb galo Madaxweynaha Soomaaliya , maad aama
Soomaaliya xilligaan ay u baahan tahay ta ageero.
Wararka ay qorayaan Warbaahinta da lka
Sacuudiga waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Far maajo uu arintaasi aqba lay
,islamarkaana dhawaan uu tagi doono Magaalada Riyaad. Madaxweyna ha Soo maaliya
ayaa horay Safarkiisii ugu horre eyay ku tagay Sacuudiga.
SHIL KHASAARE GEYSTAY OO KA DHACAY SOMALILAND
Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa wa xa
ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Shil ga ari oo khasaare isugu jira
Dhimasho iyo dhaawac geystay.
Gaari nooca Raaxadda ah oo kasoo ba xay M/ Berbera
,islamarkaana kusii jeeday M/Burco ayaa waxaa la sheegay in uu shil galay. Inta
la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku dhi matay 7 Kalena dhaawac ay aasoo gaa ray.
Shilkaani ayaa waxaa uu ka dhacay Meel u
dhow degmada Sheekh ee Somali land. Ciidamada Booliska maamulka Soo maliland oo
goobta gaaray ayaa halkaasi ka qaaday dadkii dhaawaca ahaa ,isl amar kaana
gaarsiiyay isbitaalka Magaalada Burco.
ALSHABAAB OO WEERAR KU QAADAY KENYA
Inta la xaqiijiyay seddex Qof ayaa dhi matay
wax aana la la’yahay Labo ka mid ah Booliska Kenya ka dib markii Weerar la gu
qaaday degaan u dhow Magaalada Mandera.
Degaanka Weerarka lagu qaaday ayaa waxaa
lagu magacaabaa Cumar Jilicow.
Kooxo hubeysan ayaa
la sheegay in ay Weerareen Saldhig ay leeyihiin Booliska Kenya ,islamark aana
ay Afduubteen Ciid amo ka mid ah Booliska Kenya,.
Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidamada Kenya
ayaa Warbaahinta u sheegay in Weerarkaasi ay ka dambeeyeen AlShab aab.
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 16-KA MAY 2017-KA
WASAARADDA BOOSTADA IYO ISGAARSIIN TA OO KA DIGTAY KHATARTA VIRUSKA KU SII FIDAYA ADDUUNKA DIGNIIN: Wasaaradda Boostada, Isga arsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digeysa khatarta viruska ku sii fidaya adduunka. Waxaa la