Xoogag hubeysan oo xoog kula wareegay Hoteel Caalami ah oo ku yaalla Magaalada Bamaako ee Dalka Maali{Daawo Sawirada hoose}
Barqanimadii maanta saacadda Mali, ayay xoogag hubeysan waxay weerar ku qaadeen Hotel Caalami ah oo ku yaala Magaalada Bamako Ee Xarunta Wadanka Mali. Xoogagan oo gaari la socday, ayaa rasaas ku harqiyay
Ciidankii Ilaalada Hotelka, ka dib markii ay ku amreen in la baaro gaarigooda. Xoogaggan waxaa u suurtagashay in ay xoog ku galaan Dhismaha Hoteelka
Ciidanka Faransiiska ee ku sugan Magaalada Bamako iyo Ciidanka Dowladda oo gaaray Hotelka la weeraray, ayaa isku gadaamay, waxayna xireen wadooyinka soo gala.
Xoogagan oo gaari la socday, ayaa rasaas ku harqiyay

Ciidanka Faransiiska ee ku sugan Magaalada Bamako iyo Ciidanka Dowladda oo gaaray Hotelka la weeraray, ayaa isku gadaamay, waxayna xireen waddooyinka soo gala.Saraakiil xagga ammaanka ah, ayaa Wakaaladda Wararka Reuters u sheegay in illaa 10 nin oo hubeysan, ay Hotelka Radisson Blu afduub ahaan ugu haystaan 170 ruux, 140 qof oo macaamiishii deganeyd ah iyo 30 shaqaalihii ka shaqaynaayay Hotelka.
Maamulka Hotelku wuxuu sheegay laba nin oo keliya in loo maleynaayo inay gudaha ugu jirto Hotelkaasi, isla-markaana ay afduub ahaan u haystaan dhammaanba intii Hotelka ku sugneyd.
Warbaahinta Mali, ayaa qortay in illaa saddex qof lagu dilay weerarkaasi, oo middi uu ahaa Muwaadin Faransiis ah. Warbaahintu waxay kaloo sheegtay in rasaas culus iyo qaraxyaba laga dhex maqlay gudaha Hotelka.
Saddexdii sano ee ugu dambeysay, ayaa wuxuu qalalaaso ka jiray dalkaasi, markii xoogag Islaamiyiin ah ay xoog ku qabsadeen inta badan Waqooyiga Mali, balse waxaa taasi ka hortagey Ciidanka Militariga Faransiiska.

Barqanimadii maanta saacadda Mali, ayay xoogag hubeysan waxay weerar ku qaadeen Hotel Caalami ah oo ku yaala Magaalada Bamako Ee Xarunta Wadanka Mali.