
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA ABRIILE 2017-KA
Sheekha ayaa sheegay inuu isagu hor ay uga tirsanaa kooxda an, balse ay ku ka la tageen fikrado diimeed, wuxuuna ku eedeeyay in kooxdaani aaminsan tahay wi xii iyaga ka soo hara inay gaalo yihiin.
"In Diin laga qaato nimankaan sax ma ahan” ayuu yiri sh.Xasan Daahir Aweys oo sheegay in kooxdaani aanay jirin meel ay dadka ku baraan diinta Islaamka, isago ona sheegay inaysan meelna ku fiicneyn kooxd aan AlSaaciduuna BilXaq la baxd ay.
Dhinaca kale Sheekha ayaa sheegay in
kooxdaan aan la takoorin, balse ay tah ay in lala doodo, isago ona sheegay
inuus an isagu qabin in dagaal lagala hor yima ado ilaa iyo inta ay iyagu
dagaal ka keena an.
AHLUSUNA OO WARMURTIYEED KA SOO SAARTAY WADA HADALKII FASHILMAY
Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu suna ayaa waxa uu warmurtiyeed ka ko oban 6 Qodob ka soo saa ray wada had alkii fashilmay ee la filayay in uu ka dhaco M/Muqdisho, dhexmarina lahaa Ahlusuna iyo Gal mu dug.
War murtiyeedka oo uu ku saxiixnaa Madaxweynaha M/ulka G/Dhexe ee Ahlu suna Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in Ahlusuna ay weli diya ar u tahay in la wada dhisto Dowlad Goboleed loo wa da dhan yahay.
Sidoo kale waxaa qodobada war murtiye edka ka mid ahaa in Ahlu sunaa uusan qu seyn wixii ka soo baxa shirka Doorashada la xiriira ee ka socda M/ Cadaado.
Waxaa kaloo war murtiyeedka lagu she egay in Ahlusuna ay Beesha Caalamka u gu baaqeyso inay ka caawiso Dagaalka ay kula jirto Shaba ab iyo wax ka qabash ada Abaaraha. Agaasimaha Warfaafinta Maamul ka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Muxudin Cali Jimcaale (Ja kuula) ay aa war baahinta u aqriyay warmurtiyeedka ka soo baxay Ahlusuna.
DEEQ LACAGEED OO LA GAARSIIYAY KUM ANAAN RUUX OO KU NOOL G/BAAY
Hay’adda ICRC ayaa shaaca ka qaad ay in deeq lacage ed ay gaarsiiday kuman aan qoys oo ku dhaqan Degaano iyo Deg mooyin hoostaga Gobolka Baay.
Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda ICRC ayaa xustay in min boqol doolar ($100) ay gaarsiiyeen Qoysaskaasi, waxaana ay til maameen la cagtaasi ay wax badan u qab an doonto Qoysaskaasi.
Isaaq Gaas oo ka mid ah Barakacay aasha ku nool Degaanka Anja raale oo qiy aas ahaan 15Km u jira M/Baydhabo, ayaa sheegay in Hay’ adda ICRC ay ka heleen deeq lacageed, waxaana qoyskiiba ay heleen min $100. Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku dhuftay abaaro xoogan, iyadoo na xusid mudan in malaayiin Ruux oo Soomaali ah ay u baahan yih iin gargaar bi ni’aadannimo oo deg deg ah si looga hor taga saame ynta ka Dhalan Karta Abaara Haasi.
CARUUR KU GEERIYOOTAY ROOBABKII KA DA’AY MUQDISHO
Waxaa degmada Yaaqshid ee G/Ban aadir Habeen hore ku geeriyootay laba ca rruur ah, kadib saameyn uu ku yeeshay roobka qoysas danyar oo daganaa waax da Heegan ee degmadaasi, waxaana roo bkii Habe en hore Saqdii dhex ka da’ay muqdisho ku dhintay laba caruur ah.
Cumar Cali Nuur oo Lix bilood jir ahaa waxaa la sheegay inay biyuhu qaaden, ka dib markii uu biyaha uga dhacay hooyadi is oo ula carareysay meel ay uga ganbad aan dhibicda roobka,islamaraakana, xilli da nbe la ga soo saaray biyaha isagoo meyd ah, Sidookakale Maxamed Abshir Cab dullaahi oo Shan jir ahaa ayaa isa gana ku geeriyooday roo bkakaasi wiilkaas oo la sheegay inuu ku soo dumay dhismo ay daganaayeen qoy skiisa.
Dadka deegaanka iyo maamulka degm ada Yaaqshid ayaa gurmad u sameeyey qoysaskaasi, oo u badnaa kuwo ka soo ca raray abaarta ka jirta dalka. Iyadoo xaafado badan ee g. banaadir ahina laga soo sheegayo in guryo ku dumeen
Mid ka mid ah Saraakiishii ugu saamey nta badneyd ciidamada xoogga dalka oo xilka laga qaaday
Warar lagu kalsoo naan karo oo ay he shay Jowhar. com ay aa sheegaya in Taliyi hii Sa ad ka ee Ciida mada xoogg a dalka Jen. C/llaahi Macalin Nuur xilka qaad is la gu sameeyay.
Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa xaqiijinaya in Jen. C/llaahi Macalin Nuur oo xilkan muddo 7sano hayay lagu bedel ay Jeneraal Garabey. Jen. C/llaahi Macal in Nuur ayaa ka mid ahaa Saraakiisha u gu saameynta badnaa ee ciidamada, wax aa xilkan loo magacaa bay xilligii dowladdii KMG aheyd ee uu hoggaaminayay Madax weynihii hore Sheekh Shariif.
Waxaa la sheegaa inuu ahaa Sarkaal kii ugu waqtiga dheeraa ee aan marna sa ameyn ku yeelan is bedeladii lagu samee yay Taliyeyaasha ciidamada lixdii sano ee u dambeysay.
Ninkan oo la dhashay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Khaliif C/qaadir Macalin Nuur, waxaana loo saba beyn karaa saba baha ka dambeeya inuu xilkiisa ku waayo ama habka awood qeybsiga dowladda ay ku dhis an tahay.
Tan iyo horaantii bishan ayaa waxaa DFS ay is bedelo ballaaran ku sameysay Taliyeyaasha ciidamada, Gobolka Banaa dir iyo xilal kale, waxaana wali socota duuf aanta xil ka qaadista ee dowladda Mada xweyne Farmaajo ku wado shaqsiyaadkii la soo shaqeeyay dowladdii hore ee uu ho ggaaminayay Madaxweynihii ho re Xasan Sheekh.Xigasgho:Jowhar.com
KHAYRE OO KA HADLAY WADA HADALADA SOMALIYA & SOMALILAND
Md.Xasan Cali Khayre, Ra’iisal Wasa araha Somaliya, ayaa sheegay in Xukuum adiisu ay sii wadi doonto wada hadaladii u socday Somaliya iyo Somaliland. R/wasa araha ayaa tilmaamay in dadka Somaliye ed oo id il ay u baahan yihiin dib u heshiisi in la isugu keenayo, bacdamaa ay dhibaa tooyin badan kala tirsanayan.
R/Wasaaraha, ayaa sheegay in Somalila nd ay qayb ka tahay sharafta iyo karaama da umadda Soomaali yeed, isagoona xilli gii burburka ku ammaanay in wax badan u qabatay bulshada Somaliyeed.
Wuxuu sheegay in horey loo amba qaa do wada hadalada iyo nabadaynta dalka, ay tahay mid qayb ka ah Xukuumadiisa, kol horena uu ka sheegay Baarlamaanka.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in tani ay qayb ka tahay qorshaha uu Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo uu ku hogaa minayo dalka.
Dhanka kale Md.Kheryrre, ayaa sheeg ay in bisha soo socota ee May, ay shirka London la hortaggi doona an codsi ku aad an in Somaliya laga qaado xayiraadda hu bka ee saaran, si loo dardargeliyo amniga dalka. R/Wasaaraha oo garowsan in bisha Ramadan ay Shabaabku weerarada kordh iyan,ayaa sheegay inay aad u gu mashqu uli doonaan wax ka qabashada arrimaha ammaanka.
R/ Wasaare Khayre, ayaa hadalkan ka sheegay Barnaamijka Kulanka Toddoba adka, oo Jimca kasta ka baxa Radio Muq disho oo afka DFS ku hadla.
DUMAR CULIMO AH OO SOO SAARAY FA TWO NAADIR AH
Culimo diinta Islaamka taqaana oo du mar ah ayaa soo saaray fatwo naadir ah oo ku saabsan carruurta la guursado. Fat wadan oo aan sharci ahaan u dhaqan gal aynin ayaa loo arkaa in ay saamayn wayn yeelan do onto, waxay ka soo baxday kul an 3 maalmood ka socday Indonesia oo ay lahaayeen dumarka culimada ah.
Dumarkan culimada ah waxay dawl adda ugu baaqeen inay da’da ugu hoosay sa ee ay gabdhuhu ku guu rsan karaan la ga dhigo 18 halka ay hadda ka tahay 16.
Aqlabiyadda dadka Indonosia waa Musli miin waxaana ka dhaca guurka ugu badan ee carruurta adduunka soo wajahda.
Hay’adda QM u qaabilsan carruurta ee Unicef waxay sheegtay in afartii gabdhood ee re er Indonesia ahba midood la guursa do inta aysan 18 sano gaarin.
Shirkan wuxuu ka dhacay jasiiradda Ja va island, waxaana lagu tilmaamay kulan kii 1a ad ee ay haween intaas la eg oo culi mo ah ay ka qaybgalaan. Fatwooyinka si joogto ah ay aa looga soo saaraa Indone sia balse caadiyan waxaa soo saara gudd iga culimada oo ah waaxda ugu saraysa ee arrimaha diinta Islaamka ee dalkaas, xubnaha gudigaasina badankood waa rag.
BAARLAMANKA MACEDONIA OO LA WEERARY
Baarlamaanka Macedonia ayaa waxaa weeraray kooxo dibadbaxayaal ah ka dib markii la doortay gudoo miye qowmiyada Albania u dhashay.Weerarkan waxaa ku dhaawacmay 10 qof oo uu ku jirro Zoran Zaev oo wajiga ka dhiigay.
Taageerayaasha ra’iisul wasaarihii hore Nikola Gruevski ayaa dalbanaya in doora sho cusub la qabto. Siy aasadda dalkaasi ayaa qasnayd intii mudo ah, Zaev ayaa ab uuray isbahaysi ay ku jiraan xisbiga Alba ani yiinta, waxaana muddo socday dibadb axyo laga dhigayay waddooyinka.
Qowmiyada Albania ayaa dalkaasi tiro ahaan ka ah afar meelood meel. Taageer ayaasha weeraray aqalka baarlamaanka ayaa ka caraysan doorashada la doortay Talat Xhaferi. Weerarka baarlamaanka Macedonia Waxayna tillaabadani u arka an mid xaqiijinaysa qiyamka dadka Albaa niyiinta ah, khaatarna ku ah midnimada Macedonia. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qolyaha wax weeraray ay afka duubte en ayna jabiy een muraayadihii dhismaha.
Safaarada Maraykanka ayaa cambaaray say weerarka la gaystay, waxayna shee gtay in xisbiyada ay ixtir amaan dimoqraa diyada.
FANNAAN RASHIID BULLO OO KU GEERIY OODAY M/HARGEYSA
Alla ha u naxariisto Rashiiid Bullo Ibra ahim oo ka mid ahaa fanaanniintii aasaas ka fanka casriga ayaa Sha lay subaxdii ku ge er iyooday M/Hargey sa. Alla ha u naxariis tee waxa uu Rashiid Bullo fanka ku jiray in ka badan nus qarni, waxaanu fanka soo galay kontomeedkii wakhtigii gumaystuhu wadanka haystay, waxaanu ahaa raggii bud dhigay fankan casriga iyo qaabka uu hadda yahay, waxa uu ka mid ahaa walaa lihii Hargeysa oo ahaa kooxdii ugu horeys ay ee geyiga Soomaalidu degto laga aasa asay, waxaanu markii ka dibanna noq day hoboladdii Waaberi .
Rashiid Bullo Ibraahim waxa uu dhash ay 1936,waxaanu shaqadii ugu horeysay ka qabtay Radio Hargeysa wakhtigii la fur ay dhawr iyo afartankii, waxaanu shaqa da ku bilaabay Muusikaddda, waxaanu markii dambe noqday heesaa, Laxakista iyo mu’alif, isagoo wakhtiyada hore ahaa fannaanka kaliya ee loogu jecel yahay geyiga Somaalida.
Heesaha uu laxankeeda lahaa waxa ka mid ahaa warsan iyo Weedhsan i soo waceey, oo ay qaaday Aamina Feyr Xuse en, waxa kale oo ka mid ah Sidii Eyro geel oo ay wada qaadeen Rashiid Bullo iyo Far xiyo Cali. Waxa kale oo ka mid ahaa habe enkii wacnaa oo ay qaado Sahra Axmed.
Heesta uu caanka ku yahay ee u utartan ka u galay waxay ahayd "tanni waa Harge ysa herarka gaaban idi nkala hadlaysee habeen wanaagsan” waa heesta habeen kasta lagu soo xidho Radio Hargeysa mar ka ay ka baxayso.
Rashiid Buullo waxa uu leeyahay taari ikh dheer, waxaanu ka mid ahaa dadkii dhibaatadda badan la soo maray fanka casriga ah markii Suugaanta loo bedelay ey heesaha Miisiga leh.
Ilaahay ha u naxariistee Rashiid Buullo wuxuu hadda ka shaqaynayey Radio Harg eysa oo uu jooga Kaydka Cajaladaha, waxaanu Jimcihii xiili dambe uu geeriyo oday. Rashiid Bullo Ibraahim waxa uu guu rsa day hal xaas waxaanay u dhashay sag aal caruur ah, saddex wiil iyo lix gabdho od,caruurta uu dhalay iyo ku wa sii dhale en marka la isku darana waxa ay yihiin 34 caruur ah.
Haddii aanu nahay Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii uu ka baxay, waxaana ilaahay uga baryeynaa inuu janaddii fardawsa galiyo.
SHIRKII MAAMULKA BANAADIR IYO GUD. DEGMOOYINKA OO LOO BEDELAY HABEENKII
G/G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho Md.Taabid Cabdi Maxamed ayaa shir gu ddoomiyay shirkii 2aad oo xilli habeen ay yeeshaan Maamulka G/Banaadir iyo Gu ddoomiyeyaasha degmooyinka, kaasoo Habeen Hore ka dhacay xarunta Aqalka dowladda Hoose.
Shirka ayaa looga hadlay xoojinta amni ga ka hortaga musuqmaasuqa, la xisaab tan maamulada Deg mooyinka, Nadaafa da, gar gaarka dadka ay Abaaruhu saame eyen ee kusoo Barakacay M/Muqdisho.
Waxaa shirka ka qeyb galay Guddoomi ye kuxigeenada cusub ee G/Banaadir iyo Xoghayaha Guud. Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira xaalada Gobolka iyo qorshayaasha uu hiigsanayo Maamulka.
Waa shirkii 2aad oo habeen dhaca oo ay isugu yimaadaan Maamulka G/Bana adir iyo Guddoomiyeyaasha degmooyink a. 7baadkii hore ayay aheyd shirkii u hore eyay ee ay yeeshaan Maamulka cusub iyo Guddoomi yeyaasha degmooyinka oo ka dhacay degmada Huriwaa.
MAAMULKA HIRSHABEELLE OO QORSHEYNAY SA IN DAYACTIR LAGU SAMEEYO GAROOMA DA CIYAARAHA JOWHAR
Wasiiirka Dhalinyarada & Isboortlga Do wlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdiqani Cabdullahi Hilowle (Jee nyo) ayaa sheeg ay in la dayactirayo garoonka kubbada cagta Xaseey Kumaari ee M/ Jowhar.
Garoonka Xaseey Kumaari oo ah garo on loogu magac daray mid ka mid ah halg amayaashii isboortiga ee gobolka Sh/ dhe xe ayaa waxaa uu ka mid yahay garooma da lagu ciyaarayo tartanka Horyaalka ee degmada Jowhar ee haatan ka socda magaalada Jowhar.
Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga dowlad goboleedka Hirshabeelle C/qani Jeenyo oo shalay ka qeyb galay daawasha da mid kamid ah ciyaaraha heerka 1aad ee ka socda garoonka Xasey Kumaari ay aa la had lay saxaafada waxana uu sheeg ay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu da yactiri doono garoonka isla marka ana loo sameyn doono fadhi ay dadka u soo daa washo taga ku fariistaan.
Cabdiqani Jeenyo W/Dhalinyarada & Isboortiga Maamulka Hirshabelle ayaa si doo kale sheegay in lagu dhigi doono roog garoonka kubadda cagta Shongale Stadu im oo ah garoonka ugu weyn ee M/jowh ar. M/ Jowhar ee xarunta dowlad goboleed ka Hirshabeelle ayaa waxaa haatan ka socda tartan horyaalka heerka 1aad taa soo ay ka qeybgalayaan 8 koox oo. Hase yeeshee garoomadan oo ahaa garoomadii lagu qaban jirey qaar ka mid ah tartamada kubbada cagta ee kooxaha heerka 1aad ee dalka ayaan helin dayactir waxana ay u baahan yihiin in loo sameeyo fadhi isla markaana lagu fidiyo roog ama lagu abu uro cows.
Wasiir C/qani Jeenyo ayaa dhowaan sidoo kale waxa uu booqday garoomada ciyaaraha degmada Bele dweyne isagoo halkaa kula kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaan dhalinyarada.
AXMED FIQI "WAA ARRIN LAGA NAXO IN WADA HADALKII GALMUDUG IYO AHLUSUNA UU BURBURO”
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in wada hadaladii u dhaxeey ay Galmudug iyo Ahlusuna uu burbur ku soo idlaado, iy adoo aanay jirin wax heshiis oo 2da dhi nac ka gaar een khilaafkooda.
Xildhibaanka ayaa sheegay in wada ha daladan ay aheyd in laga dhaxlo Midnimo dhex marta reer Galmu dug iyo in la soo af jaro kala qeybsanaantii ka jirtay deegaana daas. Sidoo kale Xildhibaanka ayaa shee gay in waqti xaadirkan la gaari waayay yo olkii la lahaa, sidaas darteed aanay taas macnaheedu aheyn in albaab kii wada xa ajoodka uu xirmay ama rajadii la lahaa ay dhimatay, waxaana uu xusay inuu ku rajo weyn yahay in la gaari doono heshiis waqt igii ay noqotaba.Waxaa uu soo dhoweey ay baaqa Xukuumadda iyo talooyinke eda ku aadanaa in doorashadii loo madlanaa ee Galmudug ay qabsoonto, si buu yiri loo doorto Hoggaamiyihii ka saari lahaa Galm udug kala qeybsanaanta ragaadisay iyo horumar la’aanta ka jirta.
Xildhibaanka ayaa uga mahad celiyay Ra’iisul Wasaare Kheyre dadaalada aan kala harka laheyn ee uu ku bixiyay sidii wada hadalka u guuleysan lahaa. Gudd iga Galmudug u matalayay Wada hadalad a ayaa sheeg ay inuu bur buray wada had alada, isla markaana dhanka Ahlusuna ay wax ka socon waayeen, ka dib shuru udo adag oo ay soo bandhigeen.
War murtiyeed xalay ka soo baxay Was aaradda Arrimaha Gudaha ayaa loogu ba aqay 2da dhinac inay he shiis ka gaaraan khilaafkooda, isla markaana marka la door to Madaxweyne ay isugu yimaadaan wa da hadal ku saabsan awood qeybsi siyaa sadeed oo Ahlusuna iyo Galmu dug dhex mara.
KHEYRE "ANIGA IYO MADAXWEYNAHA WA XAA NAGA DHAXEEYA XIRIIR AAD U WANAA GSAN”
Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo marti ku ahaa Barnaamijka kulanka 7aadka ee ka baxa Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yih iin xaalada dalka iyo wada shaqeynta is aga iyo Mad axweynaha. Ra’iisul Wasaara ha ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay ka shaqeyneyso dib u heshiisiinta dadka Soo maaliyeed, si loo gaaro horumar iyo is bed el la taaban karo
Waxaa uu sheegay in Xukuumadda iyo dowlad goboleedyada uu ka dhaxeeyo xiri ir wanaagsan iyo wada shaqeyn, taasna ay dowladda dhexe ku bixineyso dadaal badan.
Mar la weydiiyay xiriirka isaga iyo Ma daxweynaha ka dhaxeeya, iyo dhaqama dii horay looga bartay Madaxda dowladda ee khilaafyadii soo kala dhex geli jiray ayu u sheegay in isaga uu kalsooni 100% ku qabo wada shaqeynta isaga iyo Madaxw eynaha.
"Kalsoonida aan ku qabo wada shaqeyn ta aniga iyo Madaxweynaha waa 100%, xi riirka aniga iyo Madaxweynaha naga dhax eeya waa xiriir ku saleysan danta Umadda Soomaa liyeed, wax dan gooni ah aan lee nahay aniga iyo Madaxweynaha ma ji rto”ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu baaqay shacabka inay ku garab istaagaan niyad wanaaga ka dhaxeeya isaga iyo Madaxw eynaha, waxaana uu ballan qaaday inuu xoojinayo xiriirkaas sida uu yiri.
"Khilaaf kama dhaxeeyo shacabka, laa kiin siyaasiyiinta ayaa inta badan khilaafka soo dhex galaa, waxaa kuligeen na saar an waajib ah in aan mar dambe qal qal ge lin shacabka Soomaaliyeed”ayuu yiri Ra’iisul Was aare Kheyre. Dowladdihii ugu dambeeya ee dalka soo maray ayaa waxaa ragaadiyay khilaafyo soo kala dhex galay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaar aha, waxaana ugu dambeysay dowladdii Madaxweyne Xasan She ekh oo khilaaf darteed sababtay inay yeelato 3 Ra’iisul Wasaare, iyadoo labo ka mid ah uu Baa rlamaanka ka lso onidakala laabtay, xil kana laga qaaday
XILDHIBAANADA OO WARBIXIN KA DHAGEYS AN DOONA GUDDIGA DIFAACA
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaa liya ayaa Maanta Warbixin ka dhageysan doono Guddiga Difaaca iyo Guddiga amn iga ee Baarlamaanka. Warbixinta ayaa wa xa ay ku saabsan tahay kulan uu Shir Gud doo minaayay Guddoomiye Jawaari oo ay la qaateen Ra’isal Wasaaraha Soomaali ya, waxaana kulankaasi Su’a alo lagu wey diiyay Ra’isal Wasaaraha.
Su’aalaha la weydiiyay Ra’isal Wasaara ha Soomaaliya ayaa waxa uu la xiriiray Cabasho ay Xildhibaanada golaha Shac abka ka qabeen qaabka loo dhisayo Ciida mada Dowladda iyo shir Muqdisho lagu soo gabag abeeyay ee loogu hadlay qor sha lagu dhisayo Ciidanka.
Guddiga Difaaca iyo Guddiga amniga ee Baarlamaanka ayaa lagu wadaa in Xil dhibaanada ay si faah faa hin warbixin ka ga siiyaan natiijadii ka soo baxday kulan ka ay la qaateen Ra’isal Wasaaraha.
Sidoo kale Xildhibaanada Baarlamaan ka Soomaaliya ayaa Warbixino ka dhagey san doono Guddiga Maali yada iyo Guddi ga Baarlamaanka u qaabilsan korjoogteyn ta howlaha Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaara ha Dalka ka jira.
Sidoo kale Xildhibaanada ayaa waxaa lagu wadaa in ay sii wadaan dooda la Xiriirta Mooshinka horyaalla ee ku saab san qorshaha lagu dhisayo Ciidamo Qar an, waxaana mooshinkaasi soo diyaariyay Guddiga Difa aca ee Baarlamaanka.
WASAARADDA A. GUDAHA OO WAR MURT IYEED KA SOO SAARTAY WADA HADALA DA AHLUSUNA IYO GALMUDUG
W/Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa goor dhow war m urt iyeed ka kooban 9 qo dob ka soo saa rtay wada hadaladii u dhaxeeyay Galm udugiyo Ahlusuna ee uga socday M/M uq disho. War murtiyeedka oo uu ku saxiix naa Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa lagu sheegay in 2da dhinac Galmudug iyo Ahlusuna ay heshiis ka gaaraan khilaafkooda, islana qaadaan wax qeybsi siyaasadeed oo ku dhisan cad aalad iyo is tixgelin.
Sidoo kale waxaa qodobada war murt iyeedka ka mid ahaa in Galmudug ay qab sato doorashada Madax weynaha xilligii la gu balamay oo ku beegan 30ka bishan,.
Waxaa kaloo war murtiyeedka lagu sheeg ay in marka la doorto Madaxweynaha Ga lmudug in la isugu yima ado dhameystirka wada hadalka iyo dhaqan gelinta heshiis siyaasadeed oo dhex mara labada dhinac iyo awo od qeybsi buuxa laga dhigo wada hadalka kaddib.
Inkastoo qodobada aanay ku qeexneyn qodobo cad cad ah oo labada dhinac ku heshiiyeen, hadana wax aa uu war murtiy eedkan u eg yahay qaab xal mastuur ah, iyadoo wada hadaladii 2da dhinac ahaa yeen kuwo lagu kala tagay. Madaxii Galm udug u qaabilsanaa wada hadalada Ahlus una Cusmaan Dheere oo maanta shir jara a;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay istaageen wada hadalada, isla markaana dhanka Ahlusuna ay wax ka socon la’yihiin, DFS u fasaxday inay do orashadadooda ku dha qaaqaan.
DFS ayaa ku fashilantay isku daygii u ho reeyay ee siyaasadeed oo ay ku heshiisiin laheyd maamulo is dii dan, iyadoo ay xusid mudan tahay in Madaxweynaha iyo Ra’ii sul Wasaaraha ay 2ba ka soo jeedaan Galm udug.
HALKAN HOOSE KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA:
GERMALKA OO KU DHAWAAQ AY HADAL AAN FARXAD GELINEYN MUSLIMIINTA
Jermalku ma baadi goobayo in gabi ah aanba la mamnuuco indho shareerka, wu xuuna sheegay in taasi aysan dastuurka waafaqsanayn Xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka Jermalka ayaa meelmariy ay sharci qayb ahaan mamnuucaya xira shada indho shareerka Muslimiinta.
Biilkan ayaa hadda la horgayn doonaa aq alka sare ee baarlamaanka si loo meelma riyo.Shaqaalaha dawl adda,garsooreyaa sha iyo askarta ayaa laga hor istaagi doo naa in ay shaqada indho sharer ku xirtan.
Xisbiyada dhanka midig xiga ayaa u ol’o laynayay in dalka oo dhan laga mamnuu co in indho shareer lagu xirto goobaha ay bulshadu isugu tagto. In kabadan hal mily an oo soogalooti ah oo badan kood ay yihi in Mus limiin bariga dhexe ka tagtay ayaa galay Jermalka 18kii billood ee la soo dha afay.
Arrintaas waxaa dabosocday weeraro kala duwan oo ay qaadeen dad jihaad do on ah, waxaana ka mid ahaa midkii Baarli in ka dhacay maalintii iidda masiixiyiinta ee loo adeegsaday gaariga, kaas oo ay ku nafwaayeen 12 ruux. Warbaahinta Jerma lka ee ARD ayaa dhawaan lagu dhaliilay inuu ogolaaday inay dood telefishin ka qa ybgasho haw eenay u dhalatay Switzerla nd oo indho shareer qabtay
Wasiirka arrimaha gudaha Thomas de Maiziere ayaa sheegay in arrintan lagu mamnuucayo indha shareerku ay muuji nayo sida dhaq amada kale looga dulqaad an doono Jermalka. Xisbiyada garabka midig xiga ee Jermalka ayaa doonaya in lagu daydo Faransiiska oo meelaha bul shadu isugu timaado ka mamnuucday xir ashada indho shareerka tan iyo sanadkii 2011ka.
Bishii Desembar ee sanadkii hore ayay Angela Merkel ku baaqday in indho share erka laga mamnuuco meel kaste oo sharci gu ogol yahay, iyada oo sheegtay in uus an munaasab ku ahayn dalkeeda.
Dadka arrintan dhaliishan waxay sheeg een in mamnuucitaankan uu saamayn yar yeelan doono maadaa ma ay dalkaas ku nool yihiin Muslimiin yar. Wasiirka arrima ha dibadda Thomas de Maiziere ayaa she egay in arrintan ay muu jisay heerka uu gaari karo dulqaadka dhaqamada
TRUMP "ILAALINTA SACUUDIGA DHAQAA LE BADAN BAA NAGAGA BAXA
Madaxweyne Trump ayaa dhaliilay he shiiska difaaca ee Maraykanku uu kula jiro boqortooyada Sacuudi Carabiya wuxuuna sheegay inuu yahay mid hal dhinac u jan jera oo Sacuudiga dan u ah. Wakaaladda warar ka ee Reuters ayuu u sheegay in Sacudigu uu maraykanka ula dhaqmayo si aan dhexdhexaad ahayn, sabab tana wu xuu ku sheegay in Maraykanka ay dhaqa ale badan kaga baxdo difaaciidda Sacuud iga, waa sida uu hadalka u dhigay ee.
Bishii hore ayay dadka Sacuudiga ka faalooda sheegeen in uu soo hagaagay calaaqaadka labadan dal ee xulafada ah tan iyo wixii ka damabeeyay wadahadala dii uu ku xigeenka dhaxal sugaha Sacuu diga Maxamed bin Salman la yeeshay Donald Trump.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale wakaa ladda wararka ee Reuters u xaqiijiyay in Aqalka Cad ee looga arr imiyo Maraykan ku uu ka baaraandagayo macquulnimada inuu madaxweynuhu booqdo Sacuudiga iyo Israa’iil dhamaadka bisha soo socota
R/WASAARAHA OO DHALINYARO KULA SHAA HEEYAY GOOB DADKA ISUGU YIMAAD AAN
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si lama filaan ah ugu degtay, goob lagu sha aho oo ku taal degmada Shibbis ee M/Mu qdisho, xilli uu ka yimid mid ka mid ah Hot elada Muqdisho oo uu kaga qeyb gala yay kulan dhaqaale loogu uruurinayay Aba araha. R/Wasaare Kheyre ayaa gaarigii uu saarnaa ka degay, dabadeedna fadhii stay goob la gu shaaho oo ay fadhiyeen dhalinyaro, waxaana R/Wasaaruhu muuji yay tallaabo geesinimo leh, inta uu ka de gay gaadiidkii aan xabada ha karin ayuu fariistay goob lagu shaaho.
Goobta lagu shaaho ayaa waxaa fadhiy ay dhalinyaro da’yar, hal kaas ayuuna Ra’ii sul Wasaaruhu kula sheekeystay dhalinya rada xa aladooda ka wareystay, isagoo shaaha ula cabay si qof caadi ah.
Waxan shacabkeyga u shegaya inan la wadaagi doono wax wa lba oo nala soo gudbonada intan kujirno halganka lagu so celinayo sharafti”ayaa yiri Ra’iisul Wasaar aha qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka. Mid ka mid ah dadweynihii goobta fa dhiyay ayaa sheegay in tani ay ka turju meyso in dowladdu ay tahay dowlad shac ab, loona baahan yahay in mar walba sha cabka iyo madaxda ay is dhex galaan.
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa todob aadkii hore tagay xeebta Liido, halkaasoo ka mid goobaha ay dadweynaha u damaa shaad tagaan, waxaa uu la kulmay dhali nyaro iyo dad kale oo xeebta ku sugnaa.
DHAQAATIIR KA SOO SHAQEEYEY GOBO LADA ABAARAHA KA JIRAAN OO SHAHA ADO SHAR AF LA GUDDOONSIIYAY
Xaflad ballaaran oo lagu maamuusayey waxqabadka Dhaqaatiir howlo caafimaad oo samafal ah ka soo qabtay qaar ka mid ah gobolada ay abaaruhu saameeyeen ay aa lagu qabtay M/Muqdisho. Munaasabad an oo aheyd mid si weyn loo soo agaasim ay ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Urur ka dhaqaatiirta Sooma aliyeed (Somali Me dical Association), waxaana ka qeyb galay aqoony ahano, qaar ka mid ah dhaqaatiirta magaca ku leh dalka, xildhibaano ka tirs an Baarlamanka Somalia iyo marti sharaf kale.
Drs. Luul Maxamed Max’uud oo ah Ma daxa qeybta gurmadka deg deg ah ee Ur urka dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo furita ankii xafladaas ka hadashay ayaa ka war antay kaalinta Ururka dhaqaatiirta Soom aaliyeed ka qaadanayo gurmadka abaara ha, waxayna xustay in cudurada Jadeec ada iyo daacuunka ay yihiin kuwa ugu bad an ee sa meeyey dadka ku nool gobolada ay abaaruhu ka jiraan.
"Meelaha aan dhaqaatiirta u dirnay ee cuduradan ay ka jireen waxaa ka mid ah gobolada Bay iyo Bakool oo ka mid ahaa meelaha ugu daran ee dhimashadu ka jirtay, dhaqatiirtuna ku yaraayeen, shaqo fiican ayey ka soo qabteen runtii, xaaladii adkeyd ee ka jirtayna wax badan ayey ka bedeleen sidoo kale dadka ku soo ba raka cay gobolka Banaadir iyo hareerihiisa ay ey dhaqaatiirtu baaritaano iyo daweyn u sameeyeen” ayey tiri Drs. Luul oo intaa ku dartay in baahida loo qabo dhaqaatiirtu ay badan tahay balse ay kooban tahay awoo da ay ku dabooli lahaayeen, tas’hiilaad xu mo iyo isku xir la’aan jirta awgeed, iyadoo soo jeedisay talooyin ku aa dan sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha jira.
Guddoomiyaha Ururka dhaqaatiirta Soomaliyeed Dr. Maxamed Yuusuf oo isna munaasabadaas ka hadlay ay aa ku bogaadiyey dhaqaatiirta ka soo laabatay gobolada ay ka jiraan abaaraha, wuxuuna dhinaca kale xusu usiyey in weli shaqo badan ay harsan tahay maadaama cuduro iyo dhibaatooyin bada laga sheegayo gobol ada dalka qaarkood, loona baahan yahay in wax laga qabto, wuxuuna ku boo riyey iney dedalkooda sii wad aan. Guddo omiyaha Mu’asasada Jaamacadda Bana adir Dr. C/llaahi Shiikh Xuseen (Bushkule eti) oo isna halkaas ka hadlay ayaa sheeg ay in dhaqaaatirta dhalinyarada ah yihiin kuwo looga fadhiyo iney cudurada ka bad baadiyaan bulshada Soomaali yeed, maa daama buu yiri dhaqaatiirtii ho re ay da’ ka daba timid, wuxu una xusay in xaaladaha ka dhashay abaaraha aysan weli fari qod neyn, loona baahan yahay de daal iyo sha qo adag.
Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo ah Senator ka tirsan aqalka sare ee Baarlam anka Somalia ayaa isna ku amaanay dha qaatiirta ka soo shaqeeyey gobolada how sha culus ee ay soo qabteen xili baahi we yn loo qabay, wuxuuna xusay in tani ay muujineyso kaalinta muhiimka ah ee ay ka ga jiraa bulshada.
"Cuduradii ka dhashay abaaraha weli waa jiraan, inkastoo awooda ururka dhaq aatiirta Soomaliyeed ay tahay mid aad u kooban, haddana dedaalka ay muujiyeen waa wax aysan taariikhdu iloobi doonin, waxaana ku boorinayaa iney sii wadaan intii karaankood ah gurmadka ay shacab kooda kaga badbaadinayaan cud urada abaaraha ka dhashay” ayuu yiri Prof. Dufle oo dhinaca kale ka waramay kaalinta dhaqaatiirtu kaga jir een weligood wax u qabashada bulshadooda.
Waxaa sidoo kale xafladaas hadalo ka jeediyey xubno ku hadlayey magaca dhaqaatiirta da’da yare ee ka soo laabtay gobolada ay ka jir aan abaaraha, sidoo kale waxaa khudbado aad u qiime badnaa ka je ediyey dhaqaatiir ay ka mid ahaay een Dr. Cismaan Aadan Cadde, Dr.Xassan Maxed Xabiibullah Xoghayaha guud ee Ururka Dhakhaatiir ta Soomaaliyeed (SMA) iyo xubno kale.
Ugu dambeyntii Munaasabadaas oo ku soo dhamaatay jawi aad u fiican ayaa Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxaa uu shahaado sharafeedyo guddoonsiiyey dhaqaatiirtii ka soo shaqeeyey gobolada dalka oo isugu jiray hablo iyo Wiilal kuwaa soo ay ku muteysteen sida naf hurnimada leh ee ay wax uga soo qabteen cuduradii ka jiray degaanadii loo diray
DOWLADDA OO LAGU EEDEEYAY IN AY DAYA CDAY AMMAANKA XILDHIBAANADA
Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soo maaliya oo xalay ka bad baaday Qarax la gula eegtay degmada Hodan ayaa dow la dda Soomaaliya ku eedeeyay in ay day acday ammaanka xildhibaanada ku jira dowladda.
Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in dowl adda Soomaaliya laga doonaayo in ay xil iska saarto ilaalinta Ammaanka xildhiba anada baarlamaanka Soomaaliya. Wax aa uu sheegay in ay tahay wax laga xu maado in la beegsado xildhibaanada.
Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Mada xweynaha ayuu ugu baaqay in uu ka dhab eeyo balanqaadkii uu xildhibaanada u sameeyay markii uu Musharaxa ahaa.
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA ABRIILE 2017-KA
SH.XASAN DAHIR AWEYS OO WAR CULUS KA SOO SAARAY URURKA ALSAACIDUUNA BIL XAQ IYO FIRQOOYINKA SOOMAALIYA Sh.Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ugu jira DFS ayaa markii u gu horeysay ka hadlay ururka AlSaaciduuna BilXaq iyo taariikhda fir qooyinka Soom