
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH TALAADO 25-KA ABRIILE 2017-KA
Dhacdadan oo aheyd mid shil ah ayaa waxaa ka gaabsatay Warbaahinta dowlad da, iyadoo Madaxtooyadana aanay markii hore wax war ah ka soo saarin shilkan, ba lse shalay gelinkii dambe qoyska marxu umka dhintay Madaxtooyada looga yee ray. Kulan Madaxweynaha uu la qaatay qoyska Marxuum Tahliil ayaa waxaa ku wehliyay W/Warfaafinta C/raxmaan Yariis ow,Agaasimaha Guud ee KMG C/raxma an Al Cadaalla iyo Agaasimaha SNTV Liib aan Cabdi Cali,waxaana Madaxweynaha uu u sheegay qoyska uu ka baxay Marxu umka ay u tacsiyadeynayaan, dowladda na ay ka garaabeyso sida uu yiri.
Md.Farmaajo ayaa sheegay inuu amray in xabsiga la dhigo darawalkii waday gaari ga, si loo baaro shilkaas inuu si ku tala gal ahaa iyo inay aheyd Qadar Alle ku timid.
"Marxuumka naxariistii Janno Alle Haka Waraabiyo, Qadar ayuu ku dhintay, DFS Way ka garaa beysaa Geerida Marxuum ka, Ehelkana waan la qeybsanayaa tiira anyada, sida uu shilku ku dhacay baaris ayaa ku socoto waxaana idiin ballanqaada yaa in xuquuqda marxuumka aysan dowl addu meel cidlo ah kaga dhaaqiqo doon in”ayuu yiri Madaxweynaha
WWXS Md.Eng Yariisoow” Oo Kulanka Kadib qabtay Shirjaraa’id Isagoo uu Ga rab taaganyahay Cabdi Jimcaale Hubane oo la dhashay Marxuumka Geeriyooday ayaa ballanqaaday inay diyaar u yihiin si dii loo ilaalin lahaa Xuquuqdii Marxuumku uu ku lahaa DFS, Isagoo Qoyska Gudd oonsiiyay Lacag Loogu Talagalay in duco loogu Sameeyo Alle ha u naxariistee Mar xuum Taliil Jimcaale Hubane.
Cabdi Jimcaale Hubane oo goobta ka hadlay ayaa mahad celin weyn u jeediyay Madaxweyne Far maajo, Wuxuuna Arrin Ugub ku ah Soomaaliya ku tilmaamay si da Loo Ixtiraamay Qoyskooda, DFS uga Garoowday Shilka uu ku geeriyooday Marxuub Tahliil Jimbaale Hubane.
Allaha u naxariistee Marxuum Tahliil Ji mcaale Hubane ayaa ka mid ahaa Howlw adeenada W/W arfaafinta Soomaaliya, Isa goo Sidoo kale ahaa Farsamayaqaan Sa re oo la soo shaqeeyay Kooxdii Fanka IFT IN Ee W/Waxbarashada iyo Barbaarinta Soomaaliya Xiligii Dowladdii Dhexe Ee Marxuum Maxamed Siyaad Barre.
Waa markii u horeysay ee Kolonyo galbin eysa Madaxweynaha Soomaaliyeed ay ge ysato dhimasho iyo dhaawac, iyadoo inta badan gawaarida AMISOM looga bartay inay jiiraan dadweynaha mara wad oyin ka , iyagoo marka ay dilaan isaga dhaqaqa.
XIRIIR LA SHEEGAY INUU KA DHEXEEYO DADKA LIBIYA WAX KA TAHRIIBIYA IYO KUWA WAX BADBAADIYA
Dacwad ooge Talyaani ah ayaa sheegay in samafalayaasha badbaadiya badbaa diya muhaajiriinta badda ku qaraqma ay xi riir toos ah la leeyihiin kuwa wax tahriibiya ee dalka Libiya ku sugan. Carmelo Zucca ro Catania oo ku sugan Sic ily baritaana ku sameeyay suurtagaln ima da in dad kaasi dambiyo galeen ayaa u sheegay wa rgeys ka soo baxa Talyaaniga oo lagu ma gacaabo La Stampa in telefoon lagaga la soo xiriiro dalka Libiya si ay u ba dbaadi yaan doonyaha. waxaa uu sheegay in ku wa wax badba adinayo ay iftiin u shidaan doomaha ay sa aran yihiin muhaajiriintu si ay usoo eegta ab. waxaana ay damiyaan jiheeyahooda ay ku safrayaan sid aanay ciidamada ilaal ada xeebuhu u qabanin.
Warbixin ay soo saartay hay’ada xudu udaha u qaabilsan Midowga Yurub ayey ku sheegtay in koox aha wax badbaadiyo ay horumariyeen kuwa ka ganacsada tah riibka iyagoo kor u qaaday fursadaha ay soo galootigu ku soo gali karaan qaarada Yurub . Hay’aduhu waxa ay sheegeen in ay nolol badbaadi nayaan taas oo dowladu aany dooneeyn.
. MADAXWEYNAHA KHAATUMO OO U JAWA ABAY PUNTLAND
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr.Cali Khaliif Galeyr ayaa ka jawaabey go ’aan Madaxweyne kuxigeenka Punt land ku amray inaysan Buuhoodle ka degi karin diyaarad aysan Puntland Arrimah eeda wax ka ogeyn.
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr.Cali Khaliif Galeyr ayaa ku tilmaamay Go’aanka Puntland mid qar iska tuur ah, waxaana uu Xusay in Khaatumo ay Badb aadin doonto Bulshada ku dhibaateysan M/Buuhoodle islamarkaana uu Waajib ka saaran yahay.
MADAXWEYNAHA JUBBALAND IYO TALIYA HA CIIDANKA BOOLISKA OO CIIDAMO TABA BAR UGU SOO XIRAY KISMAAYO
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Md. Axmed Ma xamed Islaam ayaa shalay tababar usoo xiray dufcadii 3aad ee Ciidamada Boolis ka Jubbaland kuwaas oo mudo 3 bilood ah uu tababar uga socday Akadeemiyada tababarka Ciidan ka Booliska Jubbaland ee Kismaayo.
Ciidankan oo la baray dhamaan ca shara da layliga Askari iyo dhamaan wax yabaha uu u bahan yahay Askariga Boolis ka ah ayaa waxaa ay tiradoodu gaaraysa 201 Askari oo isugu jira wiilal iyo Gabdho si wanaagsan loo carbiyay. Dhamaan Ca sharada ay barteen ayay madasha kusoo bandhigeen iyagoo sidoo kale geedo ka ciyaar ku hor maray Mada xada hortooda. Dabagalka, kahor taga danbiyada, barista, ka hortaga rabshada ha, iyo habab kala duwan oo is difaacista shaqsiga ay kamid tahay ayay Askartu goobta kusoo bandhig een. Md. Md.Axmed Maxamed islaam ay aa muna asabada ka sheegay in Jubba land ay dadaal dheer galisay dhismaha Cii damo Boolis ah oo tayo leh sidii lagu heli lahaa maadama baahida ugu weyn ee Soomaaliya ay tahay Boolis si wanaagsan u shaqeeya maadama falalka amaanka lid ka ku ah ay yihiin kuwo u baahan khibrad iyoxeel dheeri wax ku ool ah
WASIIRKII DIFAACA IYO TALIYIHII CIIDDAN KA EE DOWLADDA AFGANISTAN OO IS WADA CASILAY.
Hadal ka soo baxay Xafiiska Madaxwe yne Ashraf Qaani ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynuhu oggolaaday Iscasilaada asi oo timid, kadib, markii in ka badan 140Askari lagu dilay Weerar ay Kooxda Daalibaan Jimcihii hore ku qaadeen Saldh ig Milliteri oo ku yaalla magaalladda Masa raalshariif. Twitterka Madaxtooyadda dalkaasi ayaa lagu xaqiijiyey inay iscasil een Wasiirkii Difaaca, C/llaahi Xabiibi iyo Taliyihii Ciiddanka Qaranka, Qadaam Sha ah Shahiim Kusimaha Afhayeenka Mad axtooyada Afganistan, Shaah Xuseen Mur tazawi aya a u sheegay REUTERS inay Madaxda is ku casileen Weerarkii ka dhac ay Masaralshariif ee W/dalkaasi.
DHALLINYARO LAGA SOO CELIYAY SUUDAAN TA KOFUREED AYAA OO LA KENEY MUQDISHO
Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan ta Koofureed ayaa ku guuleysatey inay xa bsiga ka soo deyso 17 dhalinyaro tahriib yaal ah ,Islamarkaana shalay dib ugu celi say dalka. Dhalinyaradan laga soo dajiy ay goroonka diyaaradaha M/Muqdisho wa xaa ku jiray carruur da’doodu ka yar tahay 15 jir ku waa soo ku rafaadsa naa Xabs iyada dalkaasi.
17dhalinyaro ee laga soo dajiyay garo onka waxaa la socday Safiirka Suudaanta Koofureed ee Soo maa liya Xuseen Xaaji Axmed Maxamed ,Xoghayaha 2aad Max amed Cali Maxamed iyo Axmed Cis man Cali (lafoole) oo ah Madaxa Socdaalka ee Safaaradda.
GUDDOOMIYE KUXIGEENNNADA MAAM ULKA G/BANAADIR OO LA MAGAC AABAY
Waxaa shalay lagu dhawaaqay Guddo omiye kuxigeennada gobolka Banaadir uu yeelanayo iyo Xoghayaha cusub ee go bolka, iyadoo gabi ahaanba la badalay guddoom iye kuxigeennadii hore. Is bedel ka lagu sameeyay Kuxigeenadii hore ee G/Banaadir iyo Xoghayaha Guud ayaa ah aa mid soo socday 2dii todobaad ee u da mbeeyay, waxaana ay qeyb ka aheyd is bedelkii uu ku yimid guddoomiye Taabid.
Labo Haween ayaa ka mid ah Guddo omiye kuxigeenada cusub iyo Xoghayaha Guud, taasoo noq oneysa markii u horeys ay oo Haween ka mid noqdaan Mas’uuliyi inta sare ee Maamulka Gobolka Ban aadir.
Akhriso magacyada guddoomiye kuxigee nnada cusub :
Gudoomiye kuxigeenadda iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir oo labad alay.
1Guddoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa loo magacaabay:
Marwo Muluuka Dheere Sh. C/qaadir
2Guddoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Md. Saalax Sh.Maxmaed
3Guddoomiye Kuxigeenka Arimaha Bul shadda waxaa loo magacaabay:
Md C/llaahi Xaaji Erig.
4Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Gu ud waxaa loomagacaa bay:
Aadan Sh Cali
5Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobol ka Banaadir waxaa loo magacaabay:
Subeyda Maxamed Mukhtaar
HOGGAAMIYAHA ALQAACIDA OO KU BAAQ AY DAGAAL KA DHAN AH MADAXWEYNAHA SYRIA.
Ayman Alzawahari ayaa ugu baaqay Jihaadistayaasha Sunniyiinta inay Dagaal Jabhadayn ah ku qaadaan Madaxweyne Bashaar Alasad iyo Isbahaysiga Iiraaniy ii nta. Farriin Cod ah oo la soo dhigay Ba ra ha Internetka ee Alqaacida waxa uu ugu baaqay Dagaalamayaasha inay u diyaar garoobaan Dagaal muddo dheer socda oo ay la galaan Isbahaysiga Reer Galbeedka ee ku sugn dalalka Iraq iyo Syria iyo Shii cadda Iiraaniyiinta taageeradda siinaya Madaxweynaha Syria, waa sida uu hada lka u dhigay.
Dhinaca kale, Ayman waxa uu ku boori yey Dagaalamayaasha Alqaacida inay be egsadaan Caddowga iyo inay Xukunka Sharecadda Islaamka ku soo rogaan siria
WADAHADALADA GALMUDUG IYO AHLUSUNA OO QARKA USAARAN INEY BURBURAAN
M/Muqdisho ayaa waxaa wali ku sug an wufuud ka kala socoto Maamulada gal mudug iyo ahlusuna oo u yimid ka qeyb galka wadahdaalo ay garwadeen ka tah ay dowladda dhexe. Saraakiil ka kala tirs an 2da Maamul oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay ineysan bilaaban wali wa da hadalada isla mar ahaantaasina aysan og eyn xiliga rasmi ahaan ay bilaabana yaan.
Jadwal ay si wadajir ah usoo saareen DFS iyo Galmudug ayaa la iskula gartay in la wadaha dlo 14 maalin oo ka bilaaba neysa 10bish an April ilaa iyo Shalay oo 24 taariikhdu aheyd balse waxba kama dhaqan galin heshiiskaas. 14kaas maalin ayey eheyd in todobo kamid ah la wada hadlo halka to dob ada kalena lagu dhaq an galiyo waxya abaha ay ku heshiiyaan labada dhinac ee wada hadleysa.
Waxaa hadda muuqaneysa ifafaalo ah inuu jirayo dib udhac ku imanayo watqigii lagu balamay iney qabsoonto doorashada Madaxweynaha cusub ee galmudug oo loo qoondeeyay 30ka bishan oo ku ast eysan maalinimada Axada ah ee soo soc ota.
Gudoomiyaha guddiga doorashada Ga lmudug Xildhibaan Maxamed xasan geelle ayaa dhacdo.com u sheegay ineysan dib u dheceynin xiligii lagu balamay doorasha da, taas badalkeed ayuu sheegay in dib loo dhigayo wadahadalka maadaama aan wali la guda galin.
Saraakiisha AhluSuna ayaa iyaguna dhankooda sheegay ineysan wali la kul min Madaxda Federalka oo ay eheyd iney wax isla meel dhigaan ka hor inta aysan la fariisan Galmudug. Waxa ay ku sheegeen kulankii ay la qaateen Todobaadkii hore Madaxeyne Farmaajo inuu ahaa oo kaliya mid casho ah oo ay san arimo siyaasade ed guda galin kulanka intii uu socday.
Dowladda somaliya ayaa wada hadalsiin ta Dhinacyada isku haya talada deegaan ada Galmudug u xilsaaratay wasiirada Ari maha Gudaha iyo Dibeda kuwaas oo ha da ku mashqulsan howlaha xaf iisyadoda.
Dadka odorosa Siyaasada ayaa shee gaya ineysan suura gal ku noqoneyn in lix cisho gudeheed lagu diyaariyo doorasho madaxweyne maadaama ay ka horeyso howlo ay kamid yihiin sameynta Guddi do orasho, diyaarinta goobta doorashada, hel ista Ciidan Amisom ah oo amniga xaqiijiyo iyo soo ban dhigista shuruudaha musharix iinta.
Haddii dib loo dhigo doorashada ayaa waxaa suura gal ah iney iska diidaan Ga lmudug maadama ay laba jeer oo hore dib uga dhacday waqti ay qabsadeen si loo qabto doorasho Madaxweyne, halka hadii wada hadalka dib loo dhigo oo doorash ada la isku diyaariyo ay adkaan doonto sidii arinkaas loogu qa ncin lahaa Maamul ka AhluSuna. Musharixiinta uhan qalta ageysa xilka Madaxtinimo ayaa iyagu aad uga walaa csan dib udhacyad an xargaha goostay ee hareeyay doora shada Madax weynaha Galmudug.
WASIIRKII DIFAACA IYO TALIYIHII CIIDD ANKA EE DOWLADDA AFGANISTAN OO IS WADA CASILAY.
Hadal ka soo baxay Xafiiska Madax we yne Ashraf Qaani ayaa lagu sheegay in uu Madaxweynuhu oggolaaday Iscasil aadaasi oo timid, kadib, markii in ka bad an 140Askari lagu dilay Weerar ay Koox da Daalibaan Jimcihii hore ku qaadeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla magaalladda Masaraalshariif.
Twitterka Madaxtooyadda dalkaasi ay aa lagu xaqiijiyey inay iscasileen Wasiirkii Difaaca, C/llaahi Xabiibi iyo Taliyihii Ciid danka Qaranka, Qadaam Shaah Shahiim
Kusimaha Afhayeenka Madaxtooyada Af ganistan, Shaah Xuseen Murtazawi ayaa u sheegay REUTERS inay Madaxda isku casileen Weerarkii ka dhacay Masaralshariif ee Waqooyiga dalkaasi.
DILALKA IYO KUFSIGA KA DHACAY SOOM AALILAND OO LA SOO BANDHIGAY
Guddi hoosaadka shuruucda, garsoor ka iyo arrimaha xuquuqal isnaanka golaha guurtida ayaa soo bandhigay goboladda dalka dil alkii iyo kufsigii ka dhacay. Gud didanay qaa warbixintan ka soo xigatay xe er ila alinta, waxaana golaha guurtida u soo jeed iyey warbixintan, iyagoo kala she egan gobol walba siday wax uga dhac een.
"Guddida shuruucda iyo garsoorka ee go laha guurtidda, waxay la kulmeen xeer ila alinta, waxaanay na siisay warbixintii dilalkii dhacay sanadkii 2016 kii, waxaana gobolka Maroodi jeex lagu dilay 15 dil, bu dhcad 108, kufsi 26, shil gaadhi 55, ma andooriya 27, isku day dil 18 buu ahaa, Gobolka Togdheer dilku wuxuu ahaa 27, budhcad 37, kufsi 17, Shil –gaadhi 29, Ma andoriye 43, Isku day 17, Awdal Dil 6, Bu dhcadnimo 11, Kufsi 8, Shil 4, Ma ando oriye 12, Isku day dil 4,. Saaxil 12 dil, Bu dhcad 4,Kufsi 6 Shil 47, Mandoriye 20, Isk uday dil 2. Sanaag Dil 6, Budhcad 4, Kufsi 19, Shil baabuur 6, Maandooriye 4, Isku day 8 . Sool dil 3, Budhacadnimo 5, Kufsi 8, Shil 12, Mandooriye 24, Isku day dil 24. Gabiley: dil 5, budhcad 9, kufsi 5, shil gaa dhi 34, maandooriye 24 iyo isku day dil 0. Saraar: dil 4, budhcad 0, kufsi 2, shil gaa dhi 2, maandooriye 0 iyo isku day dil 3.
Isu gaynta guud Total: dil 77, budhc ad 167, kufsi 91, shil gaadhi 189, maando oriye 156 iyo iskud ay dil 59.” Golaha Guur tidda oo ah hay’;ada nabada ynta u qaabi lsan wadanka ayaa guddidan garso rka iyo shuruucdu sheegeen inay meelo badan tageen,isla markaana waxy aalhii ay ka soo ururiyeen la wadaagayaan goleweyne
MARAYKANKA "BURCAD BADEEDA SOOMAA LIDA ABAARTAA SOO CELISAY”
Sarkaal sare oo ka tirsan millatariga Maraykanka ayaa sheegay in burcad bad eedda ku soolaabatay xeebaha Soomaali ya ay u muuqato in ay hurinayaan abaarta iyo macaluusha ka jirta Soomaaliya.
Taliyaha ciidammadda Maraykanka ee Afrika fadhigoodu yahay Jeneraal Thomas Waldhauser, ayaa sheegay in bishii hore ay dhaceen ilaa lix weerar oo ay burc adcad badeedu gaysatay.
Inkastoo sanadkii 2011kii ay cirka isku shareereen weerarada burcadbadeedku haddana gabi ahaanba way istaageen, ka dib ma rkii la xoojiyay ciidammad badda gaafwareega iyo shirkaddaha mar aakiibka oo sare u qaaday talaabooyinka ammaan maraakiibtooda. Jen./ Waldhauser ay aa haddalkan sheegay ka dib markii wasiirka difaaca ee Maraykanka Jim Mattis uu boo qday saldhigga milatari ee Maraykan ku ku leeyahay dalka Jibuuti.
Mattis ayaa sheegay in ay la socdaan fal alka burcadb adeedka balse uusan filay nin in milatariga Maraykanku ay jawaab ka bixiyaan.
MAAMULKA G/BANAADIR OO DIIRADDA KU HAYA DAKHLIGA CANSHU URTA EE XERADDA XALANE.
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u sheegay inuu Maamulka Go balka Banaadir qorsheynayo markii ugu horre ysay in Canshuur laga qaado Xar umaha Ganacsiga ee ka dhex furan Xer adda Xal ane ee magaalladda Muqdisho.
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa la fil ayaa inay magacaabaan Guddi ka soo shaqeeya Nidaamka ugu fudud ee La cag ha Canshuuraha looga qaadi karo Hot eel adda, Baarar, Carwooyin, Goobo lagu ca weeyo, Xafiisyadda Shirkadaha Qandar aaslayaasha, iyo goobo kale oo Gnaacsi oo ka dhex furan Xeradaasi, oo ay wada deggan yihiin Danjirayaal, Diplomasiyiin, Sa raakiisha QM, kuwa AMISOM iyo kuwa Hay’addaha Caalamiga.
Guddiga waxay kaloo soo tirokoobi d oonaan Tirada Xarumaha Ganacssiga ee Xerada Xalane ee ay ku waajibtay in laga qaado Canshuurta.
QARAX CIIDAMADA AMISOM LAGULA EEG TAY D/MAHADAAY EE SH/DHEXE.
Kolonyo ay la socdeeen Ciidamo ka tir san kuwa AMISOM ayaa waxaa Qarax la gula eeg tay Degm ada Mahadaay ee G/ Sh/ Dhexe.
Ilo deegaanka ah oo Shalay sheegeen in ay arkayeen Uuro xoogan oo cirka isku shareertay. Hase ahaatee Ma cadda Khas araha ka dh ashay Qaraxaasi iyadoona Qaraxa kadib Ciidamada AMISOM ay fur een Rasaas xoogan. Al Shabaab ayaa in ta badan weerarro nuucaani ah ku qaada Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Soo maaliya ee ka howlgala degmada Mahada ay.
DAB XOOGAN OO KA KACAY XERADA BA DBAADO EE MAGAALADA MUQDISHO.
Dab Xooggan ayaa shalay waxa uu ka ka cay Xerada Badbaado ee degmada Wad ajir oo Dad Barakacayaal ah ay degan yih iin. Wararka ayaa sheegaya in Dabkaan oo ahaa mid aad u xoogan ay ku dhaawa cmeen 5 qof ayna ku basbeeleen illaa 35 Cooshado oo barakacayaashaasi Hooy u ahaa.
Lama oga sababaha dhaliyay Dabkaas xoogan ee ka kacay Xerada Baraak cay aasha ee Badb aado. Xerada Badbaado ayaa la’aasaasay sanadkii 2011kii xillig aas oo abaaro ba’an oo ku dhuftay Dalka Sooamaliya islamarkaana ay soo gaaray een M/Muqdisho dad badan oo ka soo cararay qaar ka mid ah Gobollada Dalka Soomaaliya.
NIN HUBEYSAN OO MOTO BAJAAJ KU WEERA RAY ISGOSYKA BAKARAHA EE M/MUQDISHO
Nin ku hubey snaa Bastoolad ayaa lagu soo warram ayaa in shaklay Rasaas Kha saaro sababt ay uu huwiyay Mooto Bajaaj ay la socd een Askari ka tirsan Ciidamada DFS iyo Wiil Arday ah oo la socday.
Wararka ayaa sheegaya in Mootadani oo mareysay Isgoyska Bakaaraha ee deg mada Hodan Rasa asta la huwiyay uu ku geeriyooday Wadihii Moota Bajaajtaasi islamarkaana uu ku dhaawacmay Aska ri ga Mootada la socday sida Idaacadda Shabelle uu u xaqiijiyay qof Goob Jooge ahaa. Shalay ayey ah ayd markii Kooxo Hubeysan Askari ka tirsan Ciidamada dow ladda Soomaaliya ay ku dileen isla Isgoys kaasi Bakaaraha.
Maalmihii dambe ayaa dilalka qorshe ysan waxa ay ku soo badanayeen M/Muq disho haba ugu darnaadeen degmooyin ka Hodan iyo Howlwadaag ee G/Banadir.
COMPUTER LAGU ABAALMARIYAY MID KA MID AH DHAGEYSTAYAASHA RISAALA
Shirkadda Cheap Computers ayaa sha lay abaalmarisay mid ka mid ah Dhageys tayaasha Idaacad da Risaala, taasi oo ka qeyb qaadatay Tartan ay Idaacadda qaba tay. Anisa C/laahi Axmed oo ah Gaba dha laabaalmariyay ayaa waxa ay ku guuleys atay Labtop ay ugu tala gashay Shirkad da Cheap Compu ters, kadib markii ay ka soo dhex baxday Tartan lagu dhex qaba nayay Barnaamijka Dhalinyarada, gaar ah aan xubinta ku naso Afkaagahooyo.
Agaasimaha Idaacadda Risaala Ust aad Maxamed C/wahaab C/laahi iyo Mad axa suuqgeynta Shirkadda Cheap Comp uters Salaxudiin Maxamed Cusmaan ayaa goob ka ahaa Abaalmarinta la gudo onsi iyay Anisa C/laahi Axmed, taasi oo lagu soo aadiyay dabaal dega sanadguuradii Lixaad ee Risaala oo maanta ku beegan 24ka April.
Xubinta ku naso Afkaagahooyo oo ku dhex baxeysay Barnaamijka Dhalinyarada ayaa waxa ay soo socotay mudo Shan bil ood ah, waxaana soo daadihinayay Barna amijkaas Deeq Xuseen Deeq iyo Ab waan Cabdi C/laahi Koongo oo ahaa Guddiga Tartanka.
Ugu dambeyntii Anisa C/laahi Axmed ayaa ka mahad celisay Abaalmarintan, iya da oo gabayo amm aan ah u tirisay Idaa cadda Risaala iyo Shirkadda Cheap Com puters.
WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA MAAMULKA SOMALILNAD IYO MAS’UULIYIIN KALE OO SHIL GAARI GALAY
Wararka haatan ka imanaaya Maga alada Hargeysa ee Caasimada Maamulka Somaliland ayaa ku waramaya in wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Xukuumadda Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Ma reexaan) iyo xubno la socday ay shil gaari ku galeen waddada u dhaxaysa Magaa looyinka Har geysa Iyo Gabiley.
Sida ay sheegayaan wararku ka imaa naya Magaalada Hargeysa, shilkaasi ga ari ayuu dhaawac fud ud ka soo gaaray la ba ka mid ah ilaalada wasiirka hawlaha gu ud iyo guryeynta, iyada oo aanu shilkaas waxba ku noqon wasiirka, darawalkiisii iyo siyaasi Cabdilaahi Geeljire oo ka mid ah aa xubnaha Wasiirka wehelinayey.
Sidoo kale Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Xukuumadda Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) iyo xub naha la socday ayaa kasoo laabtay mag aalada Boorama ee Gobolka Awdal oo Mudooyinkii dambe ay howlo shaqo ay ku joogeen.
WASIIR YUUSUF GARAAD OO LA KULMAY DANJIRAYAASHA JARMALKA, TALYAANIGA IYO IMAARAADKA
waxaan Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda midba mar shir ugula yeeshay Danjiraha Talyaa niga u fadhiya Soomaa liya, Carlo Campanile iyo Danjiraha Ima araadka Carabta u fadhiya Muqdisho, Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi.
Danjirayaasha waxaan kala hadlay xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya ay la lee dahay Talyaaniga tan gobonimadii iyo Ima araadka Carabta tan iyo xilligii Shiikh Zayed.
Labadan Danjire iyo Danjiraha Jarma lka u qaabbilsan Soomaaliya Jutta Frasch oo aan goobjoog ka ahaa kulan uu Ra’ iisal Wasaaruhu kula yeeshay Madaxtoo yada markii dambena aan qadoshaqo ku la yeeshay mid ka mid ah Hoteellada Mu qdisho ayaan ka wadahadalnay qodobbo dhowr ah oo waxtar u leh xiriirka ay Soom aaliya la leedahay Talyaaniga, Imaaraad ka Carabta iyo Jarmalka.
Qodobbada aan Saddexda Danjire ka la hadlay waxaa ka mid ah isbeddelka siy aasadeed ee dalka ka dhacay, soo dho weynta shacabka iyo saameeynta uu isb eddelkaasi ku yeelan karo dalka haddii uu taageero la taaban karo ka helo dalalka aan saaxiibka nahay.
Waxaan xusay in Dowladda cusub ay ka go’an tahay in ay la dagaasho musuq maasuqa, taas oo faa’iidooyikeeda kale ka sokow, aan rajeyneyno in ay dhiirri gel iso in dalalka aan saaxiibka nahay sida Ja rmalka, Talyaaniga iyo Xubnaha Midowga Yurub iyo Imaaraadka Carabtu ay sii ko rdhiyaan taage erada iyo iskaashiga ay la leeyihiin Soomaaliya.
Waxaan xusay in maaddaama ay dhall inyaradu tahay tirada ugu badan ee bul shadeenna ay laga ma maarmaan tahay shaqo abuur ka sokow in aan damacsan nahay in aan kor u qaadno tirada fursada ha deeqaha waxbarasho ee ay u tartami karaan. Danjiryaashu si guud ayay u soo dhoweeyeen cods igaas. Su’aalo soo bax ay ka dibna, waxaan xusay in ay Dowlad du ay ku shaqeyneyso in ardayda la siin ayo deeqaha Waxbarasho ay ahaan doo naan kuwa ugu wanaagsan xagga natiija da imtixaa naadka.
Tababbarka Howlwadeennada Wasaa radda ayaa ahayd mowduuc aan kala had lay Danjirayaashu in ay Macaahiddoodu Diblomaasiyaddu ay tababbarro u fidiyaan shaqaalaha Wasaaradda. Qodob kale oo Danjirayaasha aan la socodsiiyay ayaaa ahaa in aan xoojineyno Waaxda Habmaa muuska Qaranka ee Wasaaradda Arrim aha Dibadda si ay Danjirayaasha Ajneb iga ah iyo wufuudda ugu fududeyso xiri irkooda laamaha Dowladda iyo dalka oo dhan.Waxaan u sheegay in Wasaa rad da Arrimaha Dibaddu, iyada oo la ka ashaneysa Wasaaradda Warfaafinta iyo laamaha kale ee Dowladda ay ballanqaad eyso in Dadweynaha Soomaaliyeed lala socodsiiyo Dowlad kasta oo taageero wax tar leh u fidisa ummadda Soomaaliyeed iyo Dowladdeeda.
Kulammada ka dhacay Xarunta Was aaradda Arrimaha Dibadda waxaa goobj oog ka ahaa Wasiiru Dowlaha iyo Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Dibadda, Agaasim aha Guud ee Habmaamuuska iyo Agaas imayaasha Yurub iyo Dalalka Carab ta.Saddexda Danjire waxaan mid kasta ka wadahadalnay xiriirka labadeenna dal.
Talyaaniga
Danjire Campanile waxaan uga mahad celin iskaashiga ay Dowladda Talyaanigu la leedahay Sooma aliya. Waxaan ka wad ahadalnay deeqaha Talyaanigu bixiyo ee soo mara Qarammada Midoobay iyo door ka ay Dowladda Soomaaliya ku lahaan karto hagiddooda iyo qiimeyntooda.
Waxaan ka wadahadalnay qabaqanqaaba da Booqasho uu Madaxweynaha Soomaa liya uu ku tegi doono dalka Talyaaniga mustaqbalka dhow.
Waxaan xusuusiyay Danjiraha Talyaan iga sida ay Soomaaliya uga faa’iideysatay mashaariicda uu Talyaanigu ka fuliyay So omaaliya oo ay ka mid tahay waddada is ku xirta Boosaaso iyo Garoowe. Wa xaan na Danjiraha u sheegay in maaddaama ay Soomaaliya ka soo kabaneyso colaad ay hadda baahi weyn u qabto mashaariic ho rumarineed.
Waxaa uu Danjiruhu si kaftan ah wax iiga weydiiyay in uu maqlay in aan Talya aniga wax ku bartay waxaanna uga warra may waxbarashadii aan ku qaatay magaal ada Sienna ee dalka Talyaaniga. Wa xaan u sheegay inaan Dowladda Talyaaniga ab aal uga hayo deeqda waxbarasho ee ay aniga iyo kuman yaal Soomaali ah u fidis ay taas oo aan xusay in aan maanta aad ugu baahi qabno.
Imaaraadka Carabta – UAE
Danjire Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi waxaan uga mahadceliyay sidii wacnayd ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo aan ka mid ahaa loogu soo dhoweeyay Abu Dhabi, fadhiyadii aan la yeelannay Madaxda dalka iyo ballan qaadkii waxqabad ee ay sameeyeen.
Waxaan si gaar ah uga mahadceliyay Bar naamijka deeq ururinta ee Jimcihii ka dha cay Imaaraadka Carabta ee dalka oo dhan looga ururiyay deeq samafal ah oo loogu tala galay dadka Soomaaliyeed ee ay abaartu asiibtay.
Danjiraha waxaan isla qirnay in ay Dow ladda Soomaaliya tahay Dowladda Shar ciga ah ee dalka oo dhan matasha isla markaasna ay iyadu tahay iridda sharciga ah ee laga soo galo dalka. Waxaan intaa u raaciyay in Dowladdu ay soo dhowey neyso horumarinta gobol kasta oo dalka ka mid ah, welibana ay u fududeyneyso Dowladdii dalka ka fulineysa mashruuc horumarineed, iyada oo la dhowrayo Mad axbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya isla markaasna laga fogaa nayo fal kasta oo taas wax u dhimi kara.
Jarmalka
Danjiraha Jarmalka uga wakiilka ah Soomaaliya, Jutta Frasch, ayaan ka qeyb galay kulan uu Ra’I isal Wasaaruhu kula ye eshay Xafiiskiisa. Ka dibna waxaan la qaa tay qadoshaqo.
Danjiraha waxaan isla soo qaadnay sidii aan u xoojin lahayn xiriirka ka dhexe eya Soomaaliya iyo Jar malka isla markaa sna aan isu weydaarsan lahayn booqasho oyin Madax Sare oo labada dhinac ah.
Qadada waxaan uga dul sheekeysan nay xiriirka Soomaaliya ay la leedahay Caalamka iyo sida aan u aragno in dalal ka aan jaarka nahay uu isku xiran yahay amnigeenna iyo horumarkeennu.
DOWLADDA SOOMALIYA OO ITOOBIYA KALA HADLAYSA WARIYE U XIRAN MUDDO 10SANO AH
Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in Dowladda Soomaliya ay ka shaqeyn doon to sidii xabsi ga loogu sii deyn lahaa Wariye Maxa med Aweys Muu ddeey (B oqorkaBartamaha) oo kam id ah wariyaa sha Soomaliyeed oo 10 sano ka bad an Itoobiya u xiran.
"Weriye Maxamed Aweys Muuddeey waa muwaaddin Soomaaliyeed, welibana waa nin aan in badan soo wadasha qeynay. Mas’uuliyad ayaa iga saaran. Inta sharcigu oggol yahay, waxba kama hagran doo no”, ayuu yiri Yuusuf Garaad.
Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibada Xu kuumadda Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa tilmaamay in Wasaaradda Arrimaha Dibada Dowladda Soomaliya ay mar walba ka shaqeyn doonto sidii loo garab istaagi lahaa Muwaadiniinta Soomal iyeed ee lagu dhibaateenayo dalalka caalamka.
DANJIRE BAROW OO KA HADLAY DILALKA SOOMAALIDA
Safiirka Soomaaliya ee wadanka K/Afrika Danjire Jamaal Maxamed Barow ayaa ka hadlay dilalka Soomaalida loogu geysto dalkaasi iyo sababaha keenay.
Waxa uu sheegay Soomaalida ugu badan ee lagu dilay Koonfur Afrika dilalkooda in uu ka dhacay Gobo lka Western Cape, wu xuuna sheegay arrintan inaysan aheyn mid loo dulqaadan karro, loona baahan ya hay in si deg deg ah wax looga qabto.
Danjire Barow waxa uu sheegay muhiim inay tahay in la sameeyo olole wacyi gelin ah, iyada oo la adeegsanayo warbaahinta iyo dadka Soomaaliyeed in ay adeegsa daan midnimadooda. Safiirka ayaa Jaaliya dda Soomaaliyeed ee ku dhaqan K/Afrika waxa uu ugu baaqay inay iskaashadaan kana digt oonaadaan cadowgooda.
Burcad Madow oo K/Afrikan ah ayaa di lal waxa ay u geystaan Soomaalida ku dhaqan dalkaasi, iya ga oo ujeedadooda ay tahay in ay dhacaan goobaha Ganacsi ee ay leeyihiin Soomaalida, waxaana soc da dadaalo wax looga qabanayo arrima haasi.
USA IYO MIDOWGA AFRIKA OO KA HADLAY AMNIGA SOOMAALIYA
Taliyaha Ciidanka Mareykanka iyo Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee (AFRICOM) ayaa waxa ay ka hadle en Ciidamada dho waan Dowladda Mareykanka ay u soo dir tay Soomaaliya iyo Amniga guud ee Soomaaliya. Waxa ay sheegeen Ciidama daas in aysan aheyn kuwo wax ka bedela ya Istiraatiijiyada dhinac amniga, balse ay yihiin Tababarayaal Ciidamada DF iyo ku wa AMISOM ka caawinaya dhanka Tabab arada.
Sidoo kale waxa ay sheegeen hadafko oda i uu yahay sidii Soomaaliya ay ula wa reegi laheyd Amnigeeda 2020ka, ama 2021ka, xilligaasi oo la filayo in ay dha cdo Doorashada Madaxtinimada Soomaal iya. Ergayga Gaarka ah ee Gudoomiy aha Gudiga Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa sheegay 2018ka in ay bilaabayaan ka bixista Soomaaliya, si Ciidamada Sooma aliya ay ula war eegaan Amniga.
Ciidamo 28,000 ah oo ka tirsan AMIS OM ayaa hada ku sugan Soomaaliya, kuw aasi oo ilaaliya Ma daxda DFS, iyaga oo sidoo kale Dagaal kula jira Shabaab.
Sidoo kale Ciidamada AMISOM ayaa ku sugan goobaha ugu waa weyn ee dal ka, sida inay ilaaliy aan Amniga Dekaddaha, Garoomada Diyaaradaha iyo meelo kale.
MADAXDA DALKA OO KU FUDUDAATAY ISB ADALKA LAGU SAMEEYAY TALIYAYA ASHA CIIDAMADA
Xildhiban C/laahi sheekh Ismaaciil oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka So omaliya oo la hadlay idaacadda Simba ay aa arin lagu fududaaday ku tilmaamay isbadalkii dhawaan lagu sameeyay Taliya yaasha Ciidamada Dowladda federaalka Soomaliya iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir.
Xildhibaanka ayaa sheegay in Dowla dda Cusub loogu baahnaa in ay yaro u sugto islamarkaana aan lagu deg degin in isbadal lagu same eyo taliyaasha Ciida mada Dowladda Federaalka Soomal iya iyo mas’uuliyiinta maamulka Gobolka banaadir oo ka ari miya halka ay dowla dda Soomaliya xarun u ah.
"Arinta dhibka ah ee haatan taagan waxa ay tahay in isbadal wadareed hal mar lagu sameeyay Tal iayaasha Ciidamada Dowl adda Federaalka Soomaliya, iyo mas’uuli yiinta Maamulka Gobolka banaadir, runtii waxaa laga dhexlay dhibaatooyinka Mag aalada ka dhacay,dowladda Cusub waxaa loogu baa hnaa in ay yaro sugto si loo kala sooco madaxda”, ayuu yiri Xildhiban C/l aahi sheekh Ismaaciil.
Dowladda Soomaliya ayaa wali wadda isbadalka lagu sameynayo madaxda xilal ka haysa ee lasoo shaqeysay Dowladii Hore,waxaa horaan la badalay taliyaasha Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo mas’uuliyiinta Gobolka banaadir.
Xigasho:simbanews.net
MAAMULKA BALEDWEYNE OO SHEEGAY IN XABSIGA LAGU SII HAYN DOONO ODAYAASHA
Ka dib markii Maamulka Gobolka Hiir aan, maalin ka hor ay xabsiga dhigeen tiro Odayaal ah oo hal beel ka soo wada jee da,islamarkaana loo haysto inay keenaan askari ka tirsan ciidanka dowladda oo la hayb ah Odayaasha kaasi oo dil ka gays tay Magaalada Baledweyne.
Odayaashaan oo Gudoomiyaha Gobol ka Hiiraan uu isugu yeeray kulan, markii ay u tageena xabsiga la dhigay, ayaa Ma amulka Gobolka Hiiraan oo xariga Oday aasha ka hadlay, wuxuu sheegay in aan an xabsiga laga sii dayn doonin Odaya asha illaa ay ka keenaan Askariga.
Maxamed Ibraahin Food Cadde Gudoom iyaha Magaalada Baledweyne, ayaa shee gay Odayaasha xabsiga in lagu sii hayn doono, sida uu go’aansaday Maamulka ill aa ay keenaan askariga la haybta ah ee dil ka gaystay.
"Odayaasha weli waa ay xiran yihiin, Odayaasha waxaa loo haystaa dhib iyo dhaawac ayaa dhacay, waxaa lagu balan sanaa inay soo gacan galiyaan ninka, ma aysan dhicin, illaa ay askariga ka keenaan lama sii daynaayo Odayaasha wax dhibaa to ah ma qabaan waa ay fiican yihiin.” Ayuu yiri Gudoomiya ha Baledweyne.
Nabadoon Axmed Xasan Cali, oo maal intii la xiray Odayaashaan xarigooda ka hadlay, ayaa sheegay in Cali Jeyte Cis maan uu amar ku bixiyay in xabsiga la dhi go Odayaasha Dhaqanka, oo iminka ku xiran Saldhiga Booliska Baledweyne. Wux uu xusay in dhawr iyo toban ay gaarayan Odayaasha xiran.
Isagoo la hadlayay Idaacadda Mustaq bal ee Magaalada Muqdisho, ayuu Cali Je yte Cismaan uu ku eedeeyay in dhibaato aad u baaxad weyn uu ka wado M/Bale dweyne. Waxaa xusid mudan askariga loo xiray Odayaashaan in Maamulka Gobolka Hiiraan iyo dowladuba ay hubka u dhiib een, kadibna dil uu gaystay loo soo xiray Odayaasha Beeshiisa ka soo jeeda.
DUQAYN CULUS OO KA DHACDAY KOONFUR TA SOMALIYA
Diyaarado aan la aqoon dalka laga lee yahay, ayaa caawa duqayn culus ka gays tay Deegaanka Wargaduud ee Gobolka Gedo, iyadoo duqaynta lala beegsaday saldhig ay deegaankaasi ku leeyihiin Ururka Al Shabaab.
Duqaynta oo ahayd mid is xig xigtay, ayaa si weyn looga maqlay Deegaanka Wargaduud iyo tuuloo yinka ku hareerey san, waxayna duqayntu u muuqatay mid qorsheysan. Waxaa soo baxaya Warar shee gaya in duqayntani lala eegtay xubno ka tirsan Saraakiisha Ururka Al Shabaab, inkastoo aan faah faahin laga hayn waxa ay kala yihiin.
Ilo wareedyo, ayaa xaqiijinaya in Xoog aga Shabaabku ay soo dhoobteen wadoo yinka soo gala sal dhigaasi, iyagoona xiray dhammaanba wadooyinkaasi. Duqaynta ceynkani oo kala ah, ayaa waxaa inta badan lala xiriiriya diyaaradaha aan duuliy aha lahayn ee laga leeyahay dalka Mare ykanka.
Juqraaci ahaan marka laga hadlayo Warg aduud waa dhul hawd oo buuraley ah, biy ahana laga helo, waxaana la tilmaamaa in xilliyada qaarkood ay dhuumaaleysi ah aan u taggaan Madaxda Al Shabaab. War gaduud waxay ku taallaa inta u dhaxeyso Degmada Baardheere iyo Deegaanka Ce elcadde, iya doo Ceelcadde uu 60km u jiro Xarunta G/Gedo ee M/Garbahaarey.
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH TALAADO 25-KA ABRIILE 2017-KA
MADAXWEYNAHA OO LA KULMAY QOYSKII MARXUUM TAHLIIL IYO ASKARIGII WADAY GA ARIGII JIIRAY OO LA XIRAY Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee shalay kulan kula qaatay Xarunta Madaxt ooyada Qoyska Marxuum Tahliil Jimca