WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 11-KA ABRIILE 2017-KA

0
Tuesday April 11, 2017 - 10:29:36 in Wararka by
  • Visits: 1014
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 11-KA ABRIILE 2017-KA

    XILDHIBAAN KA TIRSAN BARLMAANKA OO CODSADAY IN LA CADEEYO MAQAAMKA MUQDISHO Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah xub naha Barlamanka FS ayaa sheegay in muhiim ay tahay in Golayaasha dowlad da ay caddeeyaan maqaamka siyaasadeed ee M/M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XILDHIBAAN KA TIRSAN BARLMAANKA OO CODSADAY IN LA CADEEYO MAQAAMKA MUQDISHO Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah xub naha Barlamanka FS ayaa sheegay in muhiim ay tahay in Golayaasha dowlad da ay caddeeyaan maqaamka siyaasadeed ee M/Muqdisho. Cabdirashiid Xid dig ayaa tilmaamay in dhamaan Howlaha dowladda ay ka socdaan M/ Mu qdisho, is la markaana in la dafiro aysan

 

Haboo neyn. Waxa uu sheegay in Ammarrada dowladda ay ka fulaan inta ka dhexe ysa 2da Kaanta rool ee laga soo galo M/Muqdisho, taana ay sha raf dhac ku tahay Ma daxda dalka, loona baahan yahay in wax badan laga qabto arrimahaasi.

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig ayaa hadalkan ka jeediy ay kulan ay xil dhibaanada barlamaanka ku yeesheen Xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Gudd oonka sare ee Barlmaanka Soomaaliya ayaana sheegay in kulan gaar ah ay arrimaha asi uga doodi doonaan

ENG. YARISOW "TURKIGA WAA WALAAL SI KAL IYO LAAB AH U TAAGERA SOMALIYA"

Wasiirka Warfaafinta ayaa kulan la qaat ay Safiirka Turkiga u fadhiya Som alia H.E. Olgan Baker oo ay ka wa da hadl een hor umrinta warba ahinta dalka iyo sid ii Wasaa ra da looga sa acidi lah aa fulinta qor sha hee da sida hirgelin ta Wacyigelinta Bulshada.

Wasiir Eng. Yarisow ayaa marka hore u ga mahad celiyey Safiirka do orka ay Turk iga ka cayaarto Soomaaliya oo uu sheeg ay in wadamada kale looga baahanyahay inay ku daydaan oo ay si toos ah DFS iyo shac abka ay u soo gaarsiiyaan taageerad ooda. Eng. Yarisow ayaa yiri "Turkiga waa walaal si kal iyo laab ah u taageera Som aliYa."

Kulanka shalay uu Wasiirku la qaatay Safiirka Turkiga ayaa ah dad aalo uu bery ahan waday Wasiirka oo uu ku xoojinayo xiriirka dowladaha saaxiibka la ah Soom aaliya si taageero loogu helo qorsheyaa sha wasaarada warfaafinta oo uu Wasiir ku damacsanyahay inuu dib u habeyn we yn ku sameeyo Wasaarada iyo howlahee da si loo hirgeliyo maamul wanaag kalsoo ni gelin kara shacabka Soomaaliyeed.

CIIDAMO KUMAANDOOS AY TABABARAY IM AARAADKA CARABTA OO TABABAR LOOGU SOO XIRAY MUQDISHO

W/Gaashaandhigga Soomaaliya C/ra shiid C/llaahi Maxamed ayaa shalay Ta babar u soo xiray cutubyo ka tirsan Kuma andooska Ciidanka xoogga dalka oo lagu tababaray xero ciidan ay maamula an dow ladda isu tagga Imaaraadka Carabta oo ku taal Muqdisho. Munaasabadda Tabab arka loogu soo xirayay ciidamadan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Taliyaha cu sub ee Ciidanka xoogga dal ka, iyo ma s’u uliyiin kale.

Ciidamada kumaandooska ee tababar ka loo soo xiray ayaa waxay soo bandhige en dhoolatus kala duwan oo muujinayay, xirfadooda sare iyo waxyaabihii ay ka bar teen tababarka, waxaana la dhacay mas’u uliyiintiintii ka qeyb gashay. Qaar ka mid ah ciidamada tababarka ka galay kaalma ha hore ayaa la guddoonsiiyay abaal mari nno kala duwan, waxayna u badnaayeen dhalinyaro la soo xulay oo aan balwad lah eyn. W/G/dhigga Md.C/rashiid oo munaa sabada ka hadlay ayaa uga mahad celiy ay Imaaraadka Carabta tababarka ay siiy een Ciidamadan u tababaran sida kumaa ndooska ah.

Waxaa uu sheegay Wasiirku inay ciidan kan yihiin kuwa u diyaarsan in dalka ka xo reeyaan cado wga , waxa u una ku booriy ay ciidankan cusub in ay noqdaan wadani yiin u istaaga difaaca dalkooda ,diintooda iyo dadkooda. Imaaraadka Carabta ayaa leh ciidamo gaar ah oo Soomaali ay tabab areen, waxaa na ay yihiin ciidamo ilaaliya Xarumaha ay ku leeyihiin Muqdisho, sida Safaaraddoo da ku taal degmada C/casiis iyo Isbitaalka ku yaala dhinaca degmada Shingaani.

WARARKII UGU DAMBEEYAY SARAAKIIL KU GEERIYOOTAY ISMIIDAAMINTA KA DHACDAY WARSHADII NACNACA

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada iyo dha awaca ka dhashay qarax uu fuliyay ruux xi rnaa Jaakad ka sameysan waxyaabaha qarxa, kaasi oo soo xirtay tuutaha cii dam ada Militariga Somaliya, kadibna isku qarx iyay Saraakiil iyo ciidan joogay Warshadii hore ee Nacnaca, balse hadda loo yaqaan Xerada ciidanka General Dhagabadan.

Waxaa la xaqiijiyay laba Sarkaal oo ka tirsan ciidamada Militariga inay ku geeriyo odeen qaraxa asi kuwaasi Waxaa kale oo la xaqiijiyay askar gaaraysaa ilaa Afar ask ari inay ku geeriyoodeen qara xaasi, waxa ana tirada dhimashada ay gaaraysaa ilaa 6 ruux oo Saraakiil iyo Askar isugu jirta intaba.

Ninkaan waxyaabaha qarxa isku soo xi ray ee ciidamada isku dhex qarxiyay ayaa la sheegay in ciidamada Militariga u ima an jiray, balse aanan ka tirsaneyn ciidam ada Xooga dalka Somaliya. Ma suuliyadda qaraxaasi Ismiidaaminta ah ayaa waxaa sheegtay Ururka Al Shabaab oo dowladda Soma liya dagaal kula jira.

War ka soo baxay Al-Shabaab waxa ay ku sheegteen in Qaraxaasi ay ku dile en 24 ruux oo Sar aakiil tababarayaal iyo askar isugu jirta, balse ma jirto ilo rasmi ah oo xaqiijinaysa qaraxaasi sheeg asha da Al Shab aab. Al Shabaab ayaa kor dhi say weerara da ay ka geysan ayaan M/Mu qdisho,.

Dhinaca kale Qarax ka dhashay gaari wa xyaaba ha qarxa lagu xiray oo shalay ka dhacay Xamar weyne Qarax ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa lagu xiray ayaa shalay subaxdii ka dhacay agag aarka Isbit aalka Martiini ee degmada Xamar weyne, Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ku dhin tay ninkii watay gaariga oo lagu maga caabo C/qaa dir Cismaan Faarax oo loo yaqaano Dr. Yare, kaa soo la sheegay inuu ka mid yah ay shaqaalaha W/Waxbar ashada.

Ninkan ayaa u geeriyooday dhaawac cul us oo ka soo gaaray qaraxa loogu xiray ga arigiisa, iyadoo qeybaha dambe ee jir kiisa, sida 2da lugood uu ka go’ay Qaraxy ada lagu xiro gaadiidka gaarka loo leeyah ay qaraxyadaan ayaa ku soo badanaya dalka gaar ahaan magaalda muqdisho wixii ka dambe eyay markii Madaxw eyna ha Somaliya uu ku dhawaaqay dag aal ka dhan ah Ururka Al Shabaab.

UNICEF OO KU BAAQDAY IN LA SII DAA YO CARRUURTA MUSLIMIINTA EE KU XIRAN DALKA MYANMAR (BURMA)

Wakiilka Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Carruurta (UNICEF) u jooga dalkaasi, Bertrand Bainvel ayaa sheegay in Carruurta Qowmiyadda Muslimiinta Roh ingya ee looga tiro badan yahay dal kaasi ku xiran yihiin Xabsiyadda dalkaasi.

Carruurtaasi oo ay ku jraan kuwo 10-jiro ah waxay ka mid yihiin Boqolaal Mus slimiinta Rohingya oo loo xiray, iyagoo la gu eedeynyo inay la shqeey aan Kooxaha Mukhaawamadda.

REUTERS ayaa aragtay Dukumenti aan la sii daynin oo ay Boliska dalkaasi ku sheegeen inay 13 carruur ka mid yihiin in ka badan 400 oo qof oo ka soo jeeda Qo wmiyadda Rohingya oo la xiray tan iyo bishii October 9-dii ee sannadkii hore. Xilli gaasi waxaa la weeraray 3 Bar Kontorool oo ay Boliska ku leeyihiin Xuduuka Mya nmar la wadaagaan dalka Bangaladesh.

CIIDAMADDA BADDA SHIINAHA OO FASHILI YAY WEERAR AY BURCAD BADEEDA GEYSAN RABEEN

Ciidamada Badda ee dalka Shiinaha ayaa sheegay in ay ka hortageen markab ku socdaalayay xeebaha gacanka cadme ed ee ku dhirirsan biyaha dalka Soomaal iya oo kooxaha burcad badeeda weerar ay ku qaadeen.Hadal ka soo baxay ciida mada ladagaallanka burcad badeeda da lka shiinaha ayaa sheegay in markab gan acsi oo laga lahaa boqortooyada britian iyo shaqaalihii markabka oo 19 qof ahaa in laga soo samata bixiyay kooxaha burc ad badeeda Soomaalida.

Afayeenka howlaha ganaciga badda ee dalka Britan oo xaruntoodu tahay magaala da Abu-Dubia ee isutaga imaaraatka car abta ayaa xaqiijiyay in markabkooda gan acsi laga leexiyay wadadii uu ku socday balse la soo badbaadiyay kadib dadaalo ay sameeyeen maraakiibta dagaalka ee dalka shin aha waxaana uu xusay in mark abka uu ka’yimid dalka Syria ee bariga Dhexe. Afduubkii ugu hore eyay ay geesta an kooxaha burcad badeeda 5 sano ka dib ayaa dhacay bishii aynu ka soo gudub

nay ee Maarso.

RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO KORM EER KU TAGAY DEKEDA MUQDISHO

R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay kormeer howleed ku tagay Dekeda we yn ee M/Muqdisho, si uu ugu guur galo hannaanka ay u shaqeyso Dekada, isla markaana loo ilaaliyo dhaqaa laha laga aruuriyo dadka isticmaala Deka dda, maadaama ay dekaddu yeelatay maamul cusub.

R/Wasaaraha ayaa kulan gaar ah la ye eshay maamulka Dekadda, waxaa uu ka xog-wareystay qaabka ay u shaqayso dek adda, caqabadaha ka jira iyo qaabka ugu wanaagsan ee loo tayayn karo adeegyada ay dekaddu u hayso shacabka Soomaaliy eed, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara musuq maasuq iyo ku takrifal hanti dadweyne. Mr.Kheyre ayaa la kulmay Ma amulka cusub ee Dekeda Muqdisho inay dar dar geliyaan shaqooyinka muhiimka ah ee shacabka Soomaaliyeed u heyso.

Ugu dambeyn R/Wasaare Kheyre ayaa ku booriyey madaxda iyo shaqaalaha ka howlgala Dekada in ay ilaaliyaan Mas’uuli yadda lagu aaminay maadaama ay Dowl addu waddo qorshe lagu wada xis aabtam ayo, isagoo carrabka ku adkeeyay inaan la aqbali doonin in shaqsi gaar ah uu ku ta kri falo dhaqaalaha Dowladda.

WASAARADA AMNIGA OO BILAWDAY DIB U FURIDA WADOOYINKA XIRAN EE MUQDISHO.

Afahayeenka W/Amnigga Gudaha XFS Md.Cabdikamil Macalin Shukri oo warbaa hinta Muqdisho shalay kula hadlay ayaa sheegay in wasaaradda ay bilawday qaadi sta dhagxaanta lagu gooyey wa dooyinka waaweyn ee Muqdisho. Md.Cabdikamil ayaa tibaaxay in W/Amnigga talaabadii u gu horee say ay qaaddo ay tahay in laga wareejiyo wax yaabaha dhibka ku ah shac abka Soomaaliyeed, shal ay tana la bilaab ay qorsha ah in wadooyinka Muqdisho la ga qaado dhagaxaanta.

Inta badan waddooyinka muhiimka u ah isku socodka gaadiidka dadwenaha ayaa waxa ku xiran dhagaxaan waa weyn, wax aana isbadal ku keeni dontaa isku socod ka Magaalada haddii la dhaqan galiyo.

PAKISTAN OO XUKUN KU RIDAY SAR KAAL KA TIRSAN SIRDOONKA HINDI YA OO MAALG ELIN JIREY KOXAHA ARGAGIXISADDA

Maxkamad Milliteri oo ay leeyihiin Milliteriga Pakistan waxay shalay Xukun dil ah ku xukuntay Sar kaal ka tirsanaa Sir doonka Hindiya, kaasi oo lagu helay Ba saasinimo iyo Kharbudaad. Ninkaasi oo lagu magacaabo Kulbushan Jadhav ayaa la xiray Bishii March ee sannadkii ho re,wuxuuna taageero iyo maalgelin siin jir ey Dhqdhqaaqyadda Argagixisadda ee ka dhaca Gobalka Balojistaan iyo maga alada Dekedda leh ee Karachi oo ku yalla K/ta Pakistan. Jen.Qamer Jvad Bajwa oo ka tir san Milli teri ga Pakistan ayaa xaqiijiyey Xu kunka di lka ee lagu riday Ninkaasi, balse lama sheegin xilliga la too gan doono.

Dhinaca kale, Milliteriga Pakistan waxay soo bandhigeen Muuqaal Video oo muuji naya falalka la gu soo oogay Eedeysanha asi.Dowladda Hindiya waxay beenisay In uu Sarkaalkaasi ahaa Basaas, wax ayna Xukunka dilka ee lagu xukumay ku sheeg tay Xukun Dil oo la soo qorsheeyey.

CIIDANKA BOOLISKA EE DEGMADA QORYOO LEEY OO GACANTA KU DHIGAY HORJOOGAY AAL KA TIRSAN AL-SHABAAB

Taliyaha Saldhiga booliska D/Qoryool eey 2/Xidigle Cali Maxamed Aadan ayaa faah faahin ka bixi yay howlgalka ay ka sa meeyeen D/Qoryooleey iyo Tuulooyinka Hoosyimaada oo ay gacanta ku dhig een horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab.

Taliyaha ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 4 ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo u sheegay in 2 ka mid ah ay ahayeen horjoogayaal oo ay ka soo qabteen meel 6 km u jirta D/Qoryooleey. Taliyaha ayaa uga mahad celiyay shacabka degmada oo uu ku tilmaamay inay gacan ku siiyeen si dii loo soo qaban lahaa horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab, waxaana uu intaa ku daray in sidoo kale howlgalka lagu soo qabtay hub iyo saan adba.

Ciidanka booliska ee D/Qoryooleey ay aa maalmihii dhawaa sameeyay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana taliyaha ciidanka uu ballan qaaday inay joogtey do onaan howlgallada lagu baac sanayo Al-Shabaab.

AGAASIMAYAASHA WAAXYAHA WASAARAD DA WARFAAFINTA OO MAANTA XILALKOODA LA KALA WAREEGAY.

Xilli dorraad W/Warfaafinta iyo H/D. JFS Md. C/raxman Cumar Cusman (Eng. Yarisow) uu isba dal ku sameeyay waaxya ha wasaaradda ayaa shalay agaasimaya ashu waxa ay la kala wareegeen xafiisya da loo magacaabay.

Liibaan Cabdi Cali agaasimaha cusub ee Telefishinta Qaranlka ayaa xilka kala wareegay Naasir Xasan Xuseen oo isna waaxda Maamulka iyo qorshaynta kala wareegay C/llahi Sh C/raxmaan Hay be oo loo badalay waaxda Sonna. C/raxman Sh Yuusuf Al-cadaala oo si KMG loogu magic aabay agaasimaha guud ee W/Warfaafin ta ayaa waaxda Sonna ku wareejiyay C/ll ahi Sh C/raxmaan Haybe.

Agaasimayaasha ayaa kormeeray qaab ka shaqo ee Waaxyaha Talefishinka, Son na, iyo xafi isyada kale, waxaana ay shaq aalaha waaxyaha kula dardaarmeen inay shaqadooda u gutaan si huf an. Agaasima ha cusub ee loo soo magacaabay Radio Muqdisho ayaa isna la filayaa inuu dhawa an xilkiisa la wareego.

XILDHIBAANADA BF OO DOORTAY GUDDI

Xildhibaanada Baarlamaanka FS ayaa shalay waxa ay kulan ku yeesheen xarun ta Golaha shac abka, waxaana xaadiray kalfadhigan in ka badan 200 oo xildhibaan.

Kulankan ayaa waxaa shir gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarla maanka FSMd. C/wali Sh.Ibraahim Muud deey.

Xildhibaannada ayaa iska soo doortay il aa iyo 5 xubnood, kuwaas oo Golaha sha cabka u mat alaya Guddiga dabagalka iyo dhaqan gelinta Dastuurka dalka. Ilaa iyo 5 xubnood oo kale ayaa wax aa la filayaa in ay ka yimaadaan xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya, sida horey loo sii shee gay.

C/wali Sh. Ibraahim Muudey Guddoomi ye ku xigeenka 1aad ee BFS ayaa ku dha waaqay natii jada codeynta shalay.

DOON AY HAYSTEEN BURCAD BADEED OO XOOG LAGU SOO FURTAY

G/Degmada Hobyo C/hi Axmed Cali {Fat} oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in iya goo Kaashanaya Guurtida Deegaanka ay soo furteen doon ganacsi oo ay xeebaha Galmudug ku heysteen kooxaha burcad badeedda Soomaalida.

Guddoomiyaha ayaa SONNA u shee gay in iyadoo la adeegsanayo Awood Cii dan lasoo bad baadiyay 2 kamid ah shaq aalaha Doonta Al Kowsar oo dhalashado odu tahay Indian iyo doontii adu ubka loo heystay.

"Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka ashanay Odayaasha deegaanka ayaa soo furtay doon u rar neyd ganacsato Soomaa liyeed iyo 2 ba ka mid ah shaqaalihii la socday doontaasi oo dhawaan laga soo afduubtay Xeebaha u dhexeeya Soomaali ya iyo Yeman, hadda shaqaalahaasi wey Caafimaad Qabaan doontiina gacanteena ayay ku jirtaa” ayuu yiri Md Fat

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ciida mada Ammaanka ay ku raad joogaan 8 kamid ah shaqaalihii la socday doonta, ku waas oo burcadbadeeddu hore uga dajiye en doonta islamarkaana lagu hayo dhulka xeebta ah deegaanada Galmudug.

Ugu dambeyntii Maamulka Degmada Hobyo waxa ay sheegeen in aan la aqbali Karin in falal bur cad badeednimo la xiriira aan laga abaabuli Karin deegaankooda, isagoo ugu baaqay burcadbadeed da in ay xorriyaddooda u soo celiyaan muwaadin iinta India ee ay afduubka ku heystaan.

WIIL ISKU DHIGAY GAWARIDA AAMISOM KADIB MARKII AY JIIREEN SADAX WIIL OO LA DHALATAY

Ka dib markii kolonyo ka tirsan ciidama da Amisom ay deegaanka siinka dheer ku jiireen 3-wiil oo walaalo ah ayaa ciidama dii Amisom waxa ay isku dayeen inay goo bta ka baxsadaan, laakiin wiil la dhashay wiilasha ay dhawceen ayaa eryaday xili ay marayeena isgooska Ex kontorool uu isku hordhigay gawaarida si uu u joojiyo taasoo keentay in ay istaagaan.

Wiilkii ayaa helay taageero shacab waxa an dadweynaha deegaankaas ay ka dhiidhiyeen in gawarada ka baxsato goob ta waxaayna goobtaasi lagu xayiray gaadi idka amisom iyadoo ay hal kaasi soo gaa reen ciidmada dowladda soomaaliya .

Waxa ay ciidamo ka tirsan kuwa dowlada la wareegay ammaanka wadada iyadoo gaadiidka amisom halkaa ku xayirnaayen ilaa muddo waxaan ciidmada wadooyinka ee goobta soo gaaray iyo kuwa military gaba ay hayaan howlaha shilkaasi kaga aadan.

Iyadoo ciidmada amisom ee kolonyada ahaa sheegeen in ay oggol yihiin wixii wa da hadal ah ee shilkaasiku yimid wiilasha

Warar ayaa sheegaya in wiilahsa walaa ha ah ay dhaawacyo ka qabaan mid 2da lu good midkalena gacan iyadoo midka kale uu dhaawaca ka qabo madaxa .

ZAKARIYE XAAJI CABDI "DHISMAHA SALDHI GA MILATERI EE BERBERA, WAA ARRIN QATAR KU AH…”

Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud Cabdi ayaa sheegay in saldhiga Milateri ee Imaaraadka Car abta ka dhisanayo da lka isu tagga Imaaraadka Carabta ay ta hay arrin qatar ku ah ammaanka Soom aaliya. Zakariye ayaa kala qaaday Deke da Berbera iyo tan Boosaaso oo shirkad laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta la wareegtay, isagoo xusay in Dekeda Bo osaaso ay tahay deked la dhisayo, balse tan Berbera ay tahay saldhig milateri.

"Berbera iyo Boosaaso arrinteena waa kala duwan tahay, tan berbera waxaa ku ji rta saldhig mila teri ee dowladda Imaaraad ka ka dhisaneyso, arrinta Boosaaso waa dhisme dekeda la dhisayo oo ah horumar in”ayuu yiri Xildhibaan Zakariye.

Xildhibaanka ayaa sheegay in mooshin ka laga keenay saldhiga milateri ee Imaa raadka ka dhisa nayo Berbera uu Baarla maanka ka doodayo, isla markaana ay u arkaan arrin qatar ah. "Mooshinka laga ke enay Saldhiga Berbera, Baarlamaanka waa uu ka doodayaa, waa loo badan yah ay inaan la aqbalin, waayo waxaa u arag naa inay qatar ku tahay Soomaaliya, waa yo saldhig Milateri kama bixi karto Sooma aliya”ayuu yiri Xildhibaan Zakariye. Sid oo kale waxaa uu sheegay in ujeed ka Imaa raadka Carabta uu saldhig Milateri uga furanayo ay tahay inuu ka weeraro da lka Yemen, waxaana uu xusay in arrintan ay tahay mid caqabad ku noqoneysa nab adgelyada iyo madax banaanida dalka.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socdo ka doo do saldhiga Milat eri ee Berbera, lama oga mooshinka hor-yaala Baarlamaanka wax aa uu ka bedeli doono socdaalka Madaxweyne Farmaajo ku tagay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta.

MAREYKANKA OO WEERAR KALE KU QAADAYA DALKA SYRIA

Madaxweynaha dalka Mareykanka Don ald Trump ayaa qorsheynaya weerarka ka le oo ka dhan ah dowladda Syria Xog-ha yaha arrimaha dibadda Mareykan ka Rex Tillerson ayaa sheegay in wali hadafkoo da ugu weyn ee Sryia uu yahay ka libin ga aridda kooxda isku magacawday Khilaafa da Islaamka.

Waxaa uu sheegay in marka ay ka guu leystaan Daacish ay si toos ah ugu jeesan doonaan xasilinta xaaladda Suuriya. Ware ysi ay siisay TV-ga CNN ayey Ambassa dor Nikki Haley ku sheeg tay in Trump uu san halkaan ku istaagi doonin, balseuu qa adi doono weeraro dheeraad ah haddii loo baahdo. Dalka Syria waxaa ka socda dagaal so keeye oo soo billowday sanadki 2011-ki. Waxaa uu u dhaxeeyaa dowlada uu mad axda ka yahay Bishaar Al-Asad iyo kooxo mucaarad ah oo leh ujeedooyin iska soo horjeeda. Dagaalkaas ayaa waxaa sidoo kale ka faa’iiday kooxda Daacish, oo qa bsatay magaalooyin badan oo dalkaas ka mid ah, iyo qeybo ka mid ah dalka Ciraq.

NIN U DHASHAY RUUSHKA OO LOO XIRAY ‘U JABSASHADA DOORASHADII MREYKANKA’

Nin u dhashay dalka Ruushka oo lagu tuhunsan yahay inuu isku dayay u jabs ashada hanaanka doorashadii madaxtinni mada Mareykanka ee dhacday sanadkii la soo dhaafay ayaa lagu xiray dalka Spain.

Booliska Spain ayaa sheegay in ninkan la gu xiray magaalada Barcelona Jimcihii ka dib markii la soo saaray dalab caalami ah oo uu Mareykanku ku dalbaday in ninkan la soo qabto.

Warbaahinta dalka Spain iyo Ruushka ayaa ninkan magaciisa ku sheegay Peter Levashov. Xaask iiisa ayaa sheegtay in xiri taankiisa uu xiriir la leehay iskudaygii lagu doonayay in lagu jabsado hana anka door ashadii madaxtinnimada Mareykanka ee dhacday bishii Nofeember. Spain ayaa sheegtay in masu’uuliyiinta Mareykanka ay dalbadeen in lagu soo warejiyo nin kani.

Trump ‘ayaa aqbalay Ruushka inuu u dhacay doorashada Maraykanka’ Suura gal ma tahay in lagu shubto doorashada Mareykanka?

Mas’uul sheegay inaanu xiriir ka dhexe yn Trump iyo Ruushka Mareykanka ayaa ku eedeeyay Ru ushka inuu ka dambeey ay olole dhinaca internetka ah oo uu ku doonayay inuu galaangal ku yeesho doora shada madaxtinnimada iyagoo doorbida yay in Donald Trump uu ku guuleysto.

Mareykanka waxa uu sheegay in mad axweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku lug lahaa wee rrarada dhanka Internet-ka ee lagu soo qaaday ololaha doorashada Mareykanka.

Mosco ayaa horay u beenisay eeday mahaasi.

NORWAY OO SARE U QAADAY FEEJIGNAANTA FALALKA ARGAGIXISADA KA DIB MARKII BAM LAGU ARKAY OSLO

Shayyga qarxa waxaa laga helay ba rtamaha agagaarka Gronland Shayyga qa rxa waxaa laga helay bartamaha agagaar ka Gronland Hay’adaha sirdoonka ee dal ka Norway ayaa sare u qaaday heerka fee jignaanta ee ka qaadanayaan khatarta ka soo fool leh argagixisada, ka dib markii bam macmal ah laga helay bartamaha M. Oslo.

Laamaha ammaanku waxay sheegeen in ay hadda "u badantahay” in uu weerar dhaco Sabtidii ay ay booliisku isku gadaa meen qaybo badan oo ka mid ah Gronl and oo ku taalla bartamaha M/Oslo, halkaas oo ay ka fuliyiin furfuridda walax qaraxda. Waxaa la xiray wiil 17 jir ah oo Ruushka u dha shay.

Qareenkiisa ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in wiilku uu diiday in uu wax gaf ah sameeyay, wiilkuna uu ficilkaas u ga gol lahaa shactiro ama maadays. Wiil kan yar ayaa Norway u wareegay 2010 kii wuxuuna dalbaday magangalyo, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reu ters. Ma daxa sirdoonka Benedicte Bjornla nd ayaa ka digtay weeraro la soo mingu uriyay Madaxa sirdoonka Benedicte Bjornl and ayaa ka digtay weeraro la soo ming uuriyay

Benedicte Bjornland, oo ah madax ka ah booliiska ayaa sheegay in aysan cadd ayn in wiilka yar ee 17 jirka uu oga gol la haa in uu gaysto weerar argagixisanimo.

Booliska Norway oo bam la dhigay badht amaha Oslo kala furfuray Muran ka dha shay gabar indha-shareer xiran oo shaqo laga siiyey Norway Facebook oo ka laaba tay go’aan ay ku diiday sawir taar iikhi ah

Waa maxay heshiiska ay UK ka doona yso Midowga Yurub?

Waxay sheegtay in weeraradoo dhaw aan ka dhacay Faransiiska, Jermalka, UK, Ruushka "in la qaadsiin karo Norway” wax ayna ka digtay in horseedi karaan weer arro la soo minguuriyay. Sare u qaadidan feejignaanta ayaa sii jiridoonta 2 billood.

SOMALILAND OO GACANTA KU DHIGTAY MARKAB HUB SIDAY OO KUSOO WAJAHNAA SOOMALIYA

wararka ka imaanaayo M/Hargeysa ay aa ku soo waramaayo in markab siday sa anad ciidan oo kusoo wajahnaa Soomali ya ay gacanta ku dhigeen ciidamadda ila allada xeebaha Somaliland. War arka Si mba ay heleyso ayaa sheegaya in markab kaani ay cilad ku timid isagoo maraayo biy aha Somaliland sidaasi awgeedana ay cii damadda ilaalada xeebaha Somaliland ugu suurto gashay in ay qabtaan markab kaani.

Ilaa haatan lama oga halka markabkaa ni lagu haayo hase ahaatee wararka qaar ayaa ku warama ayo in markabkaan loo jii day xeebaha M/Berbera halka warar kala na ay sheegayan in markabkaani loo jiid ay wadanka Jabuuti ka dib markay ka wa da hadleen Dowladda Jabuuti iyo Somalil and. Markabkaani ayaa waxa uu waday saanad ciidan oo uu u waday ciidamadda Jabuuti ee ku sugan gudaha dalka kuwa asi oo Soomaliya u jooga howl-galka naba dsugida M/Afrika ee Soomaliya (AMISOM),

Sida wararka aan ku heleyno markab kaani ayaa waxaa laga leeyahay soomalil and waxuuse u rarnaa dowladda jabuuti oo ciidamadeeda jooga soomaaliya ugu

Wa saanad ciidan.

TALIYAHA CUSUB EE CIIDAMADA BOOLISKA OO SHALAY XILKA LA WAREEGAY

Taliyaha cusub ee Ciidamada xoogga dalka Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa shalay xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliye ed Jen. Maxamed Sh.Xasan Xaam ud.

Munaasabad xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Amniga Max amed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Saraak iil ka tirsan ciidanka Booliska. Taliyihii ho re Jen, Xaamud ayaa ka war bixiyay waxy aabihii uu soo qabsoomay, waxaana uu mahad celiyay Ciidamada Booliska iyo Sa raakiisha sida wanaagsan ee ay ula soo shaqeeyeen.

Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Jen. C/xakiin Saacid oo horay xilkan u soo qabtay ayaa ballan qaaday in halkeeda ka sii wado horumarinta ciidamada booliska iyo sidii amniga loo sugi la haa, iyadoo ho ray xilkan u soo qabtay, oo looga qaaday xil gudasho la’aan. Ugu dambeyn wasiirka Amniga Md.Ducaale ayaa kula dar daarm ay Taliyaha cusub, inuu ka soo dhalaalo waajibaadka loo igmaday.

ISLOW"CULIMADDA WAA IN AY WACYI GALIYAAN DHALINYARADDA LA QALDAY EE KA TIRSAN AL-SHABAAB”,

W/W Amniga Gudaha XSS Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow(Ducaale) oo wa rbaahinta kula ha dlay M/Muqdisho ayaa sheegay in lama huraan tahay ka shaqey nta amniga Caasimada Soomaliya ee M/Muqdisho. W/ Ducaale ayaa sheegay in Xi ldhibaanada Baarlamanka Soomaliyeed iyo Culu mada Soomaaliyeedna laga doon ayo in wacyi galin balaaran siiyaan dhalin yarada laqalday ee ka Tirsan Xarakada Al-shabaab, ciidankana diyaar u yahay ka shaqeynta amniga isla markaana la xis aabtan dhab ah uu jiri doono.

"Culimadda Soomaliyeed, Xildhibaana da Baarlamanka Soomaliyeed iyo Shacab ka Soomaliyeed waxaa loogu baahan ya hay inay ka shaqeeyaan amniga M/Muqdi sho,doorka Culimadda Soomaliyeed waa inuu noqdaan wacyi galinta dhalinyarad da la qaldan ee ka tirsan Xarakada Al-sha baab”, ayuu yiri WasiirkaDucaale.

Hadalka wasiirka ayaa imaanaya Xili M/ Muqdisho ay martigalisay todobadkaan gu dihiisa qaraxyo, iyo dilal qorshaysan ay ful iyeen dagaalyahano ka Tirsan Xaraka da Al-shabaab, ma jirto Jawaab ay Dowlad da Soomaliya ka bixisay arintaan.

XILDHIBAAN JEESOW OO KA HADLAY QARAX YADDA MUQDISHO

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka So omaaliya ayaa Siyaabo kala duwan u ga hadlay Weeraradii xoogganaa ee Maal mi hii lasoo dhaafay ka dhacayay M/Muqd is ho.Md. Jeesoi ayaana waxuu sheegay in Weerarada M/Muqdisho inay xoojisay da gaalkii uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaa liya. Waxaa uu sheegay in aheyd wax laga xumaado in Madaxweynaha Soo maaliya uu dagaal ku dhawaaqo iyadoo aysan diyaarsaneyn Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Md. Jeesow ayaa sidoo kale ugu baaq ay Shacabka Soomaaliyeed inay la shaqe yaan Hay’addaha Amniga. Waxaa uu xus ay in Madaxda dalka laga doonaayo in ay ka yimaadaan waxqabad dhab ah si looga hortaggo Qaraxyadda. Maalmihii lasoo dhaafay M/Muqdisho ayaa waxaa ka dha cayay Qara xyo ay ku dhinteen dad badan.

UAE OO KA QEYB QAADANAYSA DAGAALKA AL-SHABAAB

Sida ay qorayaan Qaar ka mid ah War geysyadda waa weyn ee kasoo baxa Qa aradda Aasiya Ma daxweynaha Soomaal iya dowladda Imaaraadka Carabta waxa ay u balan qaaday in ay si joogto ah uga qeyb qaadan doonto dagaalka lagula jiro Xarakada Al-Shabaab.

Taliyaha Guud ee Ciidamada dowladda Imaaraadka Carabta ayaa balan qaaday in ay xoojin doonaan taageerada Milatari ee ay siiyaan dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu xusay inay ka shaqeyn do onaan sidii Soomaaliya ay ku gaari laheyd horumar ,islamark aana dib loogu soo celin lahaa Xasiloonidii ay barisamaad la haan jirtay. Sidoo kale dowladda Imaa raadka Carabta ayaa waxa ay sheegtay in ay mu hiim tahay in la tayeeyo Ciidamada xoog ga dalka Soomaaliyeed.

Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayay si weyn uga wa da hadleen Hog aamiyeyaasha Soomaali ya iyo Imaaraadka Carabta. Dowladda Im aaraadka Carabta ayaa ka mid ah dowladaha sida weyn u taageera dowladda Soo maaliya, waxaana inta badan ay tababara an Ciida mada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Farma ajo oo booqasho ku joogga dalka Imaara adka Carabta ay aa si weyn uga codsaday Madaxda dalkaasi in ay Soomaaliya ka taageeraan dhanka Amniga.

US: WAXAAN BURBURINAY 20% DIYAARADA HA SUURIYA

Duqeyntii uu Maraykanka uga jawaab ayay weerarka laga shakisan yahay in loo adeegsaday kiimikada, ayaa waxaa ku bu rburay 20% diyaaradaha dagaalka ee Suu riya, sida ay sheegtay xuk uumadda Washi ngton. Xoghayaha difaaca ee dalkaasi, Ja mes Mattis, ayaa sheegay "talo-xumo ay tahay haddii markale hubka kiimikada ah lagu adeegsado Suuriya”.

Suuriya ayaa beenisay in todobaadkii tegay ay weerar kiimiko ah ku qaaday deg mada Khan She ikhoun ee ay mucaaradka haystaan, halkaasoo ay ku dhinteen 89 qof. Mr Mattis ayaa sheegay in "ja waab ce linta xadidan” ay dhalisay in ay burburaan goobo shidaalka iyo rasaasta lagu keydiyo, difa aca cirka iyo weliba 20% diyaaradaha dagaalka ee Suuriya.”

Waxa uu intaa ku daray in "dowladda Suuriya aanay hadda lahayn awood ay shi daal iyo ganta alo uga qaadato garoonka diyaaradaha ee Shayrat.” Waddamada G7 ayaa kulan ku leh dalka Taly aaniga, wax aana ay ka xaajoonayaan sidii ay Ruush ka ugu qancin lahaayeen in uu faraha kala baxo Suuriya. Maraykanka ayaa Khamiis tii hore 59 gantaal oo nooca cruise-ka ah ku diray garoonka Shayray, maalin ka dib markii uu dhacay weerarka kiimikada loo adeegsaday.

DOWLADDA KENYA OO XIRTAY MUWAADIN SOOMAALIYEED OO LALA XIRIIRINAYO AL SHABAAB

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay xirtay nin ay in badan ba adi goobayeen, kaasi oo lagu eede eyay inuu xariir la leeyahay dagaalyahanada Xarakadda Al-shabaab iyo kooxda Daacish.

Muwaadinkan oo lagu magacaabo Cali Xuseen Cali ayaa dow ladda Kenya ku tilmaantay inuu xar iir la leeyahay Abdi Maxamed Yuusuf oo horay boolisku ugu eedeeyeen inuu la shaqeeyo Al-shabaab iyo kooxaha dadka tahriibiya ee dalkaasi Kenya ku sugan.

2da ruux oo hadda ku wada xiran xabsi ay leeyihiin booliska ka hor tago waxa loogu yeero argagaxi sida ee dalkaasi Kenya ay aa la waydiinayaa su’aalo dhe eri ah oo ku aadan eedeeymaha loo hey sto Sida laga soo xigtay hay’addaha baar itaanka dalkaasi Kenya waxa ay Cabdis hakuur Ali ku eed eeyeen in door muuqda uu ka ciyaarayay askareynta dhalinyaro badan oo Kenya iyo Sooma aliya ka soo kala jeeda si ay ugu biiraan kooxda Da acish, iyadoo loo fududeenayo in ay tag aan dalka Liibiya si ay uga sii gudbaan wa damadda Qaarada Yurub.

Ma jiro ilo ka madax banaan dowladda Kenya oo cadeeyay ee daha rasmiga ah ee loo haysto muwaadiniintan Soomaal iyeed.

SAYNISYAHANNO SHEEGAY SABABTA DADKA QAAR HABEENKII XILLI DAMBE AY U SOO JEEDAAN.

Haddii aan hurdo hore kuu qaban habeenkii oo aad soo jeedo inta badan,waxa saba btaa loo aan eeyna aya hidde-sidayaa shaada (Genes). Cil mi-baaris cusub ayaa lagu ogaaday in dhec aanka DNA oo isbeddel uu ku dhaco in uu keeno in qofku habe enkii soo jeedo.

Saynisyahannada cilmi-baadhistan sameeyey ayaa she egay in dadku ku kala duwan yihiin hidde-sidayaasha (Ge ne) ee la xi dhiidha in qofku caadaysto inuu habeenkii soo jeedo amma xilli dambe seexdo. Dhakhaatiirtan oo Marayk an ah waxa ay qiya aseen in inta u dhexaysa 50 milyan ilaa 70 milyan dadka waaw eyn ee dalkooda uu ku dhaco xannu un xilli hore seexiya amma hurdada ka qaada.

Hase ahaatee, waxa jira dad loo yaqaan Guumaysta "Owl,” kuwaas oo laga helay hidde-side saba ba in ay xilli dambe seex daa (Delayed Sleep phase Disorder). Dadkan ayaa 24kii saac adood inta badan soo jeeda, iyagoo hurdada ka qaada caajis badan. Dadka xaaladdan ku sugan waxa ay soo je edaan waqti dambe oo jidhkoodu xitaa u diyaargaroobay inuu seexdo, balse aakhirka waxay qaa daan xannuunnada maskaxda ku dhaca, halka ugu dambayntana ay noqdaan kuwa hawlgaba.

Xaaladda noocan ah haddii aan laga hortagin waxa ay aakhirka keentaa xannuuno halisa sida macaanka, buurnida iyo isku-buuqa. Cilmi-baadhistan oo ay samaysay Jaamacadda Roc kef ller Uni versity oo ku taal magaalada New York ee dalka Mar aykanka, ayaa dad ay baaraayeen oo xaaladan la soo daristay ku tijaabiyey muddo laba toddobaad ah inay joogaan qol ay shay baadh ahaan u isti cmaalaayeen, iyadoo laga qariyey dhammaan wixii ay waqtiga ku garan lahaayeen, cuntada iyo hurdaba.

Kadib cilmi-baadhayaashu waxa ay maqaarkooda ka qaadeen unugyo, markii ay baadheen dhecaan ka DNA ee dadkan waxa ay ogaadeen amma ka heleen hidde-side (Gene) dhalan-rogan oo ay u bixi yeen CRYI, kaasoo sababa in ay si fiican u seexan wa ayaan amma soo jeedoodu badnaado.

Waxa jirta xaalad jidh ahaaneed oo qofka u oggolaata amma u tilmaanta inuu hurdo fiican seexdo (Circadian Clock), isla mar kaana toosisa marka uu diyaar u noqdo inuu tooso.

‘Dheecaanka uu soo saaro qanjidhka Pineal Gland ee keena inuu qofku seexdo ee la yidhaa Melatonin amma N-acelevels wa xa uu bilaabaa in jidhku hurdo dareemo 9 amma 10 habeennimo dadka badankooda, balse dadka xaalada hurdo la’aan ku dhac do sidan maaha oo waxa uu yimaada labada amma saddexda habeennimo,” ayuu yidhi Dr. Michael Young oo ah Madaxa Shay baadhka Jaamacadda Rockefeller.

CABSI KA JIRTA MAGAALADA MUQDISHO

Tan iyo markii ay sii kordheen dilalka qorsheysan iyo qarax yada ka dhacaya caasimadda Mu qdisho, waxaa soo baxaya dar een cabsi leh oo ay muujinayaan dadka ku nool magaalada Muqdisho. Cabsida ay qabaan Bulshada ayaa ah in hadda qarax yada ka dhaca Magaalada aysan u kala soocneyn shacab iyo xarun dowlad ama ruux dowladda la shaqeeya, maadaama qar axyadii ugu dambeeyay ee dhacay ay ku naf waayeen tiro dad ah oo rayid ah, kuwaasi oo ka madax banaan xaaladda daga alka Somaliya.

Bulshada ku nool Muqdisho ayaa iska ilaalin jiray markii hore inay tagaan xarumaha dowladda iyo goobaha ciidanka ay jog aan si aanan loo bartilmaameedsan, balse dadka hadda waxa ay kala garan la’yihiin meel bartilmaameed ah iyo meel ka le.Arbacadii aan soo dhaafnay qarax ay ku geeriyoodeen 7 ruux oo shacab ah ayaa ka dhacay Degmada Boondheere, meel ka soo horjeeda dhismaha Wasa aradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, kadib markii goob maqaayad ah horteeda la dhigay gaari waxy aabaha qarxa laga soo buuxiyay. Shalay oo Axad ah, qarax ka dhacay inta u dhaxeysa Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya iyo Kuliyaddii hore ee Jaalle Siyaad waxaa ku naf waayay 27 ruux oo shacab ah, kadib markii ruux ismiidaamiyay oo gaari watay uu halka asi ku qarxay, xilli uu doonaayay inuu bartilmaameedsado taliyaha ciidanka Xooga dalka.Sida muuqata Khasaaraha ugu badan qaraxyada ka dhaca Muqdisho waxa ay soo gaaraan dadka shacabka ah oo hadda garan la’ meel ay iska ilaaliyaan iyo meel ay u dhawaadaan, maadaama qara xyada lala soo dhex galay Bulshada dhexdeeda.

Waxaa la wada xusuustaa 26-kii November ee sanadkii hore in qarax dad badan lagu laayay uu ka dhacay Suuqa Beerta, ka dib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay la dhex dhigay goob dad masaakiin ah ay ku ganacsanayeen Degmada Waaberi.

Xaaladda cabsida ah ee ka jirta M/Muqdisho ayeey dadka aad u hadal hayaan, waxaana Bulshada ay yihiin dhibanayaal aysan jirin cid u miciinaysa, maadaama dowladda marka ay hawlgal sa mey nayso lagu soo qab qabanaayo dad badan oo Bulshada ka mid ah, iyadoo al Shabaabna ay qaraxyo ku laynayaan

TALIYAHA CUSUB BOOLISKA OO SHEEGAY SHABAAB CAASIMADDA INAYSAN U AFDUUBNAAN KARIN

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Somaliya C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) oo ka hadlaayay xaaladda ammaan ee M/Muqd isho, ayaa wuxuu sheegay in Ururka Al Shabaab aysan u afduub naan karin caasimadda M/Muqdisho. C/xakiin Daahir Saciid (Sa acid) Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska ayaa sheegay Al Sha baab oo ah koox yar oo Somaliya ka dagaalanta sida uu yiri inay san u afduubnaan karin caasimadda Muqdisho oo muddooyink aan dambe ay ku soo kordhiyeen falalka lidiga ku ah dhanka ammaanka.

"Caasimadda iyo dalkaba Shabaab oo Koox yar ah uma afdu ubnaan karto muddo intaan ka badan umadda Somaliyed dhiba atadeeda wey soo kartay waxaana tusaale u ah Gobolo badan iyo meelo badan oo shacabka ay ka dhiidhiyeen dhibaatada ay sameynayaan, lana kaashadeen ciidamada amniga waxa ay ku guulaysteen inay falal amnidaro ka gaysan waayeen Shabaab.” Ayuu yiri Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska.

Taliyaha ciidamada Booliska Somaliya ayaa sidoo kale shee gay inay la imaanayaan qorshooyin wax looga qabanaayo amma anka M/Muqdisho, loogana hortagaayo falalka ka dhan ka ah amni darada ay ka gaystaan Al Shabaab.

"Waxaan la imaan doonaan qorshayaal ad adag oo shacabka aan ku hawlgelin doono anagana aan ugu adeegayno, kuna wa da shaqeynayno oo aan doonayno in aan ku soo kordhino amm aanka M/Muqdisho, ciidamada ammaanka nooc kasta ay yihiin habeen iyo maalin waxa ay u taagan yihiin badbaadinta shacab ka Somaliyed.” Ayuu hadalkiisa sii raaciyay Taliyaha ciidamada Booliska.

Hadalkaan ayaa Taliyaha wuxuu ka sheegay xaflad uu shalay xilka uu kagala wareegaayay Taliyihii hore ee ciidamada Boo liska Somaliyed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Falalkii amnidaro ee ugu dambeeyay waxa ay dhaceen shalay,

kadib markii nin waxyaabaha qarxa isku soo xiray uu isku

qarxiyay xero ciidamada ay ku leeyihiin Warshadii hore ee Nac naca Degmada Wadajir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip