WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 1-DA ABRIILE 2017-KA

0
Saturday April 01, 2017 - 10:15:42 in Wararka by
  • Visits: 1150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 1-DA ABRIILE 2017-KA

    WASIIRKA CUSUB EE AMNIGA OO LAGA DALBADAY WAX KA QABASHADA AMNIGA Wasiirka Waefaafinta ee XFS, Injine er C/raxmaan Cu mar Yariisoow ay aa waxuu sheeg ay in R/Wasaare Xasan Cali Khey re uu ka dalbad ay Wasiir ka Amn iga in uu la yim aado qorshe wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WASIIRKA CUSUB EE AMNIGA OO LAGA DALBADAY WAX KA QABASHADA AMNIGA Wasiirka Waefaafinta ee XFS, Injine er C/raxmaan Cu mar Yariisoow ay aa waxuu sheeg ay in R/Wasaare Xasan Cali Khey re uu ka dalbad ay Wasiir ka Amn iga in uu la yim aado qorshe wax looga qaba nayo amaanka.

Wasiir Yariisoow ayaa waxuu carabka ku dhuftay in RW Kheyre uu sheegay in amni la’aantiisa aanan waxba laga qab an karin cadaalad darrada iyo musuq ka jira Dalka Soomaliya. Waxaa Ra’iisul Wasaaraha uu tilmaamay in Xukuuma ddiisa ay diirada u saaran tahay wax ka qabashada amniga oo u muuqday mudd ooyinkii dame mid faraha ka sii baxayay.

Magaalada Muqdisho ayaa muddo oyinkii ugu dambeeyay waxaa ka dhac ayay Qaraxyo iyo Dilal qorsheysan oo qaarkood lagu beegsanayay mas’uuliy iin ka tirsan Hay’addaha Dowladda Soo maaliya.

DUULIYE GEERIYOODAY ISAGOO DUULIMA AD KU JIRA GUDAHA DALKA MARAYKANKA

Duuuliye ayaa geeriyooday Arbacadii xilli uu waday diyaarad uu ka soo duuli yey Magaalada Dallas kuna wajahnayd Albuquerque ee New Mexico ee dalka Mareykanka, sida ay xaqiijisay shirk ad da diyaa radaha ee Am erican Airli nes.

Diyaaradaas oo nooceedu ahaa Boei ng 737800 ay aa 3 km uun u jirtay in ay caga dhigato, markii kabtanka diyaarad da uu ku dha waaqay inay jirto xaalad ca afi maad oo deg deg ah, sida uu shee gay afhayeen u hadlay shirkadda Amer ican Airli nes.

”Diyaarada ayaa si tartiib ah u soo ca ga dhigatay iyadoo aanay dhicin wax dhi ba ata ah, kadib waxa alabaabka kula ku lmay kooxda gurmadka deg degga ah”, ayuu yiri afhayeenka. Dhammaan raka abkii saarna diyaaradda ayaa la shee gay inay bad qabaan. Duuliyaha geeriyo oday waxaa magaciisa lagu sheegay Wi lliam Grubbs .Diyaarada waxa la wareeg ay oo dejiyay kaaliyaha duuliyihii geeri yooday.

2015kii duuliye u shaqeenayey isla shirkaddan American Airlines ayaa dhin tay intii uu ku guda jiray safar habeen ah oo uu diyaarad ka soo duuliyey magaal ada Phoenix kuna socday Boston.

C/RAXMAAN KAMPALA OO LOO MAGACAA BAY SAFIIR KUXIGEENKA KENYA

Agaasimihii hore ee Hab Maamuus ka Madaxtooyada iyo Kaaliyihii gaarka ahaa ee Madaxweynihii hore ee Soom aaliya C/raxmaan Aadan Cusmaan (Ka mpala) ayaa loo magacaabay Safiir Kuxi geen ka Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Qunsulka koowaad ee Safaaradda.

C/raxmaan Kampala ayaa bedelaya Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo horay xilkan u hayay, kaasoo hada ah Senator ka tirsan Aqalka sare. Wararka ayaa sheegaya in magacaabistan ay ho ru dhac u tahay, is bedel la filayo in lagu sameeyo Safaaradda Soomaaliya ee Ke nya, iyadoo safiir cus ub dhowaan loo magacaabi doono.

Safiirkii Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Jamaal Maxamed Xasan ayaa wa xaa loo magacaabay xilka Wasiirka Qo rsheynta, Maalgashiga iyo Horuma rinta dhaqaalaha. Ugu dambeyn magic aabis ta C/raxmaan Kampala ee Safiir ku xige enka Safaaradda Kenya ayaa tusa ale wanaagsan u noqon ka ra dhalinyara da Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa wax kubartay iyo Kuwa hamigooda yah ay in ay ku soo biiraan siyaasada dalka.

DOWLADA JAPAN OO MARAAKIIB DAGAAL U SOO DIRTY XEEBAHA SOOMAALIYA

Dowlada Japan ayaa markale u soo dirty maraakiib dagaal iyo ciidamo xee baha dalka Soomaaliya ka dib markii dho waan lagu afduubtay markab xeebaha Soomaaliya.

Ciidamadan iyo maraakiibta dagaalka ayaa qeyb ka ah mashruuca la dagaal anka burcad bade da, todobaadyadii la soo dhaafay ayaa si weyn loo hadal ha yey dib usoo noqoshada kooxaha Bur cad Badeeda Soomaalida ee qaafaasha Maraakiibta maraya biyaha caalamiga ah iyo xeebaha Soom aaliya.

Japan ayaa kamid ah dalalka dha qaalaha siiya maamulada ka jira dalka Soomaaliya, waxayna horey sidan oo kale ciidamo iyo maraakiib dagaal ugu soo direen gacanka cadan, wallow inta badan ciidamada caalamiga ah ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ay u badan yihiin kuwa dalalka EUda ee qeybta ah NATO.

Kooxaha Soomailda qafaalata mar aakiibta ayaa hoos u dhacay tan iyo san adkii 2014, balse xili gan ayaa laga cabsi qabaa inay dib u soo noqdaan maadaa ma ay xeebaha Soomaaliya kusoo bat en maraakiibta jariifka ah ee qaata kha yraadka Soomaaliya, kuwaasi oo qaark ood ruqsado ka he ysta maamulada dal ka ka jira.

WASIIRADA CUSUB OO LAGA SAXIIXAYO WARQAD AY KU CADEYNAYAAN HANTIDOODA GAARKA AH

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xa san Cali Kheyre ayaa ka dalbaday Goli hiisa Wasiirada cusub inay soo bandhi gaan hantidooda gaarka ah, marka ay xilka la wareegayaan.

Kulankii Golaha Wasiirada ee Khami ista ayaa lagu soo bandhigay labo qod ob oo muhiim ah oo looga baahan yah ay in Wasiirada cusub ay ku soo buux iyaan waraaqado.

Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha Eng.C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa u she egay Warbaahinta in Wasiirada cusub laga buuxiyo fooma m ay ku qoran yihiin anshaxooda, sida ay u shaqeynayaan, inay aamin yihiin.

Sidoo kale Wasiir Yariisow ayaa sheeg ay in Wasiirada cusub laga saxiixayo wa raaqado ay ku cadey nayaan hantida gaarka ah ee ay leeyihiin, si marka ay ti maado isla xisaabtan loo ogaado hantidoo da.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa dhowr jeer ku cel celiyay in Wasiiradiisa cusub uu la xisaabtami do ono, isla markaana aanu jiri doonin in hantida qaranka la is ka lunsado. Tallaabadan ayaa noqoney satii u horeysay ee uu qaado R/ Wasa are, iyadoo tani ay tahay arrin lagu xusu usan doono Md.i Khe yre.

MADAXWEYNAHA JUBBALAND "SOMALI LAND LOOMA DIIDIN MASHRUUCYADA”

 

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Mado obe) ayaa sheegay in Maamulka Somali land aan loo diidin Mashruucyada ay helaan inta badan Maamul Goboleedy ada.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Ax med Madoobe in loo baahan yahay Ma amulka Somaliland in fursad loo siiyo in ay helaan Mashruucyada ay helayaan Dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Ax med Maxamed Islaam (Axmed Madoob e) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Feder aa lka waxa uu ka dalbaday in ay ku dadaasho sidii Ma amulka Somaliland looga qeyb galin la haa Ma shaariicda ay helaan Maamula da kale ee dalka ka jira.

Maamulka Somaliland ayaa weli isku heysta in uu ka go’ay Soomaaliya intee da kale, waxaana we li aysan helin wax Aqoonsi ah oo kaga yimaada Beesha Caalamka

QOYS SHAN QOF KA KOOBAN OO SHIL DIYAARAD KU DHINTAY

Dadkan ayaa ku socday magaaladda Dublin halkaasoo ay ugu socdaan inay ku soo xafladeeyaan ka hor inta aanay di ya aradu ku dhicin waqoo yiga gobolka Wales. Waxaa la sam eeyey baaritaan xooggan oo lagu raadinayay diyaa radan burburtay oo markii hore ka soo duu shay magaaladda Luton.

Maydadka dadkan ku le’day shilkan diyaaradeed oo gaaraya shan qof ayaa markii dambe la helay. Kooxaha wax bad baadiya ayaa soo hellay burburka wixii ka soo harray diyaarada.

Waxaa sidoo kale la billaabay baarita an la xiriira bal in la ogaado waxa saba bay shilka diyaarad an. Balse dhinaca ka le Booliska ayaa sheegay inay joojinay aan baadigoobka la wado sababo la xiri ira xaalada cimilada oo liidata.

Dadweynaha ayaa looga digay inay u dhowaadaan goobaha laga wado baa i taanka. Waxaana la sheegayaa in baar itaanadani ay qayb ka yihiin waxa saba bay shilkan.Ehelka iyo qaraabada dadk an dhamaaday ayaa loo sheegay geer ida shantan qof oo dhamaantood ahaa dad waaweyn

AHLUSUNNA OO KU BAAQDAY IN LA WAD AAGO DOORASHADA GALMUDUG

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe C/laahi Xirsi Diirshe (Daa cad) oo la hadlay war baahinta warbaahinta qaar ka mid ah a yaa sheegay muhiim ina tahay in la wadaago talada Dooras hada Madaxweyna ha Galmudug.

Waxa uu sheegay in ay ku taliyeen ummadda wax iyada ay raali ku tahay in loo dhiso, maadaama shacabka ay yihi in dad isla dhashay oo isku dan ah, loo na baahneyn dad gaar ah in ay hogg aa miy aan Doorashada waa sida uu yiri.

Sidoo kale Madaxweyne C/laahi Xirsi ayaa ku baaqay in fara gelinta laga daa yo shacabka, wux uuna ku taliyay muhi im inay tahay in la isa sugo, maadaama hal meel loo wada socdo.

C/laahi Xirsi Diirshe (Daacad) Mada xweyne ku xigeenka Maamulka Ahlusunna ee G/Dhexe ayaa sheeg ay Doo rashada Madaxweynaha Galmu dug in ay ku fiican tahay talo wadaag iyo midn imo. oorashada Madaxweynaha Galmud ug ayaa la qorsheeyay in la qabto 10ka April ee sanadkan, waxa ana socda da daalo loogu diyaar garoobayo Doorasha da

MUDDO KORDHIN LOO SAMEEYAY CIIDA MADA JARMALKA EE SOOMAALIYA

Baarlamaanka Dalka Jarmalka ayaa Khamiistii meel mariyay qaraar muddo sanad ah loogu kor dhinayo tababarayaa sha u dhashy Dalka Jarmalka ee jooga Soomaaliya.

Baarlamaanka Dalkaasi ayaa si doo kale oggolaaday in 20 Askari oo dheeraad ah loo soo diro Soomaaliya si ay uga biiraan 11ka Macallin ee ka joo ga Soomaaliya, kuwaas oo Leyliya Cii danka xo ogga Dalka. Dowladda Jarmal ka waxaa horey Soomaaliga uga Joog ey 11 Askari oo tababarayaal ah, kuwa as oo qeyb ka ahaa tababarka Ciidama da Soomaaliya oo la dagaalamaya Shab aab.

Baarlamaanka Jarmalka ayaa Go’a ankan lagu kordhinayay Waqtiga tabab arayaasha ku sababe eyay in xasillooni daro ka dhacda geeska Afrika ay qatar ku tahay Amniga Yurub. Dowladda Jarmal ka waxay sheegtey in tan iyo horra antii 2010ka ay tababarayaasha ka soc da Midowga Yurub leyliy een 5,400 Ask ari oo Soomaali ah, kuwaas oo dagaal kula jira Alshabaab.

HOWLGAL LAGA SAMEEYAY HOBYO

Ciidanka Maamulka Galmudug ayaa shalay waxa ay Howgal ka sameeyeen De gmada Hobyo ee G/Mudug, waxaa na Howlgalkan lagu xaqiijinayay amniga Degaanada G/Mudug.

Howlgalkan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay dad aad u fara badan, kuwa asi oo u badan Dhal inyaro, waxaana loo ga shakiyay inay ku jiraan Ragga falalka amni daro mararka qaar ka geysta Go bolkaasi. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Nab ad sugidda ee Maamulka Galmudug ay aa Risaala u xaqii jiyay in Howlgalkan la gu soo qab qabtay dad gaaraya 70 Qof, kuwaasi oo hada lagu haayo baari taano.

Wariyaha Risaala ee Magaalada Gaalka cyo Maxamed Muxudiin Saxansaxo ay aa waxa uu qadka Telefoonka ugu war amay Maxamed Abuukar Dabaashe.

MAREYKANKA OO SHEEGAY IN UU BALLAA RINAYO WEERARADA KA DHANKA AH ALSHABAAB

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay qorshe milateri oo dhigaya in ciid amadda Mare ykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka ah ururka Alshabaab. Qorshah an ayaa milateriga Mareykanka u ogol aanaya in weeraro dheeraad ah oo dha nka cirka ah ay ka fuliyaan ko onfurta So omaaliya, Sidoo kalena ay ballaariyaan taageerada ay siiyaan ciidamada dowl adda.

Tallaabadan ayaa horseedi karta in ciidamo dheeraad ah la geeyo guda daha Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasaaradda gaash aandhiga ee dalka Mareykanka ayaa la gu sheegay in madaxweyne Trump uu meel mariyay codsi ku aadanaa in taag eero loo fidiyo ciidama dda AMISOM iyo kuwa Soomaalida ee dagaalka kula jira Alshabaab.

BOQOLAAL QOYS OO SOO GAARAY DULEED KA MAGAALADA MUQDISHO

Gudoomiye Ku Xigeenka Deeganka Garasbaaley, Cali Xasan Cali ayaa wax uu sheegay in qoysas horleh ay soo ga areen halkaasi, maadaama ay ka soo barakaceen Degaano iyo Degmooyin ku yaal la Koonfurta Dalka oo ay ku dhuf teen abaaro xoogan. Guddoomiye Cali Xasan ayaa tilmaamay ilaa iyo 200 oo Qoys in ay ku dhibaateysan yihiin Dul eedka Magaalada Muqdisho.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu qeexay in Dadkan aysan heysan Hooy, Cuno iyo Biyo, wax uuna ku baaqay in si da ugu dhaqsiyaha badan gurmad loogu sameeyo Dadkan ka soo barakacaya baaraha ku dhuftay Gobolada Dalka Soo maaliya ayaa wajahaya xaalad nololeed, maadaama Xoola hoodii ay ku waayeen abaaraha ka jira Soomaaliya.

Boqolaal Ruux oo barakacayaal ah ayaa muddooyinkii dambe soo gaarayay Xeryaha barakacayaa sha ee ku yaalla Duleedka Caasimada ah ee Muqdisho.

AL SHABAAB OO GAARI KA SOO AFDUUB TAY DALKA KENYA

Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in Gaari ay ka soo afduubteen Xadka ay u dhaxeeye Dow ladda Soomaaliya iyo Kenya. Guddoomi ye Ku Xigeenka Degmada Ceelwaaq ee G/Gedo, Sahal Macalin Maxamuud, ay aa sheegay in Xoogaga Al Shabaab ay soo afduubteen Gaari ay saaran la socdeen Muwaadiniin Kenyaan.

Mr. Sahal ayaa u sheegay warb aahinta qaar in Ciidamada Dowladda ay ku la Dagaalameen Xoogaga Al Shaba ab oo ka yimid dhanka Degmada Ceelw aaq ee Dalka Kenya. Sikastaba, Xooga ga Al Shabaab ayaa lagu soo warama yaa in Gaarigan ay la aadeen Degaano ka tirsan Gobolka Ge do oo ay iyagu gac anta ku hayaan.

.WAKIIL WAREEDKA KNN EE GOBOLKA GALGADUUD OO AY AHLUSUNNA XIRTAY

Ciidamada Maamulka Ahlusunna ay aa shalay galab M/Dhuusamareeb ku xi ray Wariye C/llaahi Warsame Rooble oo ah Wakiil Wareedka Radio Kulmiye ee Gobolka Galgaduud. Wariyaal ku sugan M/Dhuusamareeb ayaa noo xaqiijiyay in Wariye Rooble ay Bartamaha Magaala da ka wateen Ciidan ka tirsan Ahlusun na oo wata Gaadiid Dagaal.

Illaa hadda lama Oga waxa ay ku hay staan Wariye C/llaahi Warsame Rooble oo Idaacada Kulm iye uga soo hadla Degaanada Ahlusunna ay Maamusho.

Ahlusunna ayaa ka mida Maamulada Caburinta iyo Handadaada Joogtada ah ku hayaan Saxafad da Madaxa Banaan ee ka jirda Degaanadeeda

PUNTLAND OO HESHIIS SHIDAAL BAARIS AH LA GASHAY SHIRKAD LAGA LEEYAHAY SHIINAHA

Maamulka Puntland ayaa sheegay in heshiis shidaal baaris ah ay la galeen shirkadda CCECC oo laga leeyahay dal ka Shiinaha ka dib kulan saacado badan qaatay oo golaha wasiirad Puntland ay ku yeesheen magaalada Garowe.

Warsaxaafadeed ka soo baxay shirk aas ayaa lagu sheegay in shirkaddan ay xarumo ku yeelan doonto gudaha Puntl and , isla markaana si rasmi ah loo bila abi doono howlaha sahminta shidaalka ee gobolka .

"Heshiiskan ay wada gareen Puntland iyo CCECC wuxuu ku saabsan yahay in shirkaddu ay dhisto garoonka diyaarada ha Galkacayo, iyo Waddada isku xirta EYL / Garowe, arrintan oo k amid ah siy aasadii dowlada ee horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha si Puntland loo ho rmariyo" ayaa lagu yiri warkaan ka soo baxay dowladda.

Waxaa heshiskan ku jirta in shirkaddu ay dhisto jidka isku xiri doona Garowe iyo Eyl ,waxaana he shiiskan labada dhin ac ay gaareen ka dib kulan dhexmaray madaxda Puntland iyo saraakiil ka soc ot ay shirkaddan.

Kulankan oo ka dhacay M/Addis Aba ba ee xarunta dalka Itoobiya bilo ka hor ayaa la isku raacay in dowladda Puntla nd ay dardar galiso fududaynta howla ha la xiriira in la bilaabo barnaamijka sah minta. Ugu danbayn ,Golaha wasiirada ayaa sidoo kale ka hadlay Ilaalinta hanti da dowladda gaar ahaan gadiidka, wax aa kaloo lagaga hadlay la dagaalanka Burcadbadeeda ee xeebaha Puntland iyo xaaladda abaaraha Puntland oo go luhu uu warbixino ka dhagaystay guddiy ada abaaraha Puntland.

XAASASKA MADAXDA MAAMULKA SOMAL ILAND OO LA EEDEEYAY

Sh.Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer So mali land oo war baahinta kula hadlay M/har gey sa ee caasi mada maamulk aas ay aa wax laga xu maadoku tilmaa may dhal inyaro dhawaan bandhig dhareed ama (Fashi on) ka sameeyey gudaha magaal ada.

Waxa uu sheegay in dhaqamadaasi ay yahiin qaar ka mid dhinaca gaalada gaar ahaan qowmkii la odhan jira ( Qaw mu Luud ), oo markii dambe ilaahey uu halaagay kadib markii ay isku Galmoo deen ragooda. Sh/Maxamed Cumar Dir ir oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland waxaa uu sheegay in hawashaasi abaabuleeda ay gacanta ku hayeen dumar xasaas u aha masuulyiin ta da wladan , waxaana uu si adag uga digay khatarta ka dhalan karta hadii ay dhaqamadaasi inagu sii soc daan. Waxa ayan sababayuaan in ay ku baahan dalka oo dhan maanta haddaan laga hor tegin oo aan ummada laga duwin fawaa xisha Ka dhalaneysa

MEYDKA KIM JONGNAM AYAA LA GEEY AY PYONGYANG

Meydka Kim Jongnam, oo ay walaa la yihiin hogaamiyaha Kuuriyada Wa qo oyi Kim Jongun, ayaa laga dajiyay M/ Pyongyang, sida ay sheeg een mas’u ul iyiinta Shiinaha. Kuuriyada Waqooyi ay aa dalbatay in meydkaasi lagu soo war eejiyo.

Jongnam ayaa si aan macluumaad ba dan laga haynin ugu geeriyooday mag aalada Kuala Lumpur ee dalka Mlee shiya. Booliisku waxay rumaysan yihiin in la sumeeyay isaga oo sugaya duul imaa

Sii deynta meydka ninkan ayaa wa xa ay qeyb ka tahay heshiis ay kala ga areen dalalka Malee shiya iyo Kuuriyada Waqooyi. 9 qof oo u dhalatay dalka Mal eeshiya oo markii hore laga horistaagay inay dalka Kuuriyada Waqooyi ka dhoo faan ayaa hadda loo oggolaaday inay safraan.

Labada dal ayaa waxaa soo kala dhe xgalay muran diblomaasiyadeed ka dib markii Kim lagu dilay garoonka diyaarda ha Kuala Lampur bishii hore. Inkastoo uu jiro tuhun ballaaran oo ku aadan in Kuur iyada Waqooyi ay ka dambaysay di lkan, haddana waxaan caddayn ah loo ma hayo. Pyongyang illaa iyo hadda war rasmi ah kama aysan soo saarin dhacda daas. Kuuriyada Koonfureed ayaa sheecis ay in Kuuriyada Waqooyi ay soo maleeg tay dilkaas. Malayshiya ayaa ka mid ah ayd dalal kooban oo joo gteeyay calaaqa adka dublamaasi ee ay la leeyihiin Kuuri yada Waqooyi, balse dilkan ayaa murji yay xaaladda.

DONALD TRUMP OO GABADHIISA KA DHIGTAY LATALIYE

Gabadha uu dhalay Donal Trum oo la gu magacaabo Ivanka Trump waxay no qon doontaa Lata liye Madaxweyne iyo shaqaale ka tirsan Aqalka Cad ee aan wax mushaar ah qaadanin.

Gabadhaasi oo u dhaxda Jared Kushner oo isagana Lataliye Sare u ah Madaxweyne Don ald ayaan wax mushaar ah lagu siinin Shaqada uu ka hayo Aqalka Cad ee loo ga taliyo dalkaasi.

Ivanka Trump oo 35jir ah waxay dho wrkii bilood ee uu aabaheeda Madaxwe ynaha ahaa si caadi ah uga dhex muu qatay Aqalka Cad, iyadoo mar hore Xaf iis ku lahayd Dhismaha Aqalka Cad.

Gabadhaasi iyo saygeeda midba khi

brad uma laha Siyaasadda Guud ama Xafiiska loo doortay.

CIIDAMADA AHLU SUNNA OO QABTAY LABA NIN OO AJNABI AH.

Gelinkii dambe ee shalay, ayaa waxaa M/Dhuusamareeb lagu qabtay laba nin oo ajaaniib ahaa, ka dib markii ay ka shakiyeen ciidamada ammaanka ee Maamulka G/lada Dhexe (Ahlu Sunna).

Afhayeenka Maamulkaasi Md.Mursal Maxamed Yuusuf (Xeefow), ayaa xaqi ijiyay in xilligan ragga asi lagu hayo Xar unta Nabad Suggida ee M/Dhuusamar eeb. Afhayeenka oo la hadlay Dhacdo. com, ayaa yiri "Ciidamada Nabad Sugg ida oo helay xogta 2daan nin, ayaa ka soo qabtay Kontoroolka Ga ardheer, oo xigga dhinaca M/Guriceel.”

Afhayeenka, ayaa yiri "Illaa iyo hadda waxay yihiin lama garanayo, laakiin waa niman ku hadlaya afka Itoobiya, hadd ana waxaa lagu baarayaa Xarunta Nab ad Suggida ku leedahay M/Dhuusamar eeb.”

Mursal Maxamed Yuusuf, ayaa tilmaa may saacadaha soo socda in macluuma ad laga heli doono raggaasi, sababo ku aaddan laammaha amniga oo weli baari taanadooda ku hawlan. "Gelinkii dambe ee shalay ayaa la soo qabtay, xalay illaa iyo maantana ayaana xog fiican la ga heli doonnaa waxa ay yihiin niman ka asi, maxaa yeelay baaris ayaa weli ku so cota.” Ayuu yiri Ina Xeefow.

Ahlu Sunna oo dagaal adag kula jirta mintidiinta Al Shabaab, ayaa ka feejigan weeraro kaga yimaada mintidiinta, iyado ona jogto u samayso hawlgal amni

CIIDAMADA KENYA OO LABA RUUX KU TOOGTAY XAAFADDA ISLII

Ciidamada Ammaanka dalka Kenya ay aa toogtay 2 qof oo la sheegay inay ka mid ahaayeen Ko oxaha Burcada ah ee dhibaatada u geysta dalka kunool M/No yroobi. Labada qof ee ay toogteen Ciid amada Ammaanka ayaa la sheegay in ay ka tirsanaayeen Kooxaha loo yaqaano Super Power.

Mid ka mid ah labadaasi qof waa Soom aali, halka midkalena uu yahay Oromo si da ay u xaqiijiyeen dad ku sugnaa goobta ay wax ka dhaceen. Ciidamada loo ya qaan Flying Squad ee qaabka dhar cadka u hawlgala ayaa bartamaha xaafad da Islii, gaar ahaan wadada u dhaxeysa Suuqa 1aad ee Isl ii, suuqyada Amal iyo Taysir, waxa ay ku toogteen 2daasi ruux

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO XARIGA KA JARAY MASAAJID LAGA HIRGELIYEY GUD AHA MADAXTOOYADA GAROOWE

Madaxweynaha D/G/Puntland Dr.Cab diweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay xarigga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey gudaha Madax tooyada Garoo we. Masaajidka laga hirgeliyey Ma daxtooyada Puntland ayaa waxaa loo bixiyey masjidu Shuhadaa, kadib markii loogu ma gacdaray dadkii shuhadada ahaa ee ku dhintay iyagoo waajibaadkooda shaqo gu danaya,ha ahaadeen ciidam ada qalabka sida iyo in Alaale iyo intii kale ee u nafwe ydey ilaalinta shacabka iyo deegaanada Maam ulka Puntland.

Md. Gaas ayaa ugu horayn mahad u soo jeediyey cid walba oo gacan ka gey satey kana qayb qaa datay dhismaha M asjidu Shuhadaa, gaar ahaan Sh.C/q ani Qorane oo ahaa farsamayaqaankii nash qadeeyey dhismaha masaajidka, waxaa na uu Alle uga baryey inuu denb igooda dhaafo, khayrka ay u horseede en shacab koodana Alle ku abaalmariyo.

Sidoo kale waxa uu Dr.Cabdiweli kula dardaarmay isla markaana ku booriyey shaqaalaha Madax tooyada Garoowe in ay masuuliyad gaara iska saaraan.

MAAMULKA HIRSHABEELLE OO DHISAYA DEKEDDA CEELMACAAN

Madaxweynaha maamulka Hirshabeel le Cali C/hi Cosoble ayaa sheegay inay dhisayaan Dek edda Ceelmacaan ee G/ Shabeelaha Dhexe. Md.Cosoble ayaa tilm aamay in ay ka shaqeynaayaan sidii uu maamulka Hirshabeelle ay u yeelan lahaa Gaabayaal dhaqaale oo maamulka ku filan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Deke dda Ceelmacaan ay u shaqeyn doonto sida ay u shaqeeya an Dekeddaha Boosaa so iyo Muqdisho. maamulka Hirshabeelle ayaa doonaya inay dib u habeyn ay ku sameeyaan kaabayaasha Dhaqaalaha deg aanada maamulka Hirshabeelle.

TRUMP OO QORSHEYNAYA INUU GEBI AHA ANBA JOOJIYO DEEQAHA UU BIXIYO DALKIISA

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa doonaya in Congresska Ma raykanka uu ansixiyo qorshe uu ku doon ayo in uu ku joojiyo dhammaan deeqaha dowlada Maraykanku ay siiso caalamka xilli 3 dal oo wadanka Soomaaliya uu ka mid yahay la sheegay inay ka jir aan abaa rihii ugu darnaa 70-kii sano ee la soo dha afay. Haddii uu Congressku uu ansixiyo qorshahan ayaa laga deyri nayaa inay ka dhashaan xaalado adag kuwaasoo soo wajaha qaarada Afrika oo saameyn weyn ay ku yeesheen aba araha waxaana laga digayaa inay arrin tan ka dhalan karaan in mowjado qaxoo ti ah ay ku soo fatahaan qaarada Yurub iyo in taageero ay helaan ururada lagu tilmaamo inay yihiin xagjir.

Madaxweyne Trump ayaa qorsheyna ya in miisaaniyada dalkiisa gebi ahaan ba laga jari doono ma shaariicda caawi ya da dka ugu taagta daran ee caalam ka, aga asimaha miisaaniyada Mick Mulv an ey ayaa saxafiyiinta u sheegay 7aadkii la soo dhaafay in miisaaniyada ay dibada ku bix in doonto wax aad u yar halka gudaha lac ag badan loo isticmaali doono.

Maraykanka ayaa caadiyan ahaa dal ka ugu badan ee lacagaha ugu deeqa QM waxana uu siin jirey dalalka Qaara da Afri ka gargaar daqaale. Sanadkii 20 16 oo kal iya ayaa waxa uu Maraykanku ugu deeq ay hay’ada WFP lacag gaarey sa 2 Bilyan oo Dollar.

Ugu yaraan 16 Malyan oo ruux oo ku nool dalalka Nigeriya,Somaliya iyo So uth Sudan ayaa halis ugu jira bilaha soo so cda inay dad badan gaajo iyo nafaqo da rro ugu dhintaan. Qeybo ka mid ah wadamada Nigeriya iyo South Sudan ay aa xaaladoodu gaartay heer la yiraahdo wa xaa ka jirta Mac luul. Dalka Soomaaliya ayaa QM waxa ay ku sheegtay in 2.9 Mily an oo ruux ay qarka u saaran yihiin inay cunto la’aan soo wajahdo.

Madaxa QM ee arrimaha bani’aadani mada Stephen O’Brien ayaa sheegay in jir to xaalad bani’aa dane tii ugu xumeyd tan iyo markii la aasaasay QM.Ugu yara an $4.4 Billion ayaa loo baahan yahay in loog aga hortago baahida halista ah ee ka jirta dalalka 0 ee Niger iya,Somaliya, K/Sudan iyo dalka Yemen sida uu she egay xoghay aha guud ee QM Antonio Guterres dhama adkii bishii February, ba lse illaa iyo hadda waxaa soo ga aray QM %10.

DUMAR SOOMAALIYEED OO LAGU XUKUMAY MAREYKANKA

Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xukun ku riday labo qof oo dumar ah kana soo jeeda Soomaaliya. Maxkamad da ayaa ku eedeeysay Haweenka Sooma aliyeed inay taa geero u fidiyeen AlShaba ab, islamarkaana ay dalka Mareykanka dhaqaalo badan oo ay ka soo aruuriyeen in ay usoo direen AlShaba ab. Haweenka xukunka lagu riday ayaa wa xaa lagu kala magacabaa Muna Cusman Jaamac, oo 36 Sano jir ah kuna nool Mag aalada Reston ee Virginia, iyo sidoo kale Hinda Osm an Dhirane oo 46 sano jir ah kunanool Maga alada Kent Washington.

Gudoomiyaha Maxkamadda Xukunka ku riday Haweenka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay hel een Caddeymo muujin aya dambiyad da lagu soo eedeeyay ,isla markaana ay qir teen in ay taageero u fidiy een AlShabaab.

Muna Cusman Jaamac ayaa waxaa la gu xu kumay 12 sano oo xabsi ,halka Hin da Cusm aan Dhiir ane lagu xukumay 11 sano oo xabsi ah. Qareenada Difaacaya Muna Cusmaan Jaamac iyo sidoo ka le Hinda Cusmaan Dhi irane ayaa sheegay in lacagaha ay u direend ad kunool Somaliya oo aan ahe yn Shabaab.

MIDOWGA YURUB OO KA DIGAY ABAARTA SOOMAALIYA

Ururka Midowga Yurub ayaa waxa ay she egeen in Abaarta ka jirta Soomaaliya ka dig ayaan inay ka dilaacaan Cudurro dhibaato badan u geeni kara Bulshada Soomaaliye ed. Hay’adaha gargaarka ee M/Yurub ayaa ka digay in dalka Soomaali ya oo ay haatan ka jiraan abaaro ba’an ay dadku sidoo kale wajahayaan xannuuno ay kamid yihiin daacuunka.

Madaxa gargaarka M/Yurub u qaabil san Soomaaliya Mr Johan Heffinck ay aa sheegay in sanadkaan oo keliya la diiw aan ge liyay in kabadan 18 kun oo kiis oo cudurka daacuunka ah, Halka sannadkii aynu soo dhaafnay la diiwaan geliyay in ka badan 3 kun oo kiis. Meelaha u gu daran waxaa ka mid ah degaanada ma amulka Koonfur Gal beed iyo Juba land. Qaar ka mid ah saraaki isha caafimaadka ayaa sheegay in dadka uu ku dhacay xan nuunada ka dhashay ab aar aha tiradooda ay sare u sii keceyso.

Gobollada ugu daran waxaa ka mid ah Bay, Bakool iyo Gedo oo lagu warramayo in qiyaastii 600 oo qof oo qaba xannuunno ka la duwan oo abaaraha ka dhashay la seexiy ay xarumo caafimaad. Wa xay u mu uqataa in xaaladda abaarta ay sii xumaan eyso iya doo qeybo ka mid ah degaanada Soo maali ya laga billaabay in loo gurmado dadka ay gaajadu hayso. Q/Midoobay waxay horay u ga digt ay in abaarahani ay isu bedeli karaan macl uul la mid ah tii dhacday 2011kii. Mar ka soo kumanaan qof ay dhinteen.

SARKAAL KA TIRSAN DAGAALYAHANADA DAAC ISH OO GACANTA LAGU DHIGAY

Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa xa bsiga dhigay 3nin oo lagu eede ey ay inay ka Tir san yih iin kooxda alqaaci dda xiriir ka la leh ee Daa cish islamarkaa na kamid ahaa liiska dad sanadihii dam be la doon doo nayay. Ali Hussein Ali oo la sheegay in uu yahay Sarkaal Daacish ah iyo rag kale ay aa laga soo qabtay M/ Xeebta ah ee Milinda ka dib markii ay hal kaas Howlgal ay ka same eyeen Ciida mada ammaanka dalka Kenya.

D/Kenya ayaa ku eedeysay Ali Huss ein Ali inuu Ururka Daacish u qaabilsa naa qor ista dagaaly ahanada u dagaala ma islama rkaana dhowr dhalinyaro uu soo diray wada mada Soomaliya iyo dal ka Liibiya ee qaara dda afrika.

War kooban oo kasoo baxay taliska Boo liska dalka Kenya ayaa lagu sheeg ay in la gu guuleystay in gacanta lagu dhigo Ali Hus sein Ali, oo Daacish u qaa bilsanaa qorista dagaalyahanada islam ar kaana dagaalyaha no badan u diray da lka Liibiya,waxaa sidoo lagu eedeeyay in uu lacago u kala gudbin jirey dag aal yahanada ka dagaalama qaar adda Afrika.Ibraahim Aba Shiek Muqtaar iyo Abdi Ma xamed Aka dader ayaa lala qabtay Ali Husein Ali sida ay xaqiijiyeen Ciidam ada Boolis ka dalka Kenya, waxayna she egen in madaxisa lacago badan ay duldhigeen

{QORAAL XIISO LEH XULASHO} NASASHADA JIMCAHA.Q29 AAD.

1 Nin taageera u ahaa kooxda Arsenal ayaa waxaa caada u noq otay in marka uu maqlo qof leh Man gestar ayaan la jiraa uu ogaalku ka tago, kadibna uu garuun uu wato ku garaaco, xarig iyo magdhaw ayuuna ka bixi waayay. Maalintii dambe ayuu dhaqtar u tagay una sheegay xanuunka hayo,dhaqtarkii ayaa siiyay kaniini maskaxda dajiyo,waxa uuna kula taliyay in uu garuunka iska dhigo inta taa gera ni mado ka baxeeyso maskaxdiisa ,markii uu sii baxayay ayuu dhaqtarkii weeydiiyay,Datoore waxaan hilmaamay hal su’aal . Adigu kooxdee la jirtaa, dhaqtarkii ayaa si fudud u yiri: Manjestar. Kii na waa ogaal beelay oo lix garuun ayaa madaxa hoo la yiri dhaqtarkii. Maalintaa wixii ka dambeey ay,dhaqtarkii madaxeesa difaac adag ayuu ku daboolay.fiiri: sawirka.1aad.

YEXYE CAAMIR IYO NASHADA JIMCAHA SAWIRRO (Anagana waxaan ku seexaneey naa defaac ad ag oo madaxdee no noo balan qaaday in aanan re er madax jabiye ma daxa naga jab in eeyn)

2Waxaa is dagaalay laba nin, mid ayaa waxaa lagu bilaabay fe er kii kalena waa caay tamaay, mar kii dagaalka dhamaaday ayaa waxa la weydiiyay maxaad isaga celin waay day ninka feerka kula dhacayey markaas ayuu ku jawaabay; idinku waxaad arkeyseen fee rkiisa, wixii caay af keeyga ka baxaayay ma maqlina miyaa? Xaasidiin ayaa tihiin, isa gaad la jirtiin miyaa? wixii gacmaha i haayay adinku ahaa ee aan far la dhaqaajin kari waayey..

(kooxda wax soo weerartay 20 ciidan ka ah iyo 30 shacab ah ay eey dileen, goobtiina waa ka ba xsadeen, halkii falku ka dhacay dur badiiba waxaa soo gaaray ciidamada nabadgalyada, waa na lagu da ba jiraa cadaalada ayaana la hor keena yaa…Fal arxan daro ah iyo fal fulaynima ah ayeey ku kaceen ,cambaareeyn ayaa dusha looga tuuray—kadibna shacabku waxa ay salaam iyo amaan isagu daray aan kuwii noloshooda iyo mustaqbalkooda burburiyay). Fiiri: sawir ka.2 aad.

3Laba saxiib oo guri wada deganaa ayaa habeenkii tuug u soo galay, dhulka ayeey jiiftaan, gurig ana ma aaliin wax aan ka aheeyn digsi iyo jalamad ay wax ku karsadaan,tuugii shaatigiisii ayuu labax ay si uu alaabta ugu gurto,intii uu soo ururin ayay ayaa mid hoosta ka soo jeeday shaa rkii soo qaa tay oo hoosta gashaday, tuugii oo yaaban oo raadinaya shaarkii ayaa kii kale ku kacay, saaxiibkii oo ag jiifay ayuu tartiib u taabtay,oo ku yiri guriga tuugaa ku jira, kii ay aa ku yiri naga jiifo guriga tuug ku ma jiree. Waa ku cel celyay hadalkii, tuugii ayaa isna is celi waayay oo ku yiri hadaan guriga tuug ku jirin yaa shaarkeeygii qaatay.

(haddan xafiisyada tuug ku jirin yaaa… )

YY22 4Kuwa qurba joog ah oo Masjid salaad subax ku tukaday oo iska fadhiya ayaa iri da waxaa ka soo galy Gaal middi gacanta ku wata, waxa uuna yiri: qof muslim ah ma idinku jiraa, nin ayaa gacanta taa gay, nasoo bixi ayuu yiri: banaanka markuu geeyaya ayuu ku yiri ga alkii: Neef ari ah ayaan wataa wa xaan rabaa qof sida islaamku u qa shaan iigu qala maqaarkana iiga bixiya, ninkii waa u qalay wuxu una ku yiri: Anigu sida loo qalo ayaan aqaan laakin sida maqaarka loo ga bixiyo ma aq aan. Gaalkii oo wata middidii oo dhiig leh ayaa soo galay Masjidkii mar kale, waxa uu yiri: Ma idinku jiraa qof muslim ah,dadkii oo wada naxsan ayaa imaamkii farta ku wada fiiqay. Imaamkii oo qeeylinaya ayaa yiri: Ma leeys khaarijinayaa, ma 2da rag co oo aan indin du shiyay ayaan muslim ku noqday.

(warka Donald Trump yaan islannimada iyo Somalin imada lagu inkirin, ha aamini qof kasta oo cad,Sokorta iyo Cusbaduba waa wa da cadyihiin waana kala dha dhan). fiiri: sawirka 3 aad.

5wasiirkii oo daafeed jooga ayaa yiri: howl adag ayaan nabadga iyada ka qaba neeynaa, tacabka beerahana kor ayaan u qaadeey naa ,”Guntiga ayaan dhiisha isaga dhigeeynaa”,odayaashii mid ka mid ah ayaa saaxiibkii oo dhinac fadhiyay weeydi iyay,maxaas ka wadaa "Guntiga ayaan dhiisha isa ga dhigeeynaa”, kii kale ayaa ku yiri: waxaas ka wadaa dhii shaas dhulka dhigahaa wasiirku,ka dib na guntigaas dhuuqsahaa. Kii kale ayaa ku yiri: kan is baaro qaadi ma, tacabna badimaa ee aan beerta aadno, hadareerno…fiiri: sawir ka: 4aad.

yy33 (Dadka aad la hadleeyso kula hadal wax ay fahmin karaan, kaa mana aqli yaro dad ka ee u sheeg wax suura gal ah oo aad qaban kartid)

6 Nin doqon ahaa ayaa dhagax xabad ka uga dhacay inta uu gad aal fiiriyey ayuu yiri: yaa duudka iiga dhuftay dhagaxa?

( Masuul qaranoow, jugto halka ay noo ga dhacday waa taqaane, maxaad gadaal u fiirinee oo aad dadka u weeydiinee).

FG. Akhyaareey,Caawa Nasashadu ha ddii ayna sidi hore ahe eyn iga raali aha ada, dhaqtarka ayaa ii diiday maanta inaan wax qoro. Galabta markii aan maqlay inaan ku guuleeysanay dacwadii Badda ayaan isbitaalkii ka soo baxay oo aan iri ku jirimaa halkaan caawa, laba farxad markii dhaqtarkii igu yiri: waad bixi kartaa caafi maadkaaguna aad ayuu u wanaagsan yahay,iyo dacwadii oo sidii somaalidu rabtay u dhacday. Labadaa farxad aya an caawa Hotelka la jiifaa, (weli dacwada gadgadoonkeeda iyo galaangalkeedu waa sii soc daa ee yaan loo kala harin).

Fiiri: Sawirka 5aad.

YEXYEE



YEXYEE

 

Qore: Yahya Amir

TACSI TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN BAHDA QORAYAASHA WARGEYSKADA DALKA SOOMAALIYA

Annagoo kala ah Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto),Cali Muuse Cabdi,Dr.Cismaan Axmed Jimca ale Dr.{Jimmy},Muuse Maxamed Cismaan, Max amuud Axmed Xasan {Xuurshe}, Dr.Xasan Shire She ekh Prof. Yeye Sh.Caamir, Cismaan Xuseen Axmed (Waryeel), C/laahi Maxamed Salaad {Dalle}, C/lhiCalas Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Ciise Faarax Maxamuud, Cawil Daahir Salaad, Maxa med Shiil Xasan (Shiil),Falastin Axmed Xaaji Iimaan, Farxiyo Cali Qaajo, Bashiir Cali Xuseen, C/hi C/xmaan C/hi (Alif), Xasan Maxamuud Axmed (XasanFanax), Xasan Xaaji Maxamuud {Duusoos} Sal aad Fiidoow Dhuxul, Sh.Cali Cumar Maxamuud, C/fitaax Maxamuud Salaad {Diyeeshe} Maxamuud Maxamed Nuureey {Jimcaale} C/raxmaan Cumar Madoobe {Dalmar} Ibraahin Aadan {Ibashaliin} ,Qoraa Sare Saciid C/Salaan,Cabdi Aadan Guuleed {Caanageel}, Cismaanciil Cumar Ma doobe, Sharif Macallin Maxamed, Aadan Maxamed Cabdi Saalamiin, Faarax Cumar Nuur,Aweys Foodeey Nuur, Nuur Maxamed Nuur{NQamadi} Sh.Xasan, Naasir Cali Cumar {Alimara}, Cumar Diini Geeddi, Yaxye Maxamed Caddow, Salaad Iidow Xasan (SXiis), Maxamed Cali Nuur Socd aal C/hi Xasan Axmed (Shiikhaalow), C/hi Axmed Cali (Fat),C/isaaq Axmed Absuge,{Waayeel}, Aweys Xuseen Xasan (Shiino), C/qaadir Maxamed Calasoow {Calas} Muxuddiin Maxamed Calasoow, Barre Sh. Cabdullaahi {Banagaaladeesh},C/hi Maxamed Xasan (Black),Jabril Maxamuud Nuur (Jabra),Maxamuud Xasan Cumar {adduunyo}, Maxamed Cali Maxamuud (Mad ka),C/hi Maxamed Cumar (Mucjis),C/hi Maxamuud Jiroow,Cali Maxamed Cusmaan (CAmeriko) Amiin Yuusuf Khasaaro, Axmed Maxamuud {Dhicisow},Cali Muxuddiin Cali, C/xmaan Muxuddiin Cali, Cali C/lle Qaanso, Nuuradiin M. Mukhtaar,{Diinoow} Qadro C/laahi Cali,Xasan Maxamed Cawaale {Timo Jilic},Calii Diini Geed di,BileGuraxan,Qaasin Cabdu lle{Q-Neero},Maxamed Ibaraahin {Bakistaan} Cimi Nuurre Wehliye,C/jamaac Xaaji Maki,Xaawo Axmed Jimcaale,Najiib Cali Cumar Nuurto Cali Cumar, Maxamuud Cali Ibraahin (KoofurYare),Cali Muxumud Aadan {C.Madoobe},Adan Macallin C/hi {Aadaamo},Mukhtaar Nuur Maxamed {M.Lovy} ,Sacdiyo Xuseen Mocoow [Sacduuni} Saciido Sh. Axmed {vip }.Xaashi C/lle Abiikar, Xaliimo Sacdiyo Sh. Cumar, C/rashiid C/lle Abiikar {Dayl} ,Abshir Cali Warsame {Shire}, Aadan Dheere,iyo Dhammaan Bahda Qorayaasha Wargeyskada Dalka Soomaaliya iyo Hey adaha Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha waxay TACSI TIIRAANYO LEH u direynaa Qoys kii iyo Ehe lahii uu ka Geeriyooday QORAA SARE AXMED CABDULAAHI MAXAMED (ALAXMED) oo habeenki Jimcaha ku Geeriyooday M/Muqdisho waxayna Alle ugu barayay aan inuu Naxariistii Janno ka Wara ab iyo Ehelkana uu Samir iyo Iiimaan Saadaq ah ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip